500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG

  Рет қаралды 66,043

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Пікірлер: 515
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
PDF Qalabka Mashruuca ka iibso 👉🏼 payhip.com/b/iqkW1 Kasoo Dalbo ☎️WhatsApp :wa.me/message/VONE72HUQTIKA1
@maahirkee3656
@maahirkee3656 Жыл бұрын
Waxayekamaraysa $5
@A.A.E93
@A.A.E93 Жыл бұрын
digaaga dalka soo kuma bilaabi karo mashruucan?
@amal3579
@amal3579 Жыл бұрын
Hi
@SuhaybIbraahim-wx2fi
@SuhaybIbraahim-wx2fi Жыл бұрын
Asc Wllo
@SuhaybIbraahim-wx2fi
@SuhaybIbraahim-wx2fi Жыл бұрын
​@@maahirkee3656 10$
@mohamedabdisalam-d7k
@mohamedabdisalam-d7k 6 ай бұрын
Aad baan ugu farxay markaan arkay soo bandhigidda mashruucan qiimaha jaban oo bulshada Ka caawinaya xagga dhaqaalaha iyo xagga nafaqadaba nafaqadaba. Waxaan ku bogaadinaya zakariye sida quruxda badan oo uu sharxay iyo aftahannimada uu isticmaalay. Inshaallaah qorshahayga ayey ku jirtaa inaan mashruucan fuliyo.
@NimcoHassan-b1l
@NimcoHassan-b1l Жыл бұрын
Masha aalalh wllo waad mahadsantahay sidaad dadkaaga wax ula jeceshay isha alh wanaanu ka faaidaysan
@zuhaipgadhle8826
@zuhaipgadhle8826 Жыл бұрын
Jigjiga: xabadi waxa la siiyaa Ta dalka :17 birr($0.17) Ta bacrimiska: 15 birr($0.15)
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 Жыл бұрын
Anaa Mashruucan Jigjiga Keenaya insha Allah
@zuhaipgadhle8826
@zuhaipgadhle8826 Жыл бұрын
@@abdimahamud4548 ha keenine ka daa ana ka bilaabaya imikee😂
@hibowehliye1316
@hibowehliye1316 Жыл бұрын
Mahadsanid sakariye hyo qeyr badan allaha kusiiyo allaha kuxafido box ukunta waa 5$
@jamaalkayse68
@jamaalkayse68 Жыл бұрын
5.5 $ilaa 5$ hargasi ayuu kamarayaa wll sakariye insha'Allah waanu bilaabidonaa 2024 hadii Alle qadarro
@SOMSHE-di7hq7xt6f
@SOMSHE-di7hq7xt6f 9 ай бұрын
Mabilawde walal
@Ilhamhoussein-t9h
@Ilhamhoussein-t9h 14 күн бұрын
Anaga reer Djibouti wa 4$ oo ah 800fd sunduqa naloda ama ukuta sida somalida qaar ey u taqaano. Merciii
@sacaadaahmed
@sacaadaahmed Жыл бұрын
Masha allah wllo wax wanaagsan baad samaynaysaa dadka dhiiri galinaya wxn kaa cod san lahaa machinka Ice cream Roll in aad naga caawiso qaabki aan dalka ukeensan laha adoo midan sakariye ❤
@dhulgariir
@dhulgariir Жыл бұрын
Sheekhow somalidu kaluunkii bilaaashka ahaa ee diyaarka ahaa ayay soo guran waayeene ma digaag hawli galayso ayay ka shaqaysanayaan Somali waa dad daciif ah dalkooda wixii wanaagsanaa intay ka tageen ayay cunto china 🇨🇳 iyo Turkey 🇹🇷 iyo yaman lagu sameeyo oo sun ah ay soo iibsanayaan oo ay cunayaan Dadkani waa dad liita walee
@yusufmohd192
@yusufmohd192 Жыл бұрын
Ma liitaane wll wax walbo waxey ubaahanyihiin aqoon garasho iyo awood uu qofka ku wsameeyn karo soo ma ogid dalku bur buurey oo wax doontid sameyn karin ...... laga yaabee fikirka iney leyiin balse caqabadaha dalka awgeed in ay usameyn wayee
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Mashallah Mashallah runahanti wa arin aad ufican wa ganacsi fudud inshallah marka somaliya markan tago aya kaso dalba dona inshallah ukunta waxey kajogta 30 riyal sacudi wa qaali mahasanid walalkey jisakallah
@abeleli2651
@abeleli2651 Жыл бұрын
MashaAllah Waad baad umahadsantahay wll. Aad bay bulshadeenu ugu bahantahay digaag iyo sida loo dhaqo.
