Maxamed Axmed Kuluc Iyo Seynab X Cali Baxsan 🔥 Iyo Heesta "GUUR"

  Рет қаралды 4,272

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

⭐️Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Yuusuf Adam Allaale AHN 1985
⭐️Laxanka
U/ Cabdalla Hanuunniye
Music
1- Sax 1 : U/Maxamed X Cali AHN
2- Sax 2 : U/ Khaliif Axmed
3- Violin 1 : Xaliima Gacal
4- Violin 2 : U/ Xasani Shahibu AHN
5- Violin 3 : U/ Maxamed Bakari AHN
6- Fisarmoni: Muslima Qaasim
7- Batari: U/ Aweys Goobe AHN
8-Bonge : U/Cali Dheere AHN
9- Clarinet: U/ Suudi Rooble AHN
10- Kaban: U/Xasan Great AHN
11- G.1 : U/ Daauud Cali AHN
12- G.1 : U/ Maxamed Xuseen
Director by
Robert tyabji

Пікірлер: 11
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 5 ай бұрын
Hees xusid mudan AHUN Abwaan Yuusuf Aadan Allaale oo erayada lahaa iyo Labada fanaan Ee Kuluc iyo Baxsanba. Laxanka Cabdalle Yuusuf Hanuuniye Alle ha caafiyo ustaadka Aamiin Aamiin
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 5 ай бұрын
Miyuusigga raggii dhallinyarada ahaa ee Waaberi Star la baxay ayaa u badan oo tumaya. Ilaahey ha u naxariisto intooda dhimatay, inta noolna cimri iyo cibaado suubban ha siiyo.
@alisaid2008
@alisaid2008 5 ай бұрын
Mirihii yuusuf aadan alaale laxankii hanuuniye codka seynab cali baxsan iyo m.a.kuluc
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 5 ай бұрын
alle haunaxariisto kuluc Baxsan iyo abwaan yuusuf allaale Alle cimriga ha u Barakeeyo Bashiir hanuuniye waa hees xusid mudan
@roblemaer4834
@roblemaer4834 5 ай бұрын
Filinkii Cilmi iyo Caado (1985).
@raadraacqaraami6621
@raadraacqaraami6621 5 ай бұрын
Warbaahin ayaan ka shaqeeyaa heesaha waayowaayihii wacnaana Barnaamik maalinle ah ayaan kusoo qaataa heesaha wadaniga ah iyo kuwa kaleba ee Plse Kaalimaha Suugaaneed noo soo badi MAHADSANID WAAYIHII WACNAA
@Tubeec699
@Tubeec699 5 ай бұрын
" Kuluc Gabdhyahay waxaan ku hayaa Inuu guursado nin jecel Oo aan gododlayn aqoon Gafkuna ceeb layahay Ma tahay gaari isku filan Matahay inan garasha dheer Gayaanku wuu badanyahee Xilkaaga ma gudan kartaa !" Baxsan ' "Guur lagu liibaanayaa kasoo Go'ay afkaagee guntiisaan cidi Ogayne hadhow buu geeso bixin!" " Kuluc Xumaan un lama gartee Samaa la is garabdhigaa waa howsha laboodka 😇 wallhi Mahadsanid W.W.W 💯🙏❤️
@calicabdiismaaciil3974
@calicabdiismaaciil3974 5 ай бұрын
Ale haydin naxatiisto yaa rabi
@aw-geeddishaambow9792
@aw-geeddishaambow9792 5 ай бұрын
Heesta waxa la yiraahdaa “anigu horayna uma guursan haddana guur dooni maayo” mirihii Abwaan Yuusuf Allaale.
@A.A.E93
@A.A.E93 5 ай бұрын
Turkiga oo si buuxda ula wareegay difaaca badeena Somalia Allow isku filnaasho nagaarsii.
@aflaantamaanta1580
@aflaantamaanta1580 5 ай бұрын
Riwaayadda cilmi iyo caado ee ay ku jirto heeesta yaa curiyey ciddii igu dhaanta fadlan igu caawi
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,1 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 2,9 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 419 М.
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 25 МЛН
jekey_Baxsan & Kuluc
7:30
Jekey Jk
Рет қаралды 93 М.
Nimco Jaamac Migil iyo Laxanka Subcis. #qaraami
7:06
Khadar Hogad
Рет қаралды 16 М.
Cabdilaahi Cumar Xarago Iyo Kinsi Xaaji Adam 🔥Iyo Heesta "BALANTI LABADEENA"
12:41
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 2,9 МЛН