#geel labo jir so wada mar #xasan iyo aniga waqtigan uu heysayo wan isla egnahay
@haajifayte7759 Жыл бұрын
Xasuus Gaar Ah ayay Igu Leedahay 2003 Bosaso Ayan Dhalo Ka Fiirsan Jiray Showga Filmaanta Intaan Filmka Laso Gelin Ayuu Heestaan No Shidi Jiray Caydaruus O Ahaa Ninka Shaneemada Lahaa Best Singer Hassan Baashi Hada O An Jogo Denmark Ayan Dhegaysanaya Xasuus Wlh Wn Jirircoday 2022/12 /12 Keedii Saacadu Waa 2 Saac O Hbnimo
@inabeed76914 ай бұрын
Ana 2008 ayaan dhegaysan jiray Legend salaama from gabiley
@suudiofficialchannel Жыл бұрын
Who is still watching it 2023 😮 --HAADBA HAAD KICI--- ✅✅✅ICONIC SONG AND SINGER SO TALENTED 😮
@abdimaxamed3454 Жыл бұрын
Qaran baa fanaan qaran soo saara wakhtigaas qofkasta iskama heesijirin
@cabdikariimsonkaay1544 Жыл бұрын
Allaha soo hanuuniyo dambigiisana allaha dhaafo Isha Allah
@Aaliyah-nz1eb Жыл бұрын
Ameen dhamaantenba
@mohamedabdirahman11635 жыл бұрын
Heestan waxa curiyey casan c/laahi xasan Ganey wuxuu u tiriyey cadar Aadan oo ahayd xaaska xasan ganey oo wakhtigaa si qurux badan u lebisnayd xasan Aadan oo markaa la joogey xasan ganey ayaa ku yidhi qoodhaa iyo xeradaa dhamays tir heesta aan hada laxamka iyo codkaba saaree la soco suugaanta soomaalida sxbayaal by by
@masuulsare8099 Жыл бұрын
Cadar axmed kaahin miyaa loqaday mise waa tukale
@SuperKahin3 ай бұрын
Maryam baalo qaaday waa 1981kii laxankana waa jimmy
@adamhapi35157 жыл бұрын
2017 and still watching....☝ farta taag if you do the same
@noorlakiish13286 жыл бұрын
Fanaa waa kii hore inta kale riyaha ciya oo music loo saaray waaye
@maleikaomar81196 жыл бұрын
Allaahay caafimaadka ha u kordhiyo
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac5 жыл бұрын
March 2019 Hadad daawanaysid liketa i sii ❤
@axmadcabdullaahiduraan65325 жыл бұрын
Xasan waagasuuu ilbax ahaa swagger man Kuwakale saan umalabisan jirin
@ismaanciilyuusuf88586 жыл бұрын
🖤 haadba haadki waa hees xusuus gaarale .6 Dec 2018🖤
@youngmoney24587 жыл бұрын
who's watching ```2017""" like and comments 😍😍
@abdiwahab10315 жыл бұрын
2019 still watching Nairobi legend
@Abdifitahabtidoon3 жыл бұрын
Weli lama hayo fanaan tonka xasan ka heesa ama hesihiisa halkeeda dhiga waxaa xoga soo dhoweya qalinle isna qolada utumaysuu dhaha iga khafiifiya
@mahdihoussein99719 жыл бұрын
best music for Somalie perfect
@fahmi14357 жыл бұрын
Xasan aadan iyo barisamaadkii wlee fanaan jira iga dheh
Hhhh WuRaH MaNaD GaRaNaYn Waa #aBaHa FaNKa #XaSaN_aaDaN aa La YiDHaH
@hodan45238 жыл бұрын
Xasan Aadan Samatar (xasan Baashi)
@abdoukadirmoustaphabele7557 жыл бұрын
Mirais ne wanagsan
@wiilocadey94998 жыл бұрын
cadi ma ahin
@cabdilfataaxaw-ismaaciil31026 жыл бұрын
1:18
@abdifatahharago31377 жыл бұрын
Haadba haadkici haybadaadu noqotaye hodan baad ka tahy qurux.
@moh66livelivekosa549 жыл бұрын
ciyaalka iska hadlayoow heesta been ha ka sheegina uma uu qadin xasan Adan reerkiisi ee qisada heestu waa mid ku salaysan si kale inta xogaalki iyo goob jogistaydii ciyaalkow