MASHIIN LACAG FIICAN KUU SHAQAYN KARA - INVEST IN THIS MACHINE

  Рет қаралды 23,251

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

9 ай бұрын

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya Mashiin sameeya Barafka, sidoo kale Biyaha macaan lagu iibiyo waana Mashiin fursad Ganacsi oo wayn leh.
Qofkii u baahan in lala dalbi form ka latalinta ee lifaaqa hoose ha buuxiyo
▶️ buy.stripe.com/3cs8yJgXZ6wJgP...

Пікірлер: 98
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 9 ай бұрын
Fadlan Like & Subscribe saar Halka Kiilo Baraf magaalada joogto imisay ka maraysaa?
@Amina-hj6wv
@Amina-hj6wv 8 ай бұрын
Asc wll. Aniga hal fikrad aya kuu sheekaa wll hadey macquultahy. ROTI MAKER MACHINE. Ka soo hadal ama soobamshig wll. Baraka allah.
@farxaanfariid8910
@farxaanfariid8910 8 ай бұрын
@ZakariyeCaawiye Wllo WhsApkaaagii ii sheeg pls
@HassanAbiib
@HassanAbiib 9 ай бұрын
Waan ka helay runtii mishiinkan waanan sii gudbiyay oo whatsapp groups ayaan kusii faafiyay. Alle haku shrfo saaxiib.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 9 ай бұрын
Heersare Mahadsanid walal 👈🏼
@SouleimanMedaneh-lt4im
@SouleimanMedaneh-lt4im 5 ай бұрын
Waaooow Waa fikrad Ganacsi oo aad iyo aad u wanaagsan waan k helay mahadsanid wll
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 9 ай бұрын
Mahadsanid saaxiib.
@abudajaana
@abudajaana 9 ай бұрын
jazaaka Allahu khayr
@shukrimusewehliye8081
@shukrimusewehliye8081 8 ай бұрын
mansha Allaah mahadsanid walaal waa fikrad fiican dalkina aad loogu baahi qabo.
@hilowlehiraabe5045
@hilowlehiraabe5045 9 ай бұрын
asc walal zakariye allaha kubarakeyo sida umada ugudadaasho hormarkooda
@ibrahimjibrile9606
@ibrahimjibrile9606 9 ай бұрын
Thanks❤❤❤❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 7 ай бұрын
Maanaha sxb rabi ha ku dhowro Aamiin
@onana-sq1cz
@onana-sq1cz 9 ай бұрын
Masha Allah
@alihaaji6737
@alihaaji6737 9 ай бұрын
Ustaad zakaria masha allh
@ayanlesiidow9438
@ayanlesiidow9438 9 ай бұрын
Jazaakalahu kheyran Akhi kheyral jazaa xafidakallaah
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 9 ай бұрын
Wa iyaak walal dhamaanteenba
@maweelo5167
@maweelo5167 6 ай бұрын
vended machine purufied water badanaa waa waa machine aan kaaga baahnayn inaa aad kuu shaqayaan shaqaale badan dheeraadad lakaan caqabada ugu badan waxay ka imaaan korontadda tusaale ahaan 120 kw machine ah waxaa uu kuu soo saarya 125 ila 200 ltr/h marka kharashka ayaa xoogaa caqabada aha tusaale magaalada aan jooogo 1kw 0.6 cent USD.
@hawosheik3670
@hawosheik3670 8 ай бұрын
Maashaa Allaah
@horumardaneeye6077
@horumardaneeye6077 9 ай бұрын
Wax badan ka faidnaa ustaad zak abdle❤❤❤❤❤❤❤
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 9 ай бұрын
Mahadsanid soo dhowow walal
@ibnuali9521
@ibnuali9521 8 ай бұрын
Wlal Wa Mahadsantahay 🙏
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin 9 ай бұрын
Jabuuti halaga geeyo.
@hilowlehiraabe5045
@hilowlehiraabe5045 9 ай бұрын
asc walal zakariye allahakubarakeeyo sida wanaagsan aad uladadaasho umada ajar allahakaasiiyo
@basharjama8809
@basharjama8809 9 ай бұрын
guriwalba waxa yalatalagad
@asiayusuf3445
@asiayusuf3445 9 ай бұрын
Wcs wllo mahadsanid Lkn mishiinada wax kajena soo dhexgeli Sida fursado kale ooganacsi
@nuroducale7302
@nuroducale7302 9 ай бұрын
Masha allah waa kumahadsantahay dadaalkaaga.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 9 ай бұрын
Adaa mudan walal
@waheliye44
@waheliye44 9 ай бұрын
Keep going bro from Cardiff 🎉
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 9 ай бұрын
Thanks brother Juma Mubarak
@cabdinaasirbaariaxmedroble7024
@cabdinaasirbaariaxmedroble7024 8 ай бұрын
Bosaso ugu yaran wa 0.5 ilaa 0.3 waye
@ayannasteh2241
@ayannasteh2241 2 ай бұрын
Asc hn
@cabdiraxmanxashi6663
@cabdiraxmanxashi6663 9 ай бұрын
Sakariye waad mhdsanthy lkin waxay dhibtu ka jirtaa manta guri kasta talaajad ayaa taala waana laga baxay Imika baraf caadi loo ibsado tukaanaduba ma iibiyaan sababtoo Ah wax faaido Ah uguma jirtaba
@farxiyaqani2154
@farxiyaqani2154 8 ай бұрын
From burco
@abdifatahahmed2123
@abdifatahahmed2123 9 ай бұрын
Machine sidaan ookala ah oo biyaha lagumacaaneeyo malahelaa
@cabdiqaadirwarsamemaxamed1293
@cabdiqaadirwarsamemaxamed1293 9 ай бұрын
Ciladiisa kwrn Ustaad kaliya xaga lacagta yaan la fiirin dalkeena manjogaan internation macanics haduu halaabi
@ayannasteh2241
@ayannasteh2241 2 ай бұрын
Mashinkan waan uu bahanahay wa imisa
@AK-jm7xl
@AK-jm7xl 8 ай бұрын
Asc wll zakii Vending machine Mida ugu fiican giimaheeda
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 7 ай бұрын
Wll sidee lagu heli kara mashiinks
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 9 ай бұрын
Qiimaha Mashiinkan 40 kun dollar ayuu ka bilowdaa Maraykanka balse waa mashiin lacagta sanad ama kayar kusoo celinaya tanka uu soo saarayo korontada yar ee uu isticmaalayo marka loo eego.
@nouralihassan2482
@nouralihassan2482 9 ай бұрын
wll aad bn kaga mahad celin runtii dadaalkaga iyo fikradahaga lakin waxaa dhib ka taagan tahy machine ka nocan ahi iyo kuwo la mida waxaa dhib noqota maintenance iyo repair koda bal mar isku day inaa wareesato dadka gacansiyada wada iyo wixii ka istaagay ee hda si kle u dabartan oo aan munaasib ahan mahd sanid
@user-yb7wk5fx5u
@user-yb7wk5fx5u 8 ай бұрын
Walal mcn allah ku barakeyo wax wanagsan aya no shektaa wll waxan bilaaway mashruca digaaga dhaqashada waxan ku dhibqawaa daawadii iyo tallalkeeda muqdisho lagama helo buuga aad ayan ubartay
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 7 ай бұрын
Sxb tilaal Iska dhaaf jirada waxaa ugu hor tagtaa labo sheeg mida koowaad dacar biyaha ugu dar mida labaad meesha jiiftaan coos ugu firaash jiro kuma dhaceyso igu baro
@maxamedadam9873
@maxamedadam9873 9 ай бұрын
Lkn ustaad biyaha xagee kakeenaa mashiinka
@ShaaficiXuseen-ms4rb
@ShaaficiXuseen-ms4rb 9 ай бұрын
Qiimaha wl
@garsooremedia2534
@garsooremedia2534 9 ай бұрын
1kg=$0.10 Berbera Price
@maxamedmawliid3992
@maxamedmawliid3992 8 ай бұрын
Wll waxaan ku noolahay magalada berbera koley waa magaalo xeebeed Dad badani kuma noola oo waa magalo xeebeed bal ila wadaag nooca ganacsi ee xeebaha kusoo baxa kassoo samee video
@shaakiromar7311
@shaakiromar7311 9 ай бұрын
Zakariye qiimaha korontada ee ay sheegeen tooda bay ku xireen aanaga halkii kiilo waad .06 ah marka dhanka krotada kilowad ma ka hysa
@abshirbarreuser-vw1bm1sz3m
@abshirbarreuser-vw1bm1sz3m 8 ай бұрын
Shp dhalinyaro nahay ma awoodno ee kuwo kajaban noosoo raati masanid bro
@adenissack3561
@adenissack3561 9 ай бұрын
Wll Somalia baraf oo istaamba ah laga istacmaala hodheelada oo kale waxay aaminsanyihin barafka hadusan istaamba aheen inuu ka dhalaalaya
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 7 ай бұрын
Fadlan maraykan wax uu sameeyey ma jeclin cid kale oo samaysa ii sheeg sida ruushka oo kale
@sayidcali1254
@sayidcali1254 9 ай бұрын
Biyaha qaraar macan ma ka dhigayaaa?
@muhamedahmedmeyow6445
@muhamedahmedmeyow6445 9 ай бұрын
Mahadsnid sxb qaali ah lkn lacagtii aan kugadan lahaa weli ima soogaarin wallkey ilaahey ayan karajeynayaa ilaahayoow iifudadee mid xalaal ah
@AirRbc
@AirRbc 9 ай бұрын
0.05 sanaag
@mohamedamin-by5eg
@mohamedamin-by5eg 9 ай бұрын
Magacii machine ka
@bahdon5394
@bahdon5394 9 ай бұрын
Djibouti ayan jogaa 1k wa 100 fr
@Abdillahi17
@Abdillahi17 9 ай бұрын
PDF ka mee wll
@MohamedHassan-gs2go
@MohamedHassan-gs2go 9 ай бұрын
Qiimahiisa wll
@AtmosferaNatural01
@AtmosferaNatural01 9 ай бұрын
Tam
@farxiyaqani2154
@farxiyaqani2154 8 ай бұрын
1000 shilin
@cabdicasiisrooble8005
@cabdicasiisrooble8005 9 ай бұрын
Asoo chiness ama Turkey ah sheeg. 40k maba la heli karee.
@mohamedaymannn
@mohamedaymannn 8 ай бұрын
burco waxaa jira wll maalgalin 𝗨𝗡 uu bixiyey kaliya sida hubo somalida waaba meesha kaliya uu yaaal mashiin soo saaara baraf markaa waxaa lugu talagaly sariibad kaluun oo public ah lknse cid gaaar ah ayaa xidhatahy hadda oo iibiya marka 1k eebarafka ah waa 2kun somalilnd shiling ah
@hassanibrahimali1963
@hassanibrahimali1963 2 ай бұрын
Asc zakaroyow wabadanbaad kahadashey lkn waxan kixarsan inaat kahadashey makinada dahabka lagu baaro
@mazidahmednoor6976
@mazidahmednoor6976 8 ай бұрын
Contact gaaga aan rabay halkee kaala soo xariiraa.
@user-iq7ve3jm5h
@user-iq7ve3jm5h 8 ай бұрын
Saleeban
@SouleimanMedaneh-lt4im
@SouleimanMedaneh-lt4im 5 ай бұрын
Ma Lacagta dollars kaliya aya lagu isticmaalaya ama lacag walba Waa lagu isticmaala ?
@mohamedmuhudin6153
@mohamedmuhudin6153 8 ай бұрын
Qiimaha ma aadan sheegin mise hadalka wuu i dhaafay
@Cajiib0
@Cajiib0 8 ай бұрын
0.3
@shamsudinadam6238
@shamsudinadam6238 8 ай бұрын
Mid ka yar man la helin
@soulbro8103
@soulbro8103 9 ай бұрын
I used work for this company and I facilitated few machines to be shipped to South Americans countries
@AliDaauudDaauud-ed5jo
@AliDaauudDaauud-ed5jo 9 ай бұрын
Is it good or bad if you used you can know everhing about it ?
@soulbro8103
@soulbro8103 9 ай бұрын
@@AliDaauudDaauud-ed5jo it’s great business opportunity if you can supply constant electricity and water source
@soulbro8103
@soulbro8103 9 ай бұрын
@@AliDaauudDaauud-ed5jo it’s great idea 💡
@iqraiqroos7818
@iqraiqroos7818 7 ай бұрын
Biyaha ma mashiinka dhaliya?
@mohameddeeq7167
@mohameddeeq7167 8 ай бұрын
Muqdisho barafka wax saas u badan kama jooga kiilada barafka Muqdisho waa 0.10 ayaa filayaa xafadakasta ayaana lagu gadaa
@user-mf4lr4ep6w
@user-mf4lr4ep6w 8 ай бұрын
cidii doonysa inaan isla kaashanno ha igala soo xidhiidho haddy joogaan gudo iyo dabadba
@user-px4kd1ev8o
@user-px4kd1ev8o 8 ай бұрын
Machinada biyaha lagu sifeeyo Ayaan ubaahanahy kasoo hadal
@dheemandhuubo
@dheemandhuubo 8 ай бұрын
Garoowe 1kg 0.6 cent
@abdinuurmohamedisxaaq
@abdinuurmohamedisxaaq 9 ай бұрын
qiimaha maad sheegin pls qiimaha sheeg
@kaaha1233
@kaaha1233 8 ай бұрын
$40KUN
@dhiigsokeeye4117
@dhiigsokeeye4117 6 ай бұрын
Bowe side lagu helaya
@ubaxabdullahi5314
@ubaxabdullahi5314 8 ай бұрын
mahd sanid wallkey
@MohomoudMohomoudahmedshi-gl9ud
@MohomoudMohomoudahmedshi-gl9ud 9 ай бұрын
Wll 1 dollar magaladen kiladai
@Bilcil05
@Bilcil05 9 ай бұрын
$.25
@mohasalah4667
@mohasalah4667 9 ай бұрын
.3
@ikhtmm
@ikhtmm 9 ай бұрын
thanks sakariye laakin china waxaa laga siiya 4kun ilaa 5kun oo dollors
@mahamedkhaliif2479
@mahamedkhaliif2479 6 ай бұрын
Wll America mequu ka joogaa muuqalkan kama helin tan 2aad solar maloo isticmaali karaan hadii meel koronto laheen la geeyo
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 9 ай бұрын
Magaloyinka ugu kulul dhulka somaliyed Jabuti Bosaso Berbera Doolow Godey Hargaysa Garoowe
@moepra1521
@moepra1521 9 ай бұрын
Sxb Hargeisa hada qabowgi galayna waana mid waaliya hargeisa kulayl maaha waa kulayle xigeen
@maxamedadam9873
@maxamedadam9873 9 ай бұрын
Kiilo 8 kun shilin somali
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 9 ай бұрын
0.4 cent weya
@basharjama8809
@basharjama8809 9 ай бұрын
wadanka gorme jugu dabesay
@apdalleapdalle8303
@apdalleapdalle8303 9 ай бұрын
Xaafad wabla imika talaagad ba utaala
@Cafadaaji24
@Cafadaaji24 9 ай бұрын
Sekeriyoow 40 kun halkee laga keenayaa hhhh
@abdirisaqcarab1386
@abdirisaqcarab1386 9 ай бұрын
40.000 kun aaaaaa aaaa la siyaaaa aaaa waa iga bas somalia qarax ayaa jira hdii Bom lugu dhufta ka warn 40.000 iga qasarto hhh
@guuxaaye
@guuxaaye 9 ай бұрын
😂😂😂Legend Wllhi meel Fog baa wax ka eegtay😅😅😅
@ibtijah2747
@ibtijah2747 9 ай бұрын
😂😂😂 waa runtaa dad dabka jecel baraf ay mucaard ku yihiin
@Shariif-nd7cv
@Shariif-nd7cv 8 ай бұрын
Ani xamar ayaa jogaa 1000 shilin kan yarkaa oo bacda ku xeran
@AhmedHersi-jh8gx
@AhmedHersi-jh8gx 2 ай бұрын
0.3
5 fursad Ganacsi oo Somaaliya ka banaan!
18:00
Gelle Bashir
Рет қаралды 13 М.
Barnaamijka Ganacsiga | Aadan Nineteen | Astaan Tv | 2020
14:48
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
Каха ограбил банк
01:00
К-Media
Рет қаралды 11 МЛН
Qaabka loo furto Cafeteria ViP ah - How to open a coffee shop business
10:50
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 24 М.
3 MASHIIN GURIGA KAGA SHAQAYSO DALKA OOLIN
9:54
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 38 М.
$500 Ganacsi aad ku bilaabi kartid 2022
10:27
Gelle Bashir
Рет қаралды 24 М.
SOOLARKA IYO QIIMAHA LASIIYO TURKIGA - Invest in Solar Power
10:08
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 58 М.
Soft Skills Kama Maarantid!
13:08
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 38 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 87 М.
500 DOLLAR KU BILOW GANACSIGAN - PRODUCT GURI KASTA LOOGA BAAHANYAHAY!
9:30
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 47 М.
10 SHAQO MID KA DOORO  | mahdi miad
19:41
Mahdi Miad
Рет қаралды 61 М.