Alxmdulih waliagy 2 qof maa shukaansan ilaa 1 moyaane hadna wan haystaa wiiil wangsan hadan calaf isku lenahy ilahy khyr kiisa haa isiiyo hadii kalen kan rabi ii haayo ayaa iga wangsan lkn hada wan haysta nin rageed ka la sheego bal fataxad so mara iann is helno insh allh asaxbey ❤
@FARDOWSOAPDIFITAXАй бұрын
Hambalyo hppti midwanaagsan allha kagadhigo❤
@nimconajax-lq4ruАй бұрын
Aamin aamin wllo mcn❤@@FARDOWSOAPDIFITAX
@KhadijaGedi-n2fАй бұрын
Sidhokle abyo Allha calaf xano gadaro kuwa sidacada ah ujecl nahy I.a
@nimconajax-lq4ruАй бұрын
@@KhadijaGedi-n2f aaamin aaamin wllsh mcn
@NajmoMaxamed-e2eАй бұрын
wllhi waa xanuun xanuun dhafy waligaa lawa qof lama shukansado waayo hal qof kaliya ayaa tahy allow ii sahal qof kaligiisa shukansado asna kaligiisa i shukansado 😭
@FARDOWSOAPDIFITAXАй бұрын
Mid wanaagsan allha igu sobeego wali xiriir qof lama sameen sababtana ma aqaano wiilal badan oo xiriir kuwacana in lala sameeyo waan bartay 😢
Wlhi ban ku dharte qisadan cashir kii ugu weyna abit ayan ka bartay wlkey subarcarab mhdsanit abowe guleyso waliga 😢😢😢
@Asmamaxamed6453Ай бұрын
Walal wiilkan 10sano u go kan kaLana si wanagsan ugu sheeg khaladkad ka gashay wn Rajeeynaya inu kaa qabali doono
@TilaawatuQuraan-ew2szАй бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن❤ شكراً جزيلاً وجزاك الله خيرا أخي الحبيب سبير عرب 🎉
@abukarcadoowe1178Ай бұрын
Ilaahey swt ha kuu fududeediyo I.a
@KaltuumaAdilАй бұрын
Amiin yarabi ❤🤲🏻
@ShugriYuusuf-l4f5 күн бұрын
Waxa iga talo ah in aad ka 10 sanno u go'did ka kalena xaqiiqdana u sheegto❤❤😢
@Hakuul_7Ай бұрын
Mashalah ❤❤❤
@MouktarYareАй бұрын
Mansh Allah❤❤❤😂
@ZaynabAli-q9oАй бұрын
walaasheyey taladeyda waxey tahay inaad wiilka 10 kasano aad lasocotay aa ugo do kan kalana xaqiiqda aa ushegto in kastoo runtu qaraar tahy adiga ayaa ku bad baadaayo oo nafsiga uga badbaadeysaa 😱😱😱😱😢🥱
@Hodan1-vk3nvАй бұрын
❤❤❤❤m.a hory u soco
@RuquyoMuseАй бұрын
Xaqiiqa❤❤
@AYANLE___FEYSAL__ABDIАй бұрын
Wadada saxan allaha ku garadsiiyo wll ducadana badi ilahay albaab dag daga hakuu furo oo aad dhibka kaga baxdo
@NajmoMaxamed-e2eАй бұрын
wllhi in la i qayaamo mooyan waligey qofba ma qayaamen waayo qof walipo anoo jecel unbu iga yaameyaa mar walipana rabi ayaa ka baryaa qofka in aan qayaamrn 😭
@AbdiazizRashidkhaalifАй бұрын
Keep going hogmiya
@ibrahimabdullahimohamed1373Ай бұрын
Walaasheyda Kan tobanka sano kaas ugo isaga ayaa xag ku leh❤❤❤❤❤❤❤
@FardowsoAbdullahi-wx4seАй бұрын
Midka tawankasano❤walal kasa iilahabon❤walahi
@xamdiamiin8051Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤
@mumtazhassan2138Ай бұрын
Xaqiiq Wlhi ❤
@SoumeyaDaherabdiАй бұрын
😢😢
@nimcoismaaciil6874Ай бұрын
Keep going hagmiya😢😢
@JawaahirOsmanАй бұрын
Abayo wiilka 10 sano u go 😢😊
@nailsissak3207Ай бұрын
Midka 10 iska baa ila quman inshallah
@bwoylalana7490Ай бұрын
04/11/2024. Mon/3:00pm
@niyadsan.nacimaАй бұрын
❤❤
@khadrasaleebaan4773Ай бұрын
Waad samaysay qalad wayn waxaankugula talin lahaa inaad talin lahaa inaad wiilka danbe aad cafis waydiisto waiting badan baad ka lumisay dhaqaalihii aad ka qaadatay iyo lacag kale fiican ugu dar oo udir shilinka waqtiga ayaa ka mihiimsan Allah hakuu dambidhaafo inuu ku cafiyo wiilka dambe baan kuu rajanyaa ishallah
@nimcoismaaciil6874Ай бұрын
😢😢😢😢
@IlhaanCumar-e8bАй бұрын
Ad io ad kugu fikir ban ahay wilka yaranta is baraten u go abyo
Wilka 1bad ee 10sano sababto ah wll noloshisii adiga ayu kula dhamaystay isago nin ah oo damac leeh gabdhaha qerka naa kamaracin wana qof samir badan manta majiro qof intaso sano xirir kula wadaya isagon dan ka lahayn mar aya qiyantay ee markalee haa qiyamin
@QoreshtihawaeynkaАй бұрын
Masha Allah wll reygad sisi ban ku qaba ka 10 ban Sano u gug
@YasmiinMaxamed-f7uАй бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nuurkalsooni7772Ай бұрын
Wll Kan yaratiin is jeceledeen ogo mxa yelay 10 Sano wax yar mahn wll Kan shantA waxwalbo usheg cafis weydiiso wll
@KadraBogorehАй бұрын
😡😡😡😡😡😡
@MahadAweys-r5iАй бұрын
😡😡😡😡😡😡
@farhia22Ай бұрын
Part 2❤😢😢
@sahrahassan6946Ай бұрын
Asc abaayo 10 u go
@NimcoCabdi-h4zАй бұрын
Wll whatsapka iga qabo
@AbdirizaaqSubow21 күн бұрын
Asc labada will midkad jeceshahay Africa hajogo midkad kale yurub gee kan aadgeyneyso yurub adaa yaqano jacaylka Africa hajogo mysista
@AbdallahNassia-yz5bpАй бұрын
Waa runta 😢
@FARDOWSOAPDIFITAXАй бұрын
Abaayo kaad 10sano wada socotaan waxalaga yaba inu kafiican yahy kaad 5sano lasocoto abaayo bal ukaadi salatu is diqaarana bal utuko
@PhanaxleyAxmedАй бұрын
Seem nahy😢
@hafzaahmet1879Ай бұрын
Kii guur diyaar u ah guurso huno
@AbdiraxiinXaamuudАй бұрын
Labada diyr ayay uyihiin abyo
@hafzaahmet1879Ай бұрын
@AbdiraxiinXaamuud ha wa qalbi jab wlhi
@AbdiraxiinXaamuudАй бұрын
@@hafzaahmet1879 adi hada mxaa ula kali lahyd gabdhan