Waxaan Booqanay Goobtii lagu Gumaaday Kooxahii Argagixisada ahaa ee DDS soo Weeraray Gobolka Afdheer

  Рет қаралды 22,124

SSTV

SSTV

Күн бұрын

Пікірлер: 69
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 10 сағат бұрын
Ciidamada xooga gaarka ah guuleeyasata geeshkayagoow guuleeyasata guul guul guul 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@guirehmoussa8848
@guirehmoussa8848 16 сағат бұрын
Gessi gafaydhe from Djibouti.
@khadar917
@khadar917 15 сағат бұрын
Masha Allah guulaysta Geesiyada DDS cadowgiin ma libin helo Sheekh na ha dhihina shaydaanka argagaxiyaha ah.
@fadumomusse2132
@fadumomusse2132 15 сағат бұрын
Guul DDS insha Allah 🎉❤❤❤
@abdimuhumed5546
@abdimuhumed5546 17 сағат бұрын
Maanshaa Allah Guul iyo Gobanimo Geesiyaasha Farda Awliyo
@ahmadseaman3487
@ahmadseaman3487 14 сағат бұрын
masha Allah
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 10 сағат бұрын
Guul geesiyaasha liyu policeka.dadka shacabka markad waraysanaysaan wejigoda waxaa lasaaraa shucaac amaankoda awged.idinka waxoga waxad moda in ay idinkuyartahay xirfada saxaafadu
@YurubYar
@YurubYar 17 сағат бұрын
M.a soo tabin wanaagsan horay usocda bahda Sstv
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 16 сағат бұрын
Sheikh walala yaal yaan la'oran waa Sheidaan,34 sano.Dhiiga Somaliyeyd hadbo si gaadmo isku dira si aan iyaga dhagartoooda aan loo fahmin.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 17 сағат бұрын
Raxanwayn waa wada shabaab iyo isaq iska ilaaliya
@Global.Nature1
@Global.Nature1 12 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@guledhirad9046
@guledhirad9046 3 сағат бұрын
Ninkii iska kiin celiya waa argagixiso
@marufmursal
@marufmursal Сағат бұрын
Qabiil Soomaaliyeed oo Axmaaro ahna wuu jiraa kulay
@baambaam6336
@baambaam6336 17 сағат бұрын
Cagder wakaa
@Asalcabdalsaciid
@Asalcabdalsaciid 15 сағат бұрын
Is gumaada cagdheereey caqli kale na haysaan oon ahayn in aad isgumadaan
@warismohamed8549
@warismohamed8549 17 сағат бұрын
Ceelkare waa in aan boqasho mar kutaka reer ceelkarre salam sarre
@IsmaciilJaamac-t8l
@IsmaciilJaamac-t8l 4 сағат бұрын
@hassantaawar8554
@hassantaawar8554 25 минут бұрын
Ogaadeen waa dameer dameerna waa la garaacaa ama waa la rartaa
@SagalMohaned
@SagalMohaned 3 сағат бұрын
Inaa lilaahi wa inaan illayhi Musiibo allaah ku rido kuwa dadaka gowracaya Qofka lasocda inay bireyaan si anu dog ubixinin ma aha dhaqan Islaam yaa ubaneyay dhiiga qofka islaamka ah???😢😢😢
@GuuledAakhiro
@GuuledAakhiro 4 сағат бұрын
WAA SOMALI ISLAYSAY WUXUU YIDHI WAANU LAYNAY YAAB
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 11 сағат бұрын
Argagixisada waa in la soo afjaro, Saldhigooda buuraha ceerigaabo Waa in xididada loo bixiyo.
@caydaruusibraahim4395
@caydaruusibraahim4395 3 сағат бұрын
Allaa Beenalaysana Fatabakhlayaal
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu 15 сағат бұрын
😂 @10:04 AK47 la’isku ereryanmaayo kulahaa ee dowlad awoodleh ee Etopiya layiraahbey baan dabadakuheynaa kulahaa? 😂😂 Ogadennow cali beesteen, Muse biixigii baa Etopiyada aad kugoodineysaan idiinkagahoreeya. Axmaat futakaleefid iyo gumeysi kalkaalkii waa laisagadabayimid 😂
@abdifaarax1217
@abdifaarax1217 Сағат бұрын
Dhiigyo cabyada maatada xasuqa laakin dacawalay ragba helay
@AmiinIbrahim-q5n
@AmiinIbrahim-q5n 4 сағат бұрын
adoontii ethopianka
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 14 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂been badna
@somalilandnew
@somalilandnew 16 сағат бұрын
Cagdheeeeer Waa in la xasuuuuuqo
@AmiinIbrahim-q5n
@AmiinIbrahim-q5n 4 сағат бұрын
shacabkii miyaa all shabab noqday waa eedi doontaan maanta maalin aan eheen
@WARFAPRO
@WARFAPRO 17 сағат бұрын
Taliye Dacawalay nooga soo waran.
@amedfarah299
@amedfarah299 16 сағат бұрын
Asc Subxaanalaah Maxay isaga duugi waayeen cuduraa ka dhalan kara Dadkaas laayey hada dadkii dhalay waa qabsan waayeen in ay dad gawracaana waa rabeen Guuuuuil Liyuu police
@Somaliaisdebtfree
@Somaliaisdebtfree 17 сағат бұрын
Islamic date today waa 1446 | Hijri .., Muslimiintu waxay ku noolaan doonaan adduunkan 54 sano oo kale, inta 10-ka calaamood ee ilaahi soo socdaa sanadahaas,......!
@mohelmi1597
@mohelmi1597 5 сағат бұрын
Nimankani shaqada foosha xun ee ay hayaan ciidamada Ethiopia iska diideen ayey qabtaan waayo dadkaasi xabashida ayaa xuquuqda maxbuuska ilaaliya kuwani xaar bey ku shubi jireen maxaabista
@husseinaden7560
@husseinaden7560 17 сағат бұрын
Argagaxisada iidoor ayaa maamulka wado ilaahay ha idinka qabto
@AbdiaziizOsman-o3s
@AbdiaziizOsman-o3s 16 сағат бұрын
Iidoor ayaad doondoonaysaa Malaa Cidi naguma soo dagdagto anaga indr
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 16 сағат бұрын
Gesiyada lagu dhaatow Guleysta,Mamulka waxaan leenahay in Dhismaha Cidamada tiradooda lagordhiyo,Mamulka DDS waa in uu qaato Goan ah in Cidamada lagarsiiyo tiro 500 kun oo nocyada kala duwan ah Kuwa poliska Sirdoonka kuwa miinoyinka iyo dhagarada khawarijta baara.kuwa difaca deg deg ah loo hawgaliyo Dhulka DDS oo kaliya ayaa Deganada degan inkastoo 2 sano.kahor kooxdi Khawarijta Muqdisho konfurta bartamaha illa Gobolka Jubada Dhexe oo Adeyrkay Ahmed Madoobe odayasha dhaqanka kuwa Ganacsatada kuwa qurbaha kala jiro kuwa Mamulka Jubaland Adeyer Ahmed kismayo lajooga kuwa DFS Ahmed uu u magacabay in eey kumatalan jubalaand dhalinyarada hawenka culimada saxafadda waa kuwa kawada gaabiyay.
@Islaam-24
@Islaam-24 4 сағат бұрын
Xabashada iska dhiciya gumeeysiga niigu heesato xabashada ayaa cadow ah marin habaabinta iskadaaya ilmo amxaarooyoow shacabkaan wada hadlaayo cabsi ayaa ka hadashiineeso ee wallhi hadii xurnimo lasiin waa la ogyahay halka ee somali ka istaagi laahaayeen dushooda calan amxaaro kama babadeen
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 18 сағат бұрын
guulaysta geesiyada liyuugow fejignada shacabkow wadadhaqeya midnimo fashiliya cadawga cagta mariya guuuul 🇬🇲🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🇬🇶💪🇬🇶💪🇬🇶💪🇬🇶🔥🔥💚💙🤍🦁🦁💪🔥🔥👍👍🙏✌️
@MohamuudNour-lm8qe
@MohamuudNour-lm8qe 3 сағат бұрын
Waakanarab
@dhacdooyinkaiyowararka.7904
@dhacdooyinkaiyowararka.7904 12 сағат бұрын
Kuwani badowsanaa,waxbaa la laayey ayuun bay hayaan.
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 16 сағат бұрын
Hada waxay u wareegen dacawaley
@AsliSharaf
@AsliSharaf 18 сағат бұрын
War cadawga aad sheegaysan maa alshabab ba ?alshabab cadaw maa ahe Ethiopia ayaa cadaw ah. Alshabab ayaa bada ka difaci noona inshallah xabashi wasaq ley.
@baambaam6336
@baambaam6336 17 сағат бұрын
Three stooges
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 11 сағат бұрын
Bal Beenta ay shubayaan😂eeg
@user-td6ss6mo7d
@user-td6ss6mo7d 17 сағат бұрын
Haaaaaa ma waxaad soo wadaan dacawalayna alshabaab 💣 ayaa soo gashay.😂
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 16 сағат бұрын
Is not easy CIIDANKA DDS 5 D waa somali muwaadin ha GUUL 🇸🇴🇸🇱🙏
@MahamuudIbraahin-p5d
@MahamuudIbraahin-p5d 17 сағат бұрын
Waxani waa bari hore ma fashilkiii dawcay idinka raacay baa ku qarinysaa n
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 11 сағат бұрын
Ciddii fashilantay waa la arki doonaaye, ha sugi waayin.
@MOHAMEDGEESI
@MOHAMEDGEESI Сағат бұрын
Been badana si yar oo fudud baa loo kasayaa
@IsmaciilJaamac-t8l
@IsmaciilJaamac-t8l 4 сағат бұрын
Beenaalayoowyaakuwaraysanaya😂
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed 17 сағат бұрын
ciidamada liyuu booliiska guul iyo gobannimo
@aliadam180
@aliadam180 17 сағат бұрын
Maaweelada caruurta
@TheIsolated1
@TheIsolated1 14 сағат бұрын
Gaalada liyuu adoomadabgaalka abiy ahmed. Hadey Somali Muslim yiheen gaalka dhulkooda gumaysaniiyo aye la dagaalamihiiyeen. Lakiin wa adoonma Ethiopia u ilaaliso inay si heesato dhulka Muslimka. Ano Ogaden ah ba runta ku shegaayo.
@hodanc6255
@hodanc6255 13 сағат бұрын
Edo iska dagalan caqli mahan qanunka adunka dds waxay ka tirsan tahay itobiya sida nfd hadad wadan ka tirsan tahay macnahedu maha gumaysi wanaga qurbaha jogna
@TheIsolated1
@TheIsolated1 13 сағат бұрын
@ qanunka gaalda aya ka wada. Hadey gumaysi ku jirin maxey Onlf ka dagaalamayeen? Dagaalkii 77 maxu aha?
@hodanc6255
@hodanc6255 12 сағат бұрын
Ithobiyanku so qarkod muslim mahan xata abi abihi wa Muslim 77 xoog ban is bidnay lakin xisabta laguma darin quwado naga xoog wayn inay cawinayan ithobiya 0 n l f san u fahmay dulmi bayka dagalamen dabcan inay ka go ana way raben anigu maran garis tagay wax is gumaysi ma arag nuyu bolis wa dad xun waxan xasusta wagi ilay
@TheIsolated1
@TheIsolated1 12 сағат бұрын
@ abiy ahmed was kristan (Protestant Christian) Beenta iska daaf Subxanallah. Ethiopia ila Axmad guurey ila Hada wa is heesana. Ogadeeniya misa DDS mar walbo xooriad aye u dagaalamesa. Gaal raac iyo dabo dhilif bas aya Ethiopia tageero. Onlf maxey u dagaalamiyeen ka jawaab.
@hodanc6255
@hodanc6255 12 сағат бұрын
Abi kuma dhihin abihis ban dhahay youtube banka arkay ben allah banka magan galay si kastaba nabaday xurmad malihide
@AbdiAbdiFatahAliSwahili
@AbdiAbdiFatahAliSwahili 15 сағат бұрын
Beenale Beenale dhacay cuquubo idinku dhacay Walee Dulmiga aad wadaan idinkuu idinku Danbayn
@somalilandnew
@somalilandnew 16 сағат бұрын
Beeenalayaaaaal xagsheeeeeer ah
@baambaam6336
@baambaam6336 17 сағат бұрын
Fake news
@abdirizakabdilahi3453
@abdirizakabdilahi3453 17 сағат бұрын
Sheekh maxamed hargaysa Aya laga soodiray kuxigeenkiina wuxu joogaa Bali gubadle
@IkranBihi
@IkranBihi 8 сағат бұрын
Beenaale
@user-td6ss6mo7d
@user-td6ss6mo7d 17 сағат бұрын
Haaaaaa ma waxaad soo wadaan dacawalayna alshabaab 💣 ayaa soo gashay.😂
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
'WATAAS BEENTII MASAAJIDKA | ITOOBIYA OO MARKALE GUULEYSATAY'
29:20
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН