Waligaaba baydhbaydh-Hibo Maxamed Hudoon (Hibo Nuura) Lyrics

  Рет қаралды 271,142

HOOBAL

HOOBAL

Күн бұрын

Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii Soomaalida ee ka horreeyay 1991 iyo inta la baadisooc ah. Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii Soomaalida ee ka horreeyay 1991 iyo inta la baadisooc ah.

Пікірлер: 55
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan Жыл бұрын
Wad iman baradii jacaylka iyo beer tii xoriyada hargeisa hadhwanaag ❤allow hay dilin anoon iman❤❤❤
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 2 жыл бұрын
Hibo Waa salaamay Adigaaba hadda ka baydhbaydhaya baradii Hargeysa iyo Jamhuuriyadda Barakaysan ee waxaanu ku leenahay soo dhowow Eedo baradii waad iman doontaaye Shukran
@muhammadsheikh676
@muhammadsheikh676 3 жыл бұрын
Hibo caafimad iyo cimri dheer allaha siiyo erayadan wa xaqiiq dhacda dad barasho dhexmartay.... labo weysko boodda labana weyska baydha
@dhammeguray157
@dhammeguray157 3 жыл бұрын
" Waligaaba baydh baydh Ama meelo kale aad. Waad iman bartiiyo Baradii jacaylkiyo Halkii aynu barigii Ku wadaagnay barashe " Hibo Nuura
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Donyaha badweynta ku banjaro dhexdeda leyrta baradli I beriga usaro ama so bacdamiyan balaha ka rixan berigana u saran weliga aaaaaah Aaaaaah beyr beyr ama beled kale qabo wad iman barti iyo baradi jacelka ku wadagnay barashe ma og tahay is barashada dadka hadu bar bar yahay beryo hadey is wayan kolka leysku so baxo labo weysku boda labo weyska beyrta adiga ke bideysa weliga ba beyr beyr ama beled kale qabo wad iman barti post fesbook ku wadagnay barashe ❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdalaa.aligreen6251
@abdalaa.aligreen6251 3 жыл бұрын
Erayadii axmed suleymaan bide, laxanka AUN Axmed gacayte
@hoobal8386
@hoobal8386 3 жыл бұрын
Thanx Mr. Green.
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 13 күн бұрын
WAXAAN MAQLEY HEESTAN WAXAY U QAADAY ILAAHEY HA U NAXARIISTEE MAXAMED RASHID SHEEKH XASAN OO JACAYL DHEX MARAY ISGA IYO HIBO MAXAMED MA HUBO LAAKIIN WAAN MAQLEY
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Ma og tahay is barashada dadka hadu bar bar yahay labo weysku boda labo weyska beyrta adiga ke bideysa weliga ba beyr beyr ama beled kale qabo wad iman barti post fesbook ku wadagnay barashe ❤❤❤❤❤
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 2 жыл бұрын
Magacan hibo nuura waxa u bixiyey Allahaw naxariistee wariye Axmed Xasan cawke wuxuu ahaa micnuhu Hibadii reer nuur 😆 🤣 barasho wngsan
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
Ibrahim abdi ma Reer nuurba Hibo waxaan moodayey Maxamed casse
@cawkefaytaan575
@cawkefaytaan575 3 жыл бұрын
Waa heestii ay uqaaday odaygeedii baashe waana qiso dhab ah
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Waa gabdhii ka tahriibtay abwaan axmed saleeban bide
@user-horo
@user-horo 2 жыл бұрын
Waaaaah waasah waayo waayo iyo xasuusreebka lama ilaawaanka ah ee heestan aan kulahaa wali kama daalo dhagaysigeeda ilaa imika oo ah 2021 Dec
@Mubaarak-p11
@Mubaarak-p11 Жыл бұрын
Yaa salaam. Heestani waxay ka mid tahay heesaha abwaanka weyn e Axmed Saleebaan Bide.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Xidigaha bidhame ka balbala cirkasa hadu dayaxu so bixin badi gob ku washo Ana bahidadi kama goin bogeyge wey ku tal bartedi bogax iyo o banan qabo ama buro dhadher wad iman barti post fesbook ku wadagnay barashe ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan axmed saleeban bide
@mmc1439
@mmc1439 3 жыл бұрын
Eryadii abwaan maxamed cali kaariye Laxaankii axmed gacayte yuusuf Labadoodaba alle haw naxariisto
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan axmed saleeban bide Soobaro intaanad sooqorin cida midha samaysay
@azminamohamet4607
@azminamohamet4607 2 жыл бұрын
Yaan lakhaldin ereyada abwaanada kadaaya beenta
@azminamohamet4607
@azminamohamet4607 2 жыл бұрын
@@calimaqdis5952 Ali thanks my pro
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Masha allh mama hiba cimre dheer Allh ku siiyo
@gorgor855
@gorgor855 2 жыл бұрын
Hibo dhowrsan kama bogto luuqdeeda🥰
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Donyaha badweynta ku banjaro dhexdeda leyrta bacdamiyan u saro beriga waliga aaaaaah Aaaaaah beyr beyr ama beled kale qabo wad iman barti post fesbook ku wadagnay barashe ma og tahay is barashada dadka marku bar bar yahay kolka leysku so baxo labo weysku boda labo weyska beyrta adiga ke bideysa Sax waye dadka marku is barto labo isa salamin dariqa is ag marayo iska beyrta fisirkeda labana wey isku bodan iyaga is jecel hab isa sin marka iska so hor baxan dariqa adiga ke bideysa weliga ba beyr beyr ama beled kale qabo wad iman barti post fesbook ku wadagnay barashe ❤❤❤❤❤❤❤
@naasirkeyse5793
@naasirkeyse5793 11 ай бұрын
Heestaba hadi hargiesa lugu so daro waan ku sarkhama walahi
@abdibashe567
@abdibashe567 3 жыл бұрын
Caleek caleek.Heeskani waxuu ka mid yahay heesa jaceylkee Ahmed Saleeb (bide)biyo dhigay. Humaagaa I dilay (Doonyahay badwayntaa ku dhex jaba badwayntaa.
@DaoudAbdallah-z2y
@DaoudAbdallah-z2y Жыл бұрын
Sabab kaleh hamodin
@DaoudAbdallah-z2y
@DaoudAbdallah-z2y Жыл бұрын
1972
@shamsoali
@shamsoali Жыл бұрын
Hiba nuura heeso wacan ayey qaadey
@abdisalanali4114
@abdisalanali4114 3 жыл бұрын
Xasuus caruurnimo
@karingarfod9151
@karingarfod9151 3 ай бұрын
Hood man hobol
@kurbejr6504
@kurbejr6504 3 жыл бұрын
Laxanka noocani magicii?
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 2 жыл бұрын
Ba bac iyo banaan
@MohammedHousama
@MohammedHousama 11 ай бұрын
Walligaaba baydh Baaydh amaabah Meelo kalleh aad
@CatoosheHassan
@CatoosheHassan Жыл бұрын
Hibo nuura wàa qof aan aad utaageero markan layloobar kayga fuulo walhay😂
@ManiiramaxamedManiira-ko2oo
@ManiiramaxamedManiira-ko2oo Ай бұрын
@hassanmadadal8496
@hassanmadadal8496 Жыл бұрын
Babac iyo banaan qabo weeye
@farahhassan4912
@farahhassan4912 3 жыл бұрын
Hibo nuuro ale haku xifdiiyo
@OmarAhmed-vz3bb
@OmarAhmed-vz3bb 2 жыл бұрын
Assalamu calaykum heestani ayaa sameeyey bal hibo ha la waydiiyo
@Mubaarak-p11
@Mubaarak-p11 Жыл бұрын
Heesta waxa iska leh Abwaan Axmed Saleebaan Bide.
@muktarali2311
@muktarali2311 3 жыл бұрын
Kabanka waa Saalax Qaasim
@molidsanqadh2016
@molidsanqadh2016 2 жыл бұрын
hoobal waad mahadsantahay lkn erayga aad tidhi bogox iyo banaan qabo waxay sax ku tahay {babac iyo banaan qabo} babac waa meel taag ah ama tuur ah ama laf midkaaad u taqaanba lkn aan xoog u dheerayn dhulka se ka fiiqan
@maxamedgessi1994
@maxamedgessi1994 Жыл бұрын
A ku about wall kabanka waxaa tumaya siciid xarawo
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Axsan hes weliga aaaaa aaaa beyr beyr ama beled kale qabo wad iman barti post fesbook ku wadagnay barashe 😂😂😂😂😂
@yahyeosman4688
@yahyeosman4688 Жыл бұрын
Hibo
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 6 ай бұрын
0:48
@mohamedjama6237
@mohamedjama6237 Жыл бұрын
Hetan dhubahan te usara
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Calool adeeg waa ale waheelkiisa
@cabdiganacsade8647
@cabdiganacsade8647 2 жыл бұрын
Hiba nuro
@hodanhalane4288
@hodanhalane4288 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@az11263
@az11263 3 жыл бұрын
👏👏👏❤❤❤
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 2 жыл бұрын
Ax Yaa Hibo Ax Yaa Abwaankii Jcylka Axmed Saleebaan 🤦
@azminamohamet4607
@azminamohamet4607 2 жыл бұрын
Dhamaaan waxa ilaahay uwaydinayaa caafimaad &cimri dheer fanaanad hibo nuura /abwaan axmed saleban bide
Heestii in,jacaylku halis,yahay   Hibo nuura iyo bacal,waan
11:17
Sahardiid Ahmed
Рет қаралды 33 М.
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 81 МЛН
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Chapitosiki
Рет қаралды 3,7 МЛН
Hud-hud- Xaliimo Kh. Cumar (Magool) / Version Cusub / Lyrics
13:03
Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .
13:10
ABSHIR SALAH
Рет қаралды 61 М.
Hibo Nuura | Heestii Daalo Tus Helay l Hayga Tagene ii Tali
7:32
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 323 М.
Riftoor, Qaraami| Hibo-Nuura
8:56
HOOBAL
Рет қаралды 17 М.
Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "HABEEN IYO DHARAAR"
6:05
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 70 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 310 М.