No video

DAN & HAWL. HOBALADA WAABERI.

  Рет қаралды 12,134

Jaalle Allamagan

Jaalle Allamagan

Күн бұрын

DAN & HAWL. HOBALADA WAABERI.
ERAYADII & LAXANKII ABWAAN CABDILLAAHI QARSHE.
RADIO MUQDISHO 15/1/1970

Пікірлер: 27
@user-wj8yj1if9e
@user-wj8yj1if9e 7 ай бұрын
erayadii aabihi fanka soomaalida muusikyahan cabdulaahi qarashe laxankiisi dan iyo howlhesti mahadsanid alla magan waaxasuus qiimo badan polithical life somali history vivo somali reveuluzione
@AbdulkadirHussein-gt6dz
@AbdulkadirHussein-gt6dz Жыл бұрын
yaab wlhi laxanka heesta iyo muusiga saaran waxaa loo maleyaa hees jecayl ah thanks brother :- magan
@user-bn6ym1qn9c
@user-bn6ym1qn9c 7 ай бұрын
P
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii iyo laxankii c.laahi qarshe codkii hobolada waabari 15/01/1970
@mohamudmoghe5424
@mohamudmoghe5424 3 жыл бұрын
Wadani iyo soomaalinimo waa xasuus waayo & waayo oo wadani ah.
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 2 жыл бұрын
Aabiyoo, hooyiyoo; Daa'imadahaa carruurahaa; Dushayadda wax badanbaa; Ceeb lagu daluugayoo; Kuwa naga dambeeyaa; Waxay nagaga daydaan; Dawga aan u xaarno ee; Waan wadda darreernayoo; Waa dan iyo howloo; Dib u laaban meynee; Wax kastoo aan doonana; U daahi meynee;
@kayseismail6935
@kayseismail6935 3 жыл бұрын
Soo badi heesihii noocan ahaa cajiib laxanka cajiib aabihii fanka soomaaliyeed cabdilaahi qarshe
@faaomar8598
@faaomar8598 8 ай бұрын
Allaha u naxariisto Cabdulaahi qarsha 😢
@abdullahimahamudjumale3612
@abdullahimahamudjumale3612 2 жыл бұрын
Waa hees si miisaaman loo sameeyey cabdullaahi qarshe illaahey ha u naxariisto tan kale kuwaan hadda heeso rajo lagama qabo iney sidaan camal u heesaan lagamana karo shib iska dhaha thanks
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Heestan aad baan u jeclaa una jeclahay. Aun Cabdullaahi Qarshe. Waaberi lama illoobi karo.”Dan wadaag baannu nahay isku duuban.”
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir 3 жыл бұрын
Heestan waan kusoo celcaliyaa, imaba deeqdo
@faaomar8598
@faaomar8598 8 ай бұрын
I feel homesick walaahi qurba ku daayay heesaha wadaniga dhageesta
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
Kii diid yidhaahdow Daadkaa ku qaadiye. Waagaan dugsiyada hoose/dhexe dhigan jiraa heestan la soo deyn jiray. Alla hasuusweynaa. Hoorisku waa "kii diid yidhaahdow daadkaa ku qaadiyi" Mahadsanid Jaalle Allamagan
@ashirabdi8135
@ashirabdi8135 3 ай бұрын
Hal sano ayaan jirey markii heestaan la qaadey waxaana moodaa inaan joogey! Lol laxanka waxaad modaa sida kuwa hadda!
@ronny7suii3
@ronny7suii3 3 жыл бұрын
Hees aan muddo dheer raadinayey, Ilaahay ha idin barakeeyo dhamaan masuuliyiinta kanaalka wadaniyiinta Soomaaliyeed ee Jaalle Alle Magan
@JaalleAllemagan
@JaalleAllemagan 3 жыл бұрын
Mahadsanid Mahamud, Allaha ku dhowro. Guuleyso.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Kooxda muusigga tumaysay yaa ka mid ahaa? Heesta muusig baa wada. Gurbaanka, darbuugada, turumbada, fiise armoonaha, fiyoliinka iyo qeybaha kale.
@ronny7suii3
@ronny7suii3 3 жыл бұрын
@@roblemaer4834 saaxib waa su'aal fiican, kooxdii waaberi oo la dhihi karo waxay lahaayeen raggii ugu qabiirsanaa tumida dhamaan aaladaha muusiga ee kooxihii kala duwanaa ee dalka ka jirey, waxaa ka dheehan kartaa wareysi uu Cumar Seerbiya uu la yeeshay Ooyaaye oo ka mid ahaa oo hobolada waaberi tumi jireyna aalado kala duwan.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
@@ronny7suii3 Mahadsanid. Waan daawaday wareysigaas iyo kan uu la yeeshay Cabdullaahi Boonge. Xubnahaaa waxaa ka mid ahaa Maxamed Aadan Andreo, Kastumiini, Xasan Fiikar, Aweys Goobbe, Xayle Yare, Tifoow, Cismaan Xuseen Morgan, Muslima Qaasim Hilowle, Xuseen Mabruuki, Cabdalooni Ridaaci, Maclow, Axmed Naaji iyo kuwo aan illowsanahay.
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
@@roblemaer4834 kudar m.ciise dheere iyo cabdi calasoow nuur iyo muuse maxamed iyo beerfale iyo nuur kulane dhuxuloow c.shooli iyo c.c.cigaal iyo xasani shahiibu iyo m.siciid bakaari iyo xuseen baajuuni iyo cali rooble subagle iyo aamito iyo m.saleebaan iyo c.caato iyo khaliif iyo c.m.lugeey iyo ismaaciil yare iyo kuwakale
HEESTII SAXANSAXO. HOBALADA WAABERI
12:52
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 4 М.
Kooxdii Waaberi 🔥Iyo Heesta "TAARIIKHDU DADKAY BARTAA"
12:21
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 17 М.
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 5 МЛН
Xarago iyo kinsi (Rag 9 ku wada dhalay)
7:36
Qarami Media Pro
Рет қаралды 38 М.
Eedaadka soo maray | Xalimo Khalif Magool (AHUN) Hees Qaraami ah!!
14:27
Nin Ku Siray Wax Kuu Sheeg - Hobolada Waaberi
10:46
Qaranimo QOL
Рет қаралды 716 М.
Abaal Hees Wadani ah,AUN,Maxamed Suleymaan Tubeec
9:03
Raad Raac Qaraami
Рет қаралды 24 М.
FAARAX GUULEED & HEESTA CIIDANKEENA ALLAHA CISEEYO 1969
7:19
SomaliSwiss
Рет қаралды 10 М.
ALLAHAYOW NA TAAGEER ILLAAHOW (feat. Kooxda Waaberi)
7:16
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 3 М.
Kooxdii Waaberi 🔥 Iyo Heesta "DADBAY MEELI BUKTAA"
7:41
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 15 М.
Axmed Cali Cigaal   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:42:42
ahmed nur adan
Рет қаралды 112 М.