WAAN TAAHAA OO WAAN OOYAA OO WAAN CIISHOODAY OO MARTI BAAN AHAY OO MUSIIBAA IGU DHACDAY

  Рет қаралды 28,075

MamaMalyunSuuban

MamaMalyunSuuban

Күн бұрын

Пікірлер: 300
@ahmedadenosman2872
@ahmedadenosman2872 25 күн бұрын
Hooyo raali ahow, waan kuu ducayn doonaa. Waxaan Allah ku waydiin doona inuu ku garab galo wax walba way hagaagi doonaan insha Allah 🤲
@ElhaanYousef
@ElhaanYousef 25 күн бұрын
Pray Satul Leyl and cry to Allah. May Allah alleviate your pain and suffering, Ameen.
@MoonLight-te8np
@MoonLight-te8np 12 күн бұрын
Qalbiga allaha kuqaboojiyo maama malyuun hooyo ahey waankula daremaya insha allaha
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 25 күн бұрын
Illaahey haku badbaadiyo malyuun wa ku soo duceyneynaa
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 25 күн бұрын
Wcs walshey MMS masha allhhhh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤❤
@bushroyar4961
@bushroyar4961 11 күн бұрын
Hbo wan ku soo ducaynaynaa 😢 wlhi xoolo hada hesto maanta wan ku caawin lahaaa 😢 allaha kaga so saaro xabsiga wiilka 😊
@AyaanmahadAxmad
@AyaanmahadAxmad 25 күн бұрын
Mantay cml naceyb iyo jaceyl mataalo allaha garabkaga galo mamo wan ka xumay wlhi duco ayaa kuu awoodaa
@KhadroGurey-p3h
@KhadroGurey-p3h 24 күн бұрын
ilaahay bari tasabiidan badaso fa ina macala cusari yusaraa
@idiljama5640
@idiljama5640 25 күн бұрын
Mama ha cishoon ilaahay baa ku sahlayo aamiin
@HiboCumar-w1r
@HiboCumar-w1r 25 күн бұрын
Ha amuusin😢ilahy na bari😊
@zahraibrahimnour262
@zahraibrahimnour262 25 күн бұрын
Ilaahay waxkhayrqaba hakusogaliyo wiilkaga jeelka alaah hakagasodayo
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 25 күн бұрын
Illaahay hakaa baxsho oo hakusiiyo farxad cali illaahay haka soodaayo xabsiga illaahay cafskiisa haku soobaxo aamiin🤲🤲♥️♥️♥️♥️💘💋💋🥰💞💞💞💞💖♥️♥️♥️♥️♥️
@MahdiAliMohamed-z2i
@MahdiAliMohamed-z2i 25 күн бұрын
Mamo TikTok imow si gift lagu diri KZbin dadka wax dira ku badna❤
@warsan123
@warsan123 25 күн бұрын
Waa sax
@2-0-2-5z
@2-0-2-5z 21 күн бұрын
Allah kucawiyo mamo wamalinjimxoah wankuducanayaa wilkaga Allah kusodayo ❤❤
@luulaabdi3796
@luulaabdi3796 25 күн бұрын
Maxkamada daahir calasow tag halugu caawiyee Mama malyuuney
@Allahwayn
@Allahwayn 24 күн бұрын
Kaas muxu cawiya doqonka
@Maryama-idil
@Maryama-idil 22 күн бұрын
Isma soo galaan waa dab iyo baziiin.
@fartunalihashi4833
@fartunalihashi4833 25 күн бұрын
XIIDAN WAA XUBIN😰😰😰😰. Allaah qawiyulcasiis haka faramaroojiyo gaaladaa haysata wiilkaaga Allaah hakuu soo celiyo isagoo xora oo faraxsan. Allaah ha isukiin sakhiro oo ha isukiin daayo Ilaah idankiisa
@Rhali-x5q
@Rhali-x5q 24 күн бұрын
Aamiin yaaa Allah 🤲🏾🤲🏾
@hoyomacan8074
@hoyomacan8074 25 күн бұрын
Subxannallaah walaal waan kuu soo duceyneynaa. War gaba wax isugu dara
@samirahassan2023
@samirahassan2023 23 күн бұрын
ALAAH hakuu soo fududeeyo mamo arinta wiilkaaga. Aamiin aamiin
@DadycoolCool
@DadycoolCool 25 күн бұрын
Idrisle haku waraysto cawa
@ubahnuuralin3634
@ubahnuuralin3634 25 күн бұрын
Masha allah
@cayuuniali7127
@cayuuniali7127 25 күн бұрын
❤😊Inta marekanka joogto 100$ iskugu dara mama malyun waa qof qalbi fiican oo dahab ah waliba codkar ah wlh ilahay kabaqa dumarlan inta joogto marekanka lacatina waa dolar ukaca walshiin ama habaryartiin ama edo waa masafir waaye alle dartiis iskugu dara ninkii wax dhalayow waa daremi kartan.
@ShirhanHagi
@ShirhanHagi 25 күн бұрын
MALYUUNNEEYY AYEEYO ILLAAHEY HAKU GARAB GALLO YAA ALLAAH YAA RAXMAAN🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲YAA LATHIIFF AAMIIN 😭😭😭😭😭😭😭
@nadaali9553
@nadaali9553 22 күн бұрын
Allaahow ku caawi manta hadaan Wax haysto wa ku caawin lahaa 🤲🤲🤲mms
@fartunabdulahi8449
@fartunabdulahi8449 22 күн бұрын
Allaah qalbiga hakuu dajiyo wilkagana hakuu soo daayo amin
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 24 күн бұрын
Ilahayow uu gargaar . Ax soomaali way dhibaataysan tahay .
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 25 күн бұрын
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu malyuuney ilaahay wixii uu kuu qorey baad heleysaa caloosha xiro oo Alle talosaaro walee risaaqadii Alle kuu qoray cidinkuma diikaro wilkagana Alla hakucawiyo Allaahu ma aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@HabibaAbukar-xt9du
@HabibaAbukar-xt9du 23 күн бұрын
Ilaahey faraj hakuu furo
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 21 күн бұрын
Ilaahay ha ku gargaaro oo ha ka soo furto
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 25 күн бұрын
Waan ka xumahay ilaahey muraadkaaga hakuu siiyo hadaan awoodo qeyb ayaan ka qaadan lahaay laakiin ilaahey ayaa xaal og walaahi callasha ayaan ka gubtau ilaahow meel fudud kaasi abaayo malyuun 😭😭😭
@sahramohamad6039
@sahramohamad6039 24 күн бұрын
Ilahey ha ku xifdiyo hooyo mcn ilahey amurahada o dhan ha ku sahlo
@Selma-p2m
@Selma-p2m 24 күн бұрын
Mama Malyun waan ku jecel nahey❤.Ilhaan kaliya ayaa ku siin karto.Allah kaga soqado.
@IdilAwees
@IdilAwees 25 күн бұрын
ALLOW ADONTADA ADOMADADA U CAWIIDI YARABI ANAGA AFRIVA JOGNA DUCO ME EHE WAXNA UMA AWODNO ALLOE CAAWI MAMA MALYUN WE LOVE YOU MOM SAMIRKA BADI WALAGU IMTIXANAYA ❤❤❤❤❤❤
@MariaMudan
@MariaMudan 25 күн бұрын
Ilaahay baa qani ah Qasanadis haku furo ilaahay waxaad rabto si dhib yar ha ku siiyo ilaahay haku caawiyo maamo
@Nicmobishar
@Nicmobishar 25 күн бұрын
Amiiin amiin amiin yarabiii
@rahmamahamed7420
@rahmamahamed7420 24 күн бұрын
Queen mms eedo macaan Allah ku caawiyo ilaahay bari wiilkaadana waa la soo dayn doonaa inshallah niyada qeyr u sheeg we love farxad ku noolow ❤❤❤
@zahramussa3045
@zahramussa3045 22 күн бұрын
INSHA ALAAH ALAAH HA Kuu Gargaaro AAMIIN AAMIIN YAA RABI
@Nicmobishar
@Nicmobishar 25 күн бұрын
Allah ha ku cawiyo hooyo mcn 😭😭😭😭
@basrahassan5116
@basrahassan5116 25 күн бұрын
Allah caawimo deg deg ah ha keeno 🤲🏽
@sacdiyo4289
@sacdiyo4289 25 күн бұрын
Amiin yaa rabi
@anabdore
@anabdore 25 күн бұрын
Aduunka waa imtixan mid ku guuleysato Allaha kaa dhibo wiilkagana meel aadan fileyn alaha wax kaa siiyo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@BishaaroAbuukar-o4m
@BishaaroAbuukar-o4m 25 күн бұрын
Insha allah mamo malyuun wad guleyse wiilkaga alle wa kaga sofurfura kacanti koreysay alle haka dhigo😢❤❤
@sareedo8184
@sareedo8184 22 күн бұрын
Somaliyeey gabadha caawima 😢 Allah ka cabsada hooyada astura xaalkeda Allah haydin asturee 😢😢😢
@meymunahmedsheekh9510
@meymunahmedsheekh9510 25 күн бұрын
Asc, ilaahay haku caawiyo dhibka ku haasto ilaahay hakuuqaado
@nadiifoyusuf1949
@nadiifoyusuf1949 25 күн бұрын
Asc Rabbi tawakal hadad wax hesho wa qeyr haddi kale wiilkaga gurigaga u gad kuwa an heysan basaborka ad wadato oo somalia ku nool aya guryahooda ilmahooda u gaden,ibnaadan ha tugin,toowfiqda Allaha ku wafajiyo
@sahraabdi7246
@sahraabdi7246 24 күн бұрын
Ax mama Alle haku caawiyo wiil kagana hakaga sodayo jeelka
@khadradiriye9412
@khadradiriye9412 24 күн бұрын
Habo Allah hakusahlo keep praying & may Allah help you Ameen
@FouziaJibril
@FouziaJibril 19 күн бұрын
Horta waxaan ogaaday qofku haduu run sheego waa la nacaa waa nacas iyo waa naag xun baa lagu oran ,marka samir alle bari tasbiixso ❤❤❤❤❤❤❤❤🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw 24 күн бұрын
Ilaaheey meel Aadan fileyn ha kaa siiyo wiilkaaga. ha kuu soo daayo❤ aamiin
@faizaibrahim4850
@faizaibrahim4850 23 күн бұрын
May Allah bless you and your son and may Allah free him from prison 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽 ameeeen🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽♥️♥️
@Selma-p2m
@Selma-p2m 24 күн бұрын
Mama Malyun ha oynin❤️❤️❤️
@OsoboIssack
@OsoboIssack 23 күн бұрын
Allah ha ku garab istago hooyo macanto walhi hooyo thay waa kula feeling garyenya
@Kazwalee
@Kazwalee 25 күн бұрын
Allah kuuyasiro aamiin Allah Bari
@FatoHabib-jk9jj
@FatoHabib-jk9jj 24 күн бұрын
Amin mamo 🤲🤲🤲
@letitrain34
@letitrain34 24 күн бұрын
Illaahay ha ku miciino MMS
@Seynap-o5v
@Seynap-o5v 25 күн бұрын
Sorry sorry sorry 😢😢😢😢😢😢😢 kurbada Allah ha kaa qaado Subxaanahu wa tacaalaa ❤❤❤❤
@sakariyaaden7309
@sakariyaaden7309 25 күн бұрын
Asc wr wb habo ilaahay hakuu dhib dhaamo kurbada rabi ha kaa saaro AAMIIN ilaahay waxba kuma cusla
@roodaaden6463
@roodaaden6463 25 күн бұрын
Alle haku sakhiro malyuuneey inankana si fudud alle hakaga soodayo jeelka
@somalisomalidhalay3609
@somalisomalidhalay3609 25 күн бұрын
Tola ay oo tolay 😢😢😢 oo tol beelay magaca majeerteen waan iska badali lahaa hadii layska batalo qabiil 😢
@MalyunAli
@MalyunAli 25 күн бұрын
I love you
@KhadijaAli-y7j
@KhadijaAli-y7j 25 күн бұрын
Arintan inSomaali ahaan loogu istaago aya saxan ee not Qabiil .
@easky363
@easky363 25 күн бұрын
Majeerteen ayadaa waahore kukaadiday. Waxba maysan xeerinin.
@rahmaducaale7917
@rahmaducaale7917 24 күн бұрын
alle bari oo ku caleceli laxawal walqutaa ilaa bilaah
@khadromohammed6874
@khadromohammed6874 25 күн бұрын
Illahay bn ku baryaya midna waku shegaya maamo Malyuun saliga nabiga badi iyo istiqfaarta habeenki intisa danbe illahay la hadal o rabbi barri
@farxiyamaandeeq6022
@farxiyamaandeeq6022 22 күн бұрын
Alle haku gargaaro😢 Maamo
@sabah2356
@sabah2356 25 күн бұрын
Allah SWT kurbada ha kaa qaado umadana ha ku sakhiro Muslim iyo gaaloba aameen
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h 22 күн бұрын
Ha ooyin maamo ❤❤❤❤
@sahrohaashimaxamed9881
@sahrohaashimaxamed9881 24 күн бұрын
Arimahaaga allaha kuufudu deeyo
@saadiaosman1891
@saadiaosman1891 25 күн бұрын
200000 qof Waxaad diri kartaa hal dollar❤ mamma
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 24 күн бұрын
Aad baan uga xumahay allaha u soo fududeeyo wiilkaaga yaa raxmaan yaa awal yaa akhir ❤❤❤
@rahmaducaale7917
@rahmaducaale7917 24 күн бұрын
alle ha kuso sahalo cuna gaags
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 25 күн бұрын
Mama malyun Alla ku sakhiro umadan ❤❤🤲🤲🤲👍
@maryamawil9305
@maryamawil9305 25 күн бұрын
Ilahay habo haku gargaro dhibkana hakadulqado wiilkaga cadowga hakaga siidayo
@ijaabomahamed2284
@ijaabomahamed2284 18 күн бұрын
Ilaahay bari iska taa xiirasho waa dhibe
@zahrocayni1988
@zahrocayni1988 25 күн бұрын
Mmy amus ilahey hakukalafududeyo allahuma lasahla ilamasahaltu wa atajcalaxusna idashita sahla
@sahroibrahim2455
@sahroibrahim2455 24 күн бұрын
Allah ka duqaado amen amen
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 25 күн бұрын
Allhu akbar 😢😢😢😢 mama malyun somaliyey caawiya wlhi xataa hadaa 100 dolar uawoodi lahaa waan siin lahaa war hooyo dhiban ha fiirsanina war aawaye umadii ilaahay wax sooyey😢😢😢😢 sory mamo wax kuuma qaban karo
@ruqiyaabdulle4618
@ruqiyaabdulle4618 25 күн бұрын
Allah arintaada ha kuu fuduudeeyo
@anisMohammed-c9f
@anisMohammed-c9f 25 күн бұрын
Illhy faraj khayr qaba ha ku furo
@shukriabdi5873
@shukriabdi5873 25 күн бұрын
Asc walala inshaa alaha kharbay noqo
@dheemanabdul
@dheemanabdul 24 күн бұрын
Allaha u sikhiri wiilkaaga
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 25 күн бұрын
Illaahay bari illaahay ayaa kuu soo fasaxaya illaahay haku caawiyo
@HabibaAbukar-xt9du
@HabibaAbukar-xt9du 23 күн бұрын
Ilaaheyka Cabso duceyso ilaahey u carar binaadan ha isu dhiibin ilaahey isku dhiib
@cabdulaahicali11
@cabdulaahicali11 24 күн бұрын
Inta kudaawatay waa 18 kun qof qofkasta hadii 5 dollar uu diro waa 90 kun oo dollar maama malyuun ilinta uga bixi laheed oo farxad ugu badali laheen ilaahey hakuu gar gaaro😢❤
@osobahmed9446
@osobahmed9446 25 күн бұрын
Walaal ayaal dal iyo dibad dadka ku nool $100 doolr waa labixin kaa ee qofwalbaow walaal dar Ilaaahey u caawiya walaasheen inoo sheegatay dhibka soo gaadhey tan waa aduunyo waxaad baxsato dar ilaahey wax ka fiican ma jiro InshaAlaah
@hamdihassan5685
@hamdihassan5685 25 күн бұрын
Allaah ku ooy mama Allaha ku caawiyo
@MariamSiidi-ff4wn
@MariamSiidi-ff4wn 25 күн бұрын
WALALAHA CAAWEY SUAL
@halimayusuf4989
@halimayusuf4989 25 күн бұрын
mamo ILAAHAY bari Tasbiixso in badan Alle mahadi in badan,AlXamdulilaah dheh ni badan.
@HabibaMohamed-tl2rr
@HabibaMohamed-tl2rr 25 күн бұрын
Haxiran kor daahab allah ha hakucawiyo 😢😢😢
@IdilMohamed-h3s
@IdilMohamed-h3s 25 күн бұрын
MMS tiktow kalay.waan Ku cimamad kusamaynayna.😢😢😢
@MamaYusuf-s7x
@MamaYusuf-s7x 25 күн бұрын
Walahaay hadaan awodoo wakusiinlahaa ilhaay meel anaad kafilaayn ilhaay hakasiiyo😢
@ummaryam1
@ummaryam1 25 күн бұрын
Allah bari, istiqfaar badi, salatul layl. Tuko, hadalka badan yaree
@warsan123
@warsan123 25 күн бұрын
Mmms walahi hadan awoodo waan wada shubi lahaa waan ka xumahay iney dadak wax haysta ku caawin cid la dhalatay dhibaatada waa lahays imtixaamayaa Balayo idin barisay qurbe iyo wax joogo naf maleh maamo looyarka dowladda aad naag fariid ah baad tahaye ha ujabin waxa joogo qurbe oo hoogay loyarka doladda safiyada alaaska joogta kii lacagta wax uma qaban kan ayaada iyo ninkeeda oo dhibanaa waqti dheer allah uso diray waa dowlada mamo please la xariir safiyo markii ciil ku hayo wax kasta oo laga helaayo faa iido ama akhbaar ah waa muhiim allah ayaan baryeynaa inuu no soo diro mid kheyr leh oon cid ka tuugin insha allah guuleyso
@fatimafarah8189
@fatimafarah8189 24 күн бұрын
Allaha ku caawiyo mama, laakin Hadaa bad guri wayn Kenya ka dhisanayse wax la aan kuguma tuhmayn
@rukiaosman3723
@rukiaosman3723 24 күн бұрын
Mamo malyuun masjiidka taag oo shiiqyada meesha joogaan u taag insha allaahu
@Aminodhuux-k2g
@Aminodhuux-k2g 25 күн бұрын
Maama malyuun halaga maay dho cadhada dhaliyaro aan belo qabin baa 100kun tiktok sisaan markaa tol hadii layahay mama malyuun tabashadii hore iyo tan danbaba halaga maydho❤
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 25 күн бұрын
Somali weyney mama maluun iyo wiilkeda aan cawino plz ❤🎉❤
@nimaladan2174
@nimaladan2174 25 күн бұрын
😢Allaah, illaahay macaga hanoqdo, I wish I could able to 💰
@leilamohameda6889
@leilamohameda6889 25 күн бұрын
Asc Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HodanAhmed-gz1nc
@HodanAhmed-gz1nc 25 күн бұрын
Mamu ale hakuu fududeeyo
@maryannur4299
@maryannur4299 25 күн бұрын
Abaayo ilaheey culeeska ku heesta haka dul qaado wilkaaga ilaheey cadawga heesta ha kaga soo daayo amiin
@Ahmednaleye-n9z
@Ahmednaleye-n9z 25 күн бұрын
Ilaahayow Ada Wayn Ala Qalbi Xanuun Wayna Soomaliye Ma Naxdaan Miya 😢😢😢😢 Iska Aamu Hooyo Waad Guulaysan Dhibki Wuu So Idlaada guushi way so Dhawaatay ❤❤❤❤ Queen 👑 Mms Queen Kurdahab Dhamaystirtin Geesiyad ❤️❤️❤️❤️❤️
@Tasniim1
@Tasniim1 25 күн бұрын
Kurbo fayde waa Allah. Rabi kurbadda hakaa feydo.
@DadycoolCool
@DadycoolCool 25 күн бұрын
Waa habar gaala ah naasaha balaqsan soo qaawi
@Zaynabmuxumedxasan
@Zaynabmuxumedxasan 25 күн бұрын
Naa,alakacabaso,waahooyo,lackadaisical,kugumadhacdee
@hodanc6255
@hodanc6255 24 күн бұрын
Inay xanunsantahay wa lo jeda e adigu maxad allah la hor tagi ilen qof islama bad gaal ku shegte
@salma.abdule
@salma.abdule 25 күн бұрын
Halokaco hoyada dhibtu heshaye pls hooyo utag dahir caladow asaga lacag ku aruurin dona insha alah
@shwomp3368
@shwomp3368 25 күн бұрын
Illahay haku gargaaro maamo
MAMA MALYUN IYO GEESIYAD XAALI MAXAMUUD WARSAME ALI FEER
17:03
MamaMalyunSuuban
Рет қаралды 111 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
"ISBEDDELKII UGU WEYN GURIGA: QURXINTII SANADKA & NOLOL CUSUB!"
18:20
Hamda Home Decor
Рет қаралды 22 М.
DAHIR CALASOW NAXDIN KISS QARXIS AHA NIN IYO XASKISI
11:21
Maxkamada Bulshad
Рет қаралды 6 М.
YAAB! XAASKISA TIJABISAY WA INKIRAY KULAHA NAAG MAQABI
15:40
Ridhwan Issack
Рет қаралды 129 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН