25 MASHIIN AAD LACAG KU SAMAYN KARTAAN ( SHAQO ABUUR )

  Рет қаралды 47,974

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Жыл бұрын

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya 5 Mashiin oo xul ah aad ku shaqaysan kartaan ama Ganacsan kartaan. Waxaa jira 20 kale aan Muuqaalka ku xusin oo PDF aan ku diyaariyay.
Kasoo dalbo 00905528257930. Ama lifaaqa hoose ka gado.
Ka Iibso PDF ka 👉 payhip.com/b/vLIBA
☎️ WhatsApp :wa.me/message/VONE72HUQTIKA1
Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool

Пікірлер: 157
@saraawarsame8338
@saraawarsame8338 Жыл бұрын
Shaqo xalaala iigu soo duceeya walalyalow❤illahow faraj khayr qaba amiin
@ogaanshochannel4255
@ogaanshochannel4255 Жыл бұрын
Allaha kuu sahlo
@saraawarsame8338
@saraawarsame8338 Жыл бұрын
@@ogaanshochannel4255 amiin walal mahadsanid
@umusumaya8186
@umusumaya8186 Жыл бұрын
Allha.kuusahlo
@umusumaya8186
@umusumaya8186 Жыл бұрын
Ana.iisoducay
@saraawarsame8338
@saraawarsame8338 Жыл бұрын
@@umusumaya8186 amiin walal thanks wax kastoo wanaagsan aad jeceshahay allah swt hakugu arsaaqo walal shar dhamaantiisna alle wayne hakaahayo amiin
@ND-ln1hi
@ND-ln1hi Жыл бұрын
Zakariye, ilaahay ha ku xifdiyo. Waxaad dhalinta u tahay hormuud. 10 wiil adigoo kale ah Somali wax badan ayay ka bedeli lahaayeen. YOU DESERVE MY SUBSCRIPTION. "Keep up the hood work".👍
@M_OSMANI
@M_OSMANI Жыл бұрын
Wall art mechine Ac filling machine Dry food grinder
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Masha Allah waxaa tahay walaal dadka soomaaliyed siday u shaqaysan lahayen بركلاه فيكم.
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 Жыл бұрын
Somalidu maskaxiidooda waxay ku fiikareaya Qaadka iyo muurqaana iyo balwaado .. markan ku arkoo waan ku faraxaa muqulad Dhaxalagalkaaha ee aad soo sareisid 🎉 good jobe
@saidabtiile113
@saidabtiile113 Жыл бұрын
Maasha allaal Wax badan ayaad u qabatay ummadda somaliyeed Waad dadaashay
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 Жыл бұрын
Maasha"Allaah Tabaarakallaah Allaah Yaxfidaka Jazaakallaah kheyran
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb Жыл бұрын
Mansha allah wllo waxad tahay goflagu fano waxyalahas oo dhan waynu u bahanahay waad mahad santahay sidas noo dhiirigeli
@mohamedradwan6798
@mohamedradwan6798 Жыл бұрын
Asc wll zakariye Abdullahi Ali I'm first commentaire for youtube channels I'm from djibouti 🇩🇯
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Bravo 👏
@hoygaguusha1835
@hoygaguusha1835 Жыл бұрын
Chanellska aan ugu jeclahay masha Allah hore usoco wll
@cdn3992
@cdn3992 11 ай бұрын
Aad ayaad u mahadsantahay sakariye insha Allah inaan kulasooxidhiidho ayaan rajaynayaa
@ismaaciilcali6589
@ismaaciilcali6589 Жыл бұрын
Ilaahay jannada hakugu casuumo walaal shakhsi nassab ah baatahay.
@XamdiBoore-de3un
@XamdiBoore-de3un Жыл бұрын
Masha Allah
@abdalemohamed7342
@abdalemohamed7342 Жыл бұрын
Masha allh
@saalimqalinle5466
@saalimqalinle5466 Жыл бұрын
Qofki kowad Ayaan noqday aad ayaa umahadsanthy fikradaha waa Lakala iibsada lkn waa noo hiilisay jazaklah kheyran wll zakariye mudo 5 sano ima dhaafin vedio aad soo galisay
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Mahadsanid walal soo dhowow
@najamanalka4600
@najamanalka4600 Жыл бұрын
maasha alaah
@mohamedadan511
@mohamedadan511 Жыл бұрын
Masha Allah waxa tahay the one and only person who give me hope and future 🙏 ❤️
@OgaalkaSirta
@OgaalkaSirta Жыл бұрын
Tank you
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Жыл бұрын
Mahadsanid mashinka cuntada ayaa u baahanahay waa soo Taliban doonaa Insha Allah
@hawosheik3670
@hawosheik3670 Жыл бұрын
Maashaa Allaah
@fahadmuhudiin6790
@fahadmuhudiin6790 Жыл бұрын
Thanks
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Жыл бұрын
Mashalaaah jazakalahu qeyran
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Wa iyaaki walal
@abdiqanijeyte3228
@abdiqanijeyte3228 Жыл бұрын
Mahadsnid sxb waxa qeyb ka tahay channelska aan ugu jeclahay asbuuci 2 illaa 3 jeer waku soo booqda mar dhow aya furan rabaa ganacsi cusub thnks waa iga caawin donta insha allah
@bahzaneahmeth
@bahzaneahmeth Жыл бұрын
Wallahi waan jeclaana lahaa inaan iibsado intaa kle lakiin ma awoodo ....🥺
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Masha Allah , walal waxad u Qalanta 1million subscribe wxd mar walba Noo soo gud bisaa wax umada Anfacaya , xaga yutubarska kale Malayacni umada u soo Gud biyan Oo huu haaya, mahad sanid.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Mahadsanid walal Jimce wanaagsan
@malabey197
@malabey197 7 ай бұрын
​@@ZakariyeCaawiyeMashinka Xawaashkaa qalalan sameeya xagee ka heli karaa walal
@muraadcadde.
@muraadcadde. Жыл бұрын
Sekeriyow wllo xge lagala xiriiri karaa qofkii talo kaa rabaa
@axmedsaalah4338
@axmedsaalah4338 Жыл бұрын
Aad baad umahadsantahay wll sakariye جزاكم الله خيرا
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Wa iyaak walal
@khalidsillah4525
@khalidsillah4525 Жыл бұрын
Likta waan saaray horey usoco
@abdullahimohamed5177
@abdullahimohamed5177 8 ай бұрын
mashaa allaah
@muhamed7589
@muhamed7589 Жыл бұрын
Wll saamiyada shirkadaha soomalida xilliyada lafuro iisheg adoo mahadsan
@omaryare6586
@omaryare6586 Жыл бұрын
Waa ku mahadsantahay halkee la idin kala soo xariiraa
@imamushaficisecondary1285
@imamushaficisecondary1285 Жыл бұрын
Ac fillng machine waa imisa ka ugu jaban
@suwyeda6981
@suwyeda6981 Жыл бұрын
Aaad u mahsntahay wall
@abdullahimusealsow8259
@abdullahimusealsow8259 Жыл бұрын
Matorka doonta bada so raadi wlle
@yuusufibraahim3631
@yuusufibraahim3631 Жыл бұрын
Dhalanyaro isooduceeya shaqo fiican
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 Жыл бұрын
Waa imisa mishiinadu wallo
@ramadanxusen5300
@ramadanxusen5300 5 ай бұрын
Sxb sakariye alha ku xifdiyo wlhy waxaysan madaxda dalka aysan ku tarin baad dhalinta ku taraysa
@user-kg2mv2jl3l
@user-kg2mv2jl3l 6 ай бұрын
Walaal
@OgaalkaSirta
@OgaalkaSirta Жыл бұрын
How to start Recruiting employment agency please get me answer
@basheguled8692
@basheguled8692 Жыл бұрын
Acw zakariye aad ayaan kaaga mahad celinayaa dadaalkaaga runtii wax badan ayaad noo faa,iidaysay xageen ka dalbadaa PDFKA
@mahamudh6983
@mahamudh6983 6 ай бұрын
Mahad kaa gaysan ustaad
@mohaofficialvideos988
@mohaofficialvideos988 Жыл бұрын
Mashinta AC wa isticmaalaay, waa mashine ficn
@im7somali
@im7somali Жыл бұрын
Guuleeyso wll 💯
@ridwaanxasan7207
@ridwaanxasan7207 Жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Adaa mudan walal
@Ciyaalka
@Ciyaalka Жыл бұрын
Sakariye zxp adiga iyo team kaagu waxaad samaysaan shirkad cargo oo Dubai iyo turki alaabta dadka uga soo iibisa because kuwa jiraa aad ayay qaali u yihiin, shayga wixii lagaa soosiiyay wax ku dhow ama le'eg ayay ku odhanayaan.
@khadrakahin6394
@khadrakahin6394 Жыл бұрын
5% man Dubai qadan
@user-kg2mv2jl3l
@user-kg2mv2jl3l 6 ай бұрын
Xageeen kugula soo xidhiidh
@ayaanlemaxamuud5720
@ayaanlemaxamuud5720 Жыл бұрын
Sakariye wll dhusmareb Ac 15 ama 20 waye 🎉
@IsmaaciilCisman
@IsmaaciilCisman Жыл бұрын
Qiima iisoo sheeg
@mataliyow9004
@mataliyow9004 5 ай бұрын
Asc bro Zakaria. Fadlan walaalo waxaan kaa codsan lahaa meel aan kaala soo xiriiri karo adigoo iga raali ah .thanks
@amatarahmaancraxmaan5597
@amatarahmaancraxmaan5597 4 ай бұрын
Azc wall xagen kala soo xiriraa
@libanmuse-we7ru
@libanmuse-we7ru Жыл бұрын
somali qadim Tv
@ahmedabdihussain8788
@ahmedabdihussain8788 Жыл бұрын
Waan ka shaqay Ac
@cabdinuurcabdulqaadir7091
@cabdinuurcabdulqaadir7091 Жыл бұрын
Sxbow iyaga dhan soo shrrg si aan waxbadan uga sii ogaano
@maulidmusa3114
@maulidmusa3114 Жыл бұрын
Asc walaal zakariye aadbaan kaga mahad celinayaa .
@hamzehassan2141
@hamzehassan2141 9 ай бұрын
mahadsanid lkn halken kahela buuga fadlan
@shamsudiin6500
@shamsudiin6500 Жыл бұрын
Me iga dhig free ustaad
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq Жыл бұрын
Asc wllo anigu Qalab kale ayaan unbaaahanahay Ee xageed kaala soo Xidhiidhi karaa
@SaruurBudul
@SaruurBudul Жыл бұрын
Mashiinka A/C ayaan u baahnahay faahfaahintiisa hadaad helayso
@OgaalkaSirta
@OgaalkaSirta Жыл бұрын
Zakariye abowe sida loo bilawi lahaa Recruiting employment agency maad kaso jawaabd
@c.raxmanm.c.qadircumardrma2231
@c.raxmanm.c.qadircumardrma2231 Жыл бұрын
Aad baan kugu xiranahay waliba gambalaylka ayaa igufuran page kaaga allaha kuxafido sxb waxbadan Wan ka fa iday
@nabadaaali1319
@nabadaaali1319 Жыл бұрын
Ado mahad san dharka hudheyda turkiga malaga hela hadi laga helo iso ogow I qimaha iyo qimaha lugu keni karo south Africa 🤝
@zidikmohamed6205
@zidikmohamed6205 Жыл бұрын
India maka soo diraa
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 Жыл бұрын
Oday zakariye Abdale Alle haku barakeeyo Wll big respect my brother allaya cisak
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Aamiin walal dhamaanteenba InshaAllah
@Mohameddabiib
@Mohameddabiib 24 күн бұрын
Ac Asc zakariye abdullahi wan waxaan ubahnaa wall priner mach ka inaad faafaahin iga siisaan jecalaa tolow saan kuu heli karaan adoo mahdsan abdullaahi
@maxamuudcabditabatabood4456
@maxamuudcabditabatabood4456 Жыл бұрын
Waxaan joogaa bosaso waxaa lagu shubaa $14 dollar
@majidhochannel4820
@majidhochannel4820 Жыл бұрын
Asc wll sakariye waxan ubahna mashruuc digaag inaad iga caawiso xagen kalaso xirira turkiga ban rabey inan mashiino kadalbado
@warsamemohamud3355
@warsamemohamud3355 Жыл бұрын
Mahadsanid
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Waxaan idiin diyaariyay 25 Mashiin Ganacsi kasoo dalbo PDF ☎️ WhatsApp :wa.me/message/VONE72HUQTIKA1 Ama toos Lifaaqa hoose ka gado payhip.com/b/vLIBA
@nuurmacquul8651
@nuurmacquul8651 Жыл бұрын
Asc wall waxan joga mogdishu 20-30aya logu shuba ac ga
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 Жыл бұрын
Waa imisa wllo sadexdaba wan u bahane price kooda mid mid iigu soo qor se numbarkagu ma kan linkiga ku qoranbaa
@fardosoasadmaxamed-eg1vm
@fardosoasadmaxamed-eg1vm Жыл бұрын
Asc
@qalimoowchannel3161
@qalimoowchannel3161 Жыл бұрын
Zaki wthats upp kaa see ku helaa walaal waan kuu baahnaaa
@axmedawabdi6411
@axmedawabdi6411 Жыл бұрын
Mashing keegagu ma ku jitaan iigasoo jawaab
@muunaciise8209
@muunaciise8209 Жыл бұрын
Asc wll alaab Ayaan rabaaa I aad turki iiga keento
@imamushaficisecondary1285
@imamushaficisecondary1285 Жыл бұрын
Sakariye Ac Lekage tester ma a heli kara Turkiga
@farahmohamedyusuf7347
@farahmohamedyusuf7347 Жыл бұрын
35$
@abdifatahali9985
@abdifatahali9985 Жыл бұрын
A/c 20$ kismayo jooga wll
@DaudSugow-tj2lq
@DaudSugow-tj2lq Жыл бұрын
2500 kenya
@maxamedsalaad5367
@maxamedsalaad5367 9 ай бұрын
20
@DaudSugow-tj2lq
@DaudSugow-tj2lq Жыл бұрын
AC FILING
@sucaadcabdalle3629
@sucaadcabdalle3629 Жыл бұрын
Alibaba sidan wax uga dalban karnaa nosoo gali wll
@aminaadan9314
@aminaadan9314 Жыл бұрын
Asc walaal washada rootiga miyaa lahelaa?midaas ayaan u baahanahey
@IdilMuse-mj6rm
@IdilMuse-mj6rm Жыл бұрын
Asc aniga ayaa Donaya mishanda siba kuwa cawska
@CabdirisaaqAadam-ou2fq
@CabdirisaaqAadam-ou2fq Жыл бұрын
Kptnow aniga si gar ah ayaan kugu bahanahay xagee lagala soxariri karaa
@businessgeo-scienceideas4515
@businessgeo-scienceideas4515 Жыл бұрын
Howshan beri hore ayaan ka daalan markaan waayay somali niyad fiican faa idaysan karta
@dayahaden3370
@dayahaden3370 Жыл бұрын
Waxaan joogaa jabuuti AC gawaadhida waxaa lagu shubaa ilaa 20$ ilaa 30$
@abdihakinahmedhassanwarfaa333
@abdihakinahmedhassanwarfaa333 Жыл бұрын
Buugii digaada ayaan doonayay nasiib daro nambarka aad soo share gareysey whatsapp malaha
@zidikmohamed6205
@zidikmohamed6205 Жыл бұрын
Qofkii ganacsi India 🇮🇳 uga baaha n ila soo xidhiih
@sucaadahmedqalilula-et2tx
@sucaadahmedqalilula-et2tx Жыл бұрын
Asc wllo xaged jogtaa
@maulidmusa3114
@maulidmusa3114 Жыл бұрын
Waxaan u baahanahay mishiinka Spices ka ama Xawaashyada. Kilo ahaan waxaa fiican 4kgs
@cumaraxmed3107
@cumaraxmed3107 9 ай бұрын
Mhdznd wll
@abdulkadircagabadan8372
@abdulkadircagabadan8372 Жыл бұрын
Magalada aan joogo gawaarida intooda badan 100 dolar ayaa gaska qaboojiyaha loogu shubaa kuwa 250 $ gaarayana wey jiraan gaari aan heesto oo kale gaskiisa waa qaali
@maulidmusa3114
@maulidmusa3114 Жыл бұрын
Sideen ku heli karaa??
