DHAQALAHA. MAXA IGA CAWIYAY. INAN DHAQALO FCN 2 BIL MEEL KU DHIGTO. 💪🥰DHIRIGALIN .

  Рет қаралды 15,763

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

Пікірлер: 165
@istahilhasan9109
@istahilhasan9109 Ай бұрын
Xamdiyay wll dhaqalaha soo badi dhalinyaro ayaan ahay wanan shaqeeyaa wll talow dhalin yarada shaqaysa siday u mamuli lahaayeen mushaharkood barnamij noga so same wll ❤❤❤
@farhiacalas9682
@farhiacalas9682 Ай бұрын
wlh hamdi in aysan been sheegin muqdisho ayaan jogaa 10 sano ayaan shaqeynayay 1gram oo dahab ahna malihi sababtaasna wax kale maaha ee waa qorsho la aan iyo in aan heysan qof kale ee family ila caawiya oo reer sabool ah baan kasoo jeeday, alx wali masuuliyada reerka igama dagin balse manta garabkeyga wilal ayaa soo istaagay manta ayaan rabaa in an saving sameysto, manta ayaan rabaa in aan reer yeesho illah ha ii fududeeyo ani iyo inti han lahe. habo hamdi waano thank you habo qaali wax badan baan kaa faiday.
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 Ай бұрын
Is this me or you sister ❤
@nimcoaadan8834
@nimcoaadan8834 Ай бұрын
Amiiin xbbti dhanaanteenba guuleyso wall
@aminaabukar3972
@aminaabukar3972 Ай бұрын
Asc walaashay waan ku salaamay waan u baahanahay naga caawi kheer fara badan ilaahay haku siiyo
@HibaqMaxamud
@HibaqMaxamud Ай бұрын
Biilka aan ku xisaabtamo bisha iyo baahideyda biilkeyga yar ilhow no barakee inta isiisay dad baan haysane Insh allh mlin wan helaya biil fiican aan wax meel ka dhigto
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 Ай бұрын
Maashaa Allah hooyo waan kaa qaadney, cimriga iyo caafimaadkaba alle ha u ziyaadiyo.
@malyonsaeed3809
@malyonsaeed3809 Ай бұрын
Yes this very helpful information and I’m mum and I get paid monthly so im trying to save money so this will be useful
@rasmiaadan7406
@rasmiaadan7406 Ай бұрын
Mnsha allh maanta waa maalintaan dhiisha qafriga tuurilayn Hamdiyeey From Hargaysa ❤ Waa nooo mihiim arimahan dhaqaaluhu wll illhy khyr hakusiiyo
@FatumaDj
@FatumaDj Ай бұрын
shukran abyo wanku daawada noso Badi Allah ku xifdiyo❤
@HamdaAbdi-e7q
@HamdaAbdi-e7q Ай бұрын
i love this topics xamday mawducaygiibad soo dhigtay maanta love love noo so badi mawduuca dhaqalaha
@fardousadirir2390
@fardousadirir2390 Ай бұрын
Mansh Allah tabrakalaah walaalo guulayso goor walba hooyo waan kaaqadnay salaantana❤❤❤❤
@KalsonSheqCadow
@KalsonSheqCadow Ай бұрын
Xamdaay caqliga Allah hakuu siyaaadsho
@Fatumasahraa
@Fatumasahraa Ай бұрын
Haa we need more videos like this
@aishaadam7473
@aishaadam7473 Ай бұрын
Waxaan ku dari lahaa in lacagtaada percentage ahaan u maaree. Tusaale 1. boqolkiba 70% ku koob waxa yaalaha necessary sida korontada, adeega 2. 20% biilkaaga u adeegso waxyaalaha aad u baahn thay lkn necessary ahyn sida shopping, banaanka casho kasoo cunto 3. 10% lacagtaada save gareeso, markow kuu badatana maalgashi ku sameeso. Hadaba percentageka 70-20-10% inuu noqdo qasab maaha, baahidaada ku xiran thay. Wuxuu noqon karaa 50-30-20....
@sidiabukar302
@sidiabukar302 Ай бұрын
Mashaallah tabarakala Waa talo wanaagsan. Mahadsanid walashen.
@hoodoali7272
@hoodoali7272 Ай бұрын
mash'allah tabarakalaah nosoo faahfaahi qaali wali reer maan yelan lkn qof kasta waa umuhiim jasakalaah kheyr ❤
@munomohamed3488
@munomohamed3488 Ай бұрын
H
@MaryamHussein-r8q
@MaryamHussein-r8q Ай бұрын
Mashaallaah caadi mahan xamdiyeey abaay group ka no sameey
@ZamzamAdan-oe8ln
@ZamzamAdan-oe8ln Ай бұрын
Xamdi qurixeey hada Ayaan kugu soo biiray masha allah ❤❤❤❤❤
@nimcoaadan8834
@nimcoaadan8834 Ай бұрын
Hooyo ma ihi reerna malihi balse waan jeclhy dhaqaalaha
@FarxiyoMukhtaar
@FarxiyoMukhtaar 5 күн бұрын
M.a walhi wa kugu faiday Mar dhaw ku bartay waxa no shegeyso dhan wa casharo qarasha lagu bixiyo ay thy qeer alh ku siiyo
@hawinaisse8489
@hawinaisse8489 21 күн бұрын
Mash allh sis❤❤❤
@Fad-p4i
@Fad-p4i Ай бұрын
Hoyoyinka Somalia kaso hadal aniga,sucudi arabiya kunolahy wana imuhiim arintan nosobadi shugran qalbi ❤🎉
@maryansheikh1644
@maryansheikh1644 Ай бұрын
Xabibti arimaha dhaqaalaha iyo mareynta qoyska soobadi because dumarkena hada nahay zaid uxiseena🫶👍
@umrimuseh6797
@umrimuseh6797 Ай бұрын
Masha Allah qali illahay ha ku barakeeye wlhi waxbadan ayaad ibartay wadadeediina aan hayisdaa EE hayiga reebin dadka group Ka aad u samayiso what's app Ka Isha Allah ❤❤❤
@zahraabdi5339
@zahraabdi5339 Ай бұрын
Abaayo xisaabaaye see ah quruxey ❤ i fahansii
@ummucayn2474
@ummucayn2474 Ай бұрын
Waan ka qaadnay salaanta Allaah hasoo salaame
@AsiyaAli-t8j
@AsiyaAli-t8j Ай бұрын
Wll khayr allh hakusiiye nala xisaabi whats app group waa ubahanahay
@ramlaismail7516
@ramlaismail7516 Ай бұрын
Waad Mahadsanidthy wll
@AbubaAmina-e3r
@AbubaAmina-e3r Ай бұрын
Mashaallah xbbti walahi waa runta group ka no sameey
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Ай бұрын
Wa salmya sodah 😂❤ masha alh waxa ficn ba no shatay hamdi qaali
@fadumaweyrah9478
@fadumaweyrah9478 Ай бұрын
Hamdi aniga wax badan baaa ka bartay wll allaaah ha ku barakeeeyo
@HamdiHashi-w6h
@HamdiHashi-w6h Ай бұрын
Wcs wrwb masha Allah allahumma barik hamdiyeey Ilahay haa kuu barkeyo Wan ku jeclahay ruuntaan kuuguu jeclaaday niguu salaan caruurtada hoyadood nosobadii walashay mcn ❤❤❤❤
@fardousadirir2390
@fardousadirir2390 Ай бұрын
So badi walaal waxaa tahay dhira galiso mansh Allah tabrakalaah ❤❤❤❤
@ummuabdulrahman2251
@ummuabdulrahman2251 Ай бұрын
Maasha Allaah ❤
@Raxmaqaaliofficial
@Raxmaqaaliofficial Ай бұрын
Soo badi xppti
@Zaxarla-c4s
@Zaxarla-c4s Ай бұрын
Kasoosoamee qli qaan kusugaynaa❤
@naima6774
@naima6774 Ай бұрын
So baadi huno mcn
@nasramohamed5904
@nasramohamed5904 Ай бұрын
Maasha Allah abaayo waa fikrad aad nagu kordhisay. Allaha ku barakeeyo adiga iyo ilmahaaga.
@mssmarlarag85
@mssmarlarag85 Ай бұрын
Masha allaha .hamdaa Wan ka faiideynay ❤
@amaladan5579
@amaladan5579 Ай бұрын
Masha Allah sodahdaa waa fariid
@Zamzamali-dn3dt
@Zamzamali-dn3dt Ай бұрын
Salamulaahi hooyo
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 Ай бұрын
Masha allah adiyo soddohdaa waaba isku haysatiin❤❤❤
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 Ай бұрын
Masha allah sidoo kale salan sare mamada jimca mubarak 🌹
@Umumuxsin2
@Umumuxsin2 Ай бұрын
So badi wlo vedioda da dhaqalaha ku sabsan
@Arawelo-u2v
@Arawelo-u2v Ай бұрын
Hooyo mcn dheeh nagu salaan❤❤❤❤❤
@HanaHanacumar
@HanaHanacumar Ай бұрын
Allah ha ku barkeyo wllo
@zahraabdi5339
@zahraabdi5339 Ай бұрын
Waan ku jiraa quruxey waana ku fahmay abaayo ❤
@RukiyaRukiya-b7e
@RukiyaRukiya-b7e Ай бұрын
Mashaallah walaashey shugaran xabibti
@sarahcadey2244
@sarahcadey2244 Ай бұрын
Mahadsanid hamdiyeey fadlana part 2 kasoo samee
@yusramahamed3780
@yusramahamed3780 Ай бұрын
Maasha allaah
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 Ай бұрын
Maasha Allaah maamada waa saalanay waana ka qaadnay
@rahimaahmedomar6337
@rahimaahmedomar6337 Ай бұрын
Masha Allah ❤❤ sobadiii
@ubahabdi453
@ubahabdi453 Ай бұрын
Shukran Hoyo waan ku salaamayna ❤❤
@fardusabdi9996
@fardusabdi9996 Ай бұрын
Thanks xppt
@ShukriyaBbb
@ShukriyaBbb Ай бұрын
Thanks Abayo mcn Allaha ku xafldo ❤🎉❤
@Nasteho-m3s
@Nasteho-m3s Ай бұрын
Abaayo igu dar wlhi ana yaban ano lacag hesta ayaan hadana deyiin nafta iga qaaday soomaaliya ayaan jooga
@aishafamily5814
@aishafamily5814 Ай бұрын
Masha Allah abaayo noo sobaadi qalii ❤
@umuxasan1227
@umuxasan1227 Ай бұрын
Xamdiyey abyo mcn waxa darema marka kudaawaado in ay ila hadleyso abaayaday hooyaday ii dhashay abayo guuleyso abayo ani wax ma aruuuriin karo garka hadan kala jabiiyo waxa arga anoo sooofury oo lacagtii isticlay
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 Ай бұрын
Waa qorshe fiican laakiin waalidkii ma aadan sheegin iyo qaraabadii dadka waxaa jira dad waalidkii soomaaliya jiro
@fardowsachannel9014
@fardowsachannel9014 Ай бұрын
Ha wlhi waa waxa i haysto waxba meel ma dhigan karo😢
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 Ай бұрын
@@fardowsachannel9014 waxba waayi maysid ducadooda ayaad heer kugaaraysaa waa hubaal
@farxiyayusuf6600
@farxiyayusuf6600 Ай бұрын
Maanta clip kan Aad ban uuga faaiiday walahi waxna wan ka badali doonaa insha Allah
@Boqorad17
@Boqorad17 Ай бұрын
Hamdiyey abayo dhaqalaha kaso hadal gabadhaha wadanki joogo oo qaata al yoonka ama maalinlaha biilka sida ani maalinti ayaa ley siiyaa lacagta waxana leyga rabaa kis inan kirada u dhigo kisna aan u dhigo raashinka kisna u dhigo koronto iyo biyo iyo shoping wixi dhamado iyo qudaarta isbuuclaha sidee u kala mareeya qofki iga roon xitaa ha iso galo replay please ani bil kuma tashan karo oo ninkayga maalinti uu baxaa waa bajajle 😢❤
@simanmukhtar5001
@simanmukhtar5001 16 күн бұрын
Abaayo ana talo yar kusiinaayo ee meeqa qaadataa maalintii oo biil ah ana muqdisho kula joogo
@nasteexoabdi2314
@nasteexoabdi2314 Ай бұрын
Allh xamdi wan jeclhy illhow xamdi adun io aqiraba unaxariiso wax badan bay ibartyy ano 18 jiraa manta waxanan aqon malahn🎉🎉🎉❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Ай бұрын
@@nasteexoabdi2314 aamin yaa rabi Mahad sanid qaaali. 🖐🏽🥰🥰🥰
@kayfdegen6711
@kayfdegen6711 Ай бұрын
Waa uu bahanhyabyo ado kle ablkagu waa jano ❤
@munaahmed5303
@munaahmed5303 Ай бұрын
Wa talo fican abayo nosobadi
@fardusahussein3150
@fardusahussein3150 Ай бұрын
Waaku salanay mamo❤
@munaahmed5303
@munaahmed5303 Ай бұрын
No samey ani wan rabaaye abayo wtsupka
@HamdiaaliBoqoreh
@HamdiaaliBoqoreh Ай бұрын
Xamda dumar kaba❤mahadsanid qali❤
@khadracali334
@khadracali334 Ай бұрын
MashaAllah noso badi❤
@ShaafiyaIsmaaciilxasan
@ShaafiyaIsmaaciilxasan Ай бұрын
Abyo waar ka helay no so badi group kana noo samee mahadsanid dhibka kaliyee ihaystaa waa qorsho laanta
@deeqoolol4351
@deeqoolol4351 Ай бұрын
Sax dhaqaale qofkii heysto ayaa daku jeceylyihin
@hamdiahmed4504
@hamdiahmed4504 Ай бұрын
Haa plaz
@KhadaryasinYasin
@KhadaryasinYasin Ай бұрын
Noo sobadi wll mcn❤
@gabarwcn1267
@gabarwcn1267 Ай бұрын
Wa muqal faido badan so badi
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 Ай бұрын
Waanka qaad nay hooyo macn ❤
@yusramahamed3780
@yusramahamed3780 Ай бұрын
Wakaqadnay sodohdaa salanta anagana nagusalaan
@AishaMusse-zj8ho
@AishaMusse-zj8ho Ай бұрын
Kaso samey abaayo waliba somaliya
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Ай бұрын
Manshaallah hooyo mcn salan sare❣️❣️
@MunaSiciid-c8k
@MunaSiciid-c8k Ай бұрын
Jouma said hppti waan ku salamaya wxn ahay inan yaro hadaa dugzi zaare dhameyneyza wxn ka doonaya in aad ii sheegta sidan ku bilaabi lahaa ganacazi iyo fikirad ganaczi sidee ku al abuuri kara❤❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Ай бұрын
Muqaal hore ayaan abyo uga hadlaay soo dawo ❤
@AdamMhd-o7u
@AdamMhd-o7u Ай бұрын
Asc abaayo waan jclhy wacyikalinta dhanwalba side runta wlhi mararka qaar inaa Ani iga hadleso umaleyaa wlhi❤❤❤❤
@HalimoSacdiyo-r9q
@HalimoSacdiyo-r9q Ай бұрын
Wcz walashay
@Xamdicabdulahi-pz6nz
@Xamdicabdulahi-pz6nz Ай бұрын
Quruxeey somali joogaaa annaga dhiiragalinta noo soo sameey oo nagu dar
@zahraabdi5339
@zahraabdi5339 Ай бұрын
Masha Allah 😊
@habonofficial8531
@habonofficial8531 Ай бұрын
Salamulah nindheere hooyadi hooyo somaliyed hamdiyey hanagu dirin dumashiigen magacas adiga aya nabare
@fatmaamatuallah343
@fatmaamatuallah343 Ай бұрын
Aniga kenya ayan joga waana kaa faaidnay anaga ree kenya waxaa meel waxa la digan weynay waa shaqaloyinka ayab ku bixinaa almost 200 dolar 😢
@ShifaaAbdi-be2sd
@ShifaaAbdi-be2sd Ай бұрын
Thanks sister
@hoodocismaan7834
@hoodocismaan7834 Ай бұрын
Masha allah❤❤❤❤❤❤❤
@ladannuur3299
@ladannuur3299 Ай бұрын
Mash allah hooyo waa kaa qaadnay ❤😂❤️😘🥰😍💋
@zahraabdi5339
@zahraabdi5339 Ай бұрын
Waan rabey abaayo ma lala xariiri karaa meel kasta ani sweden aan joogaa
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Ай бұрын
@@zahraabdi5339 maxaa waaye abyo
@shamsoabdullahi8919
@shamsoabdullahi8919 Ай бұрын
Asc xamdi abayo wan ubahanaye grubkas dhaqalaha maygu dari karta
@MuniiraMahmuod
@MuniiraMahmuod Ай бұрын
Wan ka faidnay qli kuwa africa jogo noso same vedio whtp nooo same qli
@Walideeq-b2f
@Walideeq-b2f Ай бұрын
Ilahey caqliga hkusiyadiyo mshllah mshllah ❤
@ayaanibrahim27
@ayaanibrahim27 Ай бұрын
wcs walshay ❤❤
@dahaboodaxow
@dahaboodaxow Ай бұрын
Mash allha abayo aniga wan shaqeya den badanana leygu laheyahaeya marka waxaba mel ma dhiga karo abayo ila tali macaney
@dahaboodaxow
@dahaboodaxow Ай бұрын
Iso jwb abayo plz 🙏 codsi wa
@sabirinnur2394
@sabirinnur2394 Ай бұрын
Abayo. Lacag adan heesan ha isticmalin. Isbar inaa Sugtid bilkaaga
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Ай бұрын
@@dahaboodaxow mcnto waxa ku soo galada iyo waxa kaa baxa ya badan
@dahaboodaxow
@dahaboodaxow Ай бұрын
@yuuuuga1 ha abayo plz Mel an Kala so xariro ken macney Wan shaqeya mana haeyo waxa dhaqala pllz igu cawi Mel an ka so waco macnto igu cawi
@dahaboodaxow
@dahaboodaxow Ай бұрын
@@sabirinnur2394 abayo ani miya ila hadaleyso macney hadi ad aniga ila hadaleyso abayo
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 Ай бұрын
Hooyo dheh habo sodoh waa laga yar fiicanyahay
@mcnbadanhooyadeey3831
@mcnbadanhooyadeey3831 Ай бұрын
What’s up groupka baan sugi la ahay hamda qaali ❤❤❤❤
@farxiyfilsan6116
@farxiyfilsan6116 Ай бұрын
Abaayo 50 maygu caawin karta adoo raali ah🎉🎉
@kawsarsaid2251
@kawsarsaid2251 Ай бұрын
Ma sha Allah tabarak Allah 🎉❤
@HamdiDacni
@HamdiDacni Ай бұрын
Alla ku jecliyaa quruxdayda
@MunaMohamed-d2b
@MunaMohamed-d2b Ай бұрын
Mansha allaah ❤❤
@Amina_jannoo
@Amina_jannoo Ай бұрын
Aniga lacag qasaris musharka kowda qata 15 ka bisha lacag mahaayo yaab😂 lakin sanadkan aaba ugu roonahay lacagta mel fican qeb ku baxda ee Qebta kale aya dhaqso iga dhamaato bilaa qorshe wax ugada cunto gadow dhar
@Doubleclasheditz
@Doubleclasheditz Ай бұрын
😂😂 same
@ubahabdi453
@ubahabdi453 Ай бұрын
Please 😢we need more tips reer Africa aya imadhiyay 😢
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Ай бұрын
@@ubahabdi453 Haye qalbi 🥰🥰🥰
@Siman-01
@Siman-01 Ай бұрын
Sadaqo ayey kugumaqantahay abaayo Mel an lagadhiman donin Ayad savings usamesanesa hais dhalilin.
ADIGO DAALIN  AYAAd GABAREY SIDAN WAX U HABEYN KARTA ANIGA YABAY ?
13:14
Hamda Home Decor
Рет қаралды 10 М.
BARNAMIJKA DHAQALAHA . KAYD MA LEDAHAY ??
12:38
Hamda Home Decor
Рет қаралды 52 М.
Perfect Pitch Challenge? Easy! 🎤😎| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 61 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,9 МЛН
Trick-or-Treating in a Rush. Part 2
00:37
Daniel LaBelle
Рет қаралды 26 МЛН
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 7 МЛН
Nolasha waxeytahay
9:21
Badal Nolashada
Рет қаралды 606
WALIGEY TANAA KUGO DHACE ISMA LAHEYN  SUBHALLH 🥲🥲
11:08
Hamda Home Decor
Рет қаралды 7 М.
BUUQA NOLASHA IYO. HADAF LA AANTA MAXA KENA .
16:52
Hamda Home Decor
Рет қаралды 29 М.
Baro naftaada siad uga maaranto inaad aargoosi sameyso‼️
6:49
Nasro’s channel
Рет қаралды 10 М.
Bedroom makeover// dib u habeynta qolka hurdada
8:01
Umu isra Decor
Рет қаралды 7 М.
XAJIGA AYAAN UGU AROOSINYA LACAGTII 💸AN ARUURSHAY #Ruumichannel#
12:55
JADWALKEYGA MAALMEED BY MOM TWO KIDS🤗💕🩸
18:09
somturk family
Рет қаралды 33 М.
Date night with my husband. 🥰🥰🛍️🛍️
9:23
Hamda Home Decor
Рет қаралды 56 М.
Perfect Pitch Challenge? Easy! 🎤😎| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 61 МЛН