YURUB GEENYO IYO CJIBAAR KHALIIJI XILWA DALMAR YARE HARGEISA LIVE SHOW 2019

  Рет қаралды 699,335

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

EREYADA CABDIRAXMAAN XAAJI
MUSIC AXMED FURINLE
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 160
@djmohamedtv564
@djmohamedtv564 5 жыл бұрын
Gob gobi dhashay reer hargeysa may dadkaygii noolada from laaska caanaha
@abdibasidahmed9332
@abdibasidahmed9332 5 жыл бұрын
Walalday we love you 😍
@dalmardeeqsimedia1536
@dalmardeeqsimedia1536 5 жыл бұрын
Abdi jibaar wa legend Isma dhibo marku heesayo codka Iskama doono Waa talent iyo geenyo
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 5 жыл бұрын
Duriyada Kaliya Iga Dhe 👏🏻👏🏻👏🏻 Cabdijibar Iyo Sawtu Raxma Geenyo 👏🏻👏🏻🌞🍀❤️
@louldeka3875
@louldeka3875 5 жыл бұрын
Asc
@hanaankaahin3919
@hanaankaahin3919 5 жыл бұрын
Yurub Geenyo Caadi Showgii Iyadaa igu Shidnayd heesha laqadida Caadi mahan Dalamarow lagu soo dhawee wale Waa gob Reer Hargaysa
@nasteexmaxamed7144
@nasteexmaxamed7144 5 жыл бұрын
Masha allh
@nasradajiya1159
@nasradajiya1159 5 жыл бұрын
*_Cabdi jibaar al khaliiji ciyaal waaberi Nd yurub geenyo_* *Heestan wan ka hely wallee*
@xayaatkaha7552
@xayaatkaha7552 5 жыл бұрын
الفنان الخليجي هذا هو الفن.الصوت والصوره طول الله عمرك يا ابن العم
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 5 жыл бұрын
Erayadan waa %100 Laxanka %100 Music %100 Labo hobal oo cod halaasi ah leh Khaliiji iyo Geenyo 😍😍😍😍😍 Heestu inaba caadi ma ahan
@shabooy1980
@shabooy1980 5 жыл бұрын
Khaliji Abdijibar fanaan wax badan og iyo sowtu rahmah nice one waxaan kahelaay markuu talantaalis ubadalay dalmar Sln sare bro iyo dhamaan asxaabta
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 5 жыл бұрын
Showgani aad buu shidna dad caana iskugu yimi Abdi jibaar khaliji yurub geenyo dalmar yare waxdro baa ka dhacay shogan waayo dad qaaliya iskugu yimi oo Hel faneeda hoyga fanka iyo sugaanta Hargeisa hadh wanaag
@IFRAHAAHMED
@IFRAHAAHMED 5 жыл бұрын
Eesh qiyaasak wakaa wakaa walee been muusheegin way uqalantaa intaa kabadan sowtulraxma Yurub geenyo
@farhiyadhamys6403
@farhiyadhamys6403 5 жыл бұрын
Wwwwww fanan wayn oo qaliya Cabdi jubaar hayay isma oge way isugu timi showgi Dalmar Yare 👏👏👏👏👏❤❤❤👏❤👏❤👏👏❤👏❤👏❤👌
@superzaara2421
@superzaara2421 5 жыл бұрын
waaaw mnta waa so dhaqsadee yurub tageraheda 1 baan ahaye like haila dhafina
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 2 ай бұрын
Magaca geenyo way uqalanta wa fanaanada kaliya magaceeda been laga sheegin 😂❤
@mohamedibnumuhumed3041
@mohamedibnumuhumed3041 5 жыл бұрын
Showga yurub ayaa shidey geenyo dhashi HARGEISA
@louldeka3875
@louldeka3875 5 жыл бұрын
Bsc
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
Yurub geenyo November2019😋
@dhalgobeed7781
@dhalgobeed7781 5 жыл бұрын
Cabdi jibaar burco ban ku arkay 😂😂 nice cod walhi abdijibaar
@nimaodiamond5179
@nimaodiamond5179 5 жыл бұрын
Haa waa nin reer burco hpti
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
@@nimaodiamond5179 walle ma nin reer burco ahba wooow
@faaisxasan367
@faaisxasan367 4 жыл бұрын
w
@aamoxoosh9478
@aamoxoosh9478 3 жыл бұрын
2021 yaa dawan doono like ha ila dhaafin yaah haye dheh 🤣🤣
@umuaisha694
@umuaisha694 5 жыл бұрын
Yurub maanta quruxadeed waa la yaabiye
@manalahmed1109
@manalahmed1109 5 жыл бұрын
Heestan aad ayaan ujecelhy alle haydiin roonade like igu qabta
@cabdifataaxaxmed4396
@cabdifataaxaxmed4396 5 жыл бұрын
Wayna kaaaa🤩🤩🤩🤩🤩
@cabdifataaxaxmed4396
@cabdifataaxaxmed4396 5 жыл бұрын
Waa gabadh lakin yaaa🤩🤩🤩🤩🤩🤩😘😘😘😘
@jamilajamac4623
@jamilajamac4623 5 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaw macaanaa heesaha sharaf ayaad leedihiin kuwa xamar tagay yey nagu soo noqon
@jamilajamac4623
@jamilajamac4623 5 жыл бұрын
waaaaaaw reer soomaaliland fanka iyo suugaanta alle ayaa idiinkudeeqay markaasey barwaaqoo quuqa leeyihiin waa fanaanad
@hibaqali2631
@hibaqali2631 5 жыл бұрын
xurmo igu dhaqaad tahay dhankastaba xul baad tahay maasha alah aleylehe hees macaan iga dheh yurub iyo cabdijibaar
@honeybadger4812
@honeybadger4812 5 жыл бұрын
Maba duqobayo 1985 sidaan ayuu ahaa
@ilovetheboss8987
@ilovetheboss8987 5 жыл бұрын
Wow madax baa isugu timi yurub geenyo waan wataaa sowtu raxma iyo cbdi jibaar
@asturan_edebsan5630
@asturan_edebsan5630 5 жыл бұрын
Yurub geenyo style sii noqote we caatowde
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 5 жыл бұрын
Alaa c/jibaar sidaan ujeclahy❤❤❤❤❤ ilaa 2005waan dawan jirey ruwayadihiisa
@huseinabdihusein8950
@huseinabdihusein8950 5 жыл бұрын
Tasimaha jcyl wa taagero nimo kala baro jacaYlka iyo taagero nimo da 😁🤣
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 5 жыл бұрын
@@huseinabdihusein8950 hhhhh mya si kal iyo labaan ujeclahey😂
@huseinabdihusein8950
@huseinabdihusein8950 5 жыл бұрын
@@hizamhasa9189 ma markad aragtid uunbu jcaylka ad uqabtay kuguso kacayay mise xidhiidh bu aha oo ila isago ciraystay love bad ku ahyd 🤣
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 5 жыл бұрын
@@huseinabdihusein8950 haa waa mid aan lagaboobey wllo
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 5 жыл бұрын
Waaw legend Qaliiji waan u taaganahay ❤❤🔥🔥🔥👑👑
@suhaybismaaciil3092
@suhaybismaaciil3092 5 жыл бұрын
Kanza Ahmed Ayow aygu dhaly ma reer xamar bad thy😂😂😂😂😂 I know u have speling disease Qali maahe waa khaliiji
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 5 жыл бұрын
