Zenjibaar | Janada Afrika!

  Рет қаралды 61,312

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Пікірлер: 245
@apdiaziizhussein8700
@apdiaziizhussein8700 3 жыл бұрын
Wlhi waxbaH kamaan aqoon alx ilhy hakaa abaal mariyo wll sidaa aad noogu soo dadaashay keep going الله يبعدك من العين والحسد
@nataashamalpoh9445
@nataashamalpoh9445 3 жыл бұрын
Magacaygu wa barwaaqo Mohamud halkanina waa waberi media 🙏❤️💯
@footballshorts6060
@footballshorts6060 3 жыл бұрын
Waa marki iigu horeysay ee an maqlo Taariikhda Jasiiradaha Zanzibar mana ogeyn in Muslim yihin dadkeeda Wallaahi wan ka murugooday dhibka ku dhacay.
@maxamaddaahir8132
@maxamaddaahir8132 3 жыл бұрын
Haa (1
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@umumaaajidchannel7487
@umumaaajidchannel7487 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم بكل حرف جرى به القلم
@apdirahmanqalas3215
@apdirahmanqalas3215 3 жыл бұрын
Inta. Zanzibar. Ku dhigtay. Class from. Two. Chapter Ka. 3aad. Hal qodob baan Ku xasuusta. Zanzibar. Was. Had. Pleasant. Clamate. Compared. Muscat. Waa sababihii. Uu ay. Cumaaniyinta. Ay. Uga. Guuren. Casimadii. Muscat. Ee dalka. Cumaan. Uguna guuren. Zanzibar. Zayad. Seid.
@apdelkamiho
@apdelkamiho 3 жыл бұрын
C.rahman cumar waberi muqal uun kasugayna runti tagern ku ahy
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Amazing Story!! Thanks more ustaad abdiraxman waaberi👏👏
@dauorad
@dauorad 3 жыл бұрын
M.a isku Day inaad Muuqallkan Muuqlaka Ku Xigga in Aad Ka Soo Diyaariso Jaziirada Suqadara iyo Sida Ay usaameynaso Marinka Biyoodka Badul Mandan
@munamoh254
@munamoh254 3 жыл бұрын
Babul mandab weeyaan
@nimcaanbashiir6467
@nimcaanbashiir6467 3 жыл бұрын
Sooomaaliya ayaa iskaleh hadii ay dhisato dawladooda 🙄🙄🙄
@shedo7275
@shedo7275 3 жыл бұрын
21 seconds today 🤯🤯
@bashirrage4081
@bashirrage4081 3 жыл бұрын
Mashallh wakutagesanahay
@instgramrepost
@instgramrepost 3 жыл бұрын
Sxpow waa iga codsi subscribe ii saar
@hadafkanolosha2383
@hadafkanolosha2383 3 жыл бұрын
Magaceygu waa ABDULLAHI Omar halkanina waa waaberi media guul iyo gobannimo walalkeey qaaliya ❤❤💜💜💯💯🙏🙏
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 3 жыл бұрын
Dadka reer zanzibar waa Dad fiican ajnabigi ugu horeeyay aan arko waxeey ahaayeen Rag zanzibar ah Muqdisho 2006 Zanzibariyiinta waqti adag iyo duruufyo badan ayee nala soo mareen balse nasiib xumo wili waxaa la siin la yahay kaarka qaxootga
@abdirahmanabdulkadir7427
@abdirahmanabdulkadir7427 3 жыл бұрын
Magacaygu waa cabdiraxman cabdulqadir halkanina waa waabaeri media ❤❤❤❤
@instgramrepost
@instgramrepost 3 жыл бұрын
Sxpow waa iga codsi subscribe ii saar
@sabariin560
@sabariin560 3 жыл бұрын
Ustad cabdi raxman Wllhi ika ka jeclahay ani Maba anoo dagesan vodio yadada
@fatushbbe689
@fatushbbe689 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭 muslimiinta wee daciifeeen wlhi
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 3 жыл бұрын
Somaliland
@ashaabdi7365
@ashaabdi7365 3 жыл бұрын
Aniga mambasa ku koray mambaso iyo zanzibar naa waa isku dad saldanadi cuman baa uwada talin jirtay
@abdallehd3658
@abdallehd3658 3 жыл бұрын
