YURUB GEENYO GOBONIMO NEW OFFICIAL VIDEO 2020

  Рет қаралды 2,895,248

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

Пікірлер: 608
@mahamsomalichannel1438
@mahamsomalichannel1438 4 жыл бұрын
Ninka ii god gali kara dartey geeri mudan kara Ayuunbaanu gacal nahay! 🥰 walee been maaha
@hipaaqmahame2430
@hipaaqmahame2430 4 жыл бұрын
Taasbaan been ahayn
@cabdiraxmansalebaan4946
@cabdiraxmansalebaan4946 4 жыл бұрын
Hadii uu gaalyahay ka wrn
@fkiin06mahamed8
@fkiin06mahamed8 4 жыл бұрын
Yeah wllhi it’s really
@kawsarabdulahi1925
@kawsarabdulahi1925 4 жыл бұрын
Mar ka geel loo heeso baad gorayo u heestaan..yaaba ka hadlaya nin gaala waxaa laga hadlayaa bulsha walaala ah ee Soomaaliyeed
@zainebaden3161
@zainebaden3161 4 жыл бұрын
Ninka ii god gali kara dartey geeri mudan kara Ayuunbaanu gacal nahay
@suhaibahmed7643
@suhaibahmed7643 4 жыл бұрын
ilaah baan ku dhaartee way heestay! Caafimaad iyo cimri dherer ayaan kuu rajaynayaa Yurub Geenyo
@quenbelliza2025
@quenbelliza2025 2 жыл бұрын
Hhhhhhh
@apdallamoha5859
@apdallamoha5859 2 жыл бұрын
Haa wlhi asxan cod legenow
@haleelchannel6152
@haleelchannel6152 4 жыл бұрын
Yurùb Mohamed Abdi "Geenyo"!. Waxa khaladaba in lagu barbardhigo fanaan immika heesa. Super legend....
@abdilahicabi
@abdilahicabi 3 жыл бұрын
faninti hore xita kuma jirto gabadh yurub cod ku gaadha all time somali women singer waaye yurub
@Nassirkhalif
@Nassirkhalif 3 жыл бұрын
I believe she is one of the best somali woman singers off all time, she is so talanted, specially love songs, and her Voice oh my god.
@mohamedyousuf5793
@mohamedyousuf5793 3 жыл бұрын
Don't say of all time but I agree she is something else broz
@ilko-dheere
@ilko-dheere 3 жыл бұрын
@@mohamedyousuf5793 she is the best in 2020 generation she's Khadra Daher in 2020
@shugriipraahim5957
@shugriipraahim5957 3 жыл бұрын
@@mohamedyousuf5793 qqqaqiuuioutqqq
@hindisac7758
@hindisac7758 3 жыл бұрын
Did you hear Maryam ruun
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 3 жыл бұрын
@@hindisac7758 Maryan Ruun is an old school. But she is good.
@haifaabdi5686
@haifaabdi5686 4 жыл бұрын
Allow yaanan goynin ruux gobanimo daraadeed galab aan ubaahanahy gacan hiil isiiyoo iigalay abaal badan ❤️❤️❤️ Godob yanan aadmiga dhib ugeysanin uur xumo Nimey gaajo haysana marantahay goshiisuna Gasiinan utarikaro siin io wax iga goa allow yaan garaadkiyo ii diidin garashadu ❤️❤️ From Germany 🇩🇪
@saacidinaxaashi6141
@saacidinaxaashi6141 2 жыл бұрын
Absolutely 💯
@zakihassanabdi8679
@zakihassanabdi8679 2 жыл бұрын
Grüße aus München Schätze
@Herrhassan
@Herrhassan 4 жыл бұрын
Halka qalbi ❤️een leyahay waxan siiyey xaskeyga rayaan🥰🔒 Boosna kama banana 🚫4 dumara waxa ka qiimo iyo qaayo bdn hal qof ood jaceyl ku guursatid. My Allah bless you guys inta is jecel cisi iyo sharaf kunolada, noloshu buuq uma bahna ee jecayl ayey ubahan thy ee hala fahmo. Dumarkana ha la ilaaliya waa Hooyo waa Mamo😘 jacelku hawaro xaasidku Ha dhinto
@ayannamohamed8113
@ayannamohamed8113 4 жыл бұрын
Masha allah allaha isku kiin daayo walaalo
@kaatkeef6948
@kaatkeef6948 4 жыл бұрын
Allah yacisk inta dumr xadhowrt wain hoyo wacn ay dhashey garana qimaha hoyada
@halimomohamed3853
@halimomohamed3853 4 жыл бұрын
Masha Allah wll aqliga alaha kuudaayo
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 4 жыл бұрын
Alle hysukiin daayo
@munaxasan7944
@munaxasan7944 4 жыл бұрын
Xaasidka ilaahey ha idinka qabto hal xaasluhu waa hodan wll hawaaro jecylku
@jwxo9313
@jwxo9313 4 жыл бұрын
She suppose get the lifetime award of being the greatest Somali female arts period❤️💕❤️she is authentically talented and you cannot denied her pure beauty either ❤️❤️❤️❤️
@abdirahmanrashid7441
@abdirahmanrashid7441 4 жыл бұрын
Absolutely she deserves the best somali. Artist of all time
@bashiirnur
@bashiirnur 4 жыл бұрын
fiska
@diimakhali451
@diimakhali451 4 жыл бұрын
@@bashiirnur cod hadey noqoto haa fiska kaga leh
@mohamadmustafa486
@mohamadmustafa486 4 жыл бұрын
@@diimakhali451 fanka waxba kama ogid iska aamu yaan lagu maqline
@diimakhali451
@diimakhali451 4 жыл бұрын
@@mohamadmustafa486 hhh horta waxa lagu qiimeyo cod ma taqaan inalayn la iskama hadle
@daacadyare7817
@daacadyare7817 4 жыл бұрын
Hdey yurub geenyo fanka kabaxdo hees danbe dhagysan mayo😥☝️
@risack8640
@risack8640 3 жыл бұрын
I am in love with somali song 🎵 ...its so beautiful. -from Eritrea
@minahope4280
@minahope4280 3 жыл бұрын
Thanks .! Big love to Eritrea!
@yasiincabdi-hp6wk
@yasiincabdi-hp6wk Жыл бұрын
😊😮😮🎉🎉
@hodanali4440
@hodanali4440 Жыл бұрын
😂😂😂😂 Riwayaad
@mrmohammedgeedi8572
@mrmohammedgeedi8572 4 жыл бұрын
Erayada 100% daaha gaas keep going musica 100% ilyaas idiris keep going Codka 100% yurub geenyo boqorada codka keep going
@NAJIIBB123
@NAJIIBB123 Жыл бұрын
Still my favorite song 2023 and all song's yurub geenyo wa wada macaan ❤❤ codkedana waka daranyahay 💯 mid badali donta fanka masoo mari donto sawtu raxma 😢
@zainabahmed4198
@zainabahmed4198 4 жыл бұрын
Yurubeey cimri dheer iyo caafimaad ayaan ku rajanayaa la'aantaa fanku waa abaar codkaagu wadnuhuu I ruxaa quryxdadana qalbigaa ku farxa
@sirdoon1
@sirdoon1 4 жыл бұрын
abaalka ay leedey heeestani hala siiyo waar suulka ila soo gaadha like saara
@caashaibraahim3359
@caashaibraahim3359 4 жыл бұрын
Oooo bartaa kawad xpoti
@simanmahamoud8696
@simanmahamoud8696 3 жыл бұрын
Bjt
@shugriyamahamed2887
@shugriyamahamed2887 4 жыл бұрын
Masha Allah what a voice. I would would love for her just for once to recite the holy Quran. What a sight it would be.. the angels would've be around her asking Allah if he hears the voice he created. And Allah watches on very proudly.
@abdirahmanmuxammad4039
@abdirahmanmuxammad4039 4 жыл бұрын
How Can Just Reach her, to Encourage Doing That.
