GANACSIYADA AAN HIRGELINAY IYO 2 QODOB OO FIGRAD GANACSI LAGU HELO!

  Рет қаралды 13,408

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya Ganacsiyo aan la hirgelinay Macaamiisha Suuqaturkiga sidoo kale 2 Qodob oo aad muhiim ugu ah inuu ka jawaabo qofkasta oo Ganacsi bilaabaya aan hordhaca Muuqaalka ku sharaxayaa.
00:00 Horudhac
01:01 Qodobka 1aad
03:56 Qodobkba 2aad
04:58 Ganacsiyada Hirgeliyay

Пікірлер: 63
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 6 ай бұрын
Fadlan Like Saar 👍🏽 04:48 👈🏼 GANASCSIYADA AAN HIRGELINAY
@hassani5y276
@hassani5y276 6 ай бұрын
xaggee lagaa la soo xiriiri karaa ustaad?
@Laki2017
@Laki2017 6 ай бұрын
Walaalo number Jakaga wu iso gali waye malin dhaweed waxaan rabay ganacsi
@CabdirahmanCiise
@CabdirahmanCiise 6 ай бұрын
Whatsapp number boo sheeg please adiga ooo mahadsan
@shukriahmed3161
@shukriahmed3161 6 ай бұрын
Wll halke lagala soxiriri kara?
@kamaalcweli1445
@kamaalcweli1445 6 ай бұрын
Asc wll su,aal ayaan qabaa oo talo ku saabsan qof dhalin yaro ah oo 3k oo doolar haysta ganacsi noocee ah ayaad kula talin lahayd
@engmukhtaar4442
@engmukhtaar4442 6 ай бұрын
Run ahaantii sakeriye waxaad tahay wiil maskax wanaagsan oo dhalinta soomaliyeed ka caawiyey xaga ganacsiga Alle khayr haku siiyee
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 5 ай бұрын
Maasha alaah udhaha ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله
@Amirab-FamilyChannel
@Amirab-FamilyChannel 4 ай бұрын
Masha Allah. Shukran walalo. I came across your youtube accidentally, but so far it's the best and I ahve learned alot from your educative message we need as somali community. Jazakallah
@siciidwarsame4574
@siciidwarsame4574 Ай бұрын
Shaqo wacan ayad haysa bro hore usoco
@HassanAbiib
@HassanAbiib 6 ай бұрын
Waad mahadsan tahay Sakariye walaal ee aan lacag iyo fikir ganacsi aan helo wan kulaso xidhiidhi insha Allaah.
@Safaricom_
@Safaricom_ 6 ай бұрын
0:20 very valid question.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 6 ай бұрын
Well done 👍🏽
@cabdinuurmaxamuud1005
@cabdinuurmaxamuud1005 6 ай бұрын
Waad mahadsantahay sxb arrin wanaagsan ayaad haysaa noo soo badi fikradahaa ganacsi
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 6 ай бұрын
Adaa mudan inshaAllah walal
@user-rc8ug3xi7l
@user-rc8ug3xi7l 6 ай бұрын
Wall zakariye dharka ciyaalka jumlo turkey lacag intee le'eg aya lagu bilaabi karaa adigo mahadsan
@omarnuh
@omarnuh 6 ай бұрын
MashaAllah Tabarakallah Sallallahu Alaihi Wasallam
@makohersi5856
@makohersi5856 6 ай бұрын
Maasha Allaah Kheyr allaha ku siiyo himiladaada wanaagsan
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 6 ай бұрын
Mahadsanid
@nimcuushjamac270
@nimcuushjamac270 6 ай бұрын
Masha Allah
@Muuqaalkandhugo2024
@Muuqaalkandhugo2024 6 ай бұрын
Maasha allah
@hawosheik3670
@hawosheik3670 6 ай бұрын
Maashaa Allaah
@saalahmohamad7445
@saalahmohamad7445 6 ай бұрын
baarakallah fiik
@waheliye44
@waheliye44 6 ай бұрын
keep going bro from cardiff
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 6 ай бұрын
Thanks Weheliye 👏
@user-df6tq2fe6w
@user-df6tq2fe6w 6 ай бұрын
Mnshallh zakariye wa dadashay
@faaido1217
@faaido1217 6 ай бұрын
Allah Hakaa abaalmariyo Wll dadaalkaad iyo talada aad umada u huraysid
@fadma638
@fadma638 6 ай бұрын
Mashllah Jzkllah kheyr
@Jamal-bs8rg
@Jamal-bs8rg 6 ай бұрын
M.a very well may Allah bless you pro🙏
@user-xt6dp4iz6s
@user-xt6dp4iz6s 6 ай бұрын
Mansha allah waa fikar wanaagsan
@ahmedd9046
@ahmedd9046 6 ай бұрын
Dr.waan ku mahad santahay.juhdigaaga.
@user-or8wl1ch6i
@user-or8wl1ch6i 6 ай бұрын
Wll labarkadu medee
@mubamubanen8562
@mubamubanen8562 6 ай бұрын
Asc www eebow sh Ahmed Waa looga horeeyey xawaaladda
@xaajixasandigir273
@xaajixasandigir273 6 ай бұрын
Maashaa allaahu mahadsanid
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 6 ай бұрын
Adaa mudan walal in badan
@ibrahimjibrile9606
@ibrahimjibrile9606 6 ай бұрын
Thanks 🎉🎉
