Yurub Geenyo Ft C/Jibaar Gacaliye | Hab iyo Dhaqan | Showga Dalmar Yare | Live Show Hargeisa 2019

  Рет қаралды 452,974

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Erayada Daaha gaas
Laxanka Sicid tanka
Music : Cumar shariif
Copyright to Waqal & Afro Media Production

Пікірлер: 188
@abdirisaaqsalebaan2814
@abdirisaaqsalebaan2814 5 жыл бұрын
C/jibaar Gacaliye Burcaddi horre Aadpan kuusalaamaya Reer Burao liketa 💕
@sirdoon1
@sirdoon1 5 жыл бұрын
hoygi fanka soomaliyeed hoygi gobta soomaliyeed hargeysaay like saar from muqdisho
@idilayanle8202
@idilayanle8202 4 жыл бұрын
Wweeewwww
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 5 жыл бұрын
Sowtu Raxma Yurub geenyo codka waan Ku ogaa Alfanaan Abdi jibaar gacaliye Kama yaraysto codka heestana si degan bay u wada qadeen
@roodacadaad9525
@roodacadaad9525 5 жыл бұрын
Wahi fanaka dalmat yare rer hrgeysa siday sodhweyen fananlo sodhweyay may jirto🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@indhouroon5649
@indhouroon5649 5 жыл бұрын
@@roodacadaad9525 isagaa mutaystay sow maaha legend weeye
@nuredinahmed7041
@nuredinahmed7041 5 жыл бұрын
Ninka dheeri waa fanaan from Borama to Hargeysa Hoyga fanka iyo suugaanta salaan gobeed Abtiyaaal
@khalidanwar3680
@khalidanwar3680 5 жыл бұрын
Nuredin Ahmed maha wa reer Burco habar jeclo wye maha from boorama ma mursal bd ku qalady kk
@nuredinahmed7041
@nuredinahmed7041 5 жыл бұрын
@@khalidanwar3680 inaan qaldamey ayan is moodey lkn qabiil ayad la timid meesha aniga H.jeclo wa abtiyashey sida kale ayan ugu faanaan lkn media ha masoo galiyo raali iga ahow laan gaab ayaad abtiyashey ka dhigtey
@mahamuttislam414
@mahamuttislam414 4 жыл бұрын
Sidii waa hore layiri Halyay si kastu uyahay Hadaan gaari Dumar bilayn Rag mahaybzan karo Heeez iyo bar wlhi gaanyo iyo gacaliye
@geediyare774
@geediyare774 5 жыл бұрын
Wilkan codkisa waa fadhiya yaa ila qaba like saar
@kabdi7146
@kabdi7146 5 жыл бұрын
Aan kula arkay waaaa maryaa wacadala
@geediyare774
@geediyare774 5 жыл бұрын
@@kabdi7146 nasab
@saxaneyare8023
@saxaneyare8023 5 жыл бұрын
cod raged ayu kuhesaya kamadax banan kuwa sidi dumar ka codkooda kadhigey
@habaysanemedia4101
@habaysanemedia4101 5 жыл бұрын
Masha allah labadan fanan qabka aysula helen adban uga helay imisa codsanaysa in kuwa kale wadajir kusoqadan?aniga
@mubaarighayan5329
@mubaarighayan5329 5 жыл бұрын
Mcha allh sowtu raxma yurub Maxamed cabdi geen iyo c/jibaar Mohamed Ismail gacaliye mcha allh eesh claH mclaH hees❤❤❤🌷
@alfanaanhaqaadhadhyare3444
@alfanaanhaqaadhadhyare3444 5 жыл бұрын
Gesiyada fanka dalka inaa tahay wn ogsonay Yurub mc jiro joog
@ibrahimtoreye6636
@ibrahimtoreye6636 5 жыл бұрын
YURUB GEENYO way kuhabsaantay Ciyaalka sidey isu leheed Bal Dhiiri Geli. 1- bal kan eeg 2 -bal ODAY EEG 3- Bal eeg kii Buurnaa ee ay walaalaha ahaayeen, ONKOD Iyo Qaar kaloo Badan. NB/- waar sidan si Maahee Isbedel la Kaalaya.
