Qaladka aan galey si eey rerkega ceeb ugu imaan ayaan ugu haajirey full

  Рет қаралды 17,327

HIGSI NO.1

HIGSI NO.1

Күн бұрын

Пікірлер: 60
@mahdiliibaan4185
@mahdiliibaan4185 Ай бұрын
Wiilka danbe waa wiil goob ah walahi Allah idin barakeeyo
@fadimadahir
@fadimadahir Ай бұрын
Waa qiso bilowgeeda xanun bdn dhammaadkeeda farxad ah gabadh dumaashid qeyr faro badn allah hasiiyo❤ aad baan ugu farxey qisadaan dhammaadkeeda ❤❤
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 Ай бұрын
Gabadhaas kheyr badan Allah siiyo waa qof wanagsan masha Allah ❤😊❤❤
@AsmaBile-l6t
@AsmaBile-l6t Ай бұрын
Wallkey súper carab waligay waan kugu xirana waligayne hal vediow ima dhafin coment waligayna maso qorin lkn vediowgaan waanka aamusi wayey😢 abowe horay usoco😊❤🎉
@abukarcadoowe1178
@abukarcadoowe1178 Ай бұрын
Alxm wllhi qso walba biloowgeda waa xanuun dhamaadkeedana waa mcn ilaahey swt ha idin barakeeyo aduun io Aakhiro I.a dumaashidaadana gurigeeda ilaahey swt ha u barakeeyo I.a
@FARDOWSOAPDIFITAX
@FARDOWSOAPDIFITAX Ай бұрын
Qisawalba maaha qarba xanun kudhamaadac😢
@siraadcalimuxubo9090
@siraadcalimuxubo9090 Ай бұрын
Xoolo muhiim mahan waxwalba sharaftaa ka weyn marba hadii walidka laga donto waa sharaf hanti wala helaa bls sharaf lama helo Gabadhas ee gabadha garabka siisey allow abalkeda jano ka dhig rerkana barakee aamiin yaa rabbi
@mahdiliibaan4185
@mahdiliibaan4185 Ай бұрын
Allah idin barakeeyo all adi iyo saaxibtaada family kooda ❤❤❤
@NasraMohmed-gc2ux
@NasraMohmed-gc2ux Күн бұрын
Dumashi qaali ilaahy reerkaga haku barakeeyo mansha allaah wllo Adna ilaahy farxada haku siiyadiyo
@RayaanHonasti-e4c
@RayaanHonasti-e4c Ай бұрын
M.a m.a ❤❤❤ wiil kas iyo wlashis walhi waa dad qiima badan alle habarakeyo ❤❤❤ abaayo alle ha ku barakeyo famaliygaga ❤❤
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 Ай бұрын
Masha Allah wiilkadi waa qof wanagsan e ilasho abaayo ❤❤❤😊 gabafhasina kheyr Allah siiyo.
@AbdirashidSh.abdirashid
@AbdirashidSh.abdirashid Ай бұрын
الله أكبرالله أكبر ولله الحمد،قصة تشبه قصة نبي الله يوسف بداية بكيت وأخرى فرحت مع دموع ،قال تعالى:(إن ربي لطيف لمايشاء-‐---)أخي سباعرب بارك الله فيك أينماحللت وارتحلت مثلك تفتخربه الأمة.
@fardowsamohaz6087
@fardowsamohaz6087 Ай бұрын
Allow gabadhaas wlshien caawisey allow wexe jeceshahay sii🥺🤲
@nimconajax-lq4ru
@nimconajax-lq4ru Ай бұрын
😢waaaa qiiso bilowgeedu xanuun yahy dhamdkeduna yahy farxad❤
@Umalkhayr-x8c
@Umalkhayr-x8c Ай бұрын
Masha allah gabadha caawisay illhay adun io akhiraba ha barakeyo
@bella_luula7516
@bella_luula7516 Ай бұрын
Masha allah waxaso dhan waxaa ka danbeysay gabadhii boqorada ahed ee kuso dhaweysay gabadhas waxan leyahy allaha ku sharfo abyo aduun iyo aakhiraba wanagas ada sameye
@AbdirashidSh.abdirashid
@AbdirashidSh.abdirashid Ай бұрын
Wall,suba carab allh hakubarakeyo,aadiga ookolo umada waikufanta,firdowsal acla aallh hakudajiyo.
@ShaweesIjaabo
@ShaweesIjaabo Ай бұрын
M.a runahanti wa qiso cajiba wlshen ugu danben wey guleysatay
@saalax3162
@saalax3162 Ай бұрын
Wey xanuun badantahay aniga higsi no.1 markan kusoxirmey ayaan qiyano iyo inan dumar xumeyo kafogaadey supercarab awaal ayaan kaga haayaa qimaha dumar mesha uu gar siisan yahay
@FARDOWSOAPDIFITAX
@FARDOWSOAPDIFITAX Ай бұрын
Sharaf hadana haku dhiiran aboowe inaad xumeeso😊
@WardaMaxamed-m9w
@WardaMaxamed-m9w Ай бұрын
Wiilkan 200k 🎉hala gaadh siiyo wuu uqalmaa wllhi ❤keep goin😊prother❤
@fardowsomaxamed7182
@fardowsomaxamed7182 Ай бұрын
M.a Allah m.a Allah sa wlbo wxay wdataa cjibkad
@FarahiyaMohammed
@FarahiyaMohammed Ай бұрын
Masha Allah lawada gabdhod farxadey hestan Allah U ziiyadiyo❤❤❤❤❤
@Samlaa.omar-12749
@Samlaa.omar-12749 21 күн бұрын
Wlhi waa qisada aniga hadda aan ku jiro waayo ragga aamin ma’ahan wlhi anigoo rajo ah ayuu iqayaanay Balse waan ka bixi doonaa insha’Allah 😭😭😭😭😭
@AasiyoSheekh
@AasiyoSheekh Ай бұрын
Masha allah tabarakallha waa qiso cajim ha
@IqroAbdi-xr6jv
@IqroAbdi-xr6jv Ай бұрын
Wlhi waa xanuun 😢😢😢😢
@habooncabdiahmed3859
@habooncabdiahmed3859 15 күн бұрын
Ala wiilka danbe io walashiisa m.a wanaagii oo qof ah wlhi 😊
@hireychannel
@hireychannel Ай бұрын
Waa qiso yaab leh❤❤
@عائشة-ه2ذ
@عائشة-ه2ذ Ай бұрын
Aamiin 😢😢😢
@Xaawosiciidcali-v3g
@Xaawosiciidcali-v3g Ай бұрын
sorry😢😢😢
@AsliMohamed-i4t
@AsliMohamed-i4t Ай бұрын
Mansh Allah ❤
@xamdiamiin8051
@xamdiamiin8051 Ай бұрын
M.a Aamiin yaa 😢😢🎉🎉
@hanadqasal7329
@hanadqasal7329 22 күн бұрын
😢😢😢 Cadaw ahy kas😢
@XaliimoCumarmuxudiin
@XaliimoCumarmuxudiin 21 күн бұрын
Wllhi wan ilimeyay nolasha aduunka wax walbo waad arke ragoow alle kacabsada😢
@XamdaMaxamad-pc7qh
@XamdaMaxamad-pc7qh Ай бұрын
Wllhi way iga ilmaysiisay
@MadeyAmiin
@MadeyAmiin Ай бұрын
M.a walhi wamurug iyo farxad
@AbdirashidSh.abdirashid
@AbdirashidSh.abdirashid Ай бұрын
Qisada wanlamuragoday marna wankufarx farxad aan lailimeyay,jaceilka xanun banana allh naxaris badana,walidka cajaib badana،raga kalafecna,dumarkana kalafecna
@fatimafarah-d6y
@fatimafarah-d6y Ай бұрын
Ax sorry😭😭 gurku wuxu ku qurux badan yahay in walidka lagaso doonto
@KiinMaxamed-l2d
@KiinMaxamed-l2d 12 күн бұрын
M.a 😢
@HibocaliCAbdi
@HibocaliCAbdi Ай бұрын
Amiin amiin yarabi😢🤲🤲 48:47
@XaliimoCumarmuxudiin
@XaliimoCumarmuxudiin 21 күн бұрын
Alla
@Abdichakuur
@Abdichakuur Ай бұрын
Alhamdulllilah 🫶🏼😭
@iqramohamed5992
@iqramohamed5992 Ай бұрын
😢😢😢
@Najaxmaxamed674
@Najaxmaxamed674 Ай бұрын
@fardowsomaxamed7182
@fardowsomaxamed7182 Ай бұрын
Wlhi ban ma ahn ninoow noo nxrsta😢
@QadiijoqaaliQaali
@QadiijoqaaliQaali 18 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@SabarinAdan-d6p
@SabarinAdan-d6p Ай бұрын
Sorry😢
@shukricusmaan6340
@shukricusmaan6340 Ай бұрын
Xanuun iyo farxad iskudarsatay m.a tancal esomartay lkn qof ebbalmahilin wale esoducey asxaabata
@shukricusmaan6340
@shukricusmaan6340 Ай бұрын
M.a
@SamiiraAbdullahi-n7x
@SamiiraAbdullahi-n7x Ай бұрын
😭😭🥺🥺
@SaapiriinAxmad
@SaapiriinAxmad Ай бұрын
Sorry 😢😢
@MaryanNuur-lh5br
@MaryanNuur-lh5br Ай бұрын
Sorry 😭😭😭
@YasmiinMaxamed-f7u
@YasmiinMaxamed-f7u Ай бұрын
Sorry😭😭😭😭😭
@BadraOsman-d5g
@BadraOsman-d5g Ай бұрын
Asc ax ax
@IqroAbdullahi-i5w
@IqroAbdullahi-i5w 28 күн бұрын
Sorry
@RaxmaShakal
@RaxmaShakal Ай бұрын
😢😢😭😭😭
@ALey-lady
@ALey-lady Ай бұрын
😢😢
@bushragaraadxuseen5774
@bushragaraadxuseen5774 Ай бұрын
Sorry 😭
@Hubimahomed-mg4lz
@Hubimahomed-mg4lz Ай бұрын
😢😢😢
@filsanaadan2761
@filsanaadan2761 24 күн бұрын
😭😭😭😭
DILAAGI TIMAHA CADAA WAA KIISKI UGU FAJACA BADNA!!@sawdamqaalib
1:04:04
КОНЦЕРТЫ:  2 сезон | 1 выпуск | Камызяки
46:36
ТНТ Смотри еще!
Рет қаралды 3,7 МЛН
Хаги Ваги говорит разными голосами
0:22
Фани Хани
Рет қаралды 2,2 МЛН
БОЙКАЛАР| bayGUYS | 27 шығарылым
28:49
bayGUYS
Рет қаралды 1,1 МЛН
Kobcinta Ruuxdiisa & Iimaankiisa #TaxanahaBarbaarintaToolmoon
8:54
Success Leadership Center
Рет қаралды 1,3 М.
Wiil eey rerkiisa dayaceen ayeey dheyman kasoosartey   full #qiso
41:54
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:52:03
КОНЦЕРТЫ:  2 сезон | 1 выпуск | Камызяки
46:36
ТНТ Смотри еще!
Рет қаралды 3,7 МЛН