Axmed Cali Xaaji Haaruun Dararamle 🔥 Iyo Heesta "DAWAY II AHAYD"_ (SUBCIS)

  Рет қаралды 11,084

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

⭐️Laxanka Subcis
A/ Faysal Cumar Mushteeg AHN 1968
-Codki Iyo Kabanki: U/ Axmed Cali Dararamle AHN

Пікірлер: 23
@SuugaanSafari
@SuugaanSafari 4 ай бұрын
Heellada Subciska waxa sida ugu haboon ugu nuuxnuuxsada Mulkiilahoo Faysal Cumar saaxiibkii Dararamle iyo Sahra Axmed❤ ❤❤
@KhaalidKeneye
@KhaalidKeneye 2 ай бұрын
Alle naxariistii janno ha ugu deeqo Axmed cali harun dararamle hiboole dhab ah ayuu ahaaye.
@maxamuudmaxamed8135
@maxamuudmaxamed8135 4 ай бұрын
Adeer alle hakuu naxariisto
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 ай бұрын
Alla yaa Raxma Dararamle aabaha liilalowda iyo subciska 2003 baan Kula kulmay Hargaisa isaga oo Markaa ah Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta jamhuuriyada somaliland
@s-hayna6421
@s-hayna6421 4 ай бұрын
Allaah SWT ha u naxariisto amen ya rab
@AiSomaliland
@AiSomaliland 4 ай бұрын
Yaa salaam fannaan dararamle allah naxariistii janno haka waraabiyo isaga iyo dhammaan intii geeriyootay e muslim ahaydba
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 4 ай бұрын
Waayo waayo❤
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 4 ай бұрын
Mid ka Mid Ah Macallimiinta Aan Ugu Jeclaa Fanka Soomaaliyeed Allow Alle.
@CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn
@CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn 3 ай бұрын
Alah haw naxariisto daram
@calinuurecali5825
@calinuurecali5825 4 ай бұрын
Waa hees
@sandhereabdullahi5088
@sandhereabdullahi5088 4 ай бұрын
Title ka heesta kaliya adoo "LAXANKA SUBCIS" Kdhigaa fiicneed ilaa "DAWAY II EHEED" Ma ahane.
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 4 ай бұрын
❤❤
@calinuurecali5825
@calinuurecali5825 4 ай бұрын
Masha allaah
@ismaciilaxmednuur6900
@ismaciilaxmednuur6900 2 ай бұрын
Laxanka subcis jawi kale ban dareemaa markaan dhageysanaayo 😢2024
@HamzaRashadMussa
@HamzaRashadMussa 4 ай бұрын
Faysal cumar mushtek baa orginalka leh sow maaha
@abshircarab18
@abshircarab18 4 ай бұрын
Dararamle ayaa hor qaaday fannaaniin bdn ayaa ka daba qaaday sida mushteeg magool sahra axmed kinsi milaano tubeec salaad darbi maxamed mooge
@BuuxCiise-df9jc
@BuuxCiise-df9jc 4 ай бұрын
Laxanka ninka curiyey weeye Faysal cumar mushteek ​@@abshircarab18
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 4 ай бұрын
Mahadsaniid
@Ahmedcoday-ki3dn
@Ahmedcoday-ki3dn 4 ай бұрын
ya zalam ya Daram
@AiSomaliland
@AiSomaliland 4 ай бұрын
Itaal daraday maaha ee halkaa sax waa waa inaan ka ordaa itaal kay’e
@calinuurecali5825
@calinuurecali5825 4 ай бұрын
Wallàahi
@fadxiahmed9734
@fadxiahmed9734 4 ай бұрын
⁷❤❤❤❤❤
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 4 ай бұрын
❤❤❤❤
AXMAD CALI DARARAMLE WALI WAA CARUUROO WITH LYRICS KABANKII XUDEYDI
11:14
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 105 М.
Axmed Cali X Haaruun Dararamle 🔥Iyo Heesta "CAGUHU QABAN WAA CIIDA" ( JIIB )
7:41
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,1 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,5 МЛН
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥 Iyo Heesta "SAYLO GUYAAD BADAN"
10:23
Heesta Liilalaw ee uu qaado Axmed Dararamle
8:09
Noor Ali Farah
Рет қаралды 266 М.
Gar'maqaate
8:10
Maxamuud M Xasan Kabanle - Topic
Рет қаралды 13 М.
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 421 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 320 М.
A C haaruun dararamle heestii( wali waa caruur)
10:58
Qarami Media Pro
Рет қаралды 165 М.
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,1 МЛН