No video

YURUB GEENYO IYO CABDIKARIN CALI SHAAH DHAG DHAG 2021

  Рет қаралды 2,836,260

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

YURUB GEENYO IYO CABDIKARIN CALI SHAAH
EREYADA DAAHA GAAS
LAXANKA CKARIIN CALI SHAAH
MUSIC FURINLE
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 428
@bbenacnac
@bbenacnac 3 жыл бұрын
Awww inta cabdikariim cali shaah tagerta is mujiya ❤️✊🏽🙋🏾‍♀️
@xaliimodiiriye8541
@xaliimodiiriye8541 3 жыл бұрын
PPP Llp PPP PPP lpp
@qayshassan7763
@qayshassan7763 3 жыл бұрын
@@xaliimodiiriye8541 @@AA@A11
@wylkaphotography4055
@wylkaphotography4055 3 жыл бұрын
Ppe
@bbenacnac
@bbenacnac 3 жыл бұрын
@@wylkaphotography4055 hee bowe 🥰
@jaabirnur2942
@jaabirnur2942 2 жыл бұрын
PPE. Mcn
@hafsaxidiigofficiale305
@hafsaxidiigofficiale305 3 жыл бұрын
Cabdikariin Ali shaah fananka sanda reeer toogdheer ismuujiya 🥰💯 iyo codki sawta raxma🥰🥰🥰❤❤
@mahameddekabdi379
@mahameddekabdi379 3 жыл бұрын
Reer togdheer ma ihi lkn dadkaas waa gob waan jeclahay wlhy from galkio
@hafsaxidiigofficiale305
@hafsaxidiigofficiale305 3 жыл бұрын
@@mahameddekabdi379 shukran wllo sidokale waan idin jecelahat
@hibobeautysalon4679
@hibobeautysalon4679 3 жыл бұрын
Intaa Sowtu-Raxma yurub genyo ila tagerto is mujiyaa Yaa ila arkey in Yurub catowdey😳😳😳🙌
@doctorkamaal1923
@doctorkamaal1923 3 жыл бұрын
Anigaa kula arkay qoor dheer bey lasoo baxday qurux bey noqotay
@queenofmavia6090
@queenofmavia6090 3 жыл бұрын
Aniga m.a qoor dheer beyba yelaty🥰
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 9 ай бұрын
Wana kan axya cod sawtu raxma ❤
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 3 жыл бұрын
Abdikarin Ali shaah Fan nooleeye ismuujiya reer Burco
@munirabdiaziz4072
@munirabdiaziz4072 3 жыл бұрын
Queen of the voice sawtul Rahma inta taageerta is muujiya 🙏🏼❤️❤️
@najahaddey7677
@najahaddey7677 3 жыл бұрын
Nio ninkaan waa mujisada codka waa iga gadanyhy 😍
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 3 жыл бұрын
Sowtu Raxma yurub geenyo iyo Abdikariim Ali shaah waa laba fanaan oo Alle cod ku manaystay ❤❤❤❤❤
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
Ina ALi sHaaH Xidigii GoboLka togdheer 🥶 Sawtu RaHma 💚🤍♥️
@mumtazmohamet5758
@mumtazmohamet5758 3 жыл бұрын
Xidigii somaliland oo dhan ba dheh
@nimomohamed8941
@nimomohamed8941 3 жыл бұрын
Abdikarim Ali Shaah gobolka raga Yurub geeyo reer baligubadle🥰
@najaxmohamed3298
@najaxmohamed3298 2 жыл бұрын
@@mumtazmohamet5758 nin waal lten maxu idn siya nayadah shupyhw🤗
@mumtazmohamet5758
@mumtazmohamet5758 2 жыл бұрын
@@najaxmohamed3298 apti mxaa ikaa dapa dhigay comment kasta reply bad iigu jirtaaye ma anaad reer comment iga baraty🤔naga dhamaw
@najaxmohamed3298
@najaxmohamed3298 2 жыл бұрын
@@mumtazmohamet5758 hhh wan ku jacelhy ma ogtya horta
@farahahmed1787
@farahahmed1787 2 жыл бұрын
heestan waxay leedahay cod soo noqnoqanaya waana xirfad wanaagsan keeep going hawraar's team production
@Mohamedweli3
@Mohamedweli3 3 жыл бұрын
Fist One wallaahi ee iminkaba ila Saa'ira aptiyaal love-ta igu cimaamada ♥️ Gar-gaar kale ha i tarine 😂
@huzzienaden7426
@huzzienaden7426 3 жыл бұрын
Inta Yurub Geenyo Tageerta Ee Reer Konfur aH is Muujiya❤
@sayidalicabdilaahi9709
@sayidalicabdilaahi9709 3 жыл бұрын
Midka kaliya an ku jeclahay fananinta reer somaliland waxa weye sidanay iskula waynayn ee ay isku soo gacan qabtan noolada geenyi iyo shaah
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 3 жыл бұрын
Ina Ali shaaH Taageere khaasaan kuu aha Lagend From Galkacyo🥰💪
@aimarolol6812
@aimarolol6812 3 жыл бұрын
Dad badan baa Fahmi la Beytkan "Dhadhab iyo Jacaylkeenu,Kalgacayl Ku Jira Dhiilo Muu Noqon Mid Laga Dhuunsho, Ka Dhamaan Dadkuba Caashaq". Geenyo (Sawtu Rahma). Vs Abdikariim Ali Shaah Waa Fanaan Buuxa, Cod iyo Laxan Sameeye. 🔥💯👌
@xuseendalmarxuseen1037
@xuseendalmarxuseen1037 3 жыл бұрын
Ii jilci beytkaas hada fahamty sxb
@katarinafaysal1200
@katarinafaysal1200 3 жыл бұрын
Cabdikarin jaaskisa ya ila jecel❤
@bbenacnac
@bbenacnac 2 жыл бұрын
Ha wlhi aniga xita wan ka hela jaskisa 🥰
@ifk02
@ifk02 Жыл бұрын
Aniga xata heesta dhanba jaaskas yara kudawada
@LuulMohamuud-tf6sw
@LuulMohamuud-tf6sw 4 ай бұрын
Haa saaid
@somalitwins9681
@somalitwins9681 3 жыл бұрын
Cawa waxan si gaara u salaamaya shacbka magalada BURCO casimada labad e dalka somaliland 💚🗯❤iga gudoooma slantiina iska jecele
@mariyahassan4897
@mariyahassan4897 3 жыл бұрын
waan kaa qaadanay wll
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 3 жыл бұрын
@@mariyahassan4897 casimada labaad waa awdal ben ha usheegin dadka hhh
@Khaleth_hussein
@Khaleth_hussein 3 жыл бұрын
Casimada labaad aa😳😂😂
@carafo7190
@carafo7190 3 жыл бұрын
Awdaltenaaaay 💖😂
@mudanecrisaq816
@mudanecrisaq816 3 жыл бұрын
@@carafo7190 akhas miyay gaadha purco
@zainabgarad289
@zainabgarad289 3 жыл бұрын
Heestii mididiyo walxaha keeka lagu jaro maraawaxid Ee abdikarin Ali shaah iyo heestan laxanka waa iskaga mid 🤍❤💚🇭🇺💋💋💋💋
@nimcosayid958
@nimcosayid958 3 жыл бұрын
Isaga laxamaysta
@khadarhajjiahmed
@khadarhajjiahmed 3 жыл бұрын
Inta og in ina cali shaah ka baxay kooxdiisii hore ee dayax band
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 3 жыл бұрын
Wr Kamuu Bixin nio
@Boqorkatiktok
@Boqorkatiktok 3 жыл бұрын
Waryaa khadarw hakabaxodeè2😅
@khadarhajjiahmed
@khadarhajjiahmed 3 жыл бұрын
@@Boqorkatiktok 🤣
@semonmohamed1142
@semonmohamed1142 3 жыл бұрын
Heestani Waa heestaydii Kama daalo best song ❤️
@muhiimbiihi4963
@muhiimbiihi4963 2 жыл бұрын
Sidoo kale
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Woooow best Song Zawtu raxma yurub geenyo vs Abdikarin Ali Shaah Taagero wayn Geeeenyo❤️🙏
@abdiraxmanabdicasiis9521
@abdiraxmanabdicasiis9521 2 жыл бұрын
Kkkkk
@farhiaabdirahman3330
@farhiaabdirahman3330 3 жыл бұрын
Laba sawtu raxma is heley 👍👍👍
@hamsemohamed8060
@hamsemohamed8060 3 жыл бұрын
1M hestan markay garto like-ta iiga booba
@hipakfarhan2499
@hipakfarhan2499 3 жыл бұрын
C.kariim and yuruub geenyo Respect full
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda🥰💞💞💞💞
@abdullahiumal5489
@abdullahiumal5489 3 жыл бұрын
Hadaad heestan vediogeeda sugaysay ismuuji 👍👍👍👍
@djimos9058
@djimos9058 2 жыл бұрын
Waaw eeeshcala hees cadikariim cali shaah iyo yurub geenyo abwaan daaha gaas abwaan jiitey dheh maskaxda allah hakuu barakeeyo
@adamibnuadam7894
@adamibnuadam7894 3 жыл бұрын
Abdikarin Ali shaah fananka kalIYa laxankiisa ku raaxaYsto keeb going wll🙋‍♂️
@Somali122
@Somali122 3 жыл бұрын
Hawaraar studio keep going 🤞
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 3 жыл бұрын
@farahahmed1787
@farahahmed1787 2 жыл бұрын
laba fanaan oo qiimo leh horey usocda special yurub waan ku wataa walaalo
@Sacki63
@Sacki63 3 жыл бұрын
C/Karin ali shaaH nd YuruB GeenyO Nd HawraaR idiiN WataH❣
@ilhaanaxmed1928
@ilhaanaxmed1928 2 жыл бұрын
Abdi kariin Alli shah ninka aan fanka laga hadhey❤😍😘
@yahyaali917
@yahyaali917 3 жыл бұрын
woooooow wa hees aad o wacaan .fanan abdikrim iyo yuryb wa laba fanan aya heesahoga o dhaystayv
@Abdoo.king1
@Abdoo.king1 3 жыл бұрын
Yaaaa ina Ali shaaaaaah Best artst 💯
@mohamedjama2933
@mohamedjama2933 3 жыл бұрын
cabdikariin cali shaah ha la igu salaamo niyow from pilgium
@amounkeize4202
@amounkeize4202 3 жыл бұрын
Dhayaha jcylkenuu Muu nqon mid lgu dheehdo❤🙏 Wr ninku heeso cuzup noloso dhaqso dheh Fvv singer❤ From buhoodle 💋
@booreofficial9617
@booreofficial9617 3 жыл бұрын
halkan kudhashay bohodle from Lyon france 🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 жыл бұрын
Awww cabdikarim cali shaah yurub geenyo legends fanaanin 😇🥰
@boysinthehoood6616
@boysinthehoood6616 2 жыл бұрын
HeestaN Hdd S0O BOOQATAY 👍❤😔
@aymankasaanostudio1000
@aymankasaanostudio1000 3 жыл бұрын
inta taageerta cabdikariin Cali shaah Iyo yurub Geenyo Heestii 2021
@maryamkafiya6055
@maryamkafiya6055 3 жыл бұрын
WOOW best song iyo hobalaadii hoygii fankee Hargeysa Hadhwanaag caleek ceelk👏👏👏💖💖😍😍🌹🌹💯💯😘😘
@najmacabdiraxman9662
@najmacabdiraxman9662 2 жыл бұрын
Yurub maxamed cabdi zhb wan ku salamay🥰🥰
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
From start to the end it's a beautiful song yurub Geenyo and Cabdikarim Ali Shaah have made it a very special one with their glorious voices love it
@engnuradin4228
@engnuradin4228 3 жыл бұрын
Sagal mustafe ma number one so iibsato sawtaa meesha magac lahayd gacanta
@munasarrah4116
@munasarrah4116 3 жыл бұрын
Eeshcalaaa hoyga fanka laguma gaadho 💚🗯❤
@AmiinFarhan-wm8gr
@AmiinFarhan-wm8gr 10 ай бұрын
16/10/2023 still Amazing song yurub&Apthi Karin ali
@aminomahad6479
@aminomahad6479 9 ай бұрын
‏‪0:34‬‏
@aminomahad6479
@aminomahad6479 9 ай бұрын
😊
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 10 ай бұрын
Still my favorite song 2023 and all song's yurub geenyo wa wada macaan ❤❤ codkedana waka daranyahay 💯 mid badali donta fanka masoo mari donto sawtu raxma 😢
@jannoomer7263
@jannoomer7263 3 жыл бұрын
Ala ala ala dhulkiyo ciida Kama dhicin horteen keenu Geesiyow❤❤❤
@dhacdomedia1138
@dhacdomedia1138 3 жыл бұрын
Abdikariin ali shah ninkii dumada i baray sharaf ku noolow macalin
@shabeel7467
@shabeel7467 3 жыл бұрын
Hees wacan, bal iiga warama kooxdii xiddigha geeska miyey burbureen mise BK ayaa kala diray oo isagu ka tanaasulay fanka
@abdifatahmo9931
@abdifatahmo9931 3 жыл бұрын
Sowtu raxma hees walba sidii alaab cusub ayay nooga iibinaysa
@hamzemarcoz1327
@hamzemarcoz1327 3 жыл бұрын
Every thing about apdikarin Ali shaaH is 🔥🔥
@mohamedayuub9042
@mohamedayuub9042 3 жыл бұрын
Qurxiyaashii Fanka Abdikarin Ali shaah iyo Yurub Geenyo🔥
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Wooow abdikariin iyo sawtu raxma waa la yaabay
@queenedebzan7825
@queenedebzan7825 3 жыл бұрын
Hestan kama daalo from garisa Wan salamayaa inaaderkay cabdikarin Ali shaah habar jeclo limo 😍🥰😇💋🤪💚💬❤
@Sakariye167
@Sakariye167 3 жыл бұрын
macaaanidaa hawiwi
@queenedebzan7825
@queenedebzan7825 3 жыл бұрын
@@Sakariye167 😂😂😂😂😂💚💬❤
@queenedebzan7825
@queenedebzan7825 3 жыл бұрын
@@Sakariye167 habar jeclo matahay horta🤩🤩
@farihaubah6916
@farihaubah6916 3 жыл бұрын
Waliba Black aadan inderky 😂😍
@queenedebzan7825
@queenedebzan7825 2 жыл бұрын
@@farihaubah6916 m.a wellcom wll anina yesif
@anisoabdisalam10anisoabdis99
@anisoabdisalam10anisoabdis99 3 жыл бұрын
Inta ila midka eh tagerida xidigan like dhag igu sii
@xamdikayse9697
@xamdikayse9697 3 жыл бұрын
Boqortoya is heshay♥️💯
@amalquruxsan5260
@amalquruxsan5260 3 жыл бұрын
Cabdi kariin wan kuwata walahy❤️
@nasriinamagan5738
@nasriinamagan5738 3 жыл бұрын
Abdikariim Ali wlhi laxankisa wx klae waye ❤
@nadirazunio6898
@nadirazunio6898 3 жыл бұрын
Hawraar music keep going bro🥰🥰🥰
@kumikumi224
@kumikumi224 3 жыл бұрын
Yurub geenyo wan ku farxy inay cafimday ilahy ha usiyadiyo miskinta
@ashaaliashaali1936
@ashaaliashaali1936 3 жыл бұрын
Aaamin wll
@AarkaBihidareys
@AarkaBihidareys 3 жыл бұрын
Sawtu raxma iyo inanka inimada loo wayay🔥
@saacidyare8694
@saacidyare8694 3 жыл бұрын
c kariin ali shaah legend waku wataa pro 🔥👑
@mohamet_fouzi4504
@mohamet_fouzi4504 3 жыл бұрын
Yurup geenyo gabadh xaga codka inaga paraajeysa ma layahay😅😅😅✌
@munaabdi4186
@munaabdi4186 3 жыл бұрын
Haah lama hyo wali🤣🤣
@daalacoofficial6369
@daalacoofficial6369 3 жыл бұрын
Yurub geenyo waxaan odhan lahaa intaad heesaysay waad soo heestoo fanka iminkaa laga jecel yahee iskaga fadhiso Hadii kale adigoo faalo-degan la heesaya ayaa lagu arki doonaa 😃😃 Happy Eid Mubarak
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Waa wiilkeniye iskada kkk
@daalacoofficial6369
@daalacoofficial6369 3 жыл бұрын
@@happyahmad9689 😂😂😂
@sarahussein5872
@sarahussein5872 3 жыл бұрын
Way cod maqantahay sii dareen lehna way u qada heesa marka maxaad u fadhiisin
@daalacoofficial6369
@daalacoofficial6369 3 жыл бұрын
@@sarahussein5872waxaa uu fanku sharaf leeyahay inta lagaa jecel yahay in Aad ka fadhisto
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 3 жыл бұрын
Xagaad nooga fadhisin ma anaga cid kaleba haysana inantani waxay dhayda bogaha jacaylka
@kamalmaxameddahir436
@kamalmaxameddahir436 3 жыл бұрын
Apdikarim Ali shaah nin aan ifida illahay aan ugu jecelahay
@faynladanchanel2129
@faynladanchanel2129 3 жыл бұрын
Waw laba iskubsoo baxaya weye cododkoodu inta tageerta is muijiya like dhah
@cabadalemaxamed3572
@cabadalemaxamed3572 Жыл бұрын
Keeb gowe n
@mukhtarcaashaq5663
@mukhtarcaashaq5663 3 жыл бұрын
Top singer's Abdikarim Ali Shah And Yurub Geenyo 🎊💥👏
@ahmedmahamed7128
@ahmedmahamed7128 3 жыл бұрын
❤💞💋👍❣💯
@hafsaomar9286
@hafsaomar9286 2 жыл бұрын
Fhcnvaf
@hafsaomar9286
@hafsaomar9286 2 жыл бұрын
@@ahmedmahamed7128 gf
@hodanesse8265
@hodanesse8265 2 жыл бұрын
@@hafsaomar9286 l
@abdichakournasri9970
@abdichakournasri9970 2 жыл бұрын
@@ahmedmahamed7128 l
@wadanifitness8277
@wadanifitness8277 3 жыл бұрын
Legend ina ali shaax
@cabdifaarax1539
@cabdifaarax1539 2 жыл бұрын
Fananka kaliya aan tageero 🥰 inool 💯
@aishaabdullahi4890
@aishaabdullahi4890 3 жыл бұрын
Inta ilaragte dhanka labiska ineey iskudooq kayahiin shadiyo sharaf
@nezimz6794
@nezimz6794 3 жыл бұрын
shaadiya copy garaysa yurub ileen xajigeda qabi jiraye🤣
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 3 жыл бұрын
@@nezimz6794 dharkaan shaadiya ku horaysay in kasto iska caadi tahay in dhar isku eg laqaato
@Chadmali
@Chadmali 3 жыл бұрын
Sowtu Raxma 🔥❤🥀
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 9 ай бұрын
Axya cod sawtu raxma jecliya heseheda dhan kama daalo ❤ 2023 /11/15 dhagaysanaya
@sakriyesiciid3165
@sakriyesiciid3165 2 жыл бұрын
Cabdi karin cali shaah yurub genyo 🥰
@mohamethfanah559
@mohamethfanah559 3 жыл бұрын
Hawraar music 🙋🏽‍♂️💞
@munomaxamed6058
@munomaxamed6058 3 жыл бұрын
Ishcala cod m.a Yurub geynyo inta ijecel ismujya
@xasanxaamud227
@xasanxaamud227 10 ай бұрын
Heestan waxaan dhagaysan jiray waagi aan abqaalayay kalgacalka aad ayaan udhagaysanjiray wakhtiguna wuuna kulmiyay dareenkayga iyo heestuba isku da,ayay noqdeen allaa,alla, aad ayay heesani da,da muxibadayda u ilaalisaa honey song ayay ii tahay ahiga Maanta 22,oct,2023 ayaan dib uso booqdayy Laba fanaan oo samaayn xoogan kuleh bulshada ayaa isugu tagay heesta ❤😮
@xamsesomaliland9259
@xamsesomaliland9259 2 жыл бұрын
waweyn ki aya is helay . . allla alla dhulki ciida❤🤍💚
@updyhakeimabiib6432
@updyhakeimabiib6432 3 жыл бұрын
Lazt Fanan c/kariin ALi ShaaH Tagero Buuxa
@shaafofficial
@shaafofficial 3 жыл бұрын
Yurub is back
@mohamedalimire6065
@mohamedalimire6065 3 жыл бұрын
Inta og ay gaadhayso 1M maray gaadho like iizar
@ina_hajiali
@ina_hajiali 2 жыл бұрын
Top song cabdikariin and yurub genyo 🎵
@nageipmaxamed26
@nageipmaxamed26 3 жыл бұрын
Cabdi Kariin cali shaah keep going sxp
@abdikarimismail1902
@abdikarimismail1902 3 жыл бұрын
Boqorodii codka yurub maHamd ismuujiya ree borama
@nimomohamed8941
@nimomohamed8941 3 жыл бұрын
Reer boorama iyo reer hawdba xaad ukala reebi dadkay ka dhalatayna😏
@mahameddeeq6016
@mahameddeeq6016 3 жыл бұрын
Caadi ma aha ❤️❤️
@hothanhussein2733
@hothanhussein2733 3 жыл бұрын
Keep going brother nice song 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️
@ikraanbaashe4944
@ikraanbaashe4944 3 жыл бұрын
Macan midhin
@aminomahad6479
@aminomahad6479 9 ай бұрын
‏‪0:11‬‏
@sumadqaran
@sumadqaran 2 жыл бұрын
Sagaleey balo Ku dhufsatayee maxaa Dirac isaga soo xidhan weeyday waaxay caloosha iyo dhabarka jaranjarta noqday🙄🙄🙄
@marigaxmed5570
@marigaxmed5570 2 жыл бұрын
naa adu ma dadaka calooshodad daawato 😂
@sumadqaran
@sumadqaran 2 жыл бұрын
@@marigaxmed5570 kkkk tan iyadaa indha kaasoo galeeysa
@marigaxmed5570
@marigaxmed5570 2 жыл бұрын
@@sumadqaran 😅🤣
@kaltumoomar7174
@kaltumoomar7174 3 жыл бұрын
Boqortooyaa is Heshay guuleysta
@afnaanibrahim5612
@afnaanibrahim5612 3 жыл бұрын
MY Favourite Abdikariin Ali Shah❤🥰
@ckarincalishaah3209
@ckarincalishaah3209 3 жыл бұрын
C kariin cali shaah waan wataa anuy
@gabanekayse330
@gabanekayse330 Жыл бұрын
cabdikariin ali shaah waan kuwataa zxb
@abwaanhigaadiye5046
@abwaanhigaadiye5046 3 жыл бұрын
Hayaada iYo arab baa isla heesay
@idontcare6649
@idontcare6649 3 жыл бұрын
Best song wala yabay 😍
@shuraymabubakar6242
@shuraymabubakar6242 3 жыл бұрын
YURUB GEENYO AND ABDIKRIN ALI ZHAAH✌❤🤛 DHAL FANAN
@inamohamed6352
@inamohamed6352 3 жыл бұрын
Sawtu raxma yurub geenyo ❤❤❤❣
@armaangadudow6042
@armaangadudow6042 Жыл бұрын
Wlhi waa fanana ninkaas Dhag dhag sow jacelkeenu
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
A.kariin Ali sHaah Casarye😅✌ Wona Be A HOBBOL
@nouradinemed8458
@nouradinemed8458 3 жыл бұрын
Macha Allah quelle belle chanson, je souhaite a tout les musulmans du monde entier des passé une excellente eid et tout mes meilleurs voeux du bonheur
@AmiinFarhan-wm8gr
@AmiinFarhan-wm8gr 10 ай бұрын
Ree jabuti
@salmayussuf1423
@salmayussuf1423 3 жыл бұрын
war 2:45 markay maryso yurub maxay qaadaysa mise dhagahyga wax kle maqlaya🙄🙄😳
@hodonmohamedhassan6983
@hodonmohamedhassan6983 3 жыл бұрын
Mu noqon mid laga dhofo
@shakaalccasiis2509
@shakaalccasiis2509 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣 warkagu wuu cadyahay
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 4 ай бұрын
DHIILO MA DHILO MODEY SOMALIGA BARO😂
@munasaleban1539
@munasaleban1539 3 жыл бұрын
Abdikariin calishaah laxan iyo cod Laguma gaadho
@azzuchanoh490
@azzuchanoh490 3 жыл бұрын
Apdikarein aliH zhaaH keligii fanaan tageeroH✌
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 21 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 8 МЛН
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 11 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 15 МЛН
DEEQSAN CABDINAASIR & CABDIKARIIN CALI SHAAH SIRTA GUUSHA 2019 HD
3:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,7 МЛН
ABDIKARIIM ALI SHAAH (JOG DHEER) -BAHJA-DJIBOUTI SHOW 2023
4:04
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,7 МЛН
ABDIKARIIN ALI SHAH FT DEQSAN ABDINASIR LAXMI NEW OFFICIAL VIDEO 2021
3:42
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,5 МЛН
MURSAL MUUSE Ft YURUB GEENYO | HEESTII SURBACAAD (Sahal Maaha Caashaqu)
6:18
Abdikarin Ali Shah FT Najma Nashad-Dhal Gobeed New Official Video 2022
4:55
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,1 МЛН
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,7 МЛН
Abdikarin ali shah ft juweriya jano | Kasha Lura | Official Music Video 2023
5:02
Juweriya Janno Official
Рет қаралды 4,8 МЛН
CABDIKARIIN CALI SHAAH FT SALAX SANAAG | LABA AAN KALA MARMIN AROOSKA CAWO & AXMED 2021
4:09
Yurub Geenyo XUJO Ereyadii Laabsaalax Happy New Year  Show 2015
5:30
Hawraar Music Production
Рет қаралды 6 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 8 МЛН