Diyaarada aad raacday, ama ta aad raaci doontid xarunta lagu sameeyo ayaan booqday.

  Рет қаралды 64,770

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер
@Raage_Abdi
@Raage_Abdi 5 ай бұрын
Barnamijyada inta badan wakhtiga ay qaadanayaa iyo juhdiga aaad galisay waan kaga Mahadcelinayaa inta badan dadka xiisey barnamihyada Abdisalan halkan kusoo gudbiyo kaliya in ay click ku wadaan ayaa ka xigta marka lasoo galiyo lkn mudada iyo inta juhdi la galiyo waxa dareemi kara qofka soo duubaya soo tifaftiraya Mahadsanid Abdisalan Hereri iyo muuqaal duubihiisa
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 5 ай бұрын
Cabdisalaan herari waa waalidkeen waana qof aad u firfircoon runti soomaaliyey soo dhaweeya odayga
@halgankadalkahooyo5538
@halgankadalkahooyo5538 5 ай бұрын
Dadka in lagu daydo ku haboon waye runti
@Qualitymedia-
@Qualitymedia- 5 ай бұрын
Sxb dunidaan waan ku fashilanahay maxuu u dhahaa Somalia 🇸🇴 Waa dal dhinac walba ka fashilmay 😢 Mar anoo safrayaa baa mid counterka airport iweydiiyey where are you from?, I mentioned him Somalia 😅 Kadib waxa uu iweydiiyey inaa qarax wado walhi bahdil baa dareemay dadk Dhani wey isoo eegeen😢😢😢😢

@akeelahmed8833
@akeelahmed8833 5 ай бұрын
MashaAllah Herari Media in somaliland From REER BURCO FAMILY in HYDERABAD
@abdimuse7911
@abdimuse7911 5 ай бұрын
yaa abtirso kugu dhahay, magaalo xadaarad leh kamaadan iman.
@JssSiciid
@JssSiciid 5 ай бұрын
​@@abdimuse7911barnaamijka uuka diyaariyey ayey qoysku ku jireen Sidaa waa sida uu kugarankaro wariyuu commentga Miyaad xanuusan
@bashkaahmed789
@bashkaahmed789 5 ай бұрын
i,m from somalia wey ku dhibeysaa miyaa inaad dhahdo somalinimda wax laga faano mey noqteh qabkii aynu laheen somalinimda lagu faani jireh aweh allow ino so celi qabiil ma umdan la dagee
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 2 ай бұрын
Maxaad ugu khasbi Soomaaliya kamasoo jeedodee 😂
@SAMAALE0
@SAMAALE0 5 ай бұрын
1:35 Where are you from? I live in London 🤦‍♂️. Sax miyaa warkaas mise wuxuu diidanyahay in uu dhaho Somalia 😢🤔?
@Said-Gabane
@Said-Gabane 5 ай бұрын
Waa muqaal cajiib ah Aad baad umahadsantahay Hereri
@Abdiwasac-Qorshe
@Abdiwasac-Qorshe 5 ай бұрын
Iam very proud to have been Civil Aviation professional
@Qualitymedia-
@Qualitymedia- 5 ай бұрын
Sxb dunidaan waan ku fashilanahay maxuu u dhahaa Somalia 🇸🇴 Waa dal dhinac walba ka fashilmay 😢 Mar anoo safrayaa baa mid counterka airport iweydiiyey where are you from?, I mentioned him Somalia 😅 Kadib waxa uu iweydiiyey inaa qarax wado walhi bahdil baa dareemay dadk Dhani wey isoo eegeen😢😢😢😢
@icemanb5065
@icemanb5065 5 ай бұрын
Great show,always educational and original stories.👍
@Qualitymedia-
@Qualitymedia- 5 ай бұрын
Sxb dunidaan waan ku fashilanahay maxuu u dhahaa Somalia 🇸🇴 Waa dal dhinac walba ka fashilmay 😢 Mar anoo safrayaa baa mid counterka airport iweydiiyey where are you from?, I mentioned him Somalia 😅 Kadib waxa uu iweydiiyey inaa qarax wado walhi bahdil baa dareemay dadk Dhani wey isoo eegeen😢😢😢😢
@husseincabdulahi370
@husseincabdulahi370 5 ай бұрын
Isooduceeya inaa diyaarada raaco maalma qura ika xiga😢 40 qof ducadood waala aqbalaa
@AhmedCabdi-oc1ty
@AhmedCabdi-oc1ty 5 ай бұрын
Ilaahay haku fududeyo sxb
@hagardiidgeneral.knowledge5114
@hagardiidgeneral.knowledge5114 28 күн бұрын
Mansha allah wa barnaamij wanagsan
@ahmedabdi6475
@ahmedabdi6475 5 ай бұрын
1:39 adeer xage ka soo jeeda buu ku weydiiyay kuma oran xage ku nooshahay, soomaalinnimada wax laga faano ma'aha waa wax lagu faano, Soomaali baan ahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
Maya wuxuu weydiiyey xageed ka timid, jawaabtiisuna waxay ahayd mid sax ah, wuxuu ka yimid London dalka Ingiriiska
@ahmedabdi6475
@ahmedabdi6475 5 ай бұрын
​@@LexlutherVII ninka wuxu yiri " where are you from " balse ma oran " where you came from " labadana farqi weyn baa u dhaxeeya.
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
@@ahmedabdi6475 sxb Labada erayba waa isku mid, wax farqi ah oo u dhexeeyana ma jiro,
@hassanhared4521
@hassanhared4521 5 ай бұрын
somli wa lga cararay cidna shegn mayso
@Buna5689
@Buna5689 5 ай бұрын
​@@LexlutherVIImay isagaa kaasax San wuu Ka dhacay.
@LibanAli-zo9ic
@LibanAli-zo9ic 5 ай бұрын
Great si sax ayuu ugu dhigay Mr Hereri where u from markii layidhi London kunoolahay ayuu ugu Soo koobay sababa jira awgood iyo meeshuu joogo ninkii caqli leh uunbaa garan kara
@JssSiciid
@JssSiciid 5 ай бұрын
Wax fahmay adiguu ayan ku arkay Dadkan xiiqsn comment yaa usheega tolaw
@Qualitymedia-
@Qualitymedia- 5 ай бұрын
Sxb dunidaan waan ku fashilanahay maxuu u dhahaa Somalia 🇸🇴 Waa dal dhinac walba ka fashilmay 😢 Mar anoo safrayaa baa mid counterka airport iweydiiyey where are you from?, I mentioned him Somalia 😅 Kadib waxa uu iweydiiyey inaa qarax wado walhi bahdil baa dareemay dadk Dhani wey isoo eegeen😢😢😢😢
@Qualitymedia-
@Qualitymedia- 5 ай бұрын
​@@JssSiciidSxb dunidaan waan ku fashilanahay maxuu u dhahaa Somalia 🇸🇴 Waa dal dhinac walba ka fashilmay 😢 Mar anoo safrayaa baa mid counterka airport iweydiiyey where are you from?, I mentioned him Somalia 😅 Kadib waxa uu iweydiiyey inaa qarax wado walhi bahdil baa dareemay dadk Dhani wey isoo eegeen😢😢😢😢
@khadracisman4441
@khadracisman4441 5 ай бұрын
Alla hereri Fadlan Somaliland Boing baan u baahane noo soo Iibi from Khadra Luula
@nahawi1479
@nahawi1479 5 ай бұрын
Mr hareri you should tell your nationality when asked? I think you Avoided Bad reputation and ending up saying Somalia!
@yussuf4913
@yussuf4913 5 ай бұрын
Obviously, you have been working for the BBC for quite some time maybe you got British nationality but still you will remain a Somali so kindly don't or never shy away from who are
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 5 ай бұрын
Clearly this much was obvious ... Somali are ashamed of their heritage and culture 😢😮
@MohamedAli-sv8fj
@MohamedAli-sv8fj 5 ай бұрын
@@yussuf4913he doesn’t want to people tell him that he’s from dangerous country 🇸🇴😅😂😂😂😂
@zakariyemudey9323
@zakariyemudey9323 5 ай бұрын
Ceeb ma ahn in uu sheegto dhalashada uu heesto Whyo Pasprt Somali kuma tagin hlku joogo..
@abdirahman6263
@abdirahman6263 5 ай бұрын
Horta marka hore marka aad tidhaahdo somalia ka imi they shocked wllhi foreign people😂waayo wadankeeni hadaynu ku faanayno oo inagu sidaa u yahay ugu nool nahay dee dad yawga dunidu sidan bahlo galeenka ah uma noola markaa waa lagaa naxayaa runtii,lkn ninku wuxu weydiiyey halkaad ka timi marka mesha u ka imi waa inu u sheego oo ah london dee runti dabcan ninkan cadaanka ahi u garanaya ninkan dhalashadiisa rasmiga ah kan u shaqeeya Shirkada ee u wareysanayo ayaa u sheegaya.
@Mohamedibraahim144
@Mohamedibraahim144 5 ай бұрын
Iam from somalia 🇸🇴 inaad dhahdo way ku dhibaysaa isagoo will somali ah kula socdo
@Brobrosissismama
@Brobrosissismama 5 ай бұрын
somalia ma dalbaa waa reero kursi isku dagaalaya iyo dad baahan oo duruuuftu waxwalba ku kaliftay ABDISALAN HEREERI waa muwaadin wata dhalashada UK.
@Awliyo3344yo
@Awliyo3344yo 5 ай бұрын
WAS SOMALIYA ARGAGIXISO WATA SINJIYADADU
@Qualitymedia-
@Qualitymedia- 5 ай бұрын
Sxb dunidaan waan ku fashilanahay maxuu u dhahaa Somalia 🇸🇴 Waa dal dhinac walba ka fashilmay 😢 Mar anoo safrayaa baa mid counterka airport iweydiiyey where are you from?, I mentioned him Somalia 😅 Kadib waxa uu iweydiiyey inaa qarax wado walhi bahdil baa dareemay dadk Dhani wey isoo eegeen😢😢😢😢
@Qualitymedia-
@Qualitymedia- 5 ай бұрын
​@@BrobrosissismamaSxb dunidaan waan ku fashilanahay maxuu u dhahaa Somalia 🇸🇴 Waa dal dhinac walba ka fashilmay 😢 Mar anoo safrayaa baa mid counterka airport iweydiiyey where are you from?, I mentioned him Somalia 😅 Kadib waxa uu iweydiiyey inaa qarax wado walhi bahdil baa dareemay dadk Dhani wey isoo eegeen😢😢😢😢
@Qualitymedia-
@Qualitymedia- 5 ай бұрын
​@@Awliyo3344yoSxb dunidaan waan ku fashilanahay maxuu u dhahaa Somalia 🇸🇴 Waa dal dhinac walba ka fashilmay 😢 Mar anoo safrayaa baa mid counterka airport iweydiiyey where are you from?, I mentioned him Somalia 😅 Kadib waxa uu iweydiiyey inaa qarax wado walhi bahdil baa dareemay dadk Dhani wey isoo eegeen😢😢😢😢
@mohamedabdimuse9926
@mohamedabdimuse9926 5 ай бұрын
Waan kaa qaday eng. Salan harari
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 5 ай бұрын
👋 Weriye C/Salaan Hereri &Mukhtaar.
@hadhwaa099
@hadhwaa099 5 ай бұрын
qiimaheeda maxaad u watdiin wYday
@ayaanlesaid6461
@ayaanlesaid6461 5 ай бұрын
Abdisalam hareeri raali geli ummada somaliliyeed
@souadelmi5470
@souadelmi5470 5 ай бұрын
meilleur journaliste #Hereri media
@Qualitymedia-
@Qualitymedia- 5 ай бұрын
Sxb dunidaan waan ku fashilanahay maxuu u dhahaa Somalia 🇸🇴 Waa dal dhinac walba ka fashilmay 😢 Mar anoo safrayaa baa mid counterka airport iweydiiyey where are you from?, I mentioned him Somalia 😅 Kadib waxa uu iweydiiyey inaa qarax wado walhi bahdil baa dareemay dadk Dhani wey isoo eegeen😢😢😢😢
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 5 ай бұрын
Imika Ninka Cadaanka Xitaa ku dheh Haaye Haaye😂😂😂😂😂Cabdisalaan Makhiri
@Buna5689
@Buna5689 5 ай бұрын
Hawka ok ok da haya
@abdurrahimabdallahasan5011
@abdurrahimabdallahasan5011 5 ай бұрын
Mxaa somalinimada ugu caraty
@zakiabdi9398
@zakiabdi9398 5 ай бұрын
Waa is waydee wllhi zxp anbdo
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
Dee Baasaboorkiisu waa Ingiriis waana reer london, jawaabtiisii waxay ahayd mid sax ah
@Qualitymedia-
@Qualitymedia- 5 ай бұрын
Sxb dunidaan waan ku fashilanahay maxuu u dhahaa Somalia 🇸🇴 Waa dal dhinac walba ka fashilmay 😢 Mar anoo safrayaa baa mid counterka airport iweydiiyey where are you from?, I mentioned him Somalia 😅 Kadib waxa uu iweydiiyey inaa qarax wado walhi bahdil baa dareemay dadk Dhani wey isoo eegeen😢😢😢😢
@Qualitymedia-
@Qualitymedia- 5 ай бұрын
​@@LexlutherVIISxb dunidaan waan ku fashilanahay maxuu u dhahaa Somalia 🇸🇴 Waa dal dhinac walba ka fashilmay 😢 Mar anoo safrayaa baa mid counterka airport iweydiiyey where are you from?, I mentioned him Somalia 😅 Kadib waxa uu iweydiiyey inaa qarax wado walhi bahdil baa dareemay dadk Dhani wey isoo eegeen😢😢😢😢
@lc7552
@lc7552 5 ай бұрын
Somalida nimada kacarar ama hargaysa lugu diida ayow isleyahay warsomali ban ahay dheh somali nimada lama kala lahee😅
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 5 ай бұрын
Soomaali wax lasheegto maaha wllhi waa qudhun
@Cabdiqani-k5b
@Cabdiqani-k5b 5 ай бұрын
Uma malaynayo kuwa hargayso joogaa inay carabyihiin ama xabashi yihiin laakin ujeedka kaysku haysto waa maamul , laga yaaba in cadaawada taala ay keentay in la kahalad fahnay jinsiga iyo wadanka
@ilkacaselyricslyrics2723
@ilkacaselyricslyrics2723 5 ай бұрын
@@Cabdiqani-k5badiga lagu waydiinmayo waxay yahiin
@lubex3486
@lubex3486 5 ай бұрын
Dee Baasaboorkiisu waa Ingiriis waana reer london, jawaabtiisii waxay ahayd mid sax ah
@laarij682
@laarij682 5 ай бұрын
Iminka ayaan agmarayaa Boeing flield anoo airportiga seattle u socda
@Maxamedanwar-sl1ze
@Maxamedanwar-sl1ze 5 ай бұрын
𝑀𝑎𝑎𝑑 𝑗𝑜𝑔 𝑡𝑎𝑎 𝑚𝑎𝑟𝑘 ℎ𝑜𝑟𝑒 𝑎𝑟𝑚𝑎𝑎𝑑 𝑛𝑜 𝑐𝑎𝑚𝑖𝑟𝑎𝑛𝑎𝑦𝑠 𝑎𝑑𝑖𝑔𝑜𝑜 𝑗𝑜𝑔𝑎 𝑡𝑢𝑢𝑙𝑜 𝑥𝑎𝑏𝑖𝑏𝑜😂😂😂😂𝑤𝑎 𝑘𝑎𝑓𝑡𝑎𝑛 𝑠𝑥𝑏
@BAASAVLOGG
@BAASAVLOGG 5 ай бұрын
Mid baan iibsanahaaye Waa meeqa qiimaheedu Tolow 😢
@eastafricanpost3784
@eastafricanpost3784 5 ай бұрын
Abdisalam waa caaqil haduu somalia odhan laha ciidna ma ixtiramteen.kuwa badan aan garana somalia iska so geyn lahayeen. Dunida somalia waxey u yaqaanan wadaan fashilme
@maazimali4310
@maazimali4310 5 ай бұрын
Aadbaad umahad santahay cabdisalan hereri dadaalkaad ugu jirto soo gudbibta mackumaad umada ka maqan oo inta badan wax tar uleh Laakin barnaamijkan waxaan umalaynayaa in barnaamijkan sy,aalo badan inaad waydiiso ii faiido leh Waxaan tabaya c.salaanka aan laga caajisin barnaamijyadiisa in uu waraystay nin engineer ah Maclumaad badana aanu ka so saarin
@SiikaweAdan
@SiikaweAdan 5 ай бұрын
Hereri . Keeb going😢🎉
@awilmohamud8362
@awilmohamud8362 5 ай бұрын
Abdi salanaw raligalin buxda ina bixiso ila habon aniga somalinmada wad kufanijirte wad dafirtay hada
@muslimoxasan-eo8tz
@muslimoxasan-eo8tz 5 ай бұрын
Wan kusalamay hereri horay usoco
@mohamedsaadmuse542
@mohamedsaadmuse542 5 ай бұрын
Anigu waxaan raaca tahalkam maahee waatalagu sameeyo france ee airbus
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 5 ай бұрын
MR Hereri maxaad isoo mariwayday walaal
@HamseAbdi-fz8vr
@HamseAbdi-fz8vr 5 ай бұрын
I.a wan tan aan qaxontiga kaga bixi doono ila america
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 5 ай бұрын
Hereri❤❤❤❤❤❤❤
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 5 ай бұрын
I am very disappointed hareeri bro , you should told him you from Somalia 😢 what do you expect young generations 🤷‍♂️🤷‍♂️🤷‍♂️🤷‍♂️🤷‍♂️
@Brobrosissismama
@Brobrosissismama 5 ай бұрын
FAILLED STATE
@Wadani924
@Wadani924 5 ай бұрын
Hhhh Hereri xataa he doesn't have a British accent. He embarrassed himself. Lol
@Qualitymedia-
@Qualitymedia- 5 ай бұрын
Sxb dunidaan waan ku fashilanahay maxuu u dhahaa Somalia 🇸🇴 Waa dal dhinac walba ka fashilmay 😢 Mar anoo safrayaa baa mid counterka airport iweydiiyey where are you from?, I mentioned him Somalia 😅 Kadib waxa uu iweydiiyey inaa qarax wado walhi bahdil baa dareemay dadk Dhani wey isoo eegeen😢😢😢😢
@Qualitymedia-
@Qualitymedia- 5 ай бұрын
​@@BrobrosissismamaSxb dunidaan waan ku fashilanahay maxuu u dhahaa Somalia 🇸🇴 Waa dal dhinac walba ka fashilmay 😢 Mar anoo safrayaa baa mid counterka airport iweydiiyey where are you from?, I mentioned him Somalia 😅 Kadib waxa uu iweydiiyey inaa qarax wado walhi bahdil baa dareemay dadk Dhani wey isoo eegeen😢😢😢😢 13:06
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 5 ай бұрын
@@Qualitymedia- I am sorry 😔 bro
@Nature14635
@Nature14635 5 ай бұрын
Abdisalaan hareeri salaan kadib waa in aad soomaalida karaali gelisaa Jawaabta aad bixisay markii ninkan cadaanka ah uu kuwaaydiiyey'' where you from? Kadibna aatiri'' I live in London'' !!!!, arintan dad badan baalayaaban in aadtuurtay cimaamadii SOOMAALI IYO jinsiga iyo isirka Somaalida, intee kunooshahay laguma waydiin, waxaa laguwaydiiyey intee katimi ama aad kasoojeeda, waxay ahayd in aatiraahdo somalia, lakiiin waxaad kujawaabtay waxaan kunoolahay londan ama England sida aad udhigtay hadalkaga. Runtii magarankaro qofka soomaaliga ah waxa uu ogacararo sinjigiisa ee uu ugu faaniwaayo markuu lahadlayo Ajanabi shisheeye ah. Saxiib sare hareeri arintaas soomalidu umaqalanto ee kahadal oo kabixi raali gelin
@JssSiciid
@JssSiciid 5 ай бұрын
Wuuku saxan yahay qofka caqliga leh fahmikara wuxuu sidaa uyeelay Somalia inagaa dunida sumcad xumo is ka dhignay Haduu somalia odhan lahaa ninka caddaanka argagixiso,dil,budhcad, qarax ayaa kusoodhicilahaa Waxaynu isu naqaan iyo waxa lay nooyaqan aduunkakale ayaa kabadan Western media muxuu kasheega somalia 🇸🇴 Baldawo
@Qualitymedia-
@Qualitymedia- 5 ай бұрын
Sxb dunidaan waan ku fashilanahay maxuu u dhahaa Somalia 🇸🇴 Waa dal dhinac walba ka fashilmay 😢 Mar anoo safrayaa baa mid counterka airport iweydiiyey where are you from?, I mentioned him Somalia 😅 Kadib waxa uu iweydiiyey inaa qarax wado walhi bahdil baa dareemay dadk Dhani wey isoo eegeen😢😢😢😢
@Qualitymedia-
@Qualitymedia- 5 ай бұрын
​@@JssSiciidSxb dunidaan waan ku fashilanahay maxuu u dhahaa Somalia 🇸🇴 Waa dal dhinac walba ka fashilmay 😢 Mar anoo safrayaa baa mid counterka airport iweydiiyey where are you from?, I mentioned him Somalia 😅 Kadib waxa uu iweydiiyey inaa qarax wado walhi bahdil baa dareemay dadk Dhani wey isoo eegeen😢😢😢😢
@AbdifataahAlii-zh3nk
@AbdifataahAlii-zh3nk 5 ай бұрын
Hareri is our a Somalian legend🎉🎉🎉
@juanway
@juanway 5 ай бұрын
Somaliland legend or somali
@AbdifataahAlii-zh3nk
@AbdifataahAlii-zh3nk 5 ай бұрын
@@juanway am saying Somalian means his nationality understand it well man.
@Raage_Abdi
@Raage_Abdi 5 ай бұрын
Run ahantii barnamij xiise leh
@SadicAbdi
@SadicAbdi 5 ай бұрын
alow abdisalan iyo anagodhan janada nage
@Foody-j4z
@Foody-j4z 5 ай бұрын
Hareri somaliland iyo Somalia wuu u gambiyey, where are you from baa la dhahay, I live in here buu iska soo jarey.
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 5 ай бұрын
Haa wllhi waa xariif😂😂😂😂😂
@KhadarMohamoud-jj5tw
@KhadarMohamoud-jj5tw 5 ай бұрын
i live in england buu yidhi , dhiiqo ha gelinin odayga kkkkk
@lubex3486
@lubex3486 5 ай бұрын
Dee Baasaboorkiisu waa Ingiriis waana reer london, jawaabtiisii waxay ahayd mid sax ah
@rambowyare330
@rambowyare330 5 ай бұрын
dadka ku hayo SOMALIA shego ma wadan la shegta wa qashine wadan ad so gubten ayad rabtan inad af ku dhistan afkad ka noshihin wara
@MaxamedAadan-v6u
@MaxamedAadan-v6u 5 ай бұрын
Airbus baa ka horumarsan noocaan
@DaudOmar-g4x
@DaudOmar-g4x 5 ай бұрын
Dadna sidaasee aduunyo loo horumarsaday Soomaalina reer qansax iyo reer qurac iyo reer hebel baan kala gureynaa
@chamsoudine5017
@chamsoudine5017 5 ай бұрын
Boeing 737 weekga so socda racaya uganda ila norway insha Allah
@soultanalsoud4478
@soultanalsoud4478 5 ай бұрын
I said infollow at this channel to every-somalian
@osma230
@osma230 5 ай бұрын
I'm originally from somalia but I live in London
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 5 ай бұрын
Good 👍.
@souadelmi5470
@souadelmi5470 5 ай бұрын
of course but he says only I live in London
@LibanAli-zo9ic
@LibanAli-zo9ic 5 ай бұрын
Balse si reer magaalnimo ayuu ugu Soo koobay London kunoolahay wuuna saxsan yahay waxyaabo Jira awgood.
@Goundhe
@Goundhe 5 ай бұрын
Because he was from unrecognised country 🥰💔
@Qualitymedia-
@Qualitymedia- 5 ай бұрын
Sxb dunidaan waan ku fashilanahay maxuu u dhahaa Somalia 🇸🇴 Waa dal dhinac walba ka fashilmay 😢 Mar anoo safrayaa baa mid counterka airport iweydiiyey where are you from?, I mentioned him Somalia 😅 Kadib waxa uu iweydiiyey inaa qarax wado walhi bahdil baa dareemay dadk Dhani wey isoo eegeen😢😢😢😢
@MohamudElmi-j9p
@MohamudElmi-j9p 5 ай бұрын
Halkaa waad ku dhacday waxay ahayd inaad tidhaa somalia
@Qualitymedia-
@Qualitymedia- 5 ай бұрын
Sxb dunidaan waan ku fashilanahay maxuu u dhahaa Somalia 🇸🇴 Waa dal dhinac walba ka fashilmay 😢 Mar anoo safrayaa baa mid counterka airport iweydiiyey where are you from?, I mentioned him Somalia 😅 Kadib waxa uu iweydiiyey inaa qarax wado walhi bahdil baa dareemay dadk Dhani wey isoo eegeen😢😢😢😢
@ahmedfaahiye
@ahmedfaahiye 5 ай бұрын
Abdisalam you are from somalia don't forget that.
@axmedaden1655
@axmedaden1655 5 ай бұрын
Adeer hada waa laysku habaaraa ilahay sida somalia idinka dhig ,xaruntan diyaradaha loomaba ogolaadeen haduu sheegan lahaa somalia,magacii somali cida sharaftii ka dishay ee tuugsiga ubedeshay na waad ogtahay
@Qualitymedia-
@Qualitymedia- 5 ай бұрын
Sxb dunidaan waan ku fashilanahay maxuu u dhahaa Somalia 🇸🇴 Waa dal dhinac walba ka fashilmay 😢 Mar anoo safrayaa baa mid counterka airport iweydiiyey where are you from?, I mentioned him Somalia 😅 Kadib waxa uu iweydiiyey inaa qarax wado walhi bahdil baa dareemay dadk Dhani wey isoo eegeen😢😢😢😢
@Qualitymedia-
@Qualitymedia- 5 ай бұрын
Sxb dunidaan waan ku fashilanahay maxuu u dhahaa Somalia 🇸🇴 Waa dal dhinac walba ka fashilmay 😢 Mar anoo safrayaa baa mid counterka airport iweydiiyey where are you from?, I mentioned him Somalia 😅 Kadib waxa uu iweydiiyey inaa qarax wado walhi bahdil baa dareemay dadk Dhani wey isoo eegeen😢😢😢😢
@Qualitymedia-
@Qualitymedia- 5 ай бұрын
​@@axmedaden1655Sxb dunidaan waan ku fashilanahay maxuu u dhahaa Somalia 🇸🇴 Waa dal dhinac walba ka fashilmay 😢 Mar anoo safrayaa baa mid counterka airport iweydiiyey where are you from?, I mentioned him Somalia 😅 Kadib waxa uu iweydiiyey inaa qarax wado walhi bahdil baa dareemay dadk Dhani wey isoo eegeen😢😢😢😢
@goobjoog7658
@goobjoog7658 5 ай бұрын
Marxaladaha ay marto marka diyaarad la samaynayo iyo waxyaabaha laga sameeyo ayaad naga illowday inaad waydiiso kooxaha ka shaqeeya.
@guledkaarshe2213
@guledkaarshe2213 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 xeryaha qaadka waxaa ku xigtey xeryaha diyaaradaha hareriyow
@AbdiOzyy
@AbdiOzyy 5 ай бұрын
I’m originally from Somaliland but I live in England
@kenediddirie8406
@kenediddirie8406 5 ай бұрын
Who's care about your somaliland 😂
@AbdiOzyy
@AbdiOzyy 5 ай бұрын
@@kenediddirie8406 miyaad ka gubtay Somaliland 😂
@maxamedaminmaxamedamin-hn5oi
@maxamedaminmaxamedamin-hn5oi 5 ай бұрын
😂😂😂
@hajibarreofficial6482
@hajibarreofficial6482 5 ай бұрын
Abdi salaan hareeri Markee uu ku weeydiiyay Gaalka Where are you from oo ah halkee ka so jeeda waxaad ku jawaabtay i live in london taas uu muu jineeyso in aadan ku Qanacsaneyn Somalinimadaada hadaba sidee ku daawana muuqaaladada oo AF somali ku baxo qof aan soomalinimadisa ku qanacsaneyn
@Brobrosissismama
@Brobrosissismama 5 ай бұрын
ETHNIC GROUPKIISA IYO NATIONALITYGIISA KALA SAAR AQOONYAHAN
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
wax soo baro jahil,
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
@@Brobrosissismama waa jahil, xaqiiqadaasna way ka muuqata
@lubex3486
@lubex3486 5 ай бұрын
Doqon gaal jinsiyad miya? wallahi jaahil baad tahay 😂🤦‍♂️
@adnaanmohammed8669
@adnaanmohammed8669 5 ай бұрын
Xaga codka naga hagaaji cabdisalaanow ❤
@abdishakuurmuxumed2312
@abdishakuurmuxumed2312 5 ай бұрын
Herari shaxdiiba baad fahantay KZbin sida lacag looga sameeyo barnaamijyo wareera duubta
@SadaamCabdi-he1xf
@SadaamCabdi-he1xf 5 ай бұрын
Herari nolosha ayuu sir ka hayaa malaha uu raaxaystay 😅
@FeisalCade
@FeisalCade 5 ай бұрын
Hereeri xariif waa intee kaimaday markaa ladhahay cabar ayuu fikiri wuxuu isdhahay hadaat Somaliland dhahtid lama yaqanee England iska sheego kkkkkk😅
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 5 ай бұрын
Hadaa ma soomaalia layaqaan qaraxland😂😂😂😂
@a_afro1
@a_afro1 5 ай бұрын
Hereri adeer camera quality fcn qaado
@daudomerjibriil5141
@daudomerjibriil5141 5 ай бұрын
Yaan raacila malaa wali lama samayn😢
@bircun-technicians7625
@bircun-technicians7625 5 ай бұрын
If ain’t Boeing I don’t fly
@muhanadfficial
@muhanadfficial 5 ай бұрын
Wankaqadnay
@AbdalahDiriye
@AbdalahDiriye 5 ай бұрын
Wuxu ka xishooday inoo dhoho soomaali baan ahay😢
@muhanadfficial
@muhanadfficial 5 ай бұрын
Waxaa lagayaabaa sababa dartood inuu ugu gaabsaday inuu dhaho kama xishonaya somalibaan ahay
@AbdalahDiriye
@AbdalahDiriye 5 ай бұрын
@@muhanadfficial waa macquul
@Awliyo3344yo
@Awliyo3344yo 5 ай бұрын
HERERI FAQASH UUSWEY NEEF
@yuusufsheikali9712
@yuusufsheikali9712 5 ай бұрын
Odayga waa u cudurdaareynaa maadaama uu ka baqaayo xabsiga liinta hargeysa haduu soomaliya sheegto 😂😂😂😂
@ahmedmustsfahmedmustaf8649
@ahmedmustsfahmedmustaf8649 5 ай бұрын
Hadii aad tiraahda somali baan ahay maxaya dhacaya? Tan kale laguma weedin meesha aad ku nooshahay?
@abuukarayaanle6842
@abuukarayaanle6842 5 ай бұрын
Mr hareeri waa na inkartey somaali maxaa u dhihi weysay
@Gol33ftan
@Gol33ftan 5 ай бұрын
1:42 CabdiSalaan Herariyow Somaliland xataa ma iska sheegatid, haddaadba Soomaalinnimadii ka cararaysid.
@cabdicasiismaxamed5499
@cabdicasiismaxamed5499 5 ай бұрын
SOMALI WAA QOOMIYAD MA AHA WAX MUQDISHO LEGA LEEYAHAY TAAS FAHAN WXUU DOONU SHEEGANAYA
@143-k1d
@143-k1d 5 ай бұрын
Aniga Waxaan Qaaraa Air Bus A380 Emirates Or Etihad Air Ways Oo Safe Ah, Boing Waa Diyaarada Mar Kasta Dhaca Sida 738 Max Ethiopian 787 Indonesia Waa Diyaarada Cilado Badan Leh Mar Kasta Ama Dhaca
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 5 ай бұрын
Herein you are from Somalia 😂😂😂
@waheliyeboy7711
@waheliyeboy7711 5 ай бұрын
Caloosha day from London kula haa😂
@Qualitymedia-
@Qualitymedia- 5 ай бұрын
Sxb dunidaan waan ku fashilanahay maxuu u dhahaa Somalia 🇸🇴 Waa dal dhinac walba ka fashilmay 😢 Mar anoo safrayaa baa mid counterka airport iweydiiyey where are you from?, I mentioned him Somalia 😅 Kadib waxa uu iweydiiyey inaa qarax wado walhi bahdil baa dareemay dadk Dhani wey isoo eegeen😢😢😢😢
@mahamudh6983
@mahamudh6983 5 ай бұрын
Waan soo booqan donaa i.a
@moji3863
@moji3863 5 ай бұрын
Soomaaliyeey, ninkan channel-kiisa waa in aad faraha uga qaadaan oo aydan daawan ama share-gareyn. Ninkan waa Ingiriis, marka dadka Ingiriiska ah ha daawadeen barnaamijyadiisa! Ninkan waan ixtiraami jiray lkn maanta waan dhigay aniga!!! Hareri Ingiriisoow, salaama! Bye bye.
@maherbreezy2273
@maherbreezy2273 5 ай бұрын
Hadey kugu yara ad keed oo si walbo ha ahate aadan rabin inad horey ka dhahdo somali ayaan ahay, You could have said I am Somali by origin, I live in London or UK Lkn adoo somali nimada ka xishooday Video gaga ma dhameysan karo wa iga rali noqone ✌️
@JJAbdi
@JJAbdi 5 ай бұрын
I am not boarding
@IbrahimMohamed-ti1nx
@IbrahimMohamed-ti1nx 5 ай бұрын
walee intaa yar oo aad tidhi london ban kunoolahay unbay dhagaha dadku maqleen, aniguba intaa baa igu dhagtay markaa ban is idhi comment yar oo canaan ah odyaga ka qor deedna argay soomaalidi oo kugu dhagan! adeeroy Soomaali nimadi bey cidhicdhi galiyeen reer woqoyiga bal marka xigta Ethiopiana banu nahay yaanan maqlin.
@daus4315
@daus4315 5 ай бұрын
La kala badi orodse maaha, Somalina maanta qoribay isu wada sidataa!
@kamamoores3138
@kamamoores3138 5 ай бұрын
WAR HAREERI SOMALINIMADEE WAAD IGNORE KAREESAY. XITAA MA DHAHDID SOMALLANDER BAAN AHAY😂
@hagimohamoud6653
@hagimohamoud6653 5 ай бұрын
Somalinimada ma xun tahay in la sheegto marka aad leedahay waxaan ka imid London. Barnaamijkaaga waxaa fiirsada soomali oo wexey aheyd in aad dhahdo Somali ku nool London.
@qaansoroobeedmedia2549
@qaansoroobeedmedia2549 5 ай бұрын
Soomaaliga waaa daciif bal eeg weriyihiii rugcadaagiii weynaaaa ayaa soomaalnimada ka cararaya waxa LA weydiiyey iyo waxa uu ku jawaabey bal ila daaawo.😅😅😅😅😅
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 5 ай бұрын
Soomaali wax lasheegto maaha
@Mohamedibraahim144
@Mohamedibraahim144 5 ай бұрын
​@@abdusalansaleban7339iska aamus waad ciilan tahee ilaahbaa somali naga dhigay inaad gaal isku dhajisaa waa wax laga xishoodo
@msa_1439
@msa_1439 5 ай бұрын
Vidoe Qualitigiisa Ilaali Saxafi Sare
@ahmedfarrah8769
@ahmedfarrah8769 5 ай бұрын
Wariye hareri somali nimadi caadi bu u inlkiray madama aan ahy dadka aadka u dawada oo xiiseya muqaladisa Hda Ka bacdi British baan u aqoonsan.
@Bareh607
@Bareh607 5 ай бұрын
Harari oo Somali nimadisi kagabaday
@Qualitymedia-
@Qualitymedia- 5 ай бұрын
Sxb dunidaan waan ku fashilanahay maxuu u dhahaa Somalia 🇸🇴 Waa dal dhinac walba ka fashilmay 😢 Mar anoo safrayaa baa mid counterka airport iweydiiyey where are you from?, I mentioned him Somalia 😅 Kadib waxa uu iweydiiyey inaa qarax wado walhi bahdil baa dareemay dadk Dhani wey isoo eegeen😢😢😢😢
@musemuse417
@musemuse417 Ай бұрын
I respect Abdulsalam Hereri , but i wondered why he hid his nationality? I tell you why he is from north so if he say Somali- land no one knows it. He is also shy because other Somalis whom he has good relation ship with them from the south recognize Somalia as one country.
@abdiaziizadam3029
@abdiaziizadam3029 5 ай бұрын
Where u from, maxes utagantahay wadankee kazoo jeeda hadalka marka loo ego, wax ku jawaabay London, WHT U MEAN ADEER, PLUS MAP ka SOOMAALIYA waa uu kala gooyay muuqaalka xayeeysiinta kaba daran
@Taamow10
@Taamow10 5 ай бұрын
Soomali diid
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 5 ай бұрын
Wariye ah senior broadcaster, Producer waa Cabdisalan Ibraahim Hereri, waa wariye ruug cadaa ah, haddana leh Hereri Media,Soomaaliyey la socdkiisa ha moogaanina .
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 5 ай бұрын
Dadkan kuhaya maad soomaali sheegatid somaali wax lasheegto maaha soomalinimadii reer koonfur baa sharaftii kaqaaday
@Mohamedibraahim144
@Mohamedibraahim144 5 ай бұрын
Koonfur oo dhan maahan ee waa qabiilo fara ku tiris ah
@abdiosman12
@abdiosman12 5 ай бұрын
Waxan koonfur ku nool Somalinimadi iyo failed state somalia ayay kala garan la’yihiin, Qofka somali ga ahi isagoon maro blue ah shegan ayu somali yahay.!!!
@JAMHAD10
@JAMHAD10 5 ай бұрын
Waxaan ka niyad jabay Barnaainka dhan markaad tiri waxaan ka imid UK 🇬🇧 Adoo Soomaali u jeeda, waa caadi inaad dhalasho ka haysto balse waxay ahayd, inaad ku darto inaad Asal ahaan Soomaali tahay !! 🙂👎
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 5 ай бұрын
Soomaali wax lasheegto maaha wllhi
@Mohamedibraahim144
@Mohamedibraahim144 5 ай бұрын
Yarka la socday wuu naxay markuu maqlay London 😂
@Cabdiqani-k5b
@Cabdiqani-k5b 5 ай бұрын
​@@abdusalansaleban7339 hhhh waa jinsiyadaada sheekh ha moodin hadaad soomali dhahdo inaad koonfur sheegatay muhiim maaha inaad kubdiidantahay maamulka tusaale jabuuti kadhig waa jabuutiyaan hadan waa soomali ama canfar waana intaa
@aliliibiya1663
@aliliibiya1663 5 ай бұрын
Ka carar somalia Ingiriskaga iska sheego London aan ka imid waxey ka dhigantahay aan ahay
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 5 ай бұрын
Soomaalia hooyadaa lagu was soomaalia ma wax lasheegtaa waa meel baa ba sane qofku isagaa ikhtiyaarkiisa leh deeyn kumaad lihid
@lubex3486
@lubex3486 5 ай бұрын
Dee Baasaboorkiisu waa Ingiriis waana reer london, jawaabtiisii waxay ahayd mid sax ah
@Waryaboi
@Waryaboi 5 ай бұрын
Hereri xayasiska paysii kharirada Somaliland Wu ka jaray somalia 😂😂
@ahmedawad2045
@ahmedawad2045 5 ай бұрын
Waryaa ninkani maha somali ee waa somali land
@BAASAVLOGG
@BAASAVLOGG 5 ай бұрын
Where are you from? Hhmhmhm. London 😢😢😢 I can’t say Somalia because I’m from Somaliland 😅😅😅
@IsmailKahin
@IsmailKahin 5 ай бұрын
Waar cabdisalaan maad somali nimada ku kalsonaati ileen ingiiska qaxooti ayeynu ku tagay neyey
@YY-dv3yk
@YY-dv3yk 5 ай бұрын
Adeero disappointed me big time there..should’ve said I’m from Somalia proud and loud gtfo here..use to love his shit but now I’m shocked. Very disappointed to be honest..why would you claim to be something else ? When you have a place and a country you belong.
@Raage_Abdi
@Raage_Abdi 5 ай бұрын
33 viewer
@QasimMohamed-n6e
@QasimMohamed-n6e 5 ай бұрын
Somliland yaayaqaan cintiraaf ma hasato wayo ninku waa isaaq marka muxuu usheega ma adna adan ayaad moodeen
@themoonlight3889
@themoonlight3889 5 ай бұрын
He didn’t say am from somalia and I live in London because he is from hargeasa consory yaahoo isbax🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@abdidahirabihi9275
@abdidahirabihi9275 2 ай бұрын
You are from somalia not London Mr hereri. Be broad to be Somali.
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 5 ай бұрын
Hereriyoow maxaad sinjiyadaada ulumineysaa maasheegtid inaad soomaali tahay maxaa kugu qaaday falkaasi
@Brobrosissismama
@Brobrosissismama 5 ай бұрын
SOMALI WAA ETHNIC NATIONALITYGIISA WAA BRITSH
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 5 ай бұрын
@@Brobrosissismama kkkkkkkkkkkkkkkk
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Higaad suuratul fiil aayada 4aad
5:58
Macallim Ibraahiim Axmed Cali Feerayare
Рет қаралды 22
Casharkii ugu horeeyay ee duulimaadka oo uu i siiyay pilot Jeex.
36:05
Xanuun Halis ah oo laga qaado hilibka xoolaha || Dr Bashiir Cali Biixi
16:55
Masjid Xaaji Cali Biixi Gaalkacyo
Рет қаралды 10 М.
Jasiiraddan waxaa loo oggol yahay Muslimiinta oo keliya 🇹🇭 Floating Village Thailand
20:04
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
Dhakhtarrr
Рет қаралды 1 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН