waa heelo yaab leh, Garabyare Si xeel dheer uga soo warama Abwaankas, Hoobal teamoow.
@awbustaale57193 жыл бұрын
"Haddii quruxdaada la iga qarsho Qadiijo Marwooy qac baan odhane!" Kolay markii hore "Qadiijo Balwo" ayay ahayd laakiin markii magacaa Balwo la dhibsaday ayaa Marwo laga dhigay.
@khabiirqaraam79353 жыл бұрын
Yaa salaam Sawdkan Horay Uma Maqal uu Qaadayo Ibraahim garab yare Heelooyinkiisa kale uu Qaaday Waxaan ka xusuustaa Balwo Damaq Hillaac dheere