@Jamal00415
@Jamal00415 Жыл бұрын
Anaa iibiya ukunka dibada ka timaada 1 kartoon waa $50 ilaa $55 dollar halkii pcs na waa $5.75 30 mir
@buraale134
@buraale134 Жыл бұрын
Xagee joogta wll
@Jamal00415
@Jamal00415 Жыл бұрын
Mogadishu wall
@buraale134
@buraale134 Жыл бұрын
@@Jamal00415 adigu meel digaga lagu xanayeyo samay sxb faidada oo dhan qado maxa wadan kale uga keena
@CabdifataaxmaxamedmowlidHalgan
@CabdifataaxmaxamedmowlidHalgan Жыл бұрын
WLL lambarkaaga isii aniga digaag dhaqdee aan kaa iibshe 39
@MubaaRik1
@MubaaRik1 Жыл бұрын
War ninkaa la xidhiidh oo kala faaidaysta
@MohamedSuudani-ec9lo
@MohamedSuudani-ec9lo 6 ай бұрын
Waad ku mahadsantahy wll sida ugu Bidhamiso wax yaabaha Aysan kawar qabin. Iyo sida ugu jilcisey mashruuca.
@CabdifataxAxmed-m8y
@CabdifataxAxmed-m8y Жыл бұрын
Sakariye Walaal sidee shirkadaha. Looga iibsadaa beed bacrimis ah
@khadarfaarax2321
@khadarfaarax2321 Жыл бұрын
Waxan jogaa Borama Waa 5$
@abeleli2651
@abeleli2651 Жыл бұрын
Sikaloo badan oo loodhaqana waa jiraan oo kasii qayma jaban. wax yaalo badan oo xagaan lagu shaygay oo aad iska dhaafikartid baa jira oo aad wax kale aad isticmali kartid.
@FoziyoFalaawar
@FoziyoFalaawar 5 ай бұрын
wall haduu qarashku iguyaryahay imisa uguysr eeigufilan bils isojawaab mahadsanid❤❤❤❤❤❤
@xaajixasandigir273
@xaajixasandigir273 Ай бұрын
Maashaa allaahu mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ahlul-kheyr
@Ahlul-kheyr Жыл бұрын
Zakariyow ganacsatada soomalida wax badan weykaa faaiideen thank u
@robleba8311
@robleba8311 Жыл бұрын
Cadaado Galmudug State waxay kamaraysaa 5.5$ Wa yaab side muqdisho iyo hargaysa same price u nahay?
@nashaadmedia9691
@nashaadmedia9691 Жыл бұрын
Waad mahadsantahy walal I use the 🐣 chicken 🐓 and Mansha Allah I see good deals 🎉
@sowturahma1156
@sowturahma1156 Жыл бұрын
Wll ma wadaa ila iminka mxa ka faaiidey 😍
@mahadxaglexagle777
@mahadxaglexagle777 Жыл бұрын
Mashrucaan qofki u baahan la tallin buuxso aniga ayaa diya u ah Ahna Dr. Bartay xananada xoolaha qabiirna ku ah digaaga
@engineerzalmaan390
@engineerzalmaan390 Жыл бұрын
Intee kaga soo xariira
@SaabiriinDulqaad-dd3yw
@SaabiriinDulqaad-dd3yw Жыл бұрын
Intee kaa heleynaa masul
@alx6496
@alx6496 11 ай бұрын
Intee kala so xiriiraa
@elmimusa3630
@elmimusa3630 Жыл бұрын
Thanks brother Waan kaasoo dalban qalabkaa digaaga inshaAllah
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 5 ай бұрын
Manshalaah Wall ilaaheye ha Ka abaal mariyo
@Dharaar-f9f
@Dharaar-f9f Жыл бұрын
Waa rabaa fadlan ✔️ laakiin inaan kula hadlaan rabaa
@maracaddenews2375
@maracaddenews2375 Жыл бұрын
Ustaadi waxaan Joga baladweyn hal ka xabo ukunta ah waa .3 sodon senti 30 xabo waa sagaal dolar
@lailaismail1317
@lailaismail1317 Жыл бұрын
Sakariyow wll ka so hadal caafimadkisa qaar ba bakhtiyey intay keensaden dad somali ah marka cafimadkeda iyo cudurkeda ka so hadal bahasha iyo sida ay dhakhtar ugu baahantahay
@farhiawarsamealiasc9520
@farhiawarsamealiasc9520 Жыл бұрын
Asc eeddo waad mahadsantahay Waan u soo sitsar garoobayaa inshaa allaah Mahadsanid
@cabdisamadcaruso5242
@cabdisamadcaruso5242 Жыл бұрын
5.5$ weye wll sakariye insha alllah waxan isku dayayaa in aan bilaabo sanadka cusub waxan donaya wll inaad iishegto hadaan kaligay bilaabo kwrn qarashku muu igu badanaya from hargeysa
@Kaapesaciid444
@Kaapesaciid444 3 ай бұрын
Ma bilowday walaal
@xaajixasandigir273
@xaajixasandigir273 10 ай бұрын
1200 Faran jabuuti 7 5 dollar todobo dollar iyo bar doolar
@c.dulahicabdishuceyb867
@c.dulahicabdishuceyb867 Жыл бұрын
Wll zakariyo box egg ahi mogadisho waxaa jirta an ogahay jaamacad zamzam la yiraahdo gada poultry leh Waxay box waxay gadaa 4$ ilaa 3.5
@khadigiamohamud9938
@khadigiamohamud9938 Жыл бұрын
Meqo xabo Box wax noqonkara 4, 6, 10, 30, ukun ku jirikara . Wa halka joogno UK
@khadigiamohamud9938
@khadigiamohamud9938 Жыл бұрын
Somalia 1 Hal Hal uu gataan
@hirsijamac9781
@hirsijamac9781 6 ай бұрын
Sakarye Howsha Waxey u baahantay Aqoon Waana xirfad barasho U baahan Adigu se mahadsanid
@engineerzalmaan390
@engineerzalmaan390 Жыл бұрын
Lkn wll qaabkee ugataa ina gataa rabaa oo igarab qabatid
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Halkan nagala soo xidhiidh ☎️WhatsApp :wa.me/message/VONE72HUQTIKA1
@waheliye44
@waheliye44 Жыл бұрын
Keep going bro from.Cardiff
@sharmarkemawlid3003
@sharmarkemawlid3003 Жыл бұрын
Mishiinku ma laydh u baahanyahay (electricity).
@siciidwarsame4574
@siciidwarsame4574 5 ай бұрын
Wax wangsan ayad gudbinysa masha Allah hore usoco bro
@idrisali212
@idrisali212 Жыл бұрын
Mahadsanid bror
@BaxsharGureys
@BaxsharGureys Жыл бұрын
Dhamaan qalabyadaa oo dhan wn ubaahanahay qalabka wax laguridqo oodhan iyo kuwa naalada kiciyaba cheken federal ahba
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Жыл бұрын
Mahadsanid saaxiib
@yahyeabdi1374
@yahyeabdi1374 4 ай бұрын
Thanks ❤👍
@daadir3042
@daadir3042 Жыл бұрын
Ustad kuliyada waxan baratay xananaada xoolaha aniga waxaan u baahanahay incubator ka iyo brooderka waa meeqo mid yar oo fudud ayaan doonayaaaa
@Funytv1234
@Funytv1234 Жыл бұрын
Aad baan udanenayaa inaan sameysto beer digaga waan heystaa dhul banaan iyo lacag intaba lkn waxan isleyahay bal marka hore baro qaabka loo daweyo digaga
@mohamedabdirahmanmohamud1313
@mohamedabdirahmanmohamud1313 Жыл бұрын
Nio sakariye sxbow mashruucan aad buu u wacanyahy lkn hal cilad baa dalka ka jirta gaar ahaan muqdisho oo ah in qof mashiinka yaqaana uusan jirin Marka dad mashruuca sifiican uaqaana nagu xir fadlan
@Mahdiibnomahamod
@Mahdiibnomahamod Жыл бұрын
Nio jahli baa kuhaaya anigoo Kenya joogo ayaa og in Turkiga muqdisho kafuray Mel lagu barto xanaaneenta digaaga hadey daawo noqoto ama eey noqoto si kale ee Tikto kuqor dhaqashada digaaga video yada daawo adaa meel kutoosi doontaaye wll
@nadiifomaxamuud9048
@nadiifomaxamuud9048 6 ай бұрын
​@@Mahdiibnomahamod wll wan waye cinwaanka turkida e leyihin ma heysa
@JumeeraMuxumed-qn4rd
@JumeeraMuxumed-qn4rd 6 ай бұрын
Masha allaah walal xage nabarka
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Жыл бұрын
Wacaleykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu. Allahumma salli wasalim wabaarik calaa sayidnaa Muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam. Ilaahay ha u gargaaro walaaleheena Falastiin. Aamiin Aamiin
@rodaegeh1079
@rodaegeh1079 23 күн бұрын
Asc buuga xagee ka helaa please
@bisharom8560
@bisharom8560 5 ай бұрын
Mashaalah Zakaria walalo Xage kalasoxirira
@CaliHoosyare-r9y
@CaliHoosyare-r9y 4 ай бұрын
Masha allah
@DaudOmar-g4x
@DaudOmar-g4x 8 ай бұрын
Sweden ayaa n jogaa waa 80kr 0o u dhiganta 7.5 $
@alicusman6782
@alicusman6782 5 ай бұрын
Zakaria bro waxan raaba innan malgashado greenhouse lakin berraha waxba kama garanayo. Taalo maad igasini
@nimomahamed4037
@nimomahamed4037 9 ай бұрын
Asc wll su aalayaan qabaa ee halkekalasoxidhikara
@rukiyaabdi9787
@rukiyaabdi9787 Жыл бұрын
Asc anìga waxaan joogaa South africa ukunta 30 xabbo waa R 70 oo u dhiganta 4 dollar qiyaastii
@MuktarAliKanu
@MuktarAliKanu Жыл бұрын
Mahadsanid wll Pdf kaa waan iibsaday waana Useful, Lkn waxan rabay in aad soo samayso ilsido kale Bigger poultry Farm, si aan cid maal gashata ula raadsatoraadsato Tusaalr ahaan 1000 ilaa kun digaagadood oo DAY 1 ah lagu bilaabayo Mahadsanid
@husienaadan401
@husienaadan401 Жыл бұрын
Sxp mukhtar dan ayaa ka leheyy xagee ka soo xiriira
@Cadceed23
@Cadceed23 Жыл бұрын
Ustad Book ga Muqdisho meelaha laga heli karo ii sheeg.
@yusufabas4506
@yusufabas4506 Жыл бұрын
Asc walaal?waxaan jooha marka wacuu jooga 4folar 1ki karton.
@hawaali5313
@hawaali5313 Жыл бұрын
Asc anigu halka aan joogo waxay ka jogata R 60 oo u dhiganaya $3 🇸🇴🇸🇴🇿🇦🇿🇦
@xusuusoallah3048
@xusuusoallah3048 9 ай бұрын
Waa xaggee meeshaad jògto walal
@hamzamahamed2419
@hamzamahamed2419 3 ай бұрын
Waxan joga Ethiopia Aniga aya poultry farm leh xabadi wa 12 birr
@asadahmet
@asadahmet Жыл бұрын
Italy,gar ahaan Lombardia 30,ukun waxa la gadaa 5.00€
@mohamedsayid2899
@mohamedsayid2899 Жыл бұрын
zakariyow digaga sheektay cuntadiida dalka ma yaalan
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Mansha allah
@mohamedadan511
@mohamedadan511 Жыл бұрын
Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️
@mohameddahir2137
@mohameddahir2137 7 ай бұрын
Asc barnaamishkan waan rabaa mashiimaha iyo qalabka lagu hanayo iyo latalin waxaan rabaa inaan kula sooxariiro mahadsanid
@saafi1302
@saafi1302 Жыл бұрын
Waa fikrada kaliyee cid ku baraaruga lawaayey hilibka dilaaga ukunta labadaba waa in la helo dad farsameeya
@nuroducale7302
@nuroducale7302 Жыл бұрын
Masha allah waa mahadsantahay.
@ramagmedia
@ramagmedia Жыл бұрын
Waxaa ay ka maraysaa 6 dollar
@abdirisaqalimohamed1087
@abdirisaqalimohamed1087 Жыл бұрын
Waxan joogaa kuwait, box-ka 30xabo ee beedka ah waxay ka joogtaa $3
@Engabdullahi-mq8cq
@Engabdullahi-mq8cq Жыл бұрын
Somalia waa lamid 30 xabo waa 3 dollar
@HamidaKhatun-nw2lp
@HamidaKhatun-nw2lp Жыл бұрын
Walal Kuwait sidee laguimadaa qaxooti ma qaabishaa mise passport somali aakujoogtaa
@kadanali-oc6qp
@kadanali-oc6qp Жыл бұрын
Asc wl wadankeenu waa dhul balasdhan oon wali dhismayal badan lahayn ee dadka caafimad xumo haw horseedinee mashiinada inaga daayoo beed dabiiciya oo digag doog cunay dhaleenbaa ah caafimad ee dadka ka daaya tayo la,aanza wa dad aan dhakhaatiir haysan kaliya waxay nu ku cafimad qabnaa waa cuntada tayada leh ee dabiiciga ah Nabadeey.
@abshirbarreuser-vw1bm1sz3m
@abshirbarreuser-vw1bm1sz3m Жыл бұрын
Shp sakariye waxaan joogaa gorowe 1 box ama 30 xabo waxaan siiyaa waa $5
@BaxsharGureys
@BaxsharGureys Жыл бұрын
Waad mahadsantahay zakariye anigu leeyahay 238 xabdood oodigaaga qalabyadan oo dhan wan ubaahanahay sideen kuheli karaa
@AxmadYasin-l6e
@AxmadYasin-l6e 2 ай бұрын
Xgee ku joyaaan wll
@nurko7988
@nurko7988 Жыл бұрын
Kabridahar,somali region, ethiopia. 6$
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 Жыл бұрын
Waxa laga siiya hargeisa keeska 5$
@RaxmoMaxamad-i4m
@RaxmoMaxamad-i4m 3 ай бұрын
Wll buugu waa meeqo?xagaana laga helaa
@sakariyesaleban695
@sakariyesaleban695 Ай бұрын
Digaaga dalkeenu beed kooda kawaran xaga iibkiisa
@JumeeraMuxumed-qn4rd
@JumeeraMuxumed-qn4rd 5 ай бұрын
Masha allaah wll
@husienaadan401
@husienaadan401 Жыл бұрын
Ustaadow waxaan aan ku weydinayaa weelka rashinka lagu shubo Mogadishu xagee lagu helaa
@samadorco1925
@samadorco1925 Жыл бұрын
wll mashiinka oo soolar miyaa heli karaynaa? hadii uu laheli karayo kaladuwanaansho ma u dhaxay dhinac sicirka?
@sahalweyrax9944
@sahalweyrax9944 10 ай бұрын
Ustaad Soo lagama wanaagsano inaad Ii geeso Taladaada Iyo Wax qabadka Aad bulshadaada Ugu Faaideen Laheyd
@mubamubanen8562
@mubamubanen8562 11 ай бұрын
Asc www eebow cade muse waa laguu fiican yahay alxmdulilaahi aniga buuga ayaan rabaa inaan iibsado waa imisa
@jamaaltalosame789
@jamaaltalosame789 Жыл бұрын
From burco saxiib sakariye keeskii waa 5$
@caliyaxyegasli
@caliyaxyegasli Жыл бұрын
4.5 ugu yaraan muqdhisho
@osmankhalifsheikhh1609
@osmankhalifsheikhh1609 6 ай бұрын
Asc Zakaria buga digaaga malaga heli kara Nairobi Kenya
@Cj.efootball2024
@Cj.efootball2024 Жыл бұрын
Waa megaa qalabka sxb zakariyi
@abdiadam1322
@abdiadam1322 Жыл бұрын
Walal Sakariye ma ìi sodirikarta telefonkaga si an information dheerad ah uheli
@bokaahmed5887
@bokaahmed5887 Жыл бұрын
Kenya iyo UGANDA ..WAa raqiis runti $3.5
@aminajibril1031
@aminajibril1031 7 ай бұрын
Waxa laga siiyalixi 6 doolar
@andariya4616
@andariya4616 Жыл бұрын
Waxaan jogaa Hargeisa kees beedka wuxuu Marya 5 dolar
@SamiixaAlwaani
@SamiixaAlwaani Жыл бұрын
Afar dolar iyo bar❤
@batuulaIsxaaqcali
@batuulaIsxaaqcali 6 ай бұрын
Sxb sare a iga waxa jogaa baydhaba bokiska ukunta wa 6$
@cqaniahmed2340
@cqaniahmed2340 Жыл бұрын
Wan ka ganacsada jumlada wa $4 tafariiqdana wa $5.5
@sahankaciyaaraha
@sahankaciyaaraha Жыл бұрын
Comment iga ugu horeeyay 😊 saan usugaaye lee muuqaalkaan
@MustaqbalWanagsanchannel
@MustaqbalWanagsanchannel Жыл бұрын
Masha alah ❤
@Eng-Yacqub
@Eng-Yacqub 5 ай бұрын
4.5$ Mogadisho Somalia
@oloo9207
@oloo9207 Жыл бұрын
Zakariye walaal kenya sidee lagu keeni karaa Kenya
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Walal diyaarad iyo markab waalaku keeni karaa Kenya
@mohaguntade
@mohaguntade 7 ай бұрын
Asc sxb waxan rabaa inaad talo fcn iga siisid mashruucan digaaga, lambarkaga whatsapp isodir agaasime.
@AbdinorMohamedIsmail
@AbdinorMohamedIsmail 10 ай бұрын
ASC Zakaiye sxb waxan joga Mogadishu 30xabo pocket waa 5 $ (dollar) thanks
@filmkoobe4200
@filmkoobe4200 Жыл бұрын
Fertile egg inte laga helayaa wll
@AyaanCilmi
@AyaanCilmi Жыл бұрын
Saddex uero ustari ayaan joogaa
@farhiyoaliwarsame3695
@farhiyoaliwarsame3695 Жыл бұрын
Waad mahadsantahay walaalkeey ❤waa rabaa
@NuurHassen-vo1wr
@NuurHassen-vo1wr 7 ай бұрын
Wllo Ethiopia ayaan joga ee hawsha maad ila gali karta
@farhiyoaliwarsame3695
@farhiyoaliwarsame3695 7 ай бұрын
@@NuurHassen-vo1wr reer ithopia ma ihi lkiin miyaay kuu bilaaban tahay adiga
@Abdi-azisDayib
@Abdi-azisDayib 4 ай бұрын
walal wan ubahanay ee xageen ka hela lanbarkaga iso sheeg aad ayaan urabaaye
@MaryanAxmed-lq5xr
@MaryanAxmed-lq5xr 8 ай бұрын
Markii hore waxaa la siisabaayey 4 hadana waa 6 dolar waxaan joogaa magalada beydhawo janaay
@ahmedmahmud5488
@ahmedmahmud5488 10 ай бұрын
A. S. C walallkey waan ku salamay magacayga waa deeq walal xage lagala soo xiriraa dorada waan dhaqda lakin wan ku wareersanahay bro
QAABKA LOO DIYAARIYO CALAFKA DIGAAGA
9:20
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 27 М.
GANACSI LACAGO YAR KU BILOW - STREET FOOD BUSINESS
9:07
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 29 М.
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Sidee u hili kartaa digaag ama dooro adoo dalka joogtid
9:55
Dr Mohamed Nana
Рет қаралды 7 М.
QIIMASHAYA QALABKA DIGAAGA
14:16
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 54 М.
Sida Loo Beero Naac Naaca #Macalin #Bocoreey
9:47
Macalin Bocoreey
Рет қаралды 6 М.
Sidee loo bilaabi karaa mashruuc lacag la'aan - Hamse Habiib
6:18
Razeen Training Center
Рет қаралды 40 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 111 М.
Poulry Production Episode 1
10:44
PARO Orgnization
Рет қаралды 3,9 М.
MASHRUUCA SINSINTA OGAADA - SOMALI SESAME INDUSTRY IS $300 MILLION
9:53
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 44 М.
SIDA LOO BILAABO MASHRUUC DIGAAG
11:37
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 61 М.