@jibaxe
@jibaxe 5 жыл бұрын
Yaa salaam Kalintaad ku lahayd Fanka Abdi jibaar gacaliye Hadad hasaye haa ka leexan
@qsf2029
@qsf2029 5 жыл бұрын
Magalaadi raga burco wale dad jira kaso baxaa 🏆🏆🏆🏆🏆❤️wilasha burco rag iga dheh
@xayiratogdher3666
@xayiratogdher3666 4 жыл бұрын
Wllshy idinkaa garab nasiyay alle ka sakow idinkaa wax idinku nahay
@kurlipaaxofficial9980
@kurlipaaxofficial9980 5 жыл бұрын
C.jibaar Gacaliye Wuxu U Egyahay Lambar 9 Ki Qaranka Kongo😂
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
Ilove this songs Abdijibar gacaliye Ft Sawtul Rahma yurub geenyo
@asmahamze2032
@asmahamze2032 5 жыл бұрын
waxan xasuutayba heesihii hore wlhy cod koda waxba lagama qaba karo
@jamalfarah8231
@jamalfarah8231 3 жыл бұрын
Heestan way ugu dhacday hees music wacan weeyan
@ugaaskacida557
@ugaaskacida557 5 жыл бұрын
Axsan heees showgaan looma kala barin waleeee Reer hargeysa gob loo hoyan karo👏👏
@ramadancabdilaahicali8691
@ramadancabdilaahicali8691 5 жыл бұрын
Waaw heesta looma kala hadhin salaan ku socoto hargayza hoyga fanka
@xafsaabdinasir7684
@xafsaabdinasir7684 5 жыл бұрын
Hees io badh cabdijibar gacaliye and yurub geenyoh🙋‍♀️❤🤗
@sakariyacabdiraxmaan6710
@sakariyacabdiraxmaan6710 5 жыл бұрын
Woooow Waalagu dhanyey xidigaha Geska iyo xidigaha Dayax Ban show aan inaba cadi ahayn Aniga unba kamaqna Wllhi Dadkaygii ilbax nimo laynaguma gadhayo 👌🙏
@Caliya2020
@Caliya2020 5 жыл бұрын
Gacaliye iyo geenyo 👍🏽👍🏽❤️ Dalmar Yare soo dhawoow huuno qaali
@minaosman2049
@minaosman2049 5 жыл бұрын
Inata yurub geenyo iyo isku filaanba tageerta like isara✌🏾❤️
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 5 жыл бұрын
Dalmar fanaan kadheer bu arkay😂😂😂
@impireminimatches3745
@impireminimatches3745 4 жыл бұрын
mnsha allah axyaa yurub iyo gacaliye dhiiga istaagay
@fahadcaraale195
@fahadcaraale195 4 жыл бұрын
Mzha allah yurub geenyo jacaylpan la hadaqaya
@gedoboy8128
@gedoboy8128 5 жыл бұрын
Yurub genyo salaan iga gaarsiya yaqey cidi ka ag dhaw ee imaqasha si ale aya ujeclahay sawtu raxma walee boqorada codka dalkeena tahay new magooool Fadlan shimbiryoow ma dushaa no soo cusbooneysiii iga gaarsiiya
@raaxocali7425
@raaxocali7425 5 жыл бұрын
yurub Geenyo iO GacaLiye Allle YaaciziK waaD izla hesheen
@queennihaal7433
@queennihaal7433 5 жыл бұрын
Dalmarkeni ninka ka dher bala jarka laga helag wah wah dalmar& yurub & gacaliye😍😍😍😍😍😍
@mustafesaluute6237
@mustafesaluute6237 5 жыл бұрын
Waxaan qiray in aanay jirin Abdijibaar gacaliye cid ka dheer wlhy maasha allh
@rahmaahmed1855
@rahmaahmed1855 5 жыл бұрын
Maansha allah
@munahassan8131
@munahassan8131 5 жыл бұрын
walee duriyadii ayaa is heshay soona dhawaysay dalmaryare wuuna u qalmaa waa wii niyo wanaagsan
@ahmedabdirisakdahir2055
@ahmedabdirisakdahir2055 Жыл бұрын
Abdijabaar gacaliye and yurub geenyo two legends of year
@alifaras6970
@alifaras6970 Жыл бұрын
Ish cala hees ❤
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 5 жыл бұрын
Axyaa Eryo Macaan cabdijibar and yurub 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 Abwaan daaha gaaz ✌
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 5 жыл бұрын
Walee somilnd fanaan ma waydo xaarmaajo kolba lacag ha ku iipsado fanaanti somalind
@indhouroon5649
@indhouroon5649 5 жыл бұрын
Iyagaa lacag doon ah yaa iibsaday war xishood madaxwayne mid ugu caqliga yarbaa haysataan oo gobol yiri waa dal
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 5 жыл бұрын
@@indhouroon5649. Mid biijada dheer ee maalinkiina hurda habeenkiina khaadka iyo daroogada cuna miyaa AAYATULLAAHI MUUSE BIIXI CABDI gaadha? Naa aamu QADAADWEYN iyo GUDHUU wax ay isla hayaanba jirin waxaad tihiin dhamaan dadka dadka falfalaa ALLAAH baanu idiinka nabad galnay yaa ahlu cawaan.
@indhouroon5649
@indhouroon5649 5 жыл бұрын
@@dhuuxo5547 qaad iyo xashiish waqooyi baa loogu imaadaa iyo daroogo balaaayo ilko wada jajaban weye ani Hadaa qadadwayn itiri Adna Qanjir wayn baad tahay nacas
@kaahanuura512
@kaahanuura512 5 жыл бұрын
Caaacda inta la iska daaayo somaliland haben meel ay martay maalin lama mari karee yuusan hdal idinka tagin🥴
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 5 жыл бұрын
@@kaahanuura512. U sheeg walalo waa cawaan aan isla xoshoon.
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 5 жыл бұрын
Gacaliye iyo Geenyo way shideen show gan
@alfanaanhaqaadhadhyare3444
@alfanaanhaqaadhadhyare3444 5 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaaaw eshcala sawd fanaaniin ba is heeshay boqorada coodka iyo sxbkay c mi sxb hore uu sooco cadaaw fankaga. Maheelo guulayso insha aalaah yurb m c nolow inbadan wllo mcn
@najwamohamed6090
@najwamohamed6090 3 жыл бұрын
C jibaar gacaliye cod kiisu uu iga gadan yhy awoow nice song with sawtu Rahma yurub
@nimcoabdi3337
@nimcoabdi3337 5 жыл бұрын
Yurb mnsha Allah bqrada ka dhalatay beesha Arab wyne
@AhmedIsmail-kn5ue
@AhmedIsmail-kn5ue 5 жыл бұрын
Yurub inay Ka yar ka wayin tahay Masraxa meesha laga Jaaso ayay gacanta soo qabanyisa oo ay tusayisa yurub waa Naag Qaliya 100 codkana 100 jidhkan 80 Quruxda 40 yaa ila Qaba intan
@amerafarhan9180
@amerafarhan9180 5 жыл бұрын
SawtuL Raxma Yurub maxmeD and Apdi jibar gacliye idinku haysta hore uu socda 😍
@fatima_qurux27
@fatima_qurux27 5 жыл бұрын
showgi adunka hargeysa hoygi fanka abwana kuqiray😍😍😍❤
@awilahmedhersi7441
@awilahmedhersi7441 5 жыл бұрын
gacaliye wow la dhigay yurub genyo 👏👏
@ilhaanabdilahi5232
@ilhaanabdilahi5232 5 жыл бұрын
Apdi jipar haduu mar la heezay fananadii haplaha yurup geeyo😘 Uu can paxayaa 😂😂
@xayiramedia8952
@xayiramedia8952 5 жыл бұрын
Hobolkii gobolkii raga iyo marwadii mustaqbalka cabdi hani Halkooda ayay dhigeen codka
@muniiryare3605
@muniiryare3605 5 жыл бұрын
Sowtul raxma Darteed like ii saara
@hanimaxamed8844
@hanimaxamed8844 5 жыл бұрын
ax yaa heeees dadkaygi layga beraw viva Somaliland
@mohamedsomali8628
@mohamedsomali8628 5 жыл бұрын
Hargaisa Hoygii Fanka❤❤❤❤👌
@muhsinmohamedyosuf4756
@muhsinmohamedyosuf4756 5 жыл бұрын
Cabdijibar gacaliye legand codkisu fanka ku joga iyo yurub genyo
@amishachannelone9146
@amishachannelone9146 5 жыл бұрын
Jabr gacaliye hada iga hor Iman lahed madaxada ka carari laha🤣😂🙋
@zamzamhaldhaaofficial5675
@zamzamhaldhaaofficial5675 5 жыл бұрын
Waaw geenyo iyo gacaliye waa isku so cod bexeen isku cod isku magac
@hoodocabdimaxamed4255
@hoodocabdimaxamed4255 5 жыл бұрын
Cabdi jibaar gacaliye and yurub geenyo zowtu Raxma💋💋💓👏👏👏❤💓
@bcjaylani1949
@bcjaylani1949 5 жыл бұрын
fadlan subscribe isaar
@mohamedibnumuhumed3041
@mohamedibnumuhumed3041 5 жыл бұрын
Sowtu raxmadeyda hadad fanka iyada dartet kujogto liketa
@nimcoomarsaniye9912
@nimcoomarsaniye9912 5 жыл бұрын
yurub geenyo c/jibaar gacaliye hees iyo badh
@maxdar11
@maxdar11 5 жыл бұрын
SUBSCRIBE II SAAR WLL WAX KU DHIBA ALLE KUMA TUSO
@zamiiramaxamed9692
@zamiiramaxamed9692 5 жыл бұрын
Fanantiiii hore laxazuuznayaaba
@safiyadagan7346
@safiyadagan7346 5 жыл бұрын
Yurub geenyo dalmar iyo gacaliye waa baabiyen way daadeheyen
@cabdixaliim8364
@cabdixaliim8364 5 жыл бұрын
war kan dhirir badnaaaa dalmar xitaaa asaaa ka dheer dalmar wuw dhuntay walle 🤣🤣🤣🤣🤣
@princesszakia474
@princesszakia474 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@shaarubsulleiman9229
@shaarubsulleiman9229 5 жыл бұрын
@@Hala-kn4bq saw maha
@indhouroon5649
@indhouroon5649 5 жыл бұрын
@@Hala-kn4bq 😂😂Armuu OG yahay
@indhouroon5649
@indhouroon5649 5 жыл бұрын
Koleey waa reer borama
@indhouroon5649
@indhouroon5649 5 жыл бұрын
@@Hala-kn4bq iyagaa dhaadheer OG waan mooday marka
@bigaasefilmsvlogs3600
@bigaasefilmsvlogs3600 5 жыл бұрын
Yurub geenyo halkaa dadaalka kasii wad
@bcjaylani1949
@bcjaylani1949 5 жыл бұрын
fadlan subscribe isaar wllo
@zamamohamed3490
@zamamohamed3490 5 жыл бұрын
Gacaliye iyo yurub il iyo cawriba laadaa
@aflah491
@aflah491 5 жыл бұрын
yurub m.cabdi . 7.july.2019 sunday
@shaymaalishabeel8646
@shaymaalishabeel8646 5 жыл бұрын
dalmar yare fanaan ka dheer gacaliye dheh 🤣
@abdirazakali8578
@abdirazakali8578 5 жыл бұрын
Heestan baa meesha ugu shidan
@kinsikhadar4083
@kinsikhadar4083 5 жыл бұрын
Hees iyo bar abdi jibar iyo yuruub geenyo
@crisaaqgacaliye716
@crisaaqgacaliye716 5 жыл бұрын
Waar cjibaar gacaliye dheera waliba wali waa ciyaal waa ina bisadkii labaad
@fardusali5547
@fardusali5547 4 жыл бұрын
Abdijibar sowkan dalmaar kaa dheerday
@fahadcaraale195
@fahadcaraale195 4 жыл бұрын
Poqorada codaka yurub
@haniawsaciid5139
@haniawsaciid5139 5 жыл бұрын
Hagaag farxad iga gudoon
@hoodoali4116
@hoodoali4116 5 жыл бұрын
Beautiful song😍😍
@iidokhadanibraahim8323
@iidokhadanibraahim8323 5 жыл бұрын
Cabdijibaar gacaliye yurub nice
@quruxoday533
@quruxoday533 5 жыл бұрын
Yaa ila arkay yurub geenyo labadii dhagood mid baa ka luntay mid kalyay xidhan tahay
@sagalahmed7627
@sagalahmed7627 5 жыл бұрын
Hahahaha
@fardousibrahim4983
@fardousibrahim4983 5 жыл бұрын
Anaa kula arka😂😂
@suhaipboqole4018
@suhaipboqole4018 5 жыл бұрын
Sawtu rahma maanaa ku dhalay horta😁😁😁
@mukharcabdi7282
@mukharcabdi7282 5 жыл бұрын
0:24 dalmar yare wuxuu ku leyahay c.kareem cali waaxay ninkan iga dheeri 😂😂😂
@iidokayze8901
@iidokayze8901 5 жыл бұрын
Wow kan yari wuu cod macanyey
@asmiitaabdik9869
@asmiitaabdik9869 5 жыл бұрын
Cod baa kugu dhan c jibaar gacaliye
@sameratime7149
@sameratime7149 5 жыл бұрын
Dheeridu qrux bdanaa😂
@Girlboss1.
@Girlboss1. 5 жыл бұрын
Meyay ogaadeenki Nagu wareriyay dherar inamda cawa iskugu yimid showga iskufilan iyo beeroof moye inta kale yad gaabni ku sheegi xidigaha geeska bal mid inamda isaaq kazoo saar mid gaaban
@ridwanahmed7891
@ridwanahmed7891 5 жыл бұрын
Labadaasina way korayaan
@crisaaqgacaliye716
@crisaaqgacaliye716 5 жыл бұрын
Xagaadku aragtay isaaq gaaban ina bisad oo aduunka ninka ugu dheer ah waa isaaq nin aduunka ugu dheereyana mo farax w isaaq ninkii jacaylka u geeryooday wa isaaq cilmi boodhari
@Girlboss1.
@Girlboss1. 4 жыл бұрын
crisaaq gacaliye wa runta walal Dhaman rag Qiima Leh waana Isaaq wa waxa Laynagu xaside somali hada iyo jeer horumarkeena Ugu xunyihin
@amuunabdi2632
@amuunabdi2632 3 жыл бұрын
Hapar jeclo haplaHoodii gaagaabnaa miyaad ogaadeen u babac dhigeeysaa wagar
@asmaladan4535
@asmaladan4535 5 жыл бұрын
Cod iyo badh Eesh cala hees 😍😍😘
@qsf2029
@qsf2029 5 жыл бұрын
Wooof waxasa coda wilashayada ❤️❤️❤️
@kaafimedia2445
@kaafimedia2445 5 жыл бұрын
Wow yurub iyo gacaliye nice song
@ubaxlove7147
@ubaxlove7147 5 жыл бұрын
Mnsha alh dad shidan weye
@kabdi7146
@kabdi7146 5 жыл бұрын
Maasha Allah asaal fanan yaar
@sumayasubeeda7261
@sumayasubeeda7261 5 жыл бұрын
tolow rer xamarku marku soo booqdo fanan rer somalinad maxay hoolka ugu cidleeyan naga barta intaaana
@abdirashidadan5082
@abdirashidadan5082 2 жыл бұрын
Kan carabkiisa ilkihiisa iyo carabkiisaba banaanka yaalo maxaa waaye
@habooncadeey91
@habooncadeey91 5 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaaw koxdii bulshawi aha 👌👌👏👏👏👏👏💓
@bulshawithehitmaker3258
@bulshawithehitmaker3258 5 жыл бұрын
@idirismario7144
@idirismario7144 5 жыл бұрын
yurub geeenyo kaamay dhamaan wali
@hamdaabdrashid6598
@hamdaabdrashid6598 5 жыл бұрын
Abdijibar Gcaliye wiilkaygii
@wiibtobiibto9752
@wiibtobiibto9752 5 жыл бұрын
Aboo aboo ayeeyo maa rusheysay arkooyaa 😂😂😂😂 hargeysa dhan bo ninkaan kaga haysto 👏🏾👏🏾
@xogmaalchannal5198
@xogmaalchannal5198 5 жыл бұрын
Waaw eshqiyasak hess mcn
@abdirizakmouse4714
@abdirizakmouse4714 5 жыл бұрын
Nin dheeri wuu kaa dheereya viva dhaadherka
@hamsezaki
@hamsezaki 5 жыл бұрын
Dalmar yare iyo Abdijibar gacaliye saw abdijibaar gacaliya dheer bismillaah Ma ina bisad baa 😂😂abdijibaar gacaliye birta laydhka 😂
@muusecilmi2597
@muusecilmi2597 5 жыл бұрын
Erayo cudoon IGA dheh
@suhuurmaxamed687
@suhuurmaxamed687 5 жыл бұрын
Wwww mid aniga iga sheer ayaan u jedaa codka cadi mahaa😘😘😘
@najaaanalka2238
@najaaanalka2238 5 жыл бұрын
geenyo naag noool
@caliyuusuf8366
@caliyuusuf8366 5 жыл бұрын
heestan wn Ku haystaah subscribe ii dhaha nio
@nimcocabdirixman4602
@nimcocabdirixman4602 5 жыл бұрын
siku filin jeceliy 😘
@bahjamaxamed3400
@bahjamaxamed3400 5 жыл бұрын
2 cod OP naxariis keh kkkkkk
@susuhassan2928
@susuhassan2928 5 жыл бұрын
Wilka codmacana 👍👌
@hanimaxamed8844
@hanimaxamed8844 5 жыл бұрын
welcome dalmar yare dalkaga
@hamdaahmedmoze5871
@hamdaahmedmoze5871 5 жыл бұрын
Sowtu raxma Yurub geenyo
@ahmedcabdulaahi6449
@ahmedcabdulaahi6449 5 жыл бұрын
Ahmed cabdulaahi cabdi
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
Cabdi jabaar io sawtu raxma🤩🤩
@abdiaden4752
@abdiaden4752 4 жыл бұрын
Super chanson
@xubicabdullahi1251
@xubicabdullahi1251 5 жыл бұрын
Kabuhuu qabo dheeran badana wiilka
@youngsavage7214
@youngsavage7214 5 жыл бұрын
the best song ever
Dalmar Yare Ft Yurub Geenyo | Heesta Gudoon | Live Show Hargeisa 2019
4:53
Yurub Geenyo Xasuustii Khadra Daahir 2020
10:06
Future Brothers Production
Рет қаралды 1,6 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 12 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,4 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 73 МЛН
Soo Durug
10:21
Abdiaziz Iskalaji - Topic
Рет қаралды 9 М.
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,6 МЛН
DALMAR YARE & YURUB GEENYO WAYNEE CAASHAQA DALMAR YARE LIVE SHOW HARGEISA 2019 HD
4:41
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,1 МЛН
Cabdikariim Cali Shaah | Afar Dhaan | Showga Dalmar Yare Hargeisa 2019
4:59
FARXIYA FISKA 2022 | JACAYL BAABKIIS XIDHAY | HEES CUSUB
9:39
Mattan Pro
Рет қаралды 178 М.
YURUB GEENYO IYO CJIBAAR KHALIIJI  XILWA DALMAR YARE HARGEISA LIVE SHOW 2019
4:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 699 М.
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 12 МЛН