Mohamed BK Heestii HABOON Lyrics 2013

  Рет қаралды 209,892

Taajir Studio

Taajir Studio

Күн бұрын

Пікірлер: 78
@Axyaadunya
@Axyaadunya Жыл бұрын
2023😭💔 Barbartiii is xulate,kalgacaylku biyo dhigay,lama waaYo bilaney,shaydan bileeyo,wanagoda bayrshee😭 IntaN baahi ku qabo naftu baylah ku tahay, jacaylkgana u babnahay,😭 Haboooon so baqoolo bisharadii axdiga bishi todobaaad balantan lahaayn wax bajiya ka dhawr😭 Boqoradi hawenkee boholyowga cashaqa inay tahay Mid bi’isiyo bogsi laga rajeyay Walow aanay badi fulin💔
@nasiibsiciid
@nasiibsiciid Жыл бұрын
Axey qalbiga
@daakircaaq9967
@daakircaaq9967 Жыл бұрын
Ok
@isxaqyusuf2785
@isxaqyusuf2785 26 күн бұрын
Waxay ahayd galab casar liiq ah waxaan ka imanay school waxay ahayd gabar aann isku fil ahayn yacni da.a ahaan waxaan so adnay dhanka xeebta waxaan xaaxiga bada hore dhigaynay kursi kaas oo aan ku fadhiyey anigu iyaduna ay dhabtayda ku fadhidey waxaan dhagaysanaynay heestaan waxan is oranaynay hadalo dabacsan oo diiran kolba keena sheekeya mahane kan kale oo uu si farxad leh u qoslayo kadip shumis yar aan isku xadayno nasra ilahay Kuma qaadi waligay wan ku jeclaan doonaa😢
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 Жыл бұрын
Barbaartii is xulatay Kalgacaylku biyo dhigay Lama waayo bilaneey Shaydaan bileeyoo Wanaagooda baydhshee Intaan baahi kuu qabo Naftu baylah kuu tahay Jacaylkana u baabnahay Haboon soo boqooloo Bishaaradii axdiga Bishii todobaad Balantaan lahayn Wax baajiya ka dhowr Boqoradii haweenkee Boholyowga caashaqa Inay tahay mid bi isiyo Bogsi laga rajeeyaay Walloow aanay badi fulin Intuu beerku nugul yahay Boggu weheshi leeyahah Adna baari ii tahay
@hamdiarashed5326
@hamdiarashed5326 Жыл бұрын
😊😮😮!!!😅😅😊99😊😊😊1q😊😊
@MaryanAbdullahi-yr5jl
@MaryanAbdullahi-yr5jl 3 ай бұрын
Noloshayda marki ugu horeysay en dhagesto wayo hestan kaam korinthos Athens Greece 🇬🇷 15/7/24 xoga wan xanusanayaa sida Ayan ku helay hesta nolosha allaha no saqiro rabow amuraha iisaqir😢😢😢
@koosaliadan3788
@koosaliadan3788 5 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰 lama waayo bilaneey shaydaan baleeyo wanaagooda baydhshee😎😎
@king__zack__moha
@king__zack__moha 3 ай бұрын
Wll manooshahay
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 Жыл бұрын
Heeskan waxan dhegaysnayaa galab isniin ah anigoo murqaan ah Hadana heeskani xusuuus igu leedahay jacaylku waa xanuun Waxa dareemi Kara qofkii jacaylka fahansan Sacadu waa 5:51pm Tariikhduna tahay 26/6/2023 Ayaamihii xoriyada ayaa lagu jiraa hanbalyo umada somaliyeed Cidii iga danbaysa like ha ila dhaafin ❤🎉
@safiaamiin1609
@safiaamiin1609 Жыл бұрын
an kula dhgsnya july 6 2023 Thursday
@habonmoud8543
@habonmoud8543 8 жыл бұрын
wooow waa hees qurux badan
@king__zack__moha
@king__zack__moha 3 ай бұрын
Wll manooshahy
@kamallpabdikadir6511
@kamallpabdikadir6511 Жыл бұрын
Heestaan Waxaan DhageeYsanaYaa Anigoo Joogo WadanKa Finland 🇫🇮 Halkaas Oo aan UtagaY DaLxiis io Marqaan Bishuna Eey Ku BeeganTahy 20 Bisha 4 2023.....Allow Sanadkaan Kiisa Xigo Nagu Gaarsii Bash Bash iYo Barwaaqo.....🤲🤲
@leylayuusuf6813
@leylayuusuf6813 Жыл бұрын
😎
@habonita9272
@habonita9272 10 ай бұрын
😊😊
@khadaraxmed5111
@khadaraxmed5111 3 ай бұрын
Fanka ma wax ayuu ku reebay Pk😢❤
@madinay.ismail2611
@madinay.ismail2611 9 жыл бұрын
Echhala hees! BK noloow
@mouneyoussouf7354
@mouneyoussouf7354 9 жыл бұрын
J'adoore 💕💕
@king__zack__moha
@king__zack__moha 3 ай бұрын
Wll sthy manooshahy
@abdiraxmaandaahir
@abdiraxmaandaahir 4 ай бұрын
Bishaaradii axdiga waxbaajiya kadhowr ❤❤❤
@axmedsiciid8143
@axmedsiciid8143 Жыл бұрын
Heestan Waxaan ku mirqaamayaa 4/10/2023 4:20am allaw sanado badanoo kale nagu sin
@JamalMahmuùd
@JamalMahmuùd 3 ай бұрын
wllhi hees tan waxan ku xasuustaa jcl kayga hada aan qabo ecaruurta iihaysa ayaa markii guurkayaga aanu wadnay ayaa layidhi nin dabada jooga ayaa loobalan qaaday siloosiiyo ana guna waanu isjeclayiin inbadan markaasaan heestan msaj ugu qoray ws muujirin kadib waanu isla baxsanay xasuus qaaliya allaah yaa cisag
@inacusmaninacusman
@inacusmaninacusman 9 ай бұрын
2024yaan dhagaysanaya waliba iyadoo xoog ii tabanaysa best music 🎶 balaneey
@MoodharAadan-dz3xp
@MoodharAadan-dz3xp 3 ай бұрын
Memories 😢❤
@IfraaxClaahi-cs5je
@IfraaxClaahi-cs5je Жыл бұрын
Heestan Sibaan ujeclahy🥹❤
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Wow😭❤🖐🏼
@CabdirashidxuseynmohamudRashka
@CabdirashidxuseynmohamudRashka 5 ай бұрын
Boqoradii hawenkee boholyowga cashaqa😢❤
@FarxaanCali-qv4vh
@FarxaanCali-qv4vh Жыл бұрын
Haboonso
@nazriinfaysal6552
@nazriinfaysal6552 5 жыл бұрын
2019❤❤❤❤
@AmY-gm2qs
@AmY-gm2qs 11 жыл бұрын
haboon
@king__zack__moha
@king__zack__moha 3 ай бұрын
Wll manooshahay
@AmY-gm2qs
@AmY-gm2qs 3 ай бұрын
​@@king__zack__moha😂😂😂😂😂 aar waa noolahee maba xasuusto commentkaan barigaan computer ka isticmaali jiray baa bixiyay malaha qof kaluu ahaa anuu maba dhagaysan jirin heestan 😂😂😂😂😂
@ShugriAwil
@ShugriAwil 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@IstarBolo
@IstarBolo Жыл бұрын
@Yonis1st
@Yonis1st 10 жыл бұрын
Dowloand
@maxamedibnuxasan2852
@maxamedibnuxasan2852 4 ай бұрын
Wey ila balanta oo balan iga Qaaday lkn wey iga Foogtay 💔😓😭
@apdallasuudixasan
@apdallasuudixasan Жыл бұрын
Xasuus ayey igu leedahay heestan mar aan gabar reer baadiyo ah oo qurxoon oo joogdheer leh baan kujecladay hestan lkn ma calfan bk guuulyso epw
@xayaadabdi4560
@xayaadabdi4560 9 жыл бұрын
nice song
@hodanshiine8014
@hodanshiine8014 2 жыл бұрын
Laabsalax😂😂 shab shab.
@abdirahmannasir2294
@abdirahmannasir2294 Жыл бұрын
Jawiga MaanTu waa Happy Nice ok 👍 👌 Qaad iy0 Jawigiisi Hap00n Soo BaqoooLo Bishaaradii axdiga Balantaan Lahayn Wax baaJiya Ka Dhawr XaaLado Is waafaqsan 🤣🍾🍻😅 Dx mall Jigjiga Ethiopia 🇪🇹 24 December 2022
@nuurdiinilyaas
@nuurdiinilyaas 4 ай бұрын
MSNBC 🙂😍😘😊
@TusmoDaahir-s2h
@TusmoDaahir-s2h Ай бұрын
💔
@kalidmohamet4928
@kalidmohamet4928 5 ай бұрын
FANKA MA WAXBUU KU REEBAY .!
@Lakihaldha
@Lakihaldha Ай бұрын
8/29/20/24/August /haben arbco aha
@MOH__HirzI
@MOH__HirzI 6 ай бұрын
Heztan ani umalaYnaYa inaY iga hadlayzo waa hapen zapti Tarikhdu tahaY 30_4_2024_ZaYzaY tahaY meel la turo maleH ❤pallantan lahaYn wax PaJiYa ka dhowr ❤👥
@Ubaxciise-x6f
@Ubaxciise-x6f Жыл бұрын
Mxn bk
@abdiraxmaandaahir
@abdiraxmaandaahir 4 ай бұрын
Intuu beerku nugulahy bogo weheshi leeyahy adna baari itahy dhamaan erayada heestu waa wada malab
@nuurdiinilyaas
@nuurdiinilyaas 4 ай бұрын
ok
@DaahirDeeq-rc7pi
@DaahirDeeq-rc7pi 5 ай бұрын
Habon so bohoolo biradii axdiga bishii totobaan balantaan laheen waxa bajiga kadhawar pOqoradii hawen kay bolyowga caashaga inay tayahy mid bi siyo balay walai furiN intuu beerku nugulyahay bogu wehesho leyhay adi bari itahay asmay soboholo bisharadi xadiga bishi tobad baltanleheN😂❤
@Elyasarap
@Elyasarap 6 ай бұрын
Maliin walbon is idhaa kudhiiro usheego jacaylka oy iga hortimaado reerkii kwrn iyo xafada aynka dhamaan lahay😂 ms haboon idareen mcney reerku ima darno adiga ayaa idarane 😂❤2024/4/24 love you my dream is you to be my eye and my world
@ahmedshafii5888
@ahmedshafii5888 5 ай бұрын
Waar gabar waxba ma shegato xiita iyado ku daremaysa ee intu midkale ubadheedhi lahaa oo ay ku dhaafi lahayd indhaha is qabo Aniguba last week ayan wax walba usheegay dee aayarbay dhahday wan iska ogaaye so dhawow💀😅 Marka dumarku iyaga inaga caqli roone inagana ku dhac baa laynoga baahanyay🙌🏿😁
@abdirisaaqxasan541
@abdirisaaqxasan541 3 ай бұрын
𝑤𝑙ℎ𝑖.𝑤𝑎.𝑥𝑙𝑘𝑎 𝑖.ℎ𝑎𝑦𝑠𝑡𝑎.𝑎𝑛𝑖𝑔𝑎 𝑚𝑎𝑙𝑖𝑛.𝑘𝑎𝑠𝑡𝑎.𝑤𝑎𝑥𝑎𝑛.𝑘𝑢 𝑡𝑎𝑠ℎ𝑡𝑎.𝑢𝑠ℎ𝑒𝑔𝑜.ℎ𝑎𝑑𝑎𝑛𝑎.𝑚𝑎 𝑎𝑤𝑜𝑑𝑜.𝑠𝑖𝑑𝑒.𝑢𝑔𝑢.𝑠ℎ𝑒𝑔𝑎.𝑧𝑥𝑏𝑦.𝑖𝑠𝑜.𝑠ℎ𝑒𝑔𝑎
@YaasirMohamed-g
@YaasirMohamed-g Ай бұрын
0:00
@HamdaQueen-i1h
@HamdaQueen-i1h 5 ай бұрын
❤still listening in 2024
@hudafuture1330
@hudafuture1330 2 жыл бұрын
Xasuus 2012❤❤
@shaaxmcn
@shaaxmcn Жыл бұрын
يآرب العالمين 🤍🤲❤️
@apdiwaasac7585
@apdiwaasac7585 Ай бұрын
2024❤ 9/16-❤🥰🫂
@zhamarketoronto4236
@zhamarketoronto4236 11 ай бұрын
Ax😢
@MohamedCagaYare-q6q
@MohamedCagaYare-q6q 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@SØljå-r5z
@SØljå-r5z 4 ай бұрын
best song 🤍🥺
@nasirahmed4735
@nasirahmed4735 2 жыл бұрын
2022.....
@linaquruxlinaqurux2307
@linaquruxlinaqurux2307 Жыл бұрын
Ggieo
@nuureebo12
@nuureebo12 Жыл бұрын
108
@nuureebo12
@nuureebo12 Жыл бұрын
127,27
@keyseqoslaaye1091
@keyseqoslaaye1091 2 жыл бұрын
Ll.
@FerdiCakar-h9k
@FerdiCakar-h9k Ай бұрын
Perez Timothy Wilson Matthew Taylor Shirley
@MowliidCabdimuuse
@MowliidCabdimuuse 6 ай бұрын
My mom and dad m not ❤❤❤❤❤
@CabdirashidxuseynmohamudRashka
@CabdirashidxuseynmohamudRashka 4 ай бұрын
Hestan waxaa dhagesanayaa malin jimco ah 14 june 2024❤ exam dawlada gali rwaa 22 june ❤anoo walwalkaas ihaayo ayaa waxaa daremaya jaceyl ❤ exam dawlada Allah nawadu basiyo🎉
@suhebali1663
@suhebali1663 3 ай бұрын
Ayyyy❤❤❤
@suhebali1663
@suhebali1663 3 ай бұрын
Jecelka haguleysta
@ClfataaxAadan-ij3bg
@ClfataaxAadan-ij3bg 2 ай бұрын
zxb
@abdirahmannasir2294
@abdirahmannasir2294 Жыл бұрын
Jawiga MaanTu waa Happy Nice ok 👍 👌 Qaad iy0 Jawigiisi Hap00n Soo BaqoooLo Bishaaradii axdiga Balantaan Lahayn Wax baaJiya Ka Dhawr XaaLado Is waafaqsan 🤣🍾🍻😅 Dx mall Jigjiga Ethiopia 🇪🇹 24 December 2022
@MamoMcn-f9s
@MamoMcn-f9s Жыл бұрын
❤❤❤
@ConfusedCoastline-bt4pu
@ConfusedCoastline-bt4pu 8 ай бұрын
❤❤
@Cayto43
@Cayto43 8 ай бұрын
❤❤❤❤
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
Akram Adan
Рет қаралды 593 М.
Maxamed BK (KASO KABO DIB U DHICI) New Song 2015
5:56
SomaliNewMusic
Рет қаралды 2,2 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 58 МЛН
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 21 МЛН
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 79 МЛН
Haboon
6:08
Shaakir Studio
Рет қаралды 41 М.
Maxamed Bk Saynab
9:27
Achilles Entertainment
Рет қаралды 833 М.
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 3,3 МЛН
Kaaba|HD|Lyrics - Maxamed BK
5:09
Cqr Aynle
Рет қаралды 1,1 МЛН
Qiiro - Maxamed Siciid BK
7:18
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 3 МЛН
Maxamed bk hees jaceyl ah lyrics 2018
5:50
apdirohman kaizeh
Рет қаралды 121 М.
Lafoole Heesti Ruun
9:04
Kozar yare officail (Yare)
Рет қаралды 7 МЛН
MAXAMED BK┇NARUURO ᴴᴰ┇LYRICS
5:47
ZACK FILMS
Рет қаралды 4,1 МЛН
MOHAMED BK Ft YURUB GEENYO, CAYNU CAYNAK  BY MUKTAR G
6:29
muktar capitano
Рет қаралды 150 М.
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН