Sababta loo sameeyey ‘MARKABKA’ BAARDHEERE!

  Рет қаралды 18,842

Explore Somalia with Said Fadhaye

Explore Somalia with Said Fadhaye

Күн бұрын

Пікірлер: 43
@mrahmedkaafi1
@mrahmedkaafi1 Ай бұрын
Hal bil ayay dadaaleen! Waxay soo saareen markabkan. Haday sanad dadaalaan makula tahay inay shisheeye baryayaan. Soomaaliyey. Abood, karti iyo aqoon idinkuma yara ee wadankiina dhista
@The-Heart-Will-Testify
@The-Heart-Will-Testify Ай бұрын
They need to set up a fundraising project to fix that bridge. Diasporas need to donate.
@babafoods
@babafoods Ай бұрын
In our deen, the sadaqa of building a bridge is as equal as building a masjid, if not more..Wa Allahu Aclam.
@AbdirahmanAyanle-mf8yj
@AbdirahmanAyanle-mf8yj Ай бұрын
Masha Allah hambalyo reer baardheere halkaa kasii-wada.salaan from Somaliland
@shantagees9425
@shantagees9425 Ай бұрын
Alle waxaan ka baryayaa inaan helo fursad aan wax ugu qabto Somali oo dhan khaasatan meel walbo dhibban oo dayacan oo go'doon ah, from Alula iyo Baargaal to Baardhere iyo Luuq Gahnaane, dalkoo dhan.
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 Ай бұрын
Isku fekernahay wlh Blh I.a sxb waano sadaqo dadkagana wax wa u qabatay ilaaa akhiro Somalinimo an ku caawino ilah idinkisa mel kasta dhib ka jiro i.a😊
@abdulahmed1161
@abdulahmed1161 Ай бұрын
Said fadlan afka ingiriiska o qoran ku soo kordhi muqaalada aad sameeso. Waa muqaalao istahiila in aduunka o dhan laga daawado. English subtitles please. Dad fara badan oo afka ingiiriska yaqaano ayaa ka faaidi lahaa muuqaalkaan 10/10.
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud Ай бұрын
Jubaland sidisaba waa meel aan qabyalad laga aqonin masha allah alow dhowr 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 😢
@shukrilibax
@shukrilibax Ай бұрын
Masha allaha guul iyo gobanimo dadka sameeyay ilaah aqligina haidin barakeyo amiin 🤲🤲❤️🤲
@khadarfaarax6402
@khadarfaarax6402 Ай бұрын
Msnzha allaha alle Ha barakeeyo wadanka Somalia Balayada sharta la magaan Alle haka Qabto amiin amii From somali galbeed ❤
@user-cc6mu1ft7v
@user-cc6mu1ft7v Ай бұрын
Mashalahu Wax Wanagsen baa qabaten ❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SafiyoCali-hr4wy
@SafiyoCali-hr4wy Ай бұрын
Hambalyo reer baardheere Guuleyta ayaanta ayaan leeyahay
@Shuhuura
@Shuhuura Ай бұрын
Masha Allah soomaalidu waa dad Karti leh ee haday lacag helilahaayen Dowlad Uma baahna dhulkooda iyagaa dhisi lahaa 🇸🇴💚
@mos1954
@mos1954 Ай бұрын
I like your channel Manshallah, you are a beacon and hope to shed light on our strengths and weaknesses.
@ambarashkir3336
@ambarashkir3336 Ай бұрын
Mashallah Allow horumarka u siyadiyo inka badana Alle ha siiyo amen amen yarbi🤲🤲🤲🤲🤲🩸❤️
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Ай бұрын
Amin
@aliadam180
@aliadam180 Ай бұрын
الحاجة ام الاختراع Necessity is the mother of invention
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 29 күн бұрын
Maansha Allhaa Agbar maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu 🌺♥️♥️♥️♥️♥️♥️🌺🌺🫶🫶🫰🫰🫰🫰🫰🫶butlan 👍
@abdisalan_salah_10
@abdisalan_salah_10 Ай бұрын
My mother,land ❤
@ahmediman4866
@ahmediman4866 2 күн бұрын
MaashaAllah ! Dadaalka sii Kordhiya oo halkaa uun haku joojininee kasii socda oo maskaxda tuujiya , waxa as gaadhi doontaan mid waliba kasii casriyeysan Ilaahay ha idinla qabtee. Somalia ha Guulaysato Abid , Cadiwga iyo Dabo dhilifyadana halaag baa sugaya , Xisaab Qaldan bey isku dhufsadeen . Waa in Saarka laga Tumaa !
@husseinaliabdinasir1087
@husseinaliabdinasir1087 Ай бұрын
Masha Allaah
@aliissack5603
@aliissack5603 Ай бұрын
Masha Allah Waa wax lagu farco Waa in ay kudaydan somalidu dadku hadii ay tashtan wax way qabsan Karan ilahey haidin garab galo
@rashkaarow45
@rashkaarow45 Ай бұрын
Waa kumeelgaar fiican . Buundo in ladhisa ayaa muhuum ah .
@MoQani37
@MoQani37 Ай бұрын
M.a said fadhaye muqaal waqti dheer ka dib mahadsanid sida aad noo soo booqatay Mar labaad waan kusoo dhaweyn doona sxb I.a
@mohamedsaadmuse542
@mohamedsaadmuse542 27 күн бұрын
Waxaan umahadnaqayaa xirfadlayaasha kuguulaystay markabka baardheere❤
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi Ай бұрын
😭😭😭💔🤲🇸🇴 2/8/2024 dark night
@fawaaid
@fawaaid Ай бұрын
Mshlh tala & iskaasha aad ufiicaan
@MaryanMorning-rp9ki
@MaryanMorning-rp9ki Ай бұрын
Sxp keep going❤
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Ай бұрын
HAMBALYO ❤ REER Baar Dhere HAJIRANO
@SakiSidiq
@SakiSidiq Ай бұрын
Muusigu waa xaaraan wll faafintiisa danbigiisana waxbaad kudos leede kajoog sxb
@sheekocusub2259
@sheekocusub2259 29 күн бұрын
Marka hore buundo waxan haku sheegina
@mos1954
@mos1954 Ай бұрын
Waa webi aan laga faaideysan. Dowladnimadiina Cilad baa inaga haysata, Dadnimadiina Ciladbaa inaga haysato. Aadbaan ujeclahay inaan arko In Umadeena meeley jogaanba iney iskutashadaan.
@kaltounjama7283
@kaltounjama7283 Ай бұрын
Somalidu waa inay sidaa isugu tashataa wax wayn baad qabsan Kaltoun tasaan
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 Ай бұрын
wabi jiinkiis cawskabixin baardhere saanaa guryo badanaa aawey dhirtii
@sali3492
@sali3492 Ай бұрын
Ilaahay khayr ha siiyo dadka ka qeyb qaatay mashruucaan
@Eng_moy
@Eng_moy Ай бұрын
Odaygan waa cajiib , wax garad ah
@hamdihassan3846
@hamdihassan3846 Ай бұрын
❤❤❤❤
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Ай бұрын
Maansha allaah
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Ай бұрын
Masha Allaah
Magaalo cusub oo casri oo laga dhisayo Puntland "Hormarka Soomaaliya
38:38
ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN
14:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 176 М.
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 16 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 56 МЛН
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 25 МЛН
MAXAA KA JIRA #BAARDHEERE?
14:08
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 11 М.
Gabar Soomaaliyeed oo cirka iska soo tuurtay " Skydive"
5:03
Xogmaal Media
Рет қаралды 102 М.
CAJIIB - WAX KA BARO BARAAWE!
14:37
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 35 М.
QAAMQAAM - MAXAY KU DIIDAY QABYAALADDA & GEED JARIDDA?
9:51
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 38 М.
SOMALIA: Ma laga faa’iideystaa WABIYADA?
9:00
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 4 М.
SOMALIA: Waa Sidee BALCAD?
9:53
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 33 М.
Xero geela la xarakeeyey ee reer jigjiga ku xoomeen
18:10
Hereri Media
Рет қаралды 34 М.
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
Dhakhtarrr
Рет қаралды 934 М.
XAMAR - MARKEEDII UGU HOREYSAY!
11:00
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 18 М.