Marxab Marxab Yaa Ramadaan Waa erayadii iyo codkii Abwaan Xasan Sh. Muumin

  Рет қаралды 3,517

Jaalle Allamagan

Jaalle Allamagan

Күн бұрын

Marxab Marxab Yaa Ramadaan Waa qasiidadii soo dhaweynta Ramadaanta.
Waa erayadii iyo codkii Abwaan Xasan Sh. Muumin AHUN
Marxab marxab yaa ramadaan
Wayaa marxabaa bika miyaa ramadan
Bishuu magaceegu bilaha u mudnaa
Macbuudku amaanay yaa ramadaan
Marxab marxab yaa ramadaan
Wayaa marxabaa bika yaa ramadan
Miskiin iyo taajir bishii la misoobay
Islaamku midoobay yaa ramadaan
Marxab marxab yaa ramadaan
Wayaa marxabaa bika yaa ramadan
Qofkii ka masuugo bishuu murugoodo Ka maaroobo naarta miyaa ramadaan
Marxab marxab yaa ramadaan
Wayaa marxabaa bika yaa ramadan
Sidii mayay hooray bishii mu’miniinta Ka maydha dunuubta miyaa ramadaan
Marxab marxab yaa ramadaan
Wayaa marxabaa bika yaa ramadan
Qofkii kala miira ka maaga xumaanta Bishuu ka macaasho miyaa ramadaaan
Marxab marxab yaa ramadaan Wayaa marxabaa bika yaa ramadaan
Soon-qaad wanaagsan.

Пікірлер: 3
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 729 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 103 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 17 МЛН
AMAANTA GEELA, GABAY QORAAL AH IYO ABWAAN CABDI GALAYAX
4:27
Murti Dhawr
Рет қаралды 1,8 М.
JACAYL WAA HABAAR QABE. LEGEND CABDULQAADIR HASAN NAGEEYE. AUN.
8:50
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 11 М.
MUXUDIIN LAMADARASHODA KABAN HEESOSHEY
44:34
IFTIINKII ARLAADII
Рет қаралды 104 М.
CABDULAAHI SHARIIF BAASTOW. HEESTII BUULA BARDE
7:16
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 23 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 729 М.