wlhi hdii la waydin lahaa miyey jirtay dawlada islami ah oo la odhan jiray senjibar ama ma soo martay dawlada islami ah wxa jwabtadu ahyn lahyd ma garnyo ama ma jiran dawlada islamic ahyd oo soo marty africa , dawalada carabta mooyee ee ku yaala dhulkena africa ooo malyn u malynayey in ay jiran lkn imka wxa bdan ayan ka ogaady oo ku sabsan senjiber diin ahn dhul ahyn io tarikh ahynba thnz wxa aad galya si aan nooga faaidayso
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 жыл бұрын
Qaarada Africa waa qaarad hodan ah balse dadkeedu ma oga
@AWFUU1
@AWFUU1 3 жыл бұрын
First comment ❤
@abdiazizabdulle7496
@abdiazizabdulle7496 2 жыл бұрын
Waxba kama Aqon lkn waxn faaiday
@mosomali3034
@mosomali3034 3 жыл бұрын
Wax barashada dalka turkiga
@jimaaleahmed1155
@jimaaleahmed1155 3 жыл бұрын
Maxaad ugu dari weydey gabood faladii carabtu kula kacdey dadkii madawgaa ahaa ee dhulka lahaa ee intay dhoomaha iyo keeneeyinka ku xidheen ay adoon ahaanta reer yurub uga iibin jireen, sxb wali waxa yaala silsiladihii iyo qolaalkii ay ku xarayn jireen
@cabdallaqaxweyste5567
@cabdallaqaxweyste5567 3 жыл бұрын
Mclin A.rahmaan omar Thnks xogta aad nla wadaagty mclinkyga 💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@instgramrepost
@instgramrepost 3 жыл бұрын
WaN ku pryaa subscribe
@cabdallaqaxweyste5567
@cabdallaqaxweyste5567 3 жыл бұрын
@@instgramrepost kuu saaray wllka
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 3 жыл бұрын
Xof fiican kageestay safar dheer 00 qaatay 6 maalin xaga bada ah ayaan ku tagay bemba zanzibar tanga tanzania waa mesha kaliya aan ku soo arkay umada waada sunni ah inta aan africada madow kusugnaa masha alah dad wabagsan weeye
@Summad
@Summad Жыл бұрын
Who is watching 2023
@inamacalin7729
@inamacalin7729 3 жыл бұрын
Abdirahman Omer tageero buuxda wllo🙋‍♂️
@Annaatti
@Annaatti 3 жыл бұрын
Xaqiiqatan waan maqli jiray Jaziiradahaan magacooda inbdn lkn wax aqoon ah oo intaas dhaafsan umaan laheyn. Mahadsanid wll Cabdiraxmaan Cumar. Horay usoco Ustd.
@cabdi_gaxarbe
@cabdi_gaxarbe 3 жыл бұрын
Markaan maqlay mawduuca baan xasuustay maalin aan qof ka maqlay mahaysaa koofiyadaha sansibaar
@hazzanyusuf2738
@hazzanyusuf2738 3 жыл бұрын
#Waaberi media #the putton KZbin waaberi meeday abdirahmaan
@azaanibrahimmohamed2846
@azaanibrahimmohamed2846 3 жыл бұрын
Ustaad waxanu kaa codsanaynaa 3 video oo ku saabsan saddexdan qodob 1:shaqada adoonsiga ee la shaqeyo iyo shaqada xarta ah freelance ah 2:xaga dhaqalaha technology da e-commerce oo ah face cusub dunida ku so biiray 3: video ku saabsan dhalinyarada 25 ilaa 35 ah Wakhti xaadirkan fursadaha ay haysan ka faaaidaysan Karajan
@huhuhaha6754
@huhuhaha6754 3 жыл бұрын
Sxb taariikhda uu vasco da gama soo marey sinjibaar way khaldnty waayo vasco wuxuu dhashay 1469 adna waxad tidhi wux so marey 1449 bal halka noqo
@iftiinkamaanta753
@iftiinkamaanta753 3 жыл бұрын
Wabari Media Waa Kanalka kaliya ee Hadii aan Muqaal cusub ka Waayo Aaan fiirsado Kuwo Badan oo Soo fiirsaday Kuna Jira Bartay Geesiga nolosha Mr. Wabari
@maogtahay587
@maogtahay587 3 жыл бұрын
C.raxmaan
@somaliancientegyptian
@somaliancientegyptian 3 жыл бұрын
Ka soo hadal Sarah Bartmaan qisadeeda.
@maaamoj1539
@maaamoj1539 3 жыл бұрын
Zanzibaar wax usoo qaaxeen soomaliya 195 waxey deganyahiin xamar warshada korantad waxey jidka ku gadaan malaay iyo sabaayad
@Comps223B
@Comps223B 3 жыл бұрын
Magaladayada burco ba waxaa looga yaqaana dugsi quraan
@saxardiidmaxamed1254
@saxardiidmaxamed1254 3 жыл бұрын
Waaberi Media❤💯🇸🇴❤
@Comps223B
@Comps223B 3 жыл бұрын
Waxaba kama aqoon muqalkAn ka hor nahadsanid
@maxamedamiin8475
@maxamedamiin8475 3 жыл бұрын
Wllhi manta kahor ba ma maqlin mahad sanid walal
@somamohomed1540
@somamohomed1540 5 ай бұрын
Reer galbeed waa cadow africa waxay ogaadeen haday midowdo inay ilaalhy ugu deeqay resource io dhul aad uwyn markasy colonialism kuqabsaden oo jihadee kalumiyeen allah haysku markasey leeyihiin human right baa naqaan .. millionka cararuurta oo gaajoonaya oo africa kunool ay xoolohoodii cuneen😢
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 3 жыл бұрын
ASC USTAAD ABDIRAHMAN OMAR QORMO QORALKAN EE AH JANADI AFRICA MA LOO ISTICMALI KARAA MISE WAXA FCNED IN LOO QORO ZANZIBAR DHULKI UGU FCNAA QARADA AFRICA TAAS II YARA JILCI USTAAD MAHADSANID
@dadir4922
@dadir4922 2 жыл бұрын
Nasiib daro maanta madaxdii Africa waxay u baroordiiqayaan dadkii saas u galay
@abdullaahihusseinabdullaah866
@abdullaahihusseinabdullaah866 2 жыл бұрын
Early zamzibar was independent country bu today is a part of democratic repoplic of tanzania
@rashiidnuur3334
@rashiidnuur3334 3 жыл бұрын
Dadki kamid dadkj reer shaam ayaa soo gaaray sanadki 702 xilligii Boqoq C maalik bin marwaan
@akramlyrics6590
@akramlyrics6590 3 жыл бұрын
Wllhi halxabo kama aqon manta ikuhoreso mahadsanid wll
@samiiralamiir7387
@samiiralamiir7387 3 жыл бұрын
zanzibar waxan maqlay inay somalidu xukumi jirtay ila iyo hada waxa ku nol qabil somaliyed o layirahdo garre
@wiilkahooyo1
@wiilkahooyo1 3 жыл бұрын
in ey jirto wAn ogahay lkn wax badN kama ogi laha muslimiinata koryeeelo kana koryeelo Galada iyo intaa racsan
@wiilkahooyo1
@wiilkahooyo1 3 жыл бұрын
Sxb inta aan taagero Yaa kamid tahay you tub kaagana waan ku xiranahay waxad kasoo hada shaa cilaaqaad carabta iyo israa,iil iyo ra yi ga aad kaqabto in cilaaqad dal mus lim ah layeesho m.a turkiga ayaa dhihikaraa kalintiisa ayuu kasoo baxay alaha ka indha soobo gaalada iyo inta raacsan ba sxb hore usoco youtuber ma sha alah ah ayaa tahay inta aan dhageysto Waaberi miidiya iyo wilkale oo ugu qoran tahay sahanka xogaha@@@@###
@SAADSUUBAN
@SAADSUUBAN 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal majirin wax Aan Taariikh ka hayay Zanzibar oo aan ka ahyn iney jaziirad tahay hoos tagta Tanzania... Lkn waxbadan ayaa ka ogaaday maanta
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 3 жыл бұрын
Keep going wll from 8
@mohamedabdirashid7719
@mohamedabdirashid7719 3 жыл бұрын
Mashallah first ❤❤
@Yusuf-se9us
@Yusuf-se9us 3 жыл бұрын
Fadlan må nooga soo warami kartaa saxaraha galbeed iyo jabhada bolisario
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 3 жыл бұрын
Waxaan xasuusta dad zanjibaar udhashay inee xamar qaxooti ayagoo ahadajiye isgooska banaadir wakaaladii biyaha sifiican loosoo dhaweeye dad diin leh bee ahaayen oo wanaagsan afka sawaaxiliga aad bee ugu hadli jireen misana qaar baa macalimin ahaa oo wax soobartay 2006 ilaa 2009 baa igu danbese warkooda mar waxaa maqlay inee qaar kulaabteen dhulkooda qaarkalana muqdisho joogen
@mohamedjama1865
@mohamedjama1865 3 жыл бұрын
Soomaali ayaa qaar aasaastay ee markasta taarikhda soomaalida hormari jooji cumaaniyiinta aad waxkasta siinayso
@Awesome-ww7zj
@Awesome-ww7zj 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@warsamefarax7935
@warsamefarax7935 2 жыл бұрын
Waxaad tahay somalli dhaba waayo waxaad ku dadaasha umadaada ,,, shukran calaa waajib noolow Insh. Allah
@abdiqafaarilkacas8364
@abdiqafaarilkacas8364 3 жыл бұрын
✍🏻Walaal Waxaan rabaa inaad ii soo duubtid muuqaal sanadka cusub kaa oo ka hadlaya sidii aan uga dhigi Lauryn sanadkaa sanadkii ugu wanaagsanaa ee ebid ina soo mara Waxaana ahay arday dhigta iskuul dugsiga sare waxaana doonaya inaan waqtigeeyga ka faaideysto ee sideen ugu faaideysan karaa 《wll guuleyso marwalba weligaaga haistaagin hana soo fiirini gadaal》 Mahadsanid 👍🏻
@adenabdullahi6173
@adenabdullahi6173 3 жыл бұрын
Waxn modi jiray sinzibar mell laga kenay qabilka somaliyed ee majertenka layirahdo
@salmaanmohamed1852
@salmaanmohamed1852 3 жыл бұрын
Hhh
@shaaficiabokor4449
@shaaficiabokor4449 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@princessamal5959
@princessamal5959 3 жыл бұрын
Boowe nagamada xishoon😂😂😂
@maxamedibrahim95
@maxamedibrahim95 3 жыл бұрын
Wlle runtii aniga waxva kama aqoon sinaibaar hadaaba igu horayaa tanzaniya baan maqlijiray sinaibàr inta muslibka ah baa ee tansaniya jogta
@ANNA-vh3pi
@ANNA-vh3pi 3 жыл бұрын
Zenzibar waxay Raacsantahay Dabcan Tanzania
@somalimediaproduction143
@somalimediaproduction143 3 жыл бұрын
Jaziirada suqadara fadlan kaso diyaari ustaad
@samiireeseeese3421
@samiireeseeese3421 3 жыл бұрын
Somaliyaaaa ugu awoood badnay wagaaa tarikhda dib u eeg wabriyooo
@AbdorisaaqHassan
@AbdorisaaqHassan 6 ай бұрын
Sinjibaar inbadan waan lkn waxaa waayey mesha ay kudhanbaysay
@qazimhusein538
@qazimhusein538 3 жыл бұрын
Xog fiican kama aanan hayn kaaliya iney tahay jasiirad katirsan Tanzania maqlay
@maftuuxcali353
@maftuuxcali353 3 жыл бұрын
Xaqiqdi wax xog ah kaman haynin wana sababta aan uu jeclahay channelkaga waxa ka kordhista waxyaalo aanan aqoon
@mohamedhashi5998
@mohamedhashi5998 3 жыл бұрын
Waad dadaashay lkn waxaad katagtay in carabto ay adoonsi ku haayeen dadkii deegaanka kalabar wey iibiyeen
@safwanali3840
@safwanali3840 3 жыл бұрын
Wll halkeebaad kasoo xigataa taariikhhaha Nala wadaag wll video ahaan ama qoraal ahaan adoo raaliya wllo
@hayaadabdi5871
@hayaadabdi5871 3 жыл бұрын
Walaal xajaaas bino yusuf barnaamij kazoo diyaari
@abdirashiidrashid4918
@abdirashiidrashid4918 3 жыл бұрын
Asc wll waxan kaa codsanaa markaa hadalka bilabtid hadane hakusoo celin ee horay ugal mowduuca sida cumar inshaar oo kale markad cabaar hadalka wadid ayaa hadane sobilaabee
@anaskhalif5676
@anaskhalif5676 2 жыл бұрын
Dugsi quraan aaa soomali dhuntay wye
@maftuuxcali353
@maftuuxcali353 3 жыл бұрын
Masha allaah cabdirahman waxad kor uu qaaday wacdiga dadkaga somalyed ilahay haka abal mariyo runti channelkaga wan jeclahay zxp
@amiinarma7417
@amiinarma7417 3 жыл бұрын
Waxan ka aaminsana inet thay jaziirad burbursan
@munamoh254
@munamoh254 3 жыл бұрын
Waxan ka aqaanay inay ka madax banaanayd tanzania inay asal ahaan ka soo jeedaan cumaan iyaga iyo jaziiradaha comors ama juzrul qamar ba inay awood lahaayeen inay culumo diineed u badnaayeen oo diinta xoog looga baran jiray.
@engyahyeahmedabdisalam8618
@engyahyeahmedabdisalam8618 3 жыл бұрын
Wax ba kama aqoon zinjibaar wll . Mahadsanid
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 3 жыл бұрын
Maanta ayaa bartay jasiiradahan horeba uma aqoonin
@aabeyare8955
@aabeyare8955 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@mahadguray4241
@mahadguray4241 3 жыл бұрын
Waan maqli jiray lkn maan aqoon meelay Ku taalo aqoona Uma lahayn mahadsanid sxb
@mohamedturki3300
@mohamedturki3300 3 жыл бұрын
keep going ustaad Cabduraxmaan i am with you
@dalqoshow4318
@dalqoshow4318 3 жыл бұрын
Waaberi media goobta taariikhadda
@Kamaaludiinabdi
@Kamaaludiinabdi Жыл бұрын
Ustaaad cabdiraxmaan aad baan kuu bogaadinaayaa
@omarserbiya2007
@omarserbiya2007 3 жыл бұрын
KENYA OO LASMEYEY 12O SANO KOHOR LAGA JARAY SUUDAN TANSANIYA SOOMAALIA UGANDA AYAA HADA ISBIDAY HAN SAJIBAAR SULDAAN AMA SADANO OMAN AH AYAA JOGTAY WADAMO BADAN OO AFRICA AH
@abaasabdirahman1489
@abaasabdirahman1489 3 жыл бұрын
Zanzibar ayaan maqli jiray eee ma midkalaa Mise waa Isla ayadii
@commentikuxoogle
@commentikuxoogle 3 жыл бұрын
*kolay anigu waxaan ka aaminsanaa dad africaan ah oo waawayn oo madmadaw oo adoomo anaan loo iibsan jiray waxayna ku dhacday taasi taasi markaan arkay m dani oo sinsibaar lagu caayo markaan waydiiyay odayna uu ii sheegay inay adoomo aan looga soo iibsan jiray boqor u talin jiray*
@hodanabdulaahiabdi4549
@hodanabdulaahiabdi4549 3 жыл бұрын
Wax fahan kama heesan markii hore balse hadan ayaan wax badan ka fahmay mahadsanid
@mahadsiciidshaaribood7901
@mahadsiciidshaaribood7901 3 жыл бұрын
Xaqiiqdu waa maga un ban maqli jiree waxan ka aqaney majirin
@maogtahay587
@maogtahay587 3 жыл бұрын
الله اكبر
@ahmedkafi._
@ahmedkafi._ 3 жыл бұрын
Waxba kama aqoon zenjibaar lkn hada alxm markle ayaan ogaade in aan jaahil ahaaa
@mousaesakohi9562
@mousaesakohi9562 3 жыл бұрын
Waxbah kamanan aqoon lkn imikandaaaha adi aya iiga qaaday
@haithamxassan2241
@haithamxassan2241 3 жыл бұрын
Khof Cuman ah malaka helaa Somalia hahaha
@abdiraxmaanmaxamuud3336
@abdiraxmaanmaxamuud3336 2 жыл бұрын
Allow awoodii muslimiinta sooceli
@idaacadaburco4547
@idaacadaburco4547 3 жыл бұрын
Cabdirahmaan cumar waan taagaaree
@shuceybibrahim
@shuceybibrahim 3 жыл бұрын
Haa wll zanzibar waxaanalaku dhigaa schoolka waliba fasalka form Three ee Somalia
@qorshechanel5161
@qorshechanel5161 3 жыл бұрын
Allah haku sharfo zhp Waxaad kaso hadashaa zhp oon kaa codsanayaa Quraanka iyo Qir aatkiisa
@Qawdhandirir
@Qawdhandirir 3 жыл бұрын
Ma meesha uu madaxwayne dani ka yimibaa
@abdirahmanmoktar759
@abdirahmanmoktar759 3 жыл бұрын
Manta aa igu horeysay innan maqlo
@cabdidhere
@cabdidhere 2 жыл бұрын
Hal Sano kadib keep going brother
@khadraismail9211
@khadraismail9211 Жыл бұрын
very intaligent allah yabarik
@sihamqurux3272
@sihamqurux3272 3 жыл бұрын
Anas halkani nih wabari meidia
@jacfarmaxamed747
@jacfarmaxamed747 2 жыл бұрын
Sinjibar dab casar baa kamaqlay😂
@badbadaadnafta9334
@badbadaadnafta9334 3 жыл бұрын
Target 🎯 500k
Maxaa dhici kara hadii dal diido inuu bixiyo lacagta lagu leeyahay?
12:30
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 57 МЛН
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 12 МЛН
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 38 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 70 МЛН
Argagixiso ayay ahaayeen | maanta waa halyeeyo | Tolow...?!
12:30
Whtsapp | Loolanka lawgu jiro helida xogaheena gaarka ah
11:20
Waaberi Media
Рет қаралды 35 М.
Zanzibar  🏝️ iyo meesha ugu dalxiiska badan Africa 🇹🇿
11:02
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 57 МЛН