GEELLAA Iyo Codkii Halaasiga Ahaa Ee Pro Axmed Ismacil Samatar Iyo Somalind TV live

  Рет қаралды 9,731

Tixraac

Tixraac

Күн бұрын

Heestan oo uu Pro. Samatar cod macaan ku soo gudbiyey, bilowgii sannadkan 2015. Hore uu u curiyey qaadayna Cabdalla Zagzaag (AHN).
Iyadoo iyadda lafteeda baydka dhextaalka u ah ay qayb ka ahayd gabay uu hinnase tirey oday reer Burco ahaa oo magaciisa la odhan jirey Cabdillaahi Muuse. Laakiin uu dhadhan kale u yeelay Cabdalla Zagzaag, Axmed Ismaaciil Samatar na xasuus ku reebay bulshaddii iyo Tv-ga Qaranka Somaliland oo isku soo duba riday soona tebiyey.

Пікірлер: 13
@shaaficihassan1936
@shaaficihassan1936 3 жыл бұрын
Xasuustii ereyadii iyo codkii alle ha unaxariistee fanaankii weynaa cabdale sagsaag
@abdulahsalah3288
@abdulahsalah3288 8 жыл бұрын
odayga siyaasadi markuu ku wareeray ayuu fanka iskaga biiray
@mustafeahmet3909
@mustafeahmet3909 4 жыл бұрын
wow odaygu fanaanbuu noqday
@wardrink
@wardrink 8 жыл бұрын
t Fredrik f
@zuhaibtio
@zuhaibtio 9 жыл бұрын
poooooooooopo profser codkaagan la dhacy ma heesna wad ku darsatay
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
yaa salaam alla yantasirak sawtul raxma wa qinal cajiiba.
@ahmedabdigindhe2447
@ahmedabdigindhe2447 7 жыл бұрын
prof samatar xushmad qadarin iyo bogaadin ayn ku hayaa
@somalistories5037
@somalistories5037 8 жыл бұрын
kkkk heesahana miyuu qaadaa
@ahmedabdigindhe2447
@ahmedabdigindhe2447 7 жыл бұрын
yaa salaam sweet hand
@dhuuxodhuuxo9621
@dhuuxodhuuxo9621 9 жыл бұрын
Manshlah axmed ilahay hanoo ka daayo
@jettlandon6283
@jettlandon6283 3 жыл бұрын
Instablaster.
QISADDII NABAADSHE IYO AADAN JUGLE Codkii Muuse Gallaal
7:54
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,1 МЛН
БЕЛКА СЬЕЛА КОТЕНКА?#cat
00:13
Лайки Like
Рет қаралды 2,7 МЛН
Barasare Cabdalla Mansuur oo sharraxaya hadafka shirka ereybixinta teknolojiyada af Soomaaliga.
3:07
Intergovernmental Academy of Somali Language AGA
Рет қаралды 31
DAHIR ALASOW O KU DHAMADAY ILKACASE TEAM SHARMA WA DAHIR..
4:46
Abwaan Maxamed Xaashi Gaarriye (AUN) oo ka Sheekaynaya Farqiga u Dhaxeeya  Tix iyo Tiraab!
7:53
Intergovernmental Academy of Somali Language AGA
Рет қаралды 1,6 М.
Majaajillo 3
15:18
Tixraac
Рет қаралды 38 М.
Daawo Xusuustii Abwaan Cali Sugule  (Dun Carbeed)
7:34
Suldaan Media
Рет қаралды 15 М.
Pro Samatar Iyo Heesta Sanad Waliba  Iyo Somaliland Tv Live
3:57