FAYSAL MUNIIR┇WAAN KULA BALAMI LAA ᴴᴰ 2019┇LYRICS

  Рет қаралды 2,937,424

ZACK FILMS

ZACK FILMS

5 жыл бұрын

FAYSAL MUNIIR (WAAN KULA BALAMI LAA 2019) Xasuustii Cumar Dhuule LYRICS BY ZACK FILMS

Пікірлер: 372
@user-mi3ol3zl3r
@user-mi3ol3zl3r 2 ай бұрын
I really love him, I don't understand his language but always listening to him .melody in his voice. Wonderful . Somali men just too handsome. May Allah bless them..
@Mumtaskaysse
@Mumtaskaysse 9 ай бұрын
Buuhodle magadha marku yidhi wan isbadalay wan farxay buuhodle halkan udhashay❤🎉😢
@drshafsadugsi5150
@drshafsadugsi5150 Жыл бұрын
Buuhoodle ma gaadhaa marku leeyhy dareen gaara ayey ii leedahay waxan ahy gabadh u dhalaty dhulkaaas❤❤
@daudgoala
@daudgoala Жыл бұрын
Waxaad tahay ogsoonoow ugub geesi dhalayoo, waax darwiishii keentee, wuu koobanyee Hadal, waayo qaybsigeenaan u hanaanmay aniguye, war haboon isiiyoo, wacaneey iskeensii.. waa hees badhkeed tani, weliba hayb ku dhiganoo, waheey qayb jidhkaygaay, warsaneey ma beledkiyo buuhoodlaad dhex joogtaa?❤
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy Жыл бұрын
Waa magaaladaydii ayeeydey ku dhalatay alle ha unaxariisto ayeeyo si gaara ayaan uejeclahay magaaladaa dadka yimaadana waan tixgaliyaa wanan jeclahay
@drshafsadugsi5150
@drshafsadugsi5150 Жыл бұрын
@@daudgoala marka hore daaudow inader salan sare Daain haku daaye Degmadii wacnayde Buhodlan dhex jooga hadman kugu soo dhaweyaa Abwan mahadsanid Inader labo eray usuma keni karo haday dhanka suganta noqoto Wn is qasbay😀
@drshafsadugsi5150
@drshafsadugsi5150 Жыл бұрын
@@abdi-nm2vy karaamad leedahay ayeeyo nin rageed baa inta laga helaaa aad bn kuso dhawenaynaa anana
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy Жыл бұрын
@@drshafsadugsi5150 mahadsanid ayeeyo sharaf iyo cisi ku noolow
@hoodaxmedmaxamuudaxmedmaxa8263
@hoodaxmedmaxamuudaxmedmaxa8263 Жыл бұрын
Heestan waxa ii qaaadi jiray wiil shil gari ku dhintay allaw kuu naxariisto adi iyo intii dhimatay hees xusus igu leh 😪😪😪
@xasanwadani3552
@xasanwadani3552 Жыл бұрын
Aamin waa murogo wll
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 10 ай бұрын
Aamiin
@NimoAbshirawad
@NimoAbshirawad 7 ай бұрын
😮😮😮
@NimoAbshirawad
@NimoAbshirawad 7 ай бұрын
​@@xasanwadani3552😮😮😮😮😮😮😮
@aim-xm8hc
@aim-xm8hc 3 ай бұрын
Are you single
@cashoqalif5023
@cashoqalif5023 Жыл бұрын
hestan xasuus ayèy ii tahay Runti Qofan ku soo xasuusta mar walba dhagesan jiray lkiin mnte Adunka ma jogo Rabi naxaristii jano hka warabiyo Runtii Mrka maqlo wan iska ilmeya 😭😭
@abdirahmanfiqi2823
@abdirahmanfiqi2823 5 жыл бұрын
Ex cumar dhuule ala ya raxma Muniir berteydii ba dhigtay 😍😍😍
@shugrishugri900
@shugrishugri900 Жыл бұрын
Heestan waxan ku xasuusta jcylkygi marwlba wuu iqaadi jiray xita mar markn xanaaqo laygu sabi jiray mxn waayo qurxoon isla soo marnay wey adag tahy badna lamaanaha is jeceli inay calaf isu yeeshan waxn alle ka baryin inuu na mideeyo guul farxd iyo barwaqo ku waarno mcn in. 💋❤❤
@user-qr4im1cf4u
@user-qr4im1cf4u Жыл бұрын
🎉😊😊😊😊
@aminomaxamed4817
@aminomaxamed4817 5 жыл бұрын
.inta ani cml heestan inta maqashay soo radisay like isara cawa kahor. like meshegin kkkk
@shakarlove5397
@shakarlove5397 4 жыл бұрын
Gbr shidan iga dheh abayo hada lee aniga hesta arkay Wana so radiyay wana kuso saray after after 1 year ago
@HanaAhmed-qg5nt
@HanaAhmed-qg5nt 3 жыл бұрын
Buuhoodle ma gaadhaa
@bishaaraddegaming2856
@bishaaraddegaming2856 2 ай бұрын
Mano shahy Ppe❤
@HappyFrog-pr2yg
@HappyFrog-pr2yg Ай бұрын
مرحبا صد❤س 😂دس
@ayancadey7985
@ayancadey7985 5 жыл бұрын
Wwww heestan caadi ma ahn wey iga gadan thy muniir hore u soco
@istarliinmohamed3345
@istarliinmohamed3345 5 жыл бұрын
Baydhabo ma gaarna dhul barwaqo alaya raxmo cumar dhule ali lkn bartisa ayad dhigtay munir hore u soco
@nadiirahassan3532
@nadiirahassan3532 3 жыл бұрын
Fof na Uma bogo koow she😎🙅😔
@kaamilosalaad7540
@kaamilosalaad7540 3 жыл бұрын
Beledweyn ma gaartaaa heestan xasuusteyda waaye from 2008 george south africa waagaas cali najiib ayaa qaaday weey iga gadantahay 100%
@AbdijibaarSaleebaan
@AbdijibaarSaleebaan 11 ай бұрын
Baw
@maanomuxudiin2751
@maanomuxudiin2751 3 жыл бұрын
Ka bogsaday jcylkii beerkyga jiifo waan u bogay naftaydee adna ii bisharee xusuustii allha u naxriistee fanankii codka dahbiga lgaa cumar dhuulle cali adna muniir bartedi ayad dhihty mhsnid
@fatinabdirahmanabdirahman8012
@fatinabdirahmanabdirahman8012 4 жыл бұрын
kabogsaday jacayl kii Beerkayga jiifoo waan ubogay naftaydee adna ii bushaaree. 😍😍😍😍🥰🥰🥰
@najimanuur8938
@najimanuur8938 5 жыл бұрын
waaw hees qatar ah iga dheh faysal muniir nice pic
@abdazwilkishaadiyasharaf6375
@abdazwilkishaadiyasharaf6375 2 жыл бұрын
awww my all time song jaceyl daap aya ixayaa qarawoy hstaaan inu munir ani igadhay umodhaa abid nolow fanankenaa
@ayaana1456
@ayaana1456 5 жыл бұрын
Wacdalle muniir io laxankisba iska jeclahy 😍😍hormar wacan wllky
@saalim4838
@saalim4838 5 жыл бұрын
Ana Larra wllhi anba waan ku hyztaa
@saedyousuf3229
@saedyousuf3229 3 жыл бұрын
ka bogsaday jacaylkii beerkayga jiifo waan ubogay naftayde adna ii busharee 💎💎 gacanban kuu tagay maxamad saxardiid
@zackmoe2880
@zackmoe2880 5 жыл бұрын
Nimuu Jacaylku Beerkiyo Kala Jaray Bogiisoo Baadi doona baan ahoo Waan kula balami laa ❤️❤️
@nadiifoabdi3282
@nadiifoabdi3282 5 жыл бұрын
aan abaarta baranooo
@zadkapoi5322
@zadkapoi5322 Жыл бұрын
Haye ila balan
@sultantatiko2379
@sultantatiko2379 2 жыл бұрын
Naf jacel la dhibtonaysa hadana qofkii u jcela uu san ogayn Dhib aya ladhaha, bal kawaran naftii aad intaas oo dhan Usoo dhibtoonaysay owgeed oo bahdiL kala kulantay Waxay ahayd qayb qurex oo kamid ah nolashayda Iyadu lkn marnaba may dareensanayn , naziip -xumo Anon u mujin ayuu waqtiga nakala fogeyey muuqedo Mudo sanad aya igu danbaysay ,, Allah meshaad jogto Hakugu amansado (s) inan calafka isku began rajayniya Haddi kalena nin rageed ku dhaqda ku ilaliya sida boqoradaha Kugu Ducayniya ❤️‍🔥
@maryangedi6318
@maryangedi6318 Жыл бұрын
Mansha Allah wllo illahay ha isku kiin calfo
@burhaancabdirmaanadan
@burhaancabdirmaanadan Жыл бұрын
M.a nin rageed tahay 😍😭
@user-nn1ij6np9f
@user-nn1ij6np9f 7 ай бұрын
Sorry wllo 😢😢 wllhi waa dhiba
@sidiikahmed84
@sidiikahmed84 5 жыл бұрын
inti jiifka ku dawanaysa like ta
@bahjamaxamed2361
@bahjamaxamed2361 5 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaow
@luqmanmukhtar1575
@luqmanmukhtar1575 5 жыл бұрын
Waaaaaaaaawo
@mohamuudmaxamed4460
@mohamuudmaxamed4460 4 жыл бұрын
Hees qaaliya
@cab3036
@cab3036 3 жыл бұрын
goood nolow
@kafiyakiin3163
@kafiyakiin3163 3 жыл бұрын
War heesti cumar dhule mayne ahayan xaqeda siiyaaa
@hanadqasal7329
@hanadqasal7329 5 жыл бұрын
Heestan waxaa leh Al Fanaan Cumar dhuule Cali Alla yaa Raxma Faysal Muniir dib buu u soo qaaday oo kaliya
@zeynabmohamad702
@zeynabmohamad702 5 жыл бұрын
dadka qaar ee kubiga lkn so kagama cod qurxoono asaga
@mukhtarismailhaashi6179
@mukhtarismailhaashi6179 5 жыл бұрын
Zack films ku tgeRaaa gezi ✊ Inta iga dnpeyza like 👏
@nicimachannel9440
@nicimachannel9440 4 ай бұрын
Heestan waxan dhegaysan jiran anigo qalbi jabsan manatana waxan dhegaysanayaa anigo jacaylkii ka bogsaday marka noloshu waa is bedesha allx ❤
@sadiaibrahim9389
@sadiaibrahim9389 3 жыл бұрын
Xusuustii cumurdhuule allaha u naxariisto oo u heesey Baydhabo janaay sorry burco iyo buuhoodle shaqo kuma laha👍
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi Жыл бұрын
Omer dhuule isaga ayaa reer Burco ah ba wl heestana burao ayuu u qaaday sorryyy baydhabo
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 3 жыл бұрын
2sano kadib soo booqday Waa heesaa jacelahay❤💯
@luulalaki6957
@luulalaki6957 5 жыл бұрын
Ka bogsaday jacaylkii beerkayga jiifoo waan ubogay naftaydii adna ii bishaaree👌
@amiinshaataa1954
@amiinshaataa1954 5 жыл бұрын
Mash all cadi Maha heetu
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 Жыл бұрын
the baste of hees feysal muniir
@rayaanhaldhaa3066
@rayaanhaldhaa3066 5 жыл бұрын
Inuu jacylku berkiyo kala jaray bogisoo baadi doona ban ahoo wan kula balami lahaa www hesta ereyada hore kahely
@fartunabdi4363
@fartunabdi4363 5 жыл бұрын
A
@berlula5157
@berlula5157 5 жыл бұрын
Nimuu jacaylku beerkiyo kala jaray bogiisoo Baadi doona ban ahoo wankula Balami lahaa 🥺
@xalimoaadan9742
@xalimoaadan9742 3 жыл бұрын
Nagtishly
@updallageelle6696
@updallageelle6696 2 жыл бұрын
Heesaha dadki laha u dayya ama sday u qaden u qaada hesstaan baydhabo janay baa leh🙏💯
@firdowsaabuukarmohamud908
@firdowsaabuukarmohamud908 5 жыл бұрын
Jowhar ma gaadha wa barti cashaqe barwaqadana ku cano xasusti xumar dhule allah ya raxma
@sacdiyocabdi2509
@sacdiyocabdi2509 5 жыл бұрын
Waaw hees io bar liketa izaara
@fatumaabdi9122
@fatumaabdi9122 4 жыл бұрын
Woow hii wimbo imenibamba joh pigs like 🔥🔥🔥🔥
@seynabalihasan1672
@seynabalihasan1672 3 жыл бұрын
Woow i lovet it Masha allah baydhabo janaay i love u ❤❤❤❤
@janosugo1882
@janosugo1882 3 жыл бұрын
Waaw heestan wuuku kaabeyey muniir big legend
@shueybhussein680
@shueybhussein680 Жыл бұрын
Midi idihi jirtey kumacidleyn doono kumey 😢😢🥺🥺nagadaya heesaha jaceylka fadhlan 😢
@hanaabdicasis123
@hanaabdicasis123 4 жыл бұрын
Wwwwwwww haye ...haye wwwwww salan qaliya ..ayan .. .kugu ladhay🙏🙏👌❤❤
@cabdiqaadircabdikarim4252
@cabdiqaadircabdikarim4252 5 жыл бұрын
Waan U Bogay Naftaydee Adna Ii Bushaaree 💯🙏🏻
@user-nk5wp5dt9t
@user-nk5wp5dt9t 5 жыл бұрын
heestu waa igu socota ,,,(waa layla ballamay )
@madadaalochannel8387
@madadaalochannel8387 5 жыл бұрын
cumar dhuule cali alle hakuuhakuu naxariisto
@BarkhadXasan-dp7tq
@BarkhadXasan-dp7tq 9 ай бұрын
maxamed iid ❤
@jannoomer7263
@jannoomer7263 3 жыл бұрын
Heestan waan jeclahay waayo waxa ku jira magacayga 🥰janno🥰
@maanomuxudiin2751
@maanomuxudiin2751 3 жыл бұрын
Xusuustii AUN al fanan cumar dhule cali si heer sare ayad u qaday mhsnid
@123mohamed
@123mohamed Жыл бұрын
Waaaaaaaaaw eesh calaa weyan
@muunamaxamed963
@muunamaxamed963 Жыл бұрын
Heestani wlhi marka kaston iga soo hor baxdo ilin indhahayga ugama tag helo xasuus Aan ilabi wayay oo qalbigayga ka hadhi wayday Ayn ku xasuusta💔😭
@shugrishugri900
@shugrishugri900 Жыл бұрын
Waxy igu ledahy xasuus aan cadi ahin waxn ku xasusatah wiil igu dher oan magic's usogabiyey cli
@noordinshaaban5698
@noordinshaaban5698 5 жыл бұрын
from nairobi kenya
@SalmaAhmed-bc2bc
@SalmaAhmed-bc2bc 3 жыл бұрын
Hees mcn oo qalbi soo jiidaneysa😨
@yuusufaxmed4781
@yuusufaxmed4781 5 жыл бұрын
Beryo hadalka qaada maaha intaas lyricskeeda waad qaladay waa Bir yahay Hadalka qaadaa oo telephone ka looga jeedo .
@c.llahihanaan3590
@c.llahihanaan3590 5 жыл бұрын
Munir hes tan ugumacan waye hes ta xiligan girto asaga ugu cansan hes saha 2018 asaga
@user-th9rp8uv5t
@user-th9rp8uv5t 6 ай бұрын
Buuhoodle 2024❤
@abdishakurmohamudliibaan1167
@abdishakurmohamudliibaan1167 Жыл бұрын
Its 2023 and still love this song wow
@NasteexoDhaqabe
@NasteexoDhaqabe 6 ай бұрын
Waaw hees jacel
@mohamedyuur9618
@mohamedyuur9618 4 жыл бұрын
Abtigaashey aan jeclahey puntland baa idinka soo salaamayaa baydhabo ma gaadhaa
@abdiaziiz2079
@abdiaziiz2079 5 жыл бұрын
Agah ader. waxba ma hynaa Ayaan la balan naaa
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre Жыл бұрын
My Home Sweet Burao❤
@mnn5983
@mnn5983 3 жыл бұрын
Omar dhuule only legend of all the time
@xidigcabdi6621
@xidigcabdi6621 5 жыл бұрын
Heestaan caadi mahan wlhi muniir halkeeda ayuuu dhigay
@qadarcali4617
@qadarcali4617 3 жыл бұрын
Cumar dhuule 2 aya noo baxay wlh faisal muniir codkisa halas wayo wlh
@khadiirwapar1392
@khadiirwapar1392 5 жыл бұрын
Masha allah hees macan
@ibtisaamaragsan5048
@ibtisaamaragsan5048 4 жыл бұрын
Ilaahay amarkiis hadaanba Faysal Muniir arko like iyo love ba waa siiyaaa ❤👍🙏 respekt wayn ayaan kuu hayaa wallo
@amiircaafi7663
@amiircaafi7663 5 жыл бұрын
Heestaan caadi maaha Waxa si gaar ah iga degay Nimuu jcylku Beerkiyo Kala jaray Bogiisoo Baadi doone baan ahoo Waan kula Balami laa
@hawoqaranofficial3325
@hawoqaranofficial3325 5 жыл бұрын
Nimuu jacaylku Beerkiyo Kala jaray bogiiso Baadi Doona A hoo waan kula Balami Laa
@indhohassan4290
@indhohassan4290 2 жыл бұрын
Esh calaa ereyo mcn tnx munir
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Adna iibushare😊2020
@ApdylahiYaasiin
@ApdylahiYaasiin 6 ай бұрын
Hayay baydhaba aa
@xasanhire8145
@xasanhire8145 2 жыл бұрын
Hees qiiro leh xusuustii alfanaan cumardhuulle
@haphzinadiamond956
@haphzinadiamond956 5 жыл бұрын
Si bey itabaneysa ❤❤❤
@user-nn1ij6np9f
@user-nn1ij6np9f 7 ай бұрын
isku wara abdikii ❤❤❤
@zakiciye3110
@zakiciye3110 5 жыл бұрын
faysal muniir fanaan jira
@hafsa1435
@hafsa1435 5 жыл бұрын
burcan ma gaadhaa
@najepbile1321
@najepbile1321 5 жыл бұрын
xazuzti omer mahdi mara waaxid muniir and top chanel barta qoraalka saxda laga helo
@NimcoFarax-yg4jg
@NimcoFarax-yg4jg Ай бұрын
❤❤❤ balanta iga qadda
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 Жыл бұрын
Heestii cali cabdulaahi weeye
@MohamedAhmed-gq4xy
@MohamedAhmed-gq4xy 5 жыл бұрын
Inaba caadi maaha eesh qiyaasak Top10 weeye wle♥♥
@user-sb4iy5ik5w
@user-sb4iy5ik5w 9 ай бұрын
Waa hees wcn
@nasabboy3580
@nasabboy3580 5 жыл бұрын
Zack films nin kaliya ee heesaha lyrics ka saxdaa soo qora gacantu kuma go odo Legend
@sharmarkeabdi9107
@sharmarkeabdi9107 5 жыл бұрын
Apdinour Muhat Waan kula qaatay midhkaa
@nasabboy3580
@nasabboy3580 5 жыл бұрын
@@sharmarkeabdi9107aaheey Wllo thnks wllo
@ZACKFILMS
@ZACKFILMS 5 жыл бұрын
Mahadsanid Walaalkay
@hodanabdi6405
@hodanabdi6405 5 жыл бұрын
Viva buuhoodle 👏👏
@naimaadam3735
@naimaadam3735 5 жыл бұрын
Burco ma gaadha✌✌✌
@user-nk5wp5dt9t
@user-nk5wp5dt9t 5 жыл бұрын
my city'
@asiyaahmed5182
@asiyaahmed5182 3 жыл бұрын
My home😍😘
@uaxbaadanc5737
@uaxbaadanc5737 5 жыл бұрын
nin uu jaceylku beerkiyoh kala jaray bogiiso baadi doonaban oo waan kulah balamih laaa ® heesti qarnigah 1000k like u qalantaa
@faysalducale8505
@faysalducale8505 2 жыл бұрын
buracan magaadh faysal ex cumar dhuule cali alle how naxariisto
@abdihakimmohammed8714
@abdihakimmohammed8714 5 жыл бұрын
😙🎶Zack films go forward 💖☜
@maantachenal3690
@maantachenal3690 5 жыл бұрын
Wow elyaa fanan
@mahadcali7298
@mahadcali7298 Жыл бұрын
Hees ika dheh tan💯
@luulsalad9748
@luulsalad9748 Жыл бұрын
Aaaah mahadsanid muniir
@ziciimcadde4660
@ziciimcadde4660 3 жыл бұрын
Heesta sideeda uu soo qaada ama ka dhamaaw
@salmansheikh9535
@salmansheikh9535 4 жыл бұрын
Faysal munir. Codki qurxoona ee cumar dhuule waad dhaweysay
@indhohassan4290
@indhohassan4290 2 жыл бұрын
Cabudwaq ma gabadha♥️🙏
@qadroxuseen874
@qadroxuseen874 4 жыл бұрын
Rer baydhabo👍👍👍👍👍👍👍👍
@ladandaganladkahawenka5452
@ladandaganladkahawenka5452 4 жыл бұрын
Msh allh faysal codbaa kudhan
@FartuunCali-fp4kp
@FartuunCali-fp4kp 6 ай бұрын
2024 kabogsaday jaceelkii beerkeyga jiifoo yaa salaam
@ikramesa1514
@ikramesa1514 Жыл бұрын
yaa salaam ❤❤❤❤
@nagaadcabdiqaadir9808
@nagaadcabdiqaadir9808 5 жыл бұрын
Wwww cadi maha
@sahankawararka9922
@sahankawararka9922 5 жыл бұрын
Faysal muniir nin culus baa tahay
@jeenyochelsea5307
@jeenyochelsea5307 5 жыл бұрын
waaw hees aan jeclahy
@user-oi7kv2us1j
@user-oi7kv2us1j 5 жыл бұрын
Waaaaw my dhuxa
@balqiiskabuulbalqiiskabuul8955
@balqiiskabuulbalqiiskabuul8955 5 жыл бұрын
Wwwwwww nic song alfanan faysal muniir
@hanilove1222
@hanilove1222 5 жыл бұрын
Fananka dhahaya beryo hadlka qadaa zacki siduu yiri buu u qorey
@dajiyamaxamed6042
@dajiyamaxamed6042 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@axmedabdies3354
@axmedabdies3354 Жыл бұрын
Hees macaan weeye
@zakitogane4517
@zakitogane4517 5 жыл бұрын
Well done feesal muniir heesta meeshey di ayaa dhigtay good job zack ilms
@salmancirro7790
@salmancirro7790 5 жыл бұрын
Nice Sound
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 5 жыл бұрын
Inta rer burco oo dawanysa 21/12/2018 like isaara allow nacfi
FAYSAL MUNIIR Hees Cusub  | Nafyahay Doqontiyo Qof Neceb | Lyrics 2019
5:37
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 2,9 МЛН
FEYSAL MUNIIR XABSI CAASHAQ | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:40
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 4,2 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 11 МЛН
HEES CUSUB FAYSAL MUNIIR XABSI CAASHAQ 2020 HD Tusmo Lyrics
6:12
Naasir Tusmo channel
Рет қаралды 358 М.
FAYSAL MUNIR/ XASUUSTII CUMAR DHUULE(AUN)
5:25
FAYSAL MUNIIR
Рет қаралды 2,1 МЛН
MAXAMED BK┇HEES CUSUB - ABAAL CELIN ᴴᴰ ┇LYRICS
7:46
ZACK FILMS
Рет қаралды 4,9 МЛН
FEYSAL MUNIIR | LUGOOYO | OFFICIAL MUSIC VIDEO | BY Y3A PRODUCTIONS
6:48
*Faysal Muniir iyo Heestii Shimbiryahow
5:19
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 2,8 МЛН
AXMED AARSHE┇HEES CUSUB (AFKAAGA MASUUL KA NOQO ᴴᴰ)┇LYRICS
8:20
SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN  ERYAL TV 2018 1
7:52
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 2,5 МЛН
FAYSAL MUNIIR  XASUUSTII {MAXAMED AADAN DUGSIYE}2022
3:37
FAYSAL MUNIIR
Рет қаралды 6 МЛН
Hees cusub faysal muniir  ☆ku lugo'ay☆...???  2019..♤♡◇
6:28
Fuaad Omar Heestii Arji | Lyrics #SamiirStudio
5:34
Samiir Studio
Рет қаралды 3,3 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 176 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 221 М.
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,4 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 12 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,7 МЛН