Maxmed siciid bk inader Qli fanka codakaga wlle ku jogta Kuna jogi don't keep going brother
@taajbrown96406 жыл бұрын
Waxasa hees la dhahaa adaa uqaliba khadhaadhka mcn😍😍
@abdisamadahmed40016 жыл бұрын
Maanta asma love axmed wali may ilowday talow ileenbarayahanba axmed wali fanaanad uahayd dee intii ila aragtay like hayladhaafin
@abdikaremjanaalle44912 жыл бұрын
Markii xidiguu ahayen mucjidada fanka ax yaa another level
@MaxasmedAbdi Жыл бұрын
Maxaan kaa qarin qudhaad leede ilaahow adaa raxmanee ilaahayoW gabadH diin iyo dadnimo leH isii anna waxan ka dhigan doona muunadii aduunka heestan markan maqlo rajo rajo igasha wlalaalyaal ii soo duceeya inuu ilaahay rajadayda aqbalo 😢👸🤲 2023/9/29 Thnkz sxp zami films ❤
@Abdirizackmahdi434.5 жыл бұрын
CID Kasto dhagaysanysa 2020 like ta
@mo321126 жыл бұрын
first one👏😀
@wahibcadde95536 жыл бұрын
Asmaay qumaneey 😍 Ilwaad quruxeey 😍 Bogaan kugu qoray 👫 I qaadataye ❤ Miyaan qaryad kale Aan qaabilayaa 😘 Axlaa hees my xidigaha geeska specially fananiinta codka ❤❤ like ii saar ka illa imika dhagysta 🤗🤗
@AbdiShakuur-yt5vr Жыл бұрын
Qq
@amrancabdirashid52986 жыл бұрын
Adaa u qaliba qadhaadhka macaan 😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘 Rajadda Qaabee hees dhiiqaysa weeyaan lkn Fanaanad kale ayaa soo saaraysay Asma love uma bogin
@fadxiyashuwaye48226 жыл бұрын
Maxan ka qarin qudhaad leedee
@engsaciid8374 жыл бұрын
Waae
@ZuleekhaMuhumedАй бұрын
Hestan waxan dhagaysanaya 5.12.2024 ilahayow i rume waxan niyada ku hayo❤🥺
@moubarekbarrehassan82204 жыл бұрын
Gabadh aan garanayo ❤❤Asma❤❤ maxaan kaa qariin qudhaad ledahee
@shipinberbara19896 жыл бұрын
Mohmet Bk iyo Asma Love Laba Vanan Ku Dayasho Mudn🎸🔊 Bila Clykum Like igu Cawiya👍
@ruuxaani68686 жыл бұрын
Fani fanku ha waaro
@najmadhemanibrahimshiine60676 жыл бұрын
Asal wan kahelaa asma cadey
@xamdamohamed7216 жыл бұрын
Nice song 😍😍
@jamiilanuux12125 жыл бұрын
I miss bk ❤
@zamzam88bashir966 жыл бұрын
Asma love from muqdisho taageerayaa
@hayatmostaphe2735 жыл бұрын
Bk Nd asma love vananiin jirta go for ward
@maahir01k3 жыл бұрын
Adaa u qaliba qadhaadhka macan Hankoo quusaad qaayahaa tusisooo Murugta qasan baad ka tahay qiile Maxan kaa qarin qudhaad leedee Adaa qorax u ah mugdiga gudcurkoo Hammiga qayirmaad hubaal qurxisee Intaan kuu qiray qiyaas ma lahee Maxan kaaa qarin qudhaad leedahee
@juweriyaadawe49896 жыл бұрын
maxan ka qarin qudhaad leede 🎧🎶👂👈
@yasmiincisman525 жыл бұрын
Wooow waxa hees ah
@munajaamac30574 жыл бұрын
Kkķkkk maxamad qaaryado ma fahmayan afka gabooyaha ee ad ku hasayso