No video

CUMAR DHUULE CALI, BOOGTII . AUN

  Рет қаралды 16,563

Jaalle Allamagan

Jaalle Allamagan

Күн бұрын

Пікірлер: 16
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
#ERAYADA | LYRICS | ⤵⤵⤵⤵⤵⤵⤵ 00:12​ Bariido Wanaagsaneey 00:15​ Ibaano Waaxaanu idhi 00:21​ Bogtii nabarkaygu itaal 00:25​ Waxaa igu badan kalgacal 00:30​ Naahooy 00:31​ Nabsiga lama babacdhigee 00:38​ Hadaan baradaan ogaa 00:43​ Kaa waayey habeenbadhkii 00:46​ Xageen kaa baafiyaa 00:50​ Kaa waayey habeenbadhkii 00:53​ Bal xageen kaa baafiyaa 01:36​ Badriido wanaagsaneey 01:39​ Ibaano waxaanu idhi 01:46​ Bogtii nabarkay taal 01:49​ Waxaa igu badan kalgacal 01:55​ Naa 01:56​ Bariido wanaagsaneey 01:59​ Ibaano waxaano idhi 02:05​ Bogtii nabarkay taal 02:09​ Waxaa igu badan kalgacal 02:15​ Hadaan baradaan ogaa 02:21​ Naahooy, 02:22​ Nabsiga lama babacdhigee 02:28​ Hadii aan bardaan ogaa 02:34​ Kaawaayey habeen badhkii 02:37​ Bal xageen kaa baafiyaa 02:44​ Nabsiga lamababacdhigee 02:50​ Hadaan baradaan ogaa 02:57​ Kaa waayey habeen badhkii 03:00​ Bal xageen kaa baafiyaa 03:04​ Kaa waayey habeen badhkii 03:06​ Bal xageen kaa baafiyaa 03:51​ Bukaan cudur waa jacayl 03:54​ Waa boogaan laga ladayn 04:01​ Waxuu badi kugu helaa 04:04​ Bariido afka Uun ku siman 04:11​ Naa bukaan cudur waa jacayl 04:14​ Waa boogaan laga ladayn 04:21​ Waxuu badi kugu helaa 04:24​ Bariido afka uun ku siman 04:31​ Ruuxaad isbarateen marhore 04:38​ Ayuu balag kuu sudhaa 04:43​ Naa hooy 04:44​ Ruuxayd isbarateen marhoraa 04:51​ Ayuu balag kuu sudhaa 04:56​ Markuu ku bariisadana 04:59​ Wadnahuu baal kaa dagaa 05:03​ Markuu ku bariisadana 05:06​ Wadnahuu baal dagaa 06:00​ Jacaylku waxuu i baday 06:03​ Xanuuna aan iga baxayn 06:10​ Baahida inan taan uqabay 06:13​ Oon aan wacadka ubislayn 06:19​ Jacaylku waxuu ibaday 06:23​ Xanuunaa aan iga baxayn 06:29​ Baahida inantaan uqabay 06:33​ Oo aan wacadka ubislayn 06:38​ Hooh Hooh, 06:39​ Hayeeshee badaan ku jiro 06:44​ Alaa iga bixin karee 06:48​ Naahooy 06:49​ Hayeeshee badaan ku jiro 06:54​ Alaa iga bixin karee 06:59​ Adigoo i badbaadiyiyo 07:03​ Baxnaanan rajaynayaa, 07:06​ Adigoo i badbaadiyiyo 07:10​ Baxnaanan rajaynayaa 07:16​ Hayeeshee badaan ku jiro 07:21​ Ilaa iga bixin karee 07:26​ Hayeshee badaan ku jiro 07:31​ Ilaaa iga bixin karee 07:34​ Adigoo i badbaadiyiyo 07:37​ Baxnaanan rajaynayaa 07:41​ Adigoo ibadbaadiyiyo 07:44​ Baxnaanan rajaynayaa 07:47​ Adigoo ibadbaadiyiyo 07:51​ Baxnaanan rajaynayaa 07:54​ Adigoo ibadbaadiyiyo 07:57​ Baxnaanan rajaynayaa 08:01​ Kaa waayey habeen badhkii 08:04​ Bal xageen kaa baafiyaa. ■□■□■□■□■□■□■□■□■ من لا يحب سوتل حلوه يحتاج إلى ظبيب ❤ الله يرحمه ملك الملوك العود بصيقته الصومالية و هو المسيقار عمر دوله علي امين يارب : ---- ا مين. Bariido Wanaagsaney Ibaano Waxaan u idhi |High-resolution audio | Codkii Iyo Music | Cumardhuule
@clraxamanclrabi2208
@clraxamanclrabi2208 2 ай бұрын
h
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 ай бұрын
​@@clraxamanclrabi2208Thanks
@aragsaninagacalowgacalow5154
@aragsaninagacalowgacalow5154 3 жыл бұрын
Nabsiga looma babac dhigee hadan baradan ogaa kaa waayo habeen barkii bal xageen kaa baafiyaa ax meel baa I d'amato markaan maqlo ilaahow janadaada xisaab la aan ugu deeq cumar dhuule 😍😍😍😍❤❤❤🇸🇴🇸🇴
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 3 жыл бұрын
Aamiin Aamiin 💔🤲
@ahmedalidalabey1597
@ahmedalidalabey1597 3 жыл бұрын
@@ismaaciilarbache5244 tsuycs
@ahmedalidalabey1597
@ahmedalidalabey1597 3 жыл бұрын
55
@ayanmire6384
@ayanmire6384 Жыл бұрын
Ilaahay how naxariisto wuu heeso mcnaa😢
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 3 жыл бұрын
Thanks Walal Boqorkii jacaylka dhuule
@smartmm6267
@smartmm6267 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@maxedclaahi2813
@maxedclaahi2813 3 жыл бұрын
Waa heeso aad u mcn allaha u naxariisto
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 3 жыл бұрын
Ax yaa kaban Wallahi
@nimcaanhillaac5326
@nimcaanhillaac5326 7 ай бұрын
Xgeenka baafiyaa😢
@faadumomuuse5713
@faadumomuuse5713 3 жыл бұрын
Jeestan waxa magaceeda layidhaahd bariido
@ahmedhusseinshgacal
@ahmedhusseinshgacal 4 ай бұрын
❤❤
@anasirtube3493
@anasirtube3493 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
AUN cumar dhuule waa jacayl aboodiya
9:20
ONE WAY 99
Рет қаралды 53 М.
Laabtiyo
7:24
Muuse Ismaaciil Qalinle - Topic
Рет қаралды 52
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
Cumar Dhuule Cali - Hana loo garnaqo
10:42
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 754 М.
Cumar Dhuule Cali Wareysi Xiiso leh
45:10
War iyo Wacaal
Рет қаралды 41 М.
Hoobal ... Maxamed Saleebaan Tubeec, Kaban aad u wanaagsan .
20:49
macalin basbaas
Рет қаралды 372 М.
LEGEND CUMAR DHUULE CALI .  AUN.  I DHIG WAAD I SIDDAA
4:15
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 5 М.
Arji
7:14
Somaliland - Topic
Рет қаралды 8 М.
Cumar Dhuule Buliyey Shimbiryahay
8:10
Halbeeg Show
Рет қаралды 171 М.
BEST SONGS OF CUMAR DHUULE CALI TOP QARAAMI
26:04
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 143 М.
Sida Sagalka Roobkoo
8:05
Release - Topic
Рет қаралды 113
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44