Hhhhh maya walhi 😅😅 Kh iyo Q isku hal waaye. Iam from Bosaaso Cidna isma daarno Isirka Soomali oo dhan hashiis baan nahay 😅. Respect ban kuu haaaya bowe #Suheyb❤🔥👑👑
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 5 жыл бұрын
@@suhaybismaaciil3092 Somaliland ha noolaato bro. Fanaankana Qabiil ma leh waa iska key xejiney xoogaa 😅
@hoodogaas4141
@hoodogaas4141 5 жыл бұрын
Showga yurubaaa shideyba geenyo cadi mha😍😍
@startubechanel3247
@startubechanel3247 5 жыл бұрын
Geenyo waa kowu laba mahn swtu raxmaa
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
yaa salam halyaygi waynaa Abdijibar alkhaleji
@asmalovechannel4301
@asmalovechannel4301 5 жыл бұрын
Dalmar iyo hargeisa Hoygii fanka welcome wllkeyga qliga ah
@hoodoali4116
@hoodoali4116 5 жыл бұрын
Show shidan ayuu ahaa yaa salaam 😘😍
@fadxaabdilahi3409
@fadxaabdilahi3409 5 жыл бұрын
Wow yoruba geenyo iyo cabdi jibaar
@somalijustinv435
@somalijustinv435 5 жыл бұрын
heestan wana ruxday❤
@queennihaal7433
@queennihaal7433 5 жыл бұрын
Dalmar kulmiyaha fanaaninta 😍😍😍😍😍
@rayaanxcrahman4343
@rayaanxcrahman4343 4 жыл бұрын
Qabka u uciyara ka hela lenged❤❤❤
@kaafiyogaandaa8792
@kaafiyogaandaa8792 5 жыл бұрын
Yurup iyo waxba weeye meshu nolow
@malikabertan7480
@malikabertan7480 5 жыл бұрын
Caan caan dhalay cjabar khaliiji❤️❤️
@malikabertan7480
@malikabertan7480 5 жыл бұрын
samia elmi anigu fankiisa iyo fanaanimadiisa baan ka hadlayaa huuno mxaa i baray suu u dhaqmo ma hooyaday baa dhashay😂😂😂
@igaleexo694
@igaleexo694 4 жыл бұрын
Laandheere hadu jiro wa kanaa. Khaleeji nolow 💖💖
@alfanaanhaqaadhadhyare3444
@alfanaanhaqaadhadhyare3444 5 жыл бұрын
Waaaaaaaaaw eshcala sawd waad eeryatay fanaki wayna c j mansha aalah
@fadxibarre6283
@fadxibarre6283 5 жыл бұрын
yurub geenyo kaama go'o
@fartunabdullahi5172
@fartunabdullahi5172 5 жыл бұрын
waawanka joogo Abdijibaar Alqaliji dadkii 1999 kacsanaa ❤👌
@ahmedhani1486
@ahmedhani1486 5 жыл бұрын
CodkA iyo heesta caadi ma ahaa midan caadi ma ahaa kal iyo laab way shidan yihiin
@samsamcabdi9799
@samsamcabdi9799 5 жыл бұрын
Ninkani.xariifweye ismadhibayaba ayarbuu iska qalqalocinyaa fani😃😂😃😂
@qsf2029
@qsf2029 5 жыл бұрын
Ku dalmar kofiyada maskinkin kaa dhibtay bidarta weyn odeygan walan viva abdijibar and yurub geenyo
@NimcoGlam
@NimcoGlam 5 жыл бұрын
Asc fadlan soo booqda channel kayga daryeelka QURXINTA hadaad ku cadiban tahay timaha, Makeup 💄 skin care, wlc all waad ka maqsuudi doontaan 💕💄💕💄💕💄💕💄
@abdikhaaliqcumar1291
@abdikhaaliqcumar1291 5 жыл бұрын
Yurub mahmed cabdi ❤❤❤xuuralcayn dhabad tahay❤❤❤❤❤❤❤
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 5 жыл бұрын
Cljibaar iyo yurub waabay isku soo baxayaan , isku yaaca yaakhii 😂😂😂 Waa halkii reer xamarkae.
@oumalkairerachid5188
@oumalkairerachid5188 5 жыл бұрын
I love abdijabaar al khaliji, big star ❤️
@nimcoyuusuf8048
@nimcoyuusuf8048 5 жыл бұрын
Mashaa sawtu raxma
@munaabdillahi3328
@munaabdillahi3328 5 жыл бұрын
Cabdi jibaar sida uu u ciyaaro ayaan aad uga helaa❤️
@hanaahmed3941
@hanaahmed3941 5 жыл бұрын
Sawtu racma yurub geenyo
@fadumofarah2001
@fadumofarah2001 5 жыл бұрын
Awoowgay cabdi jibaar mansha alh codbaa ilaahay ku manaystay😍😍😍😍
@farhiyadhamys6403
@farhiyadhamys6403 5 жыл бұрын
Wwww hees iyo badha ✌👏👏👏👏👏👏
@saidsomali6690
@saidsomali6690 5 жыл бұрын
boqor ıyo qoradııı codka maa shaa allah
@mohamedosman8686
@mohamedosman8686 5 жыл бұрын
waah waah axla sawt essh cala hess waleeeeeeeeeeeee
@caabijama9259
@caabijama9259 5 жыл бұрын
Reer hargeysa uma kla hadhin sa dhawynta dalmar lkin ma u abal gudi dona xidigaha inksto anay awodin inay markyn taganbahhhhhhh😁😁
@abdulrahmanabib7123
@abdulrahmanabib7123 5 жыл бұрын
kor iyo hos Dhankastaba XuL bad Tahay 😂😂 Aniga moye cid klo iLa faHantay may idin ku jiRa 😜😂🤪
@fadumoabdi4199
@fadumoabdi4199 5 жыл бұрын
Abdulrahman abib wiil wax bartay 😂😂
@abdulrahmanabib7123
@abdulrahmanabib7123 5 жыл бұрын
Fadumo Abdi Gabadh an wax si bari kroH 😂😂❤️
@fadumoabdi4199
@fadumoabdi4199 5 жыл бұрын
Abdulrahman abib hhhh waad macalin dhaaftay markaase lol 😂
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 5 жыл бұрын
Cabdijibaar fananki waynaa walee dalmar nin balaadhan
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
Abdijibar Alkhaliiji Fananiinti hore
@sulekholove1646
@sulekholove1646 5 жыл бұрын
Ma xaajigeedi baa asxpy
@nimcoducaale5540
@nimcoducaale5540 4 жыл бұрын
cljibaar haji cali
@Zizouu94
@Zizouu94 5 жыл бұрын
Turub geenyo xilwa wye lkn dhibkeda ayada iyo dumarka somaliyed bdna wa shuluq nimada 💔😂
@nihamaxamed1047
@nihamaxamed1047 5 жыл бұрын
boqodara hargeysa😍😍
@apdulahimataan1199
@apdulahimataan1199 5 жыл бұрын
Legend khaliiji
@strucidwallaby5658
@strucidwallaby5658 5 жыл бұрын
Masha allah adeerkay iyo inadeerta geenyo
@Badraawiboy99
@Badraawiboy99 5 жыл бұрын
Xh
@Badraawiboy99
@Badraawiboy99 5 жыл бұрын
Xsr you doing tonight .
@Badraawiboy99
@Badraawiboy99 5 жыл бұрын
Farifska
@Badraawiboy99
@Badraawiboy99 5 жыл бұрын
Masha allah
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 4 жыл бұрын
Kaw Kaw Odayigan Niow ilaa QiyamiHii unbu Heezayaye Miyanu Fankaba Kabaxayin Rabaw SooHade Like InTa Ku Faraxzan 🥰
@saidhamse1484
@saidhamse1484 5 жыл бұрын
Man sha allaah waxaan ahay qofkii 49 naad azxpeey yurub geenyo aadbaan utaageera biliiz cidii nambarkeeda haysaa fadlan isoo dir yurub geenyooy hadaad i arkilahayd sidaan kuu raadinaayay waan daalay bilz wlo nambarjaan kaa sugayaa
@qaalibabiib4010
@qaalibabiib4010 5 жыл бұрын
ko
@ilhanjama2404
@ilhanjama2404 5 жыл бұрын
Qatar waaye
@hamseahmed9532
@hamseahmed9532 5 жыл бұрын
Legend abdijibar
@cambaroali7733
@cambaroali7733 5 жыл бұрын
Cabdijabaar dhashii shaikh Bashiir x Xasan noolow walalo
@nimcoaskar8474
@nimcoaskar8474 5 жыл бұрын
Sowtu raxma ❤❤
@qureeshaahmed6983
@qureeshaahmed6983 5 жыл бұрын
Intuu muuse handarab maqnaa ayaa laga faidystay yaab
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Qureesha Ahmed siyaaasada Kala Tag Meesha Najis yahooow
@iiddaroor9426
@iiddaroor9426 5 жыл бұрын
Cabdijibaar alkhaliiji axsan fanaan
@gureykabtan4398
@gureykabtan4398 5 жыл бұрын
Ma dabeecadaba ma anaad igy dayeesa ..heestas baa ujclhy fanankaan
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 5 жыл бұрын
Allaw hana dulayn adigaa amuuraha maamulee??
@Honabdi-44.
@Honabdi-44. 5 жыл бұрын
Imikay live ty miyaa
@shaarubsulleiman9229
@shaarubsulleiman9229 5 жыл бұрын
Wwww wale waa shidan thy heestu
@calihaykalchannel7076
@calihaykalchannel7076 5 жыл бұрын
axsan yaa faanaanin awato
@nadiiromoha4064
@nadiiromoha4064 2 ай бұрын
12/7/2024 dawanya like ha ila dhafin
@kahinfarxan3423
@kahinfarxan3423 5 жыл бұрын
kkkk iskalaji marku heesaya waxad mofa inu sheekaynayo kkkk Yurub genya heesta melody ayee u yeeshay
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
Kkkk aar kan iskalahi lamadhaho
@kahinfarxan3423
@kahinfarxan3423 5 жыл бұрын
@@rahmacookingandbakery8196 kkkk cabdijaar khaliji ka waday kkk iskalaji xaal qado
@nasiiimaqueen452
@nasiiimaqueen452 5 жыл бұрын
Heestu cadi maha
@naemaadam3708
@naemaadam3708 5 жыл бұрын
lyric igu cawiya
@indhadro2633
@indhadro2633 5 жыл бұрын
Ilhey cimriga kuuraji fananrugcadaya
@iamsomalilander5485
@iamsomalilander5485 5 жыл бұрын
Waar meesha ma xasan wado ayaa heesaya talow😂waar laxankan wuu qaldamay😂😂
@ayaannaxidigtaawdal6408
@ayaannaxidigtaawdal6408 5 жыл бұрын
Khaliji nin aan tageero
@saadaali932
@saadaali932 5 жыл бұрын
Waaw waa ciyartìi xasan adan samater
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Beenalay xasan baanad aqoonba
@qaasimbarawaani3691
@qaasimbarawaani3691 5 жыл бұрын
Hkkkk qosol uaraaci khaliiji
@riyaaqxaji7458
@riyaaqxaji7458 5 жыл бұрын
Asc wll qliga combamyga forever yaa u bogay shaqadiisa cid aqoon u lehi ma idinku jirta wa ganacsi fudud
@perhofali7556
@perhofali7556 5 жыл бұрын
Wll qali muxu ka shaqeya
@perhofali7556
@perhofali7556 5 жыл бұрын
Wll qali muxu ka shaqeya ado raliya
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
Ezh Qiyazak❤
@Aargo884
@Aargo884 5 жыл бұрын
Cjibaar khliiji😍😍
@muhaazlakiman9288
@muhaazlakiman9288 5 жыл бұрын
Hers iga dheh
@uksoma927
@uksoma927 5 жыл бұрын
Mashallah beautiful people
@himomohamoudmohamed2730
@himomohamoudmohamed2730 5 жыл бұрын
odaygan wanba ka hele igu raadiya
@jablibaax
@jablibaax 5 жыл бұрын
Dhal xalaala baad tahay
@QALFOOFtv
@QALFOOFtv 5 жыл бұрын
Mesha camiro kuma heeysan
@mahamoudzenab3478
@mahamoudzenab3478 5 жыл бұрын
true story elle st belle
@misssusu
@misssusu 5 жыл бұрын
Awoow gay still cod kiisu waa top
@hanoolaatogobtu1173
@hanoolaatogobtu1173 5 жыл бұрын
cunuga yar ee heesta dhex boodayaa muxuu ahaa
@rooxanta4237
@rooxanta4237 5 жыл бұрын
Hahahh labadaa fanaan ayaa iska dhalay, isaguna waa fanaan fanka ku cusub. Waa iska sidaa markaad uga garab ciyaarto aabahaa io hoyadaa wada heesahaayn
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 5 жыл бұрын
Waa Aabbe heed oo kale age ahaan lkn fanku cimri malaha
@ilovetheboss8987
@ilovetheboss8987 5 жыл бұрын
Waa fanaanintii waaberi 30jir baad moodaa kkkk
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 5 жыл бұрын
@@ilovetheboss8987 hhhhhh Canada iyo qabawga ayaa ilaaliyey. 30 sano ka hor ayuu riwaayadaha dhigayey
@Abshir252
@Abshir252 5 жыл бұрын
Adiga sxb yaa kuu doortay police ka da'a da? Age is nothing but a number plus the brother looks great for his age. No mashquul horay uga soco ummada alle. Yaab somali walaahi!
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 5 жыл бұрын
@@Abshir252 haye aboowihiis. Ani iska kaftan lee ahayd waaba taageeraa fanaaniinta
@dalmardeeqsimedia1536
@dalmardeeqsimedia1536 5 жыл бұрын
Wa fanaanti waaberi lkn hadana way is leeg yihin la odhan Kara qofkan garanayn Fanaanti uu la waqtiga ahaa waxa ka mida qamar harawo Maryan mursal saado ali hibo. Xasan adan iwl
@hindiabdi8330
@hindiabdi8330 5 жыл бұрын
Suldan seera
DALMAR YARE & YURUB GEENYO WAYNEE CAASHAQA DALMAR YARE LIVE SHOW HARGEISA 2019 HD
4:41
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,1 МЛН
YURUB GEENYO HEES XUJO CAWALE ADAN BORAMA SHOW 2019
5:03
Hawraar Music Production
Рет қаралды 483 М.
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 109 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,4 МЛН
Dalmar Yare Ft Yurub Geenyo | Heesta Gudoon | Live Show Hargeisa 2019
4:53
YURUB GEENYO IYO QAADIRO JACAYL SHOW BEERTA LIBAAXA LIVE 2018 HD
8:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 746 М.
YURUB GEENYO | WAXDHINTAA KA SAMIRTA |SHOWGII YURUB GEENYO NAIROBI 2024
7:03
ABUU AFNAAN PRODUCTION
Рет қаралды 400 М.
SAHRA CUMAR DHULE IYO DALMAR YARE HEESTII DHABTA MIYAAN KUSAARA
10:10
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 6 МЛН
YURUB GEENYO & ABDIJIBAAR GACALIYE MUDAAN KALGACAYLKA
5:57
Hawraar Music Production
Рет қаралды 864 М.
MURSAL MUUSE Ft YURUB GEENYO | HEESTII SURBACAAD (Sahal Maaha Caashaqu)
6:18
YURUB GEENYO IYO MAXAMED CIRO GUURKEENA CIID SHOW 2020 hawraar
6:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 836 М.
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 109 МЛН