Darwiish capital | Ahmed Darwiish

  Рет қаралды 4,587

Koriye Academy

Koriye Academy

Күн бұрын

✅Sidee ayay u shaqaynaysay Darwiish capital !?
1️⃣-Sidee lacagta loo shaqeeyay !?
2️⃣Heshiisku sidee ku dhacay wax qaybsiga
3️⃣Damacii Ahmed ee sababay isku dhaceena !?
✅KoriyeAcademy waxay bixisaa Aqoon dhamaystiran oo xal u noqon doonta inaa Forex ku guulaysatid
🏆Ku dooro KoriyeAcademy
1️⃣Aqoon dhamaystiran oo kusocota rules A-z
2️⃣Caawin iyo la talin
3️⃣Xirfad la fudeydiyay oo aad markiiba fahmaysid
✅ Boqolaal traders oo aan xirfada Forex u bilownay qaybo badan oo kamidana aan ka saxnay khaladaad ka haystay xirfada kuwaas oo iskugu jira Arday jaamacado dhigta kuwo aanan shaqo haysan dhakhaatiir injineero ganacsato iyo dhamaan qaybaha bulshada ee kala duwan waxay heleen wax qurxoon oo noloshooda bedesha oo ay ku shaqaystaan
✅Forex wa xirfada kaliya oo aad haysati hubati shaqo hadaad heshid aqoon saxan taas oo ka dhigan inaad meelkasta uga shaqaysan karti oo aad ka helaysid internet
📢Ku dooro Forex
1️⃣Job security : inaad haysatid xirfad aysan cidna kugula tartamayn
2️⃣Inaad ka samayn karti dhaqaale walba oo uusan xadidnayn
⬇️⬇️Sirta suuqa Forex ⬇️⬇️
🌐KoriyeAcademy : koriyeakademi.com
📞+252907690928
🔗Kusoo biir Telegramka akademiyadda
t.me/KoriyeAca...
🔗Kubiir Discordka teamka
/ discord
---------------------
✅iska diwangali shirkada u horeysa propfirmska
fundednext.com...
✅Dooro 95% payout waa shirkada u faa'idada badan 2024
✅Dooro stellar swap free account
✅Isticmaal coupon code-kan : elitetrader
waxaad helaysa 8% qiimo-dhimis aanan kaa dhamaanayn
---------------------
🚨Social accounts:
🔗Follow Facebook : www.facebook.c...
🔗Follow Instagram :www.instagram....
🔗Follow Tiktok : www.tiktok.com...
---------------------
⚠ Disclaimer:
Those Videos are for educational purposes not financial advice.
Muuqaalada halkan ku jiraa waa ujeedo aqooneed, ma ahan talo maaliyadeed.

Пікірлер: 31
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Жыл бұрын
Join Today and Learn How To Trade Correctly!🔥📈 elitetrading-academy.com What will you get with ELITE Membership? ✅ Casharo soo koobaya Aqoonta suuqa ✅ Kulamada Live-ka waa Aqoon kor u qaadaysa habfekerkaaga ✅ Hel Fursadaha asbuuca oo aad ka samayn kartid Dhaqaale ✅ Hel Analysis Cajiiba oo aad ka faa'ideysid Aqoon ✅ Discord community aad kuso bandhigeysid Aqoontaada ✅ Hel team awood badan oo Guushaada ka qayb qaadanaya ✅ Hel Hababka u heli lahayd maalgalin uguna guulaysan lahayd ✅ Hel dhamaan xaaladda suuqa si maalinle ah ✅ Na waydii su'aalahaaga oo uhel xalka u cajiibsan Join Now Here: www.elitetrading-academy.com Elite Team
@hassanyare9400
@hassanyare9400 Жыл бұрын
wllhi wax aad laga xumaado arintaas ummaddan masakiinta xolohooda lagu dhacayo inta kle laga khasarenayo blze wa aduun alle agti aya lugala xisatammaya waa bil ramadane insh allh
@dahirmohamedadan9067
@dahirmohamedadan9067 Жыл бұрын
Aqoontu isma qariso waligedba ❤🙏🏽
@maskacade7745
@maskacade7745 Жыл бұрын
ninkan dr abbas ayaba soo bandhigay wajigiisa saxda ah waa ku kadsoonteen uun💔
@nurreproductions4340
@nurreproductions4340 Жыл бұрын
Maalinkii ay dr cabaas is qabteen 2020kii ayaan ninkaan ka shakiyay
@smartmoney7438
@smartmoney7438 Жыл бұрын
Sorry wax la yaabanaan Dr cabbaar halkii aya kala mareen ogaa lkn Aad baan umahadsantahy. In aan ku biiro rabay Thanks
@salahabdi2032
@salahabdi2032 11 ай бұрын
hedge fundska khibradoodu 30 years trad gareynaya celcelis ahan so sara 10% laa 20% isago khibradisu yarthy 5y ah maa so sareya miyu is qarxin
@h.chanariosports9941
@h.chanariosports9941 Жыл бұрын
Mansha allah 🎉 illahy mahadsan iska leh 🎉 mar haddii 1000$ in badbaday 😮iga tag darwishoo 😊
@xamdanmaxamed328
@xamdanmaxamed328 Жыл бұрын
Waxaan la yaabay aniga oo lacag samayni kara oo shirkado Malagalin jiraan waxaan bini aadan kale lacag uga raadini ama faaiido ayaan la yaabanahay hadaan aqoon leeyahay oo xirfad lacag laga sameeyo leeyahay walahi bilaahi talaahi la ima arkeen bini aadana maanan daba socdeen ismaanaaan qabsaneen waan 🤔
@barkhadlemohamed4051
@barkhadlemohamed4051 Жыл бұрын
Good idea fikirkaas waan kula qabaah
@CAQLISAN
@CAQLISAN Жыл бұрын
Aqoon baan ku leyahay sxb guul ban ku rajaynaya 😢😢
@123natule6
@123natule6 Жыл бұрын
Jaanis ayuu igaga ciyaarey ah in uu shaqeyto ucubada dadka ayana kudhacdey balanta darada iyo dadka masakiinta ee uu 100 doral signal uu kaqaadey ee wuu gortu doonl. Intuu wax usoodiro uu odhanaya lacagteyda wad soocelisen muhiimadu maha lacagta ee waa balanta waxwalba waxa ay kuficnyihin balan wanag
@jabriilabdiwahab250
@jabriilabdiwahab250 Жыл бұрын
Intee Kala soo xiriira taliye
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Жыл бұрын
wl whatsapp +252907690928
@barkhadabdijama2266
@barkhadabdijama2266 Жыл бұрын
Ustaad xog badan ayaad la wadaagtay dhallinyarada ku midaysan dalladdan forex, inkastoo massegeska uu dhankiisa kasoo diray xogtooda aanad noola wadaagin sida aad kuwaaga noola wadaagtay haddana in damac idinkala kexeeyay qof walboo caqli leh wuu fahmayaa ee ayynnu darafka kalena wuxuu ku andacoodo aynnu dhagaysanno insha allah.
@AmiinMoha-z6k
@AmiinMoha-z6k Жыл бұрын
wll adiga waxa ka hoos baxay in aad heshiis dokumentiyesan aad la gashao odeyga, dadka lcgta khasarayne ma aqaan mesha ay ka yimaaden ileen taarikhda lama aysan socon waayo soomali iyo lcg FX oo qof loo dhiibo iyo dhibta lagalaso kulmay wax qarsoon may aheen
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Жыл бұрын
Heshiisku wl hab oralah buu kudhacay ahmedna waa inkiray
@xidignor9933
@xidignor9933 Жыл бұрын
Mar aya raadiyay inaan kamid noqdo oo information ka radiyo waa maxa Darwisha Capital. Lkm hada adiga ayaaba ino sharaxay, umana socdo hada kadib.
@mohantrader1
@mohantrader1 Жыл бұрын
somali wax ma,maqasho 3sano ka hor ban umalayna sacan caml waxay isku dagalan dr cabas cabas wuu kadigay wax yar buu maqnaa waxuuba is ka so jaray academyada update ban ku samaynay caml xoga wuu is difacay marka somaliyey forex waa bad nadam walba wuu shaqeya in ta uu qof kale lacagtada uu kugu shaqen laha adiga baro suqa ee ku shaqayso
@abdikanimohamed8271
@abdikanimohamed8271 Жыл бұрын
Isla igta aan kala dheerayn 😂 ninkas trader fadhiyo mahan
@xidignor9933
@xidignor9933 Жыл бұрын
Bro Ahmed Dawrish mx ka qaldan. Hore waxay isku dagaleen Mr.Cabbas Abdikadir, hadan adiga aya meel xun isla garteen. Side wax u jiraan 😢😢😢😢
@caytocali643
@caytocali643 Жыл бұрын
Qofku xirfada forex yaqaana waxaa qurux badan inuu isagu ku shaqeysto oo aanu xoolo dad kusoo meeraysan hadii xitaa aad ka cabanayso dhaqaale la'aan waxaa jira account challeng ah oo percentage aad shaqayso aad inta badan adigu qaadanaysid markaa ninka xoolaha dadka kusoo noqonayaa waa nin dhac usocda ee halayska taxadiro Qofkastoo dhalinyaro ahina wuu barankaraa forex haduu dadaalo waxaanan u arkaa maanta qofka dhalinayarada ah ee jooga somalia in xirfada forex ay tahay meesha ugu fiican ee uu dhaqaale ka samayn karo Markaa dhalinyaro hala dadaalo oo Khiyaaliga halaga baxo
@xaqiiqhadal-qn3vw
@xaqiiqhadal-qn3vw Жыл бұрын
NiO qof shumaciis in aad damiso shumucaga ku ma kordhaayo
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Жыл бұрын
Inaan tuug kaaga digo macnaheedu waa shumac baan dumiyey miyaa ? hadalkaaga wanaaji wl
@xaqiiqhadal-qn3vw
@xaqiiqhadal-qn3vw Жыл бұрын
@@KoriyeAcademy walal saas wa ii fahmi kartaa ani muuqlkaga waan dHameesTay waxaa aad sheegtaY badana wixii aan kala socday rub bay ahye sida signalka risk la aantaa waan la kulmay oo mar ayaa acedmy ku jiray oo aan la yaabay balse ma habono in aad ceebaysto qof ku aaminay
@abdiwahab123
@abdiwahab123 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh dab ninkii ku gubta dambaskisa la lexdo waxa uu ninkas nagu sameyay hadad ogan lahed sidas uma hadashen
@hassanmo7849
@hassanmo7849 Жыл бұрын
Ahmed darwiish wax uu rabo haduu la imaado ma aaminaayo waa scam ninkaasi
@abdiwalinasri9376
@abdiwalinasri9376 Жыл бұрын
Waxba la iskuma reeban
@grandtvchanel3489
@grandtvchanel3489 Жыл бұрын
Waxaa idin dilay waxaad sameyseen over trading
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Жыл бұрын
ya sameyay ?bahasha kadaa jamaca lol
Epic Reflex Game vs MrBeast Crew 🙈😱
00:32
Celine Dept
Рет қаралды 13 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 29 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Waa Maxay Trading Psychology? Goorma ayaadse U baahanyahay?
20:06
China's Chip Sector Rally and Amazon's RTO | Bloomberg Technology
44:24
Bloomberg Technology
Рет қаралды 10 М.
Trading Psychology - Dr David Paul
40:10
FinPort
Рет қаралды 3,5 МЛН
Were Israel’s Actions in the Gaza War Justified? Eylon Levy vs. Mehdi Hasan
1:06:50
Guulaha Asbuuca | Fursadihii Dhacay
30:56
Koriye Academy
Рет қаралды 2,5 М.
HAMASTER KOMBAT sidee lacag dhab ah uga samayn kartaa?
11:30
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 96 М.
Epic Reflex Game vs MrBeast Crew 🙈😱
00:32
Celine Dept
Рет қаралды 13 МЛН