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 6 ай бұрын
You most welcome Ibrahim
@maslemedia
@maslemedia 6 ай бұрын
M.a walalkey ❤
@ayosfaosman2125
@ayosfaosman2125 6 ай бұрын
Jabuti ayaan jooga machine steaker sameeya fadlan iso eeg ama lambar aan kaalaso xidhiido iso qor
@Adahab-313
@Adahab-313 6 ай бұрын
Waad mahadsan tahay sxb
@zakarieosmanadow976
@zakarieosmanadow976 6 ай бұрын
Fikrad Dheh/// Ha Dhihin Figrad
@farhiyamahamad5282
@farhiyamahamad5282 6 ай бұрын
Kuwa dharka wallalo makinadaha fududeeya kahadal
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 6 ай бұрын
1ninka u gutaajirsan Somali sh.axmadnuur 1kow 1bilyan iyo nus waaye
@Yoolskills
@Yoolskills 6 ай бұрын
Ustaad sakariyeh Mahadsanid marka hore . Marlabaadka Haddi Farriintaydani kusoo Gaadho oo aad Akhrido waxan Kaa Codsaneyna inad Nala soo Wadaagto FikradaHa Agency-da iyo sida ay u shaqeyan iyo Sida Loo maalgashto. Mahadsanid ustaad ugu danbeyntii.
@Yassalam697
@Yassalam697 6 ай бұрын
Aar zxp macallin c/salaan ma walaal baad tihiin
@XidigahaOfficial
@XidigahaOfficial 6 ай бұрын
Walal makinada saliida rabay
@user-kg2mv2jl3l
@user-kg2mv2jl3l 6 ай бұрын
Ciwaan onlayn ah
@barreaxmed5304
@barreaxmed5304 6 ай бұрын
Haddii aad u baahantahay aluminium, pvc processing, cutting and welding machines ilasoo xiriir am working turkish factory that produces these machines as an electrical engineer waan ku caawin si free ah
@Maskaxkoriye
@Maskaxkoriye 6 ай бұрын
TradeBot
@caydaruusjaamac9400
@caydaruusjaamac9400 6 ай бұрын
Oo miyaanu dahabshiil ugu horaynin xawaaladaaha somalida
@CabdirahmanCiise
@CabdirahmanCiise 6 ай бұрын
Walla waad mahadsan tagay number kaaga sideen ku heli karnaa
@sahalfarahduale1603
@sahalfarahduale1603 6 ай бұрын
Sakariye sxb Mala helaya forno aan koronto ku shaqayn oo gaas ku shaqaysa Mala helyaa
@user-vw8qq3xe6j
@user-vw8qq3xe6j 2 ай бұрын
Waqooyiga dahab,shiil baa ka shaqaynayey
@Maskaxkoriye
@Maskaxkoriye 6 ай бұрын
Tradebot
@yasinbaka9746
@yasinbaka9746 6 ай бұрын
qofkii rabo quraanka inuu ku barto online isoo qabo
@ayaanduran7854
@ayaanduran7854 6 ай бұрын
Sekeiye waxan raaba mashiin please xagee kala soo hadla
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 6 ай бұрын
Walal ganacsi 1000 dollar lagu bilawi kara Nairobi inosheg fadlan
@mahamedkhaliif2479
@mahamedkhaliif2479 6 ай бұрын
Waxaan rabaa mashiinta ceelalka qoda lacgta waa imisa
@user-kg2mv2jl3l
@user-kg2mv2jl3l 6 ай бұрын
Ma iga caawinkaraa ciwaan
@farhiyamahamad5282
@farhiyamahamad5282 6 ай бұрын
Wallal mar ka hadal qabka logu ganacsado dharka sida dharka at adiga sameykartid sida dharka ja iska ah o badana laga don't jiinaha
@Maskaxkoriye
@Maskaxkoriye 6 ай бұрын
Tradebot muqaal kasoo samee ma scamer miyaa mise waa caadi ustaad
@Maskaxkoriye
@Maskaxkoriye 6 ай бұрын
Tradebot
@Maskaxkoriye
@Maskaxkoriye 6 ай бұрын
Tradebot
GANACSIGA  XOOLAHA OO CASRI AH. MILK MACHINE N YOGURT MACHINE
12:29
4 Shuruud Inta Aadan Noqon Freelancer
11:23
Gelle Bashir
Рет қаралды 9 М.
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 17 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 91 М.
3 GANACSI WARSHADOOD ILA DAAWO ( REACTING 3 SOMALI BUSINESSES )
12:34
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 43 М.
WERSHADA ROODHI KU BILOW 4 MASHIIN 🥖🍞
9:56
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 47 М.
2 GANACSI OO MALAYSIA AAN KU ARKAY - Two Small Business idea in Malaysia
8:20
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 21 М.
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 52 М.
FIGRAD GANACSI OO 2024 BILAABI KARTID
9:34
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 18 М.
SIDEE ALIBABA ALAAB LOOGA  IIBSADAA ADOO WADANKA JOOGO
19:49
Gelle Bashir
Рет қаралды 92 М.
25 MASHIIN AAD LACAG KU SAMAYN KARTAAN ( SHAQO ABUUR )
10:24
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 48 М.
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН