Ustad kaliya ee si mutadawacnimo dadka wax fahansiiya ee aan cidna iisheegeyn xiligaan la jooga midaana waxay umdan tahay si wanaagsan in lagaga mahadceliyo waligaa kheyrka dadka usheeg ilaahey haku dhowro ustaad aadan..
@abdullahinoor17243 жыл бұрын
Abshir absuge. Thanks bro, alla maxaad dadkaan aragtay.
@abshirabsuge56253 жыл бұрын
@@abdullahinoor1724 tnx mzul
@sumayoahmed16353 жыл бұрын
Ilaahay ha soo celiyo karaamadii iyo sharaftii Muslimiinta❤️❤️
@Ina-Maxamed3 жыл бұрын
Waxan filayaa dadkaa Aad sheegtay waxa kamida oo taariikhdu xusidoontaa Waa ninka layidhahdo #C/maalik muuse coldoon. Insha allah waynu arki
@AliHassan-br8pf3 жыл бұрын
Zxp ILahay ha kuu siyaadiyo aqoontaada cimrigana ha kuu barakeeyo. Waxaan ka soo salaamayaa jigjiga
@JIMCAALE__103 жыл бұрын
Umad halyeygeeda iyo ashkhaasta mudanka ah Aan qiimahooda garaneyn in yar mooyaane marka uu geeriyoodana farta dhexda ka qaniinaya sheekh dirir alle cimrigiisa barakee iyo shuyuukhda kaleba.
Cali Dheere iyo xertiisa reer-galbeed-ka ayaa ba soo qaban-qaabiyay oo wali ba iyagaa xoola-galliya .Kolkaa waa kuu gaf inaad raggaas Muslinnimadu biyo-dhigtay aad bar-bar-dhigid xertan gaalladu caynaan-ka u hayso .
@apdimajiddeck89393 жыл бұрын
ADAN SAHAN wxaa tahy libx ka mida libaaxyda somalia ila mxaan wax ka faa,iday wxaa tahy HERO
Argagaxisada dhabta eh waxaa waaye reer galbeedka iyo yahuuda
@salmaancabdi41023 жыл бұрын
Allaahu Akbar wlle garaadkaaga xorta ah alle hakuu xafido alla yacizak.
@suldaanabdullahi44073 жыл бұрын
@@salmaancabdi4102 amiin walaal ilaahey kheyr badan haa ku siiyo. Mashaallah
@somaliislamicchannel89513 жыл бұрын
WALALO ADUUNKA CIS IYO SHARAF KU NOOLAD AKHIRON JANNO KU NOOLAD WALAALO KA QAY B QAATa HORMARKA CHANNELKA OO FADLAN #SUBSCRIBE SAAR. 🔔
@cabdiraxmaamcabdisalaam92753 жыл бұрын
Hye sx
@sbofficial31403 жыл бұрын
Sayid Abdile xasan Dad qal buu ahaa.Waayo Fardihiisa beerka Caruurta iyo dadka uu laayey buu siin jirey.Waxuuna watey Mabada ugus oo aad og tahay in ay dadka gubaan dilaan xaqadaro aygoo sheeganay diinteena nadiifkaa. Adeer Meel cidalaa baad heehaabeesaa. Kuwaana ku sheeg halgamayaan.
@khalidalpha14163 жыл бұрын
M alh xufdulah wll adan khadar cali hore usoco waxan jeclaalhaa tv yada somalida intay hindi iyo amerikan aan wax inoga dan ahay intay kumash quulsanyihiin inay inosooturjumaan musalsalka qiimaha badan eed suldaan cabdul xamiid ee faidada badan islaamka ugu fadhiya hindi wax inamatarayee adna wll hadad hadad ku borinkarto waan kaaa codsan laahaa inad gaadhsiso mahadsanid wll jazakalaaah
Haa way jiraan ha ahaato kuwo Soomali sheeganaaya iyo kuwo kalaba. Dhanka kale waad aragtaan sida loo aflagaadeeyo Madaxweynaha Turkey ga taasina waa tusaale nool
@sakariyemaxamed52243 жыл бұрын
ZuHayB nin waxGaraDa
@salmaancabdi41023 жыл бұрын
Ordagaan waa nin dadkiisa iyo dadlkiisa hormariyay intaasa lagu amaanikaa, lknse qadiyad islaam shaqo kumalaha bal ee waa islaam la dirir cadow ah!!
@adansalah4043 жыл бұрын
Mooqaal an caadi aheeyn waliba boqolkiiba 100/90. DAD keena waxa ubaahanyahiin in mooqalkan boogag lagu quray labaro si aqligeena ukoro oo aan wax ufahano. Aad baad umahadsantahy wllhi wax badan aayan ka faaaiday
Asc sahanka tv waxa jira hayleyo kale oo aad ka tagtey oo aadan sooqadan halyeyadii ladagalamey gumeystihii taliyaniga mudo 14 sano bada ku cell celinayey oo ay magacyadoda kala ahaa sida shekh abdi abiikar gaafle iyo maclin kabtole iyo jabrill maclin barow oo diidey inay isdhiwan dadkas aan kuu tilmamey oo ku ladagalamey gobalka shawelada hose ee gar ahan magalada marko iyo agaaraheda isku day inad taariikhdooda radiso oo aad soodeyso sxb
@sadaammaxamedchanal63123 жыл бұрын
waar anigu waxan aaminsanahay aayada qur,àanka ah ee illaahay yidhi ilahay cidna badali maayo dad waxay ku sugan yihiin jeeroy nafahooda badalan mooyaane dadkaa uu sheegaya naftoodii ayay badaleen inaguna sidaasaynu ahaanaynaa ilaa intaynu nafteena badalayno إن لله لا يغير ما بقوم حتى يغيرو ما بأنفسهم سورة الرعد
aniga oo ah c/fataax mohamed ahmed waxaad igu kaliftay in aan ku sheego dib in aan u soo noolayee islaamka awoodisa hadii aad u malaysa in aan been sheegayo sugo wad arki doonta waalihi adiga & dadkale insha allah waa balan walalihi waabilahi waatalahi
@apdimaalikmoha14393 жыл бұрын
Qofka ugu horeeyo ahy ❣❣❣
@ismailmuse98393 жыл бұрын
mancha Allah hore usoco zhp. een aad ayad u amantay sayid maxamed cabdale xasan tarikhdisa qaybti wanagsanayd. lkn waxd ka so hadasha dadki somalida muslimka ahaaa ee uu sayidku laayay io qaar uu bara kiciyayba xata maatide kuwasi maxay galabsaden , thanks.
Wllhi wey jiraan waliba waan wada naqanaah waana kuwa loola baxay argagixiso hase'ahte ah kuwa daacada u ah dalka iyo diinta waana ( al Shabaab _
@salmaancabdi41023 жыл бұрын
Haaheey waa runtaa wlle mcne waa halyeeyada dhabta ah ee ummada umaqan ee ay taariikhdu qori doonto alla yacizak dadka garaadka xorta ah leh aad baan ujecelahay wllhi ilaahay haku xafido qli.
@gacalibnuabdiabdi57763 жыл бұрын
@@salmaancabdi4102 haaah bro mine iska dhaaf dadka haiska indha tiriino manta lakin marki lawaayo ayeey tariiqda xasuusin donta kuwa manta cadowga u arkaayo ☝️☝️☝️
@salmaancabdi41023 жыл бұрын
@@gacalibnuabdiabdi5776 mar bay farta dhexda ka qaniinidoonaan aan maanta ahayn. ilaahay ha guuleeyo nimankaas halyeeyada ah.
@cabdicasismusic95303 жыл бұрын
Aadan Khadar Barigii Hore Waan La Yaabi Jiray Sababta Oo Ah Waxan Moodi Jiray inuu Yahay iLma Yaro CiyaaL Oo iska HadLaya Mudo 10 BiLLod Ka Hor AYaan Ogaaday Waxan Ka Aamimsanaa iney Wax Kama Jiraan Ahays Maanta HaL Vedio Uu Leyey Oo Aan Daawan Ma Jirto Hore Usoco Wllky
@madinaguedi95653 жыл бұрын
Aden sahan👉❣️👈
@salmaancabdi41023 жыл бұрын
Kooxaha argagaxisada lagu sheegayo waa halyeeyada dhabta ah ee diinta dadka iyo dalkaba umaqan ee ay taariikhdu xusidoonto insha allaah, waxaa baryahaan danbe soomaailada laga dhaadhiciyay inay shabaab cadow aan ka ahyn aysan lahayn gaaladana ay walaalo yihiin waxba dhib ah aysan urag inay Isla noolaadaan iyaga iyo gaalada doofaarta ee aan gudnayn, balse waxaad ka dheeftaan waan arkidoonaa.
@hudayfisaidabdullahi66772 жыл бұрын
shabaab anaa wasa muslimka ay leynayaan ma halyeynimo? shabaab yey layaan so muslim un madilaan? muslim dilitankisa halyey malugu noqdaa allaha cadabta ha geyo shabab
@Awesome-ww7zj3 жыл бұрын
Mahadsanid
@khaalidabdiqadir79183 жыл бұрын
mahadsanid wll adam
@shortsRecap43213 жыл бұрын
Mashalah
@ahmedabdiawil96533 жыл бұрын
Aadan waan kaa soo hor jiidah inuu saydiku ahaa sheekh wangsan wyo waxaabah qaar kuu muu dhaceen dadka qaar muu laayeen wax uu dhiiga cabe aan aqoon naxaariiata oo ilaahy ka go'aaya
@salmaancabdi41023 жыл бұрын
Dameer adiga maaha waxa hadlaya ee waa fikirka reer-galbeedka ee kugu duxay!!
@ahmedabdiawil96533 жыл бұрын
@@salmaancabdi4102 wlaalo waad mahasaan tahy marka koowada marka xigta waliga isku daya wax aad maqsho inaad baadho ka dib na isku daya inaad ka fikirto wax aad ogaan doonta wax dhaba ah ama xaqiiqda dhaba ah waad mahsiin tahyna
@anushkamohamed42143 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@mohamedkheyrhassanmohamed86722 жыл бұрын
Wlhi waa ka murgaa xaalad adag aan ku jirno rabi kuwii dulqaato hanaga dhigo Markee gaaladu ka adkaatay muslimiinta xitaa islaamkii saxda ahaa wey qariyeen waxeena abuureen firqooyin Dhamaan ragaan iyo rag ka badan oo islaamka dhiigooda u huray waan aragnaa ayagoo la caayayo oo la dhahayo waa suufi waana qabriyo caabud maantayna waxaa loo argaa inee gaalo ahaayeen Salaaxu diin al ayuubi , nuuru diin zinki , seefu diin qudus , daahir beebras , suleemaanu qaanuuni , muxamed al faatix , cumarul muqtaar , cabdi kariin qadaabi , cabdul qaadir al jazaairi , aalba arsalaan dhamaan waa rag wada mujaahidiin eh in taariikhdii la bartana wngsan tahay waa suufi
@mukhtaarhasen69043 жыл бұрын
Haa wl
@waleedmohamed33113 жыл бұрын
Suufi bey ahayeen, ragan, laakin in alshaabab latagero waa adagtey, dad bireynaya oo aan waxba kalasooceen.
@akraamahmed15153 жыл бұрын
🥰 SAHAN
@abdiadde99003 жыл бұрын
Waxaad kahadashay Aadanow waa wax soo jiray hadana jira, Dadka ay tariikhda umarag kacdo waxay leeyihiin sifo kuwii hore iyo kuwa maanta joogaba, Tilmaamtaasna waa inaysan gaal heshiis ahyn, wax walbana ay kahormariyaan diinta dalka dadka
@rapperssmoke22093 жыл бұрын
Anaguna all Shabab sidee u aragnaa 😊
@muawiyeawil84302 жыл бұрын
Ahmed godane iyo shabaab hadii la buun buuniyo oo dadka la qulaansiyi waa sura gal' hadii la caayana walasii cayidoona' likin sayid cabdile xasan kacaanki ayaa dadka qulaansiiyey.
@khaalidmohamed85563 жыл бұрын
M.a codkaaka alah haku gu anfaco
@sayidcumar23523 жыл бұрын
Masha allah alaha kaa abaal mariyo
@anaskhalif56763 жыл бұрын
Sh xasan barsane
@Faarax1234 Жыл бұрын
Walaal qofka taariikhda aqriya uunbaa waaqicana wax ka fahmi kara, tusaalaha waaqiciga ahna waa naftood hurayaasha alshabaab iyo kooxda burcadda ah ee xamar joogta!! Ma ahan inaan ka cabsano xaqiiqda anagoo u aragna inan khatargelyno hadii aan run sheegno.
@khadraguuleed30583 жыл бұрын
Wll aadan hadalkaagan markaan maqlay ee aan dhegaystay waxan so xasuustaya hadalo kujiray maxaadiro uu jeedinayey shkh maxamuud xasanaat runtiina wuxuu kaga hadlayey trkhda markaad dhegaysato maxaadiradaana waxaad taariikhdu siday wax ucadayso io inaanay marnaba aan trkhda laga helin wax beena ee loogu tago xaqiiqada maxaadiradaa waxa ladhahaa المحنة من جديد خطبة الجمعة
@zakarieahmed74102 жыл бұрын
waxan filayaa inuyahay c maalik coldoon wixiikale waqtiga eynu udenenaa
Sayidkaasi muxuu ahaa waar shuyuukhda dameerka kareeb
@waagaberyaymedia50843 жыл бұрын
Sheekh cumar almuqtaar
@maxamedyare99603 жыл бұрын
Thanks. Pro
@wllkaiztag17253 жыл бұрын
Wll adam mahad sanid allah ha ku sharfo.
@abdallahn17223 жыл бұрын
Axmed gurey
@hamzeabdifatax63123 жыл бұрын
Wll adan buugena labad goorma yuu soo baxayaa🙏
@omarnuh3 жыл бұрын
Thanks a lot Ustaad Adam Raga wax Qoraa waxay sheegaan 1- Mujahid Sayid Mohamed Abdulle Hasan Aun "Somali" 2- Mujahid Sadiq Akmahdi Aun " Sudani" 3- Mujahid Omar Mukhtar Aun "Libi" Inay waqtiyo isu dhow kaqalin jabiyeen Alazhar Sharif Universaty Inbadana waaban kulugeey " Street Omar Mukhtar Aun.ahna Wadada uweyn ee Wadnaha Tripoli horaantii 90s.mon.10:23am.21dec.2020.nl.
@kotmanismacil29713 жыл бұрын
Jasaka allah khayran wacyi galintan wan ka faiday
@zakizalax53893 жыл бұрын
Tariikhda kolay way qoraysa manta cida dalka iyo dadka wax u ahayd hadaynu soomaali nahay cidii gumaysiga la socotay iyo kuwii la safnaaba waa lada ogyahay wayna qortay taariikhdu Hadan lays idho tirayn halyeyadii soomaaliyeed inay hal beel kasoo wada jeedeen uuna gumaystuhu u kala qaybiyey labo dal ku kala daray kiiniya🇰🇪 iyo 🇪🇹itobiya taariikhduna way qortay cidii gaalada iyo gumaystaha kaba qaadka u ahyd way qortay ilaa hada halyeydaas dadkoodii wa sidiibay gaaladu ula degalaman una necebyihin