@CabdirisaaqAadam-ou2fq
@CabdirisaaqAadam-ou2fq Жыл бұрын
Kptnow kuwa kale mad nogu dartid
@abdirahmansheikhnor8516
@abdirahmansheikhnor8516 Жыл бұрын
Muqdisho gawaarida yar yar $10 ilaa $14?ayaa mukeefka lagula shubtaaa
@ahmedabdihussain8788
@ahmedabdihussain8788 Жыл бұрын
Wax an jaga Barbara Ac car $15
@NaadiyoMohamed-wl9jh
@NaadiyoMohamed-wl9jh 8 ай бұрын
hal madhino deyna i sii waku so lafa cadeynahe lacag ma heste
@wacdibahiye
@wacdibahiye Жыл бұрын
40$Ayaa looga shubaa Baladxawo
@ahmedbille9024
@ahmedbille9024 Жыл бұрын
Hargeisa waxa lagaga shubaa AC ga qiimo dhan $25 ilaa $15 .
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Waa Qiimo macquul ah
@arashiidibraahimhiis3881
@arashiidibraahimhiis3881 Жыл бұрын
Ma haysto card ee ma haysataa zaad ama e dab sakariye
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Haa walal lambarka shaashada ku qoran ama comment koowaad nagala soo xidhiidh
@uzaamehaaji7513
@uzaamehaaji7513 Жыл бұрын
garowe 30dollar
@axmedawabdi6411
@axmedawabdi6411 Жыл бұрын
35 dollar ayaa language buuxiyay boorama
@amalali9131
@amalali9131 Жыл бұрын
Garowe 30 ilaa 20 aya laguugu shubayaa
@bulalehyare6460
@bulalehyare6460 Жыл бұрын
waxa luugu shubaa Ac waxaa ugu qaalisan 35$ ilaa 12$
@CaatoSaid
@CaatoSaid Жыл бұрын
Bosaso waa 8$ Aciga marka lagu siyaadinayo
@abdulahiofficialchanel7352
@abdulahiofficialchanel7352 Жыл бұрын
Decomntiga waa ubaahanahy sideen u helaaa
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Walal lambarka shaashada ku qoran nagala soo xidhiidh
5 Fursadood Ganacsi Oo Dalka Ka Banaan.
12:48
Warsame Bade
Рет қаралды 87 М.
700 DOLLAR KALIYA KU BILOW 2 GANACSI - STREET FOOD BUSINESS
9:05
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 37 М.
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 76 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 15 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 150 МЛН
WERSHADA ROODHI KU BILOW 4 MASHIIN 🥖🍞
9:56
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 46 М.
GANACSI QIIMO JABAN LAGU BILAABI KARO TUSAALE DAAWO
9:28
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 21 М.
XAFIIS REAL ESTATE QAABKA LOOGU SHAQAYSTO | 8 Services
9:13
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 16 М.
3 FIGRAD GANACSI OO DALKII LAGA SAMAYN KARO - WERSHADO YAR YAR
9:01
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 28 М.
Sidee loo bilaabi karaa mashruuc lacag la'aan - Hamse Habiib
6:18
Razeen Training Center
Рет қаралды 33 М.
3 MASHIIN GURIGA KAGA SHAQAYSO DALKA OOLIN
9:54
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 39 М.
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 76 МЛН