@ilkacasemahamud6232
@ilkacasemahamud6232 3 жыл бұрын
m
@safiyomaxamedofficial9818
@safiyomaxamedofficial9818 4 жыл бұрын
Fanaanad aan aad ujece lahay yurub geenyo abaayo nolosha kuma ciisho guulayso waligaa
@abdinurmohamedali4775
@abdinurmohamedali4775 4 жыл бұрын
Dumar waa un yurub geenyo Iyo inyar oo lagu qorxiyay sawtu raxma😍😍
@jeyyare2118
@jeyyare2118 4 жыл бұрын
Mansha allah ilahay garadka kamaqatho waa runta walal
@jeyyare2118
@jeyyare2118 4 жыл бұрын
Iyo hoyada wacaan
@mohamedismail8560
@mohamedismail8560 4 жыл бұрын
Waxani cod waa dhafe wlhi waa sixir Sawtu Raxma 🙏🙏 Ninka ii god gali kara Dartay geeri mudan kara Axyaa sawt
@chadyosman4712
@chadyosman4712 4 жыл бұрын
Yurub Mohamed abdi (gennyo) boqorada fanka macha Allah, Ilahay cafimadka haku siyadiyoo sowtu rahma🌺❣
@maidacabdirahman4546
@maidacabdirahman4546 4 жыл бұрын
Waa xaajigeyga qofka abaal iigaley ifka aan ugu jecelahy 😍❤
@imanabdirahman4306
@imanabdirahman4306 3 жыл бұрын
Xaajigaaga ka hor walalo meey
@maidacabdirahman4546
@maidacabdirahman4546 3 жыл бұрын
@@imanabdirahman4306 Kuma fahmin huuno
@ironlady8943
@ironlady8943 Жыл бұрын
Ilaahay ha isku kiin daayo❤
@yaxyeaxmed6537
@yaxyeaxmed6537 Жыл бұрын
Allah SWT ha isku kiin dayo
@odayibnuoday1919
@odayibnuoday1919 4 жыл бұрын
Adeero daaha gaas waxan murti kawayn horta waa iga su.aale ma heesaha culus baad yurub udhiibtaa macanaha waad dhandhansanaysaa maha music iyo qaylo isqaawin fanka lala joog waase cod erayo laxan macan waana hibo rabi bixiyo daaha iyo yurub biyo culusta fanka
@ugbaadahmed5558
@ugbaadahmed5558 4 жыл бұрын
Aloow yaanan goyn 😔 Ruux gobanimo daraadeed ❤ Galab aan ubaah nahay🤴 Gacan hiil isiiyoo❤ iigalay abaal badan😘 Yaxye ma iloobidoono abaalkaaga❤🤴
@mustafabdirahman3623
@mustafabdirahman3623 4 жыл бұрын
Qof wax garada tahay allaha kutuso adigoo u abaal gudaayo asigana allaha usiyaadiyo
@ugbaadahmed5558
@ugbaadahmed5558 4 жыл бұрын
@@mustafabdirahman3623 Tankis wll qali waan rajaynaya inuu wakhtigu igu simo
@yaxyeaxmed6537
@yaxyeaxmed6537 Жыл бұрын
Thanks
@queenhabon5735
@queenhabon5735 4 жыл бұрын
My xajigega abaalkisa magudikari alow ixifdi💯💞
@cabdirisaaqahmed1838
@cabdirisaaqahmed1838 4 жыл бұрын
e3t
@raliyanassah3261
@raliyanassah3261 3 жыл бұрын
amin
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 4 жыл бұрын
I obviously agree with you. I barely take my ears off her song. She sing well.
@drsomali19
@drsomali19 Жыл бұрын
Yurub Genyo, one of the best Somali female artists 🔥❤
@halimasacdia5156
@halimasacdia5156 2 жыл бұрын
Allow yanan goyn ruux gobanimo daradeed galab an ubahnahy gacan hiil isiiyo iigalay abaal badan🥺❤Alla yacizak hadl Naag weyn✊🏻
@abdelahiabdirihmanjama4000
@abdelahiabdirihmanjama4000 3 жыл бұрын
Waligay yurub geenyo heesaheeda iskuma dayin inaan dhagaysto laakiin waan maqli jiray maalin dhawayd bay qardho noogu timi saa heestan bay qaaday war wuxu cod wanaagsanaa * Godob yaana aadmiga * mid u gaysan uur xumo * nimay gaaja haysoo * maran tahay goshiisuna * gasiinaan u tari karo * allow yaan garaadkiyo * ii diidin garashadu
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Ma meeshi stageku dumay bad joogtay 😆😆😁 Inanta mar bad naga dili gaadheen
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Жыл бұрын
Inaad Qofka ogaato Inaad dhagaysataa ka horaysa Sidan unbay ahayd. Brother Ilaa maalinkay soo baxday ee ay heestii uhoraysay qaaday ilaa maanta
@NAJIIBB123
@NAJIIBB123 Жыл бұрын
Ha zxp ilaa malinki ay fanka so gashay tabtanay ucod macaned heseheda dhanba makala dhacan 👍
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 жыл бұрын
Walahi waan Iska ilmeeyey Runtii Waa Hees Run Ah Oo Ka Hadlaysa Wax Jira Abwaan Daaha Gaas Iyo Yurub Geenyo oo is Helay wax Weyn Ka Filo🥰
@hamdaluckyofficial6874
@hamdaluckyofficial6874 4 жыл бұрын
Mansha alaaah yurub maxamed cabdi yurub geenyo qof aan jeclahay weey 10 tobanka sano ee soo soccdana heesahaga iga badan🥰🥰🥰
@Jamal21media
@Jamal21media 4 жыл бұрын
Yurub geenyo wa fanka indhahiisa allah balankiis allah ya Isak khadro daahirta fanka❤️❤️
@king__mo7a287
@king__mo7a287 4 жыл бұрын
Waxa kaliya aaan huba intaa nolahay inaan aqonteya iyo maalkeya xoogeya caqligeyga iyo jclkeyaba intaba aan wada siiyo xaaskeya sxbtey walashey garabkeya iyo curadkeya Elias insha allah ❤️
@amranmuuse2455
@amranmuuse2455 2 жыл бұрын
Hestan waxa fahmi karo qof wadan Shishiye joga walidkiisa ka fog hadan garab u bahan balse ilahay qof uso diray oo u ku garab istagay dhibkii u ku jiraay Ilahayow dadkii abalka biniadmiga gudaa Allah naga dhigo 🤲wad mahadsathy (apdifatah iprahiim shek ahmett 🥺🤴)hestan iyada oo clip ah ban kaso arkay tiktok kadip KZbin uso aday /nov/19/2022/sat 10:54👋
@ahmetomar8508
@ahmetomar8508 4 жыл бұрын
Allow yaan garaadkiyo idiidin garashadu siin iyo wax iga go'a Runtii waa erayo dhumuc suugaaneed iyo farshaxan hal abuurka gobanimadiisu ku aslantahay. Yurub geenyo fankaa adiga kuu baahan legend😍
@ugaasomohamed2266
@ugaasomohamed2266 4 жыл бұрын
WOW 😳 HEESTA MURTI IYO XIKMAD WEYN AYEEY RUNTII XAMBAARSANTAHAY, MASHALLAH CODKII YURUB GEENYO OO AAN CAADI AHEYN NA WAA LAGU QAADAY. AXSAN SOOWD 💯/💯 AYAAN LEEYAHAY ♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹💗💗💗
@somaalonline4541
@somaalonline4541 4 жыл бұрын
Hadad jeceshahey in hesaha qalbigaga lagamadobeyo like isar
@wacancabdi5328
@wacancabdi5328 3 жыл бұрын
Asc pppp
@wacancabdi5328
@wacancabdi5328 3 жыл бұрын
0
@fahadsamaleh1675
@fahadsamaleh1675 4 жыл бұрын
Waan kaa hayaa quruxda fanka yurub geenyyo taageero buuxa ayaan kui ahay
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 4 жыл бұрын
Fanki hore iyo kan casriga ahba inan la coda ma hayo Geenyo Allow noo kaa Daa bogaha jacaylkaad dheydaaye
@caaishoabdinasir1846
@caaishoabdinasir1846 4 жыл бұрын
Bentaa maha waxad modaa iney aniga iga hadleyso allow aynan goynin ruux igalay abal badan genyadii dumarka
@amiiraamran867
@amiiraamran867 4 жыл бұрын
Fanand ka cod mcn nama somarin allha nodayo geenyo
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 4 жыл бұрын
