Xildhibaan Yusuf Kulmiye oo iiga waramay sharciyada layaabka leh ee Switzerland

  Рет қаралды 9,510

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер: 30
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 Күн бұрын
Yusuf kadiye mise Yusuf kulmiye walaal. Mahadsanid jaale
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Күн бұрын
Waxaan ka heley in aanay mushahar qaadan! Somaliyey wax ka baro. Hadii sidaa la sameeyo waxa dhacaysa in xilka kaga wada cararo in daacada ama wax haysata mooye. Waad mahadsan tahay Hereri iyo Yussuf 👍
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman Күн бұрын
Switzerland waa wadan laa yaab leh siido aad beey uu qurux badan tahay woow 🥰🥰🥰🥰🥰🇨🇭🇨🇭🇨🇭🇨🇭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@leylaabdi-ym1tz
@leylaabdi-ym1tz 18 сағат бұрын
Magacaas waa itiraamaa yusuf kulmiye adeerkey aan aad u jeclahay ayaa la dhihi jiray❤❤❤❤❤
@engrxiddig
@engrxiddig Күн бұрын
Waaw warbixin quruxbadan natustay na dunida sidee ushaqeeso Bal kwrn xildhibaanadeena tiro badni iyi Tayo yari iyo mushaar badan iyo maqnaansho badan Bal kwrn magaalo yar in ay wadan dhan ku miizaaniyad noqoto cajiib I.a weynu gaareenaa Kulanka wuxuu kusoodhamaaday gacanqaad qurux badan
@CABDIRAXMAANMUUSE-t1o
@CABDIRAXMAANMUUSE-t1o Күн бұрын
Switzerland 🇨🇭 waa dana shidan
@abdiahmed1797
@abdiahmed1797 Күн бұрын
Hareri wanku salamay
@Adamhagler
@Adamhagler Күн бұрын
Somalia dadkeedi qiimaha iyo cilmi iyo caqliga waxay noqden jinsiyado kale oo shisheeye u shaqeeya
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 Күн бұрын
Ninkan wa legend
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 Күн бұрын
❤❤❤ mahadsanid jaale
@JaamacMuuse-y4c
@JaamacMuuse-y4c Күн бұрын
Saxafiyayasha Somalida midka ka Misa kuwa ugu wacan
@Said-Gabane
@Said-Gabane Күн бұрын
Hereriyo waanku salamay weriyaha keliya umada somaliyeed ledahay wa adiga
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q Күн бұрын
Hereri❤❤❤❤❤❤❤
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Күн бұрын
وَلَا تَقْفُ مَا لَيْسَ لَكَ بِهِ عِلْمٌ ۚ إِنَّ السَّمْعَ وَالْبَصَرَ) Surat Israa (وَالْفُؤَادَ كُلُّ أُولَٰئِكَ كَانَ عَنْهُ مَسْئُولًا Ha samaynin hana ka hadlin waxaadan aqoon U lahayn , Maqalkaaga , Araggaaga iyo Qalbigaaga Mid walba adigaa masuul ka ah waxay sameeyan WAX WANAAGSAN AMA WAX XUN ADEER XUSEEN
@daacimedia615
@daacimedia615 Күн бұрын
Walaalayaal waswaas ayaa ihaye isoo duceeya
@amalidiris9641
@amalidiris9641 Күн бұрын
istiqfarta badi shaydanka wa ka taga xuska ilahay hadad badiso mel u kaso galo male
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 Күн бұрын
U tag Dhakhtarka maanka
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 Күн бұрын
Alle haku shaafiyo
@khada917
@khada917 Күн бұрын
Nidaamyadan labo mid ba somali way ku anfacayaan waliba waxaan isleeyahay way ku haboon yihiin, somalidu waxay isku haysato waa (hogaan) in meerto looga dhigo xisbiyo waa xal , tan labaad inaan siyaasada loosoo shaqo tagin ee qof ka shaqeynayaa aanu Profit maaliyadeed ka raadin ee uu iskiina u shaqeysto.
@Ahmed.buuhoodle
@Ahmed.buuhoodle Күн бұрын
Waxan aad Maqlaysaan Mucjiso maaha , Switzerland Taariikh madow way leedahay waliba in aan marka laga soo bilaabo 1291 Sannadku markuu ahaa ila 200 oo sanno oo aan la xusin baa jira taas Macnaheeyu waa Ummadkasta Siday Doorato in ay Noloshood noqoto ama u eekaato yadaa Go'aaminaysa. Somalidu Hogaamiye Dhab ah oo Aragti Fog leh un bay u baahanthy.
@wacayscaanood2984
@wacayscaanood2984 Күн бұрын
Nidaamkaa ayaa soomaalidu totally u baahantahay taasoo ah inaan siyaasadda lacag loosoo doonto
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 21 сағат бұрын
👋 Weriye C/Salaan Hereri &Yuusuf kulmiye.
@dagancaynan
@dagancaynan Күн бұрын
Tusaale nool
@museabdilahijama1314
@museabdilahijama1314 23 сағат бұрын
5 luqadood ayuu si fcn ugu hadala walhi waa cajaajib fransis itali english somali deutsch Intaaba intii uu baramaamika kubjiray buu ku hadaly
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Күн бұрын
Permis F, Permis N, Permis B and Permis C. Somaliga soo galo waxaa la siiyaa Permis F and most of Somali waxee ka shaqeeyaan Chuv Hospital waana wada janitors or kitchen aide. There is nothing special in Lausanne. Waxaa ku dhinac yaalo Renens, Prilly, Pully, Lutry, BORING CITY. The main area is Bel Air and Saint Francois. Shacabka Lausane ma Aha dad fiican
@nasserbin-amin9176
@nasserbin-amin9176 18 сағат бұрын
❤❤❤
@FarhaanyuusufJaamaca
@FarhaanyuusufJaamaca Күн бұрын
Asc wll xan xiseya
@ehludiininaxaji1901
@ehludiininaxaji1901 Күн бұрын
Swiss ka dalyar ayaan moodijirey laakiin 26 gobol ayuu sheegayaa
@odowaboqore249
@odowaboqore249 22 сағат бұрын
Ninkan todos mj maaha e yuu yahay
@Ahmedwayel
@Ahmedwayel Күн бұрын
Ethiopianka iguu salan caabsalan 😅😅😅
Saudi Arabia’s giant money pit: NEOM | If You’re Listening
13:28
ABC News In-depth
Рет қаралды 497 М.
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 25 МЛН
Ilkacase Qays Yusuf Haji iyo Suldaan Moha🇸🇴
13:22
Ilkacase Qays
Рет қаралды 4,3 М.
Xero geela la xarakeeyey ee reer jigjiga ku xoomeen
18:10
Hereri Media
Рет қаралды 33 М.
KOBCIYE PROJECT DOCUMENTARY 2023.
6:58
Colleta Awino Maloba
Рет қаралды 21 М.
Is peace possible with Netanyahu in Israel and Hamas in Gaza?
17:17
Channel 4 News
Рет қаралды 229 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 19 09 2024
16:52
What Does the AI Boom Really Mean for Humanity? | The Future With Hannah Fry
24:02
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН