Reer somaliland qabyaalada is dhaafa waa ciidagale k haysta sameyey yaa idin warsaday cuqdad lee caafi iska dhiga
@saalahmohamed40777 жыл бұрын
cabdirisaaq maxamed masha-allah sxb haddu nin ciidagale ahaa waa nin adeerkay ah
@asalhargeisa36686 жыл бұрын
cabdirisaaq maxamed Allah naxariis waasaca ha siiyo maxamed saleebaan iyo xasan qaadaan oo dhawaan geeriyooday iyo wixii Muslim ah ba allah ha u naxariito aamiin taa rabbi
@asalhargeisa36686 жыл бұрын
Think l فكر ma wax beenaa ku jira waa run waa la sheegaysaa adigu maxaad dhibsatay waliba maxamedna Allah haw naxariista labadaba waa nin reer berbera ah awdal s.lander dhalad reer saaxil asal ah
@fahimamohamed44996 жыл бұрын
@@thinkl1409 ujeedaduba waa inta in aad dhalaasho taariikh weeyaan Saaxiib ninka maskaxdiisa ka soo maaxatay mudnaan iyo xusid buu leeyahay waanay nagu dheeryihiin abwaanadayadu Ayn inta DHIMATAY inta noolaa no lol qiimo leh cuqdad isaaq ku dishaye
@Manowyare9 жыл бұрын
allow kuu naxariiso boqorka codka
@alisaid20084 жыл бұрын
Mirihii x.qowdhan laxanka x.gareyd codka tubeec
@altovladdimir92054 жыл бұрын
Waxaa halka iiga muuqada muse Mohamed allah haw naxriisto saxophoniste
@abdirahmanabokor87826 жыл бұрын
Jen/1/2019 ayaa wali dhagaysanaya like me plz
@foolaad.experience6138 Жыл бұрын
waxaan waayey hees uu isla goobtan ka qaaday muuqaalkeeda oo aan mar daawaday, waa heesta nafteyda adaa hinqaaroo
@jamaljamka76655 жыл бұрын
Habeen Qaaliya rag culus iyo mirqaan vie k+m+j+A 21.04.2019
@zakariyexuseen9219 жыл бұрын
waah waah esh cala fanaan
@somalitoday49624 жыл бұрын
Dadka music tumaya waxaan ka aqooday muslimo qaasim, iyo macalin meysar
@olaadjokarr74083 жыл бұрын
Hhh farta iigu fiic anuu iyaga xataa ma arkee maxay kala tumayaa horta muslimo waxay tumeysaa organ ka sax
@FarhanAbdi-eq2it10 ай бұрын
Allah yaarahmu.
@abdikhadarhashi23579 жыл бұрын
Allaha u naxariisto.
@AbdulkadirmAbdulle Жыл бұрын
Heestaan taarikh bay ku leedahay
@ابوهادي-و6ه4 жыл бұрын
Waxaa lahaa heestan axmed saleebaan tubeec soo Barta fanka
@khadarmohamed26764 жыл бұрын
Hhhh kaddaa taariikhda heesta beenta heestani waxay ku jirtay riwaayaddii anagoo waalan waagu noon beri waxaanay soo baxday 1970-kii ereyada heesta iyo riwaayadduba waa xasan qawdhan yuusuf, waxa kale oo riwaayadda heesaha ku jiray ka mid ahaa heesta uu axmed mooge qaado ee miidaamo adeer beenta fanka kala dhex bax? haddii aanad aqon ulahayna dadka weydii.