Baro Tamarta Solar Panels Dhis 100w system Casharkii 3aad Af somali

  Рет қаралды 24,734

SomTronics

SomTronics

Күн бұрын

Casharkaa waxaad baran doontaa sidii aad u dhisi laheyd 100 waat Off Grid system.
In this video we will explain how to build 100 Watt Off-Grid system. In Somali Language
Waa kuwaan Alabtii aan isticmaaley meesha laga helo
Solar Panel
www.amazon.com...
Solar Charge Controller:
www.amazon.com...
Solar Inventor
www.amazon.com...
Battery
www.amazon.com...
#BaroElectronics #BaroTamarta #BaroTamartaQoraxda #Banalka

Пікірлер: 23
@engyounisadam2077
@engyounisadam2077 5 жыл бұрын
Ustaad aadbaan kugu machadcelinaya illahay ajar aan laso kobi karin hakaa siiyo, waxan ka codsan laha inadan ka cajisin cashir samentan qasatan solar energy.
@abdi-azisabdirahman4787
@abdi-azisabdirahman4787 3 жыл бұрын
☝Ustaad, Su,aal Haddii Heer kulku bato, Maayadu(current-gu) mabadanahayaa? Mise waa yaraanahayaa ?
@aanasabdirashiid8634
@aanasabdirashiid8634 2 жыл бұрын
Ustaad Mahadsanid Walhy Muuqal Kaliya Oo Aan Fiirsaday Wax Badan bay iga Saacideen
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 жыл бұрын
Macalin Meel Lagaala Soo Xiriiro Ma Heli Kara
@moali9647
@moali9647 5 ай бұрын
Asc Walaal meel lagaaga soo xiriiro ma leedahey, telfoon baan jeclaan lahaaa.
@HuseinAbdi-k2r
@HuseinAbdi-k2r 7 ай бұрын
Thanks ustaad what's up kaaga isoodir
@aOmar-bt9ex
@aOmar-bt9ex 3 жыл бұрын
Please we need you to explain hybrid inverter new model. Thanks
@mohamudmohamed1979
@mohamudmohamed1979 10 ай бұрын
I thought the inverter is 1000 Watts, but mistakenly you called it 100W. Thank you so much Sir for covering this valuable course. Could you please also cover one course for monitoring please. Once again, I truly appreciate for teaching these courses, and it would help to your community in many ways. Great Sadaqa Jarriyah Sir!
@AnwarAli-bp1wh
@AnwarAli-bp1wh 2 жыл бұрын
Ustaad infecter wax yar haduu darnadoh wuu qeylinah gaduud ayuu darah maxaa sababay
@Hassanmohamed-uv3in
@Hassanmohamed-uv3in 4 жыл бұрын
casharo muhim ah wad mhdsan tihin @SomTronics mel la idinkala xariiri karo hdey jirto adinko mhdsan
@marwaancapitahnolixle402
@marwaancapitahnolixle402 9 ай бұрын
Ustaad mahadsanid cilmi ayaad nabaryey
@macalincabdiraxman5060
@macalincabdiraxman5060 4 жыл бұрын
Macalin waad noo faa'iideysay Allah HAKU XIFDIYO
@cabdulaahishekeye7679
@cabdulaahishekeye7679 5 жыл бұрын
Macalin kabashator Dc12 20w majiraa
@pilotchannelofficials1027
@pilotchannelofficials1027 4 жыл бұрын
Thank bro
@noormohamed4668
@noormohamed4668 4 жыл бұрын
asc macalin waad mahadsantahay maashaa alaah casharo wanaagsan ayaad soo diyaarisay . 1 ee adress maleedahay macalin aan kaala soo xariirno
@xasanmaxamedcusman4334
@xasanmaxamedcusman4334 5 жыл бұрын
Mashaa allah caradan cadceeda wax badan ayan radinayey ilahey mahadiis waan u mahad celina SOMTRONICS Waxaan kalo ka codsan laha iney ku so daran sida biyaha loga sosaro celasha ama wabiyada biyo si logu isticmalo waraaab Mahadsanidiin
@maxmedxasan3752
@maxmedxasan3752 2 жыл бұрын
Xagee ku taalaan ustaad xaruntiina
@mohamedabdul1986
@mohamedabdul1986 5 жыл бұрын
Asc ustad solar 150 watt inverter 2000 whatts battrey 140 amh charge control amh beerkee istacmaali karaa mahadsanid
@somtronics1433
@somtronics1433 5 жыл бұрын
ASC Moha Hanad, Casharkaan fiirso. kzbin.info/www/bejne/pmHTk5pvq7ukqac
@dhilawe
@dhilawe 4 жыл бұрын
Asc aadbaad u mahadsan tihiin wax aad u mihiim ah ayaad ka dashay
@maahiralimohamed9376
@maahiralimohamed9376 4 жыл бұрын
Thanks bro
@liibaanmaxamuud1009
@liibaanmaxamuud1009 5 жыл бұрын
inoo soo badi Macalin
@somtronics1433
@somtronics1433 5 жыл бұрын
Waad mahadsantahey Liibaan. Inshaallah.
EasySolarCalculator App - Somali
15:47
SomTronics
Рет қаралды 7 М.
Brawl Stars Edit😈📕
00:15
Kan Andrey
Рет қаралды 57 МЛН
Baro Multimeter Af Somali
18:45
SomTronics
Рет қаралды 33 М.
Barashada Solar systemka
31:13
RadioMaqal
Рет қаралды 2,4 М.
REHUBCO waxay hormuud ka tahay farsamada casriga ah ee Solar-ka
30:01
Tamarta cadceedda
6:55
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 18 М.
Baro Soldering - Alxanka Af Somali
17:30
SomTronics
Рет қаралды 8 М.
Electricity - Korontada - Casharkii 1aad -   Af Somali #SomTronics
21:55
EASIEST Off Grid Solar Power System Battery Bank
24:33
Martin Johnson - Off Grid Living
Рет қаралды 5 МЛН