Guryo samo allahayoW Aan la,Galo gundaha Rays❤️ Waa hees daren wadaTo Ugu yaran 20jeer wan dhagaysTay💕❤️
@salebanxirsi9329
@salebanxirsi9329 4 жыл бұрын
Woow yurub geenyo tageero buuxda abwaan daah gaas isna xigmad ayuu ooda.kaqaaday
@kacdonkadhalinta3837
@kacdonkadhalinta3837 11 ай бұрын
I believe she is one of the best Somali woman singers off all time, she is so talented, specially love songs, and her Voice oh my god
@abdirahmanrashid4526
@abdirahmanrashid4526 2 жыл бұрын
No doubt about it there’s so much wisdom in this song
@ridwaanoscarofficial8970
@ridwaanoscarofficial8970 4 жыл бұрын
Axyaa fanaanaD dadki fanku ku danveeyey weeye
@abdoulkaderyonis6101
@abdoulkaderyonis6101 4 жыл бұрын
Raguu waa wada top ee kooxdaa gabadh shida aya jirin ma og tahay markaasay gurmad weydiisteen yurub geenyoo
@naftauroon2482
@naftauroon2482 4 жыл бұрын
Aad iyo aad wiilal yar yar oo cod mcn waye oo shidan gabdhaha ka maqan
@abdoulkaderyonis6101
@abdoulkaderyonis6101 4 жыл бұрын
@@naftauroon2482 absolutely haa gabdhuhuu meelkasraa iyagaa nuuriyaaaa ma og tahay ilahayow meel an dumar joogin haaa naa dhigiin
@naftauroon2482
@naftauroon2482 4 жыл бұрын
@@abdoulkaderyonis6101 aaamin aamin la aanteen abaaar in kastoo rag badan aan taas ogeen
@nimoshwazirad2305
@nimoshwazirad2305 4 жыл бұрын
hestan nag walba ma dhagaysan karto nagaha hanka leh unba dhagysan kara yurub😍
@nimcosayid958
@nimcosayid958 4 жыл бұрын
Hye anaa kamida
@abikhadirdaahir2864
@abikhadirdaahir2864 4 жыл бұрын
Dhabti yurub wa boqorada codka🥰💙🙏
@wardaahmedjama2239
@wardaahmedjama2239 3 жыл бұрын
Sawtu rahma yurub mohomed apdi boqrada codka 🤩🤩🤩🤩🤩😆🙂
@binazirismail1597
@binazirismail1597 4 жыл бұрын
Sowtul Raxma... loads of love from Kenya ❤❤
@mahmmedhussenold325
@mahmmedhussenold325 3 жыл бұрын
asc
@kaafiyoguuleed4490
@kaafiyoguuleed4490 4 жыл бұрын
Ma cabdifitaax yaraa loo qaaday ayadaa yurub geenyo abaal badan u gashay cabtifitaax yare
@abdifatahmohamed8625
@abdifatahmohamed8625 Жыл бұрын
Erayada 100% Music 100% Cadka 100%🎉 Yurub geenyo ❤❤🎉
@bisadayar
@bisadayar 4 жыл бұрын
Queen of voice🎻❤❤
@hajijama2429
@hajijama2429 2 жыл бұрын
Yurub she's a legend 👏 I love my sister from kismayo
@nw4086
@nw4086 4 жыл бұрын
Wow she is back, keep going sis.
@mariamaden7065
@mariamaden7065 4 жыл бұрын
MASH ALLAH ASALKA SOMALILAND WAA GUUL WAA REER GABILEY YURUB MANEDEK
@naciimacareef7199
@naciimacareef7199 4 жыл бұрын
yurub maxamed abdi (yurub geenyo) alle ha caafiyo hada way xanuunsnaysaa iso duceeya dhamantin xanuunka inuu alle dambi dhaaf uga dhigo fanka ka madoobeyo towbada alle waafajiyo waa qof bali wanagasane
@maryanabdirahman8565
@maryanabdirahman8565 4 жыл бұрын
Hablaha hada jiro inanta kaliyah o aan ka dhagesto 👸🏽❤️ genyada hirgashay
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 4 жыл бұрын
Rer xamao.hirgalay bay kaga dhagtsy
@Somaligirl2011
@Somaligirl2011 4 жыл бұрын
Waligay hees yurub geenyo leedahay ma dhagaysan lkn heestan wan la helay waaw , waa cajiib👌🏽👌🏽👌🏽💯
@ayaanlemaxamed5333
@ayaanlemaxamed5333 3 жыл бұрын
Sawtu rahma yurub geenyo boqorada codka 😂😂🙏🏽😍😍🥰🥰
@ahmedmursal1998
@ahmedmursal1998 2 жыл бұрын
Codkeeda dhagaysigiisa iyadoo jacayl u heesaysa adiguna xaalado jeex jeexan aad bartanka kaga jirto waa heer kale oo madadaalo ah 😢
@ironlady8943
@ironlady8943 Жыл бұрын
I’m in love with this song still 2023 😊 Malin arbaca Bishu tahay 8/3/23 Saacadu 2:22 Xusuus☺️🥺
@aboubenabou4498
@aboubenabou4498 4 жыл бұрын
Allow yanan goyn ruux gobonimo daraadeed gallab anubahanay igalay abal badan erayada abaha kooxda dayax band abwaan daha abdi gaas waaka waxan hasocoto yurub med cabdi geenyo keep going allah codkaga hakuhafido wallal
@alihassa2295
@alihassa2295 4 жыл бұрын
wixii hore quba yurub geenyo sowtu raxma oo oodaheedii wadata ayaa soo togaal celisay. il iyo cowri la'aw
@abdirahmanrashid4526
@abdirahmanrashid4526 4 жыл бұрын
She is back waaawo geenyo always always the best
@muqtaryusuf5979
@muqtaryusuf5979 2 жыл бұрын
Saalan sharaf hala iga gaarsiyo Yurub Geeyo 😘😘😘😘😘
@mohamedawil7068
@mohamedawil7068 4 жыл бұрын
Yaa salaam! Sawtu raxma Yurub Geenyo
@lifeofthelady8003
@lifeofthelady8003 4 жыл бұрын
Godob yanan admiga🌎 Cid ugeysan uur xuumo🚫 Nimeey gaajo hayso😔 Marantahay gushisuna😒 Gesinan utari karo😊 Siin iyo wax iga goa 👏 Aloow yanan garadkiyo🤔 ididin garashadu😓🙏❤
@ciiltiresheikhdahir8062
@ciiltiresheikhdahir8062 4 жыл бұрын
wooow nice song inaaba cadhi ma ahan waan ladacay runti❤❤❤
@mahamedabas103
@mahamedabas103 3 жыл бұрын
Af salika cadi ouqor
@kawsarabdulahi1925
@kawsarabdulahi1925 4 жыл бұрын
Maashaa Allah, Allah gabadhu cod macaanaaa💕💯🥰🌹🌷🌺💕💯😘🥰🌺💕💯🌷🌺💕💯🌷🥰😘💕🌺
@mrabdiwali4889
@mrabdiwali4889 3 жыл бұрын
Yurubeey,salaam diiran kadib,waa garasho xambaarsan micna dhadhamaya oo dhaxal gal ah,si kastaba ha ahaatee,guul waarta,aamiin
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 4 жыл бұрын
Geesi anan haybito cidu u galo ku nicin rer ya salaam sowtul raxma👏👏👏👏
@khadarhasan7062
@khadarhasan7062 4 жыл бұрын
Fanaanad waa yurub geenyo Nina waa kii meheriyay . cod iyo dhabelnimo banan dagtay👏👏
@adoontiialle6781
@adoontiialle6781 4 жыл бұрын
Ma dhagaysto yurub laakiin xaqiraad mlhn codkeeda waa la yaab❤🤞
@sakariaclaahicadoosh7406
@sakariaclaahicadoosh7406 2 жыл бұрын
Yurub moHamETt❤
@saidabukar3436
@saidabukar3436 4 жыл бұрын
allow yaanan goyn ruux gobanimo daraaded galaban u baahanahay gacan hiil i siiyo ii galay abaal badan godob yaanan aadmiga cid u geysan uur xumo niman gaajo hayso madhantahay goshiisuna gesiin in aan u taro siin iyo wax u tara allow yaan garaadkiyo ii diidin garashadu doqon yaan ku garab siin gacal iyo xigaalnimo geesi aana haybtiyo yaanu ku dhicin kari reer ninka ii god gali kara dartay geeri mudan kara ayuunban gacal nahay allow yaanan galin quda guja nacasta aadmiga eray gafa qof igu yidhi la god gali cadaawuhu gocoshana ku ciil bixin galad caashaqyaguna guryo samo allahayaow ala galo gondaarahay inta guusha hanatee galadaada weheshata u gargaartay iga yeel guulow inaga yeel ayuunban gacal nahay We love dear.
@SaadAFARAH-ig5xj
@SaadAFARAH-ig5xj 3 жыл бұрын
Waw.....nice
@kaydgaming1830
@kaydgaming1830 4 жыл бұрын
Asc runtii heestan waa hees macan ereyadeda waxa leh daaha cabdi gaaas waxana qadaysa yurub geenyo heestani waa hees mirti xanbaar san ereyadeda waxa ka mida allow yanan gooyn ruux gobo nimo daraaded galab aan u baah nahy gacan hiil isiiyo ii galay abaal badan hadan ka hadlo naftada iyo abaal ka waxa la dhaho waligay 2 laba qof aya abaal ii galay runtii mid illhy amarkii iyo fadliga illhy ayuu bad baadiyay nolozhayda aan nolahy maanta xanuun dartii ma odhan karo waan guday abaal kiisa hadaan aduunko dhan siiyo waxa yaala oo hora loo yidhi nin abaal galay ma oga se nin loogala yaqan taasi waa ta ka kalena wuxu nin gacan hiil siiyay malin 2015 waliba anoon aqoon u lahyn waxana uu aha nin reer burca oo waliba wastada yacni dadka gur yaha dhisa se ma aqaan maanta meelu ku sugan yahy nin kaasi si kasta waan u raadiyay ninka walina ma helin lkn waxn rajay naya malin uun inan helayo hadan ka gudbo waxd wax walba ogaan karta ama dadka kala baran karta maalmaha adag ninka ku garab istaaga iyo ninka kale heestana cawa waxay i xasuusisay labada nin ee aan abaalka u hayo daaha abdi gaas xerti Doha 👏👏👏👏👏👏 ereyo misaman
@abdirahmanmohamed3167
@abdirahmanmohamed3167 4 жыл бұрын
😍Sowtu Raxma Yurubta Geenyada ah Noolow 🥰 Abwaan Daaha Gaas Mahadsanid Adeero 👍
@fathiaali3335
@fathiaali3335 4 жыл бұрын
😘🥰❤💯👍 une chanson merveileux Dieu t'aide en disant la verite et il t'aime dans ce cas continue yuruub tu es sincere et assume la verite felicitation en ça 🥰
@bashirahmed1571
@bashirahmed1571 Жыл бұрын
galad caashaqaygune guryo samo allahayow aan lagalo gondaha rays inta guusha hanatee galadada weheshada u gargaarta iga yeel rabow iga yeel 12/6/2023 5:58 arornimo subax isnin ah
@Abi76884
@Abi76884 3 жыл бұрын
one of the best Somali Singer of nowdays, best best best sont song for 2020- 2026
@abdikanimotaale5591
@abdikanimotaale5591 4 жыл бұрын
Codkeeda inba caadi mahan gawadha kaliye fanka somalida lagu joogo waaye yurub genyo macaan voic
@naftauroon2482
@naftauroon2482 4 жыл бұрын
Waaaaah waaaaah waaaah sooowtu rahma noooloow jecliyaa❤️❤️❤️heeeees iyo bar 🤗🤣🤣🤣🤣🤣doqon 🤪🤪🤪yaanku garab siin gacal iyo xigaalnimo saxiiix Walhi
@garlaadocabdi7220
@garlaadocabdi7220 4 жыл бұрын
Wlhi inantan ruux la cod ah inaanan fanka ku arag sow raxma
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 4 жыл бұрын
War boqoradii codka ma kacday cimaamadeda lama haysan karee sawtu raxma cod qurux styl ku dara 👏👏👏
@GUULAGII
@GUULAGII 4 жыл бұрын
Yurub maxamed abdi geenyo ''zawtu Raxma'' Woww
@sahrassushi2398
@sahrassushi2398 4 жыл бұрын
Runtii waa hees aad iyo aad u qiimo badan .Queen Geenyo runtii waxaad tahey Qaali Dumar iyo Abwaankii sameeyeyba Heestan & laxamiistaha saarey Ciz iyo sharaf ku noolaada Abid ♥️😍♥️💯👌🌟👈🌷🌺🌹
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. Жыл бұрын
Yurub maxamad cabdi geeenyo. Ala maxaad gobonimo heestay walaaalo qaaliyeeeey. Axsan sawt. Wuu saxsanaa ruuxii kuu saaray sawtu raxma. ALLayLee waad tahay sawtu raxma ❤😊. From paris, France.🇫🇷
@lameeraysoofficial63
@lameeraysoofficial63 4 жыл бұрын
Oof caleek..axyaa hees sowtu raxma💗💗💓💞💕
@blistermanic4245
@blistermanic4245 4 жыл бұрын
Wow wow 😯 amazing a song queen always queen 👑👏🏾👏🏾🥰🥰🥰🥰🥰🥰🌺🌺🌺👏🏾
@nouhmohamet
@nouhmohamet 4 жыл бұрын
sawtu RAXMA waad u qalanta magacaa yurub mohamed cabdi geenyo ❤
@ciisenabaad7806
@ciisenabaad7806 4 жыл бұрын
G
@aaminofaarax7644
@aaminofaarax7644 4 жыл бұрын
Sowtu raxma yurub maxamed good one alwes best ones
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 4 жыл бұрын
Hees murtideda leh weeyan yurub genyo 🙄😘
@cabdiraxim2684
@cabdiraxim2684 4 жыл бұрын
Qadra daahirta qarniga waa yurub geenyo waan hubaa tas
@Abdinasirramlitv
@Abdinasirramlitv 3 жыл бұрын
Indertay yurub geenyo dhashi arab wayne
@faaraxgeeljire3164
@faaraxgeeljire3164 2 жыл бұрын
Damn hee voice hit different 🔥🔥🔥
@fatimaistahil1190
@fatimaistahil1190 4 жыл бұрын
My siiis yorub genayo nce wlhi 😍😍😍😍😍😍
@amiiraamran867
@amiiraamran867 4 жыл бұрын
Sowtu raxma Boqorada codka 💋❤👏👏
@salmainakamal3427
@salmainakamal3427 4 жыл бұрын
Ax yaaahees booqorada codka yuurub geenyo ❤❤❤❤💋💋
@zakifunujo2235
@zakifunujo2235 3 жыл бұрын
Allaha yanan goyan ruux gobanimo daradeed galab aan u bahanahay Gacan hiil isiiyo ii galay abaal badan 😢😢abaal nin galaa badan nin gudaa se yar aduunyo
@hamessaleeban3084
@hamessaleeban3084 3 жыл бұрын
I believe she is the one and only singer woman and beautiful voice manshaallh 😘
@awilbuni378
@awilbuni378 4 жыл бұрын
Waw yeenyada cashaqa qurux style iyo cod mansha Allah noolow inbadan
@Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy
@Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy 7 ай бұрын
Inta guusha hanate galadaada weheshada ugar gaarto iga yeel🤲♥️
@rahafabshir8125
@rahafabshir8125 4 жыл бұрын
Heestan anne iga hadle wlhi dad bdn ba inta wanajiyy i xumeyy waliba aan ka filen wan oyay mrkan maqly wlhi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔
@najuundheyman7738
@najuundheyman7738 4 жыл бұрын
Anba kula midban ahy wlhi lkn waxa kaso qadaa wax tagey abyo ilahay baka abaal marinaye adiga sidada un ahow haisbadalin ilahay wuku jedaa wnagaga ilahay dartisana u wanaji kana soco I.A
@ayeyokoris4810
@ayeyokoris4810 2 жыл бұрын
Hooyo maka ilah cimri dheer ha ika siiyo abalkada ma gudi karo🤲❤️❤️❤️❤️❤️
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 жыл бұрын
Geenyo sawtu raxama ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@khadarmahmuud9370
@khadarmahmuud9370 4 жыл бұрын
Boqorda codka gayiga somaalidu dagto yurub maxamed cabdi geenyo👍👍👍👍👍👍
YURUB GEENYO INTAN USHUB DHIIG LAHAA  LIVE SHOW YURUB GEENYO BEERTA LIBAAXA 2018 HD
7:54
MAXAMED MAAME - SUUQA GALIN MAAYO OFFICIAL VIDEO 2025
5:23
Mohamed Maame
Рет қаралды 3,6 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 6 МЛН
HALKII BUKTAY WAY BANAAN TAHAY YURUB GEENYO | HEES QARAAM | 2021
8:34
YURUB GEENYO 2017 HEESTA NAXLI
7:47
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
NIMCAAN HILAAC FT YURUB GEENYO _ WABI JACAYL 2020 LYRICS
7:19
abeeska official
Рет қаралды 2,6 МЛН
yurub geenyo dharaartaad faraxsantahay ayey ana ii dhantahay 2017 hd
8:42
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,3 МЛН
YURUB GEENYO | WAXDHINTAA KA SAMIRTA |SHOWGII YURUB GEENYO NAIROBI 2024
7:03
ABUU AFNAAN PRODUCTION
Рет қаралды 547 М.
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН