Kooxdii Radio Hargaysa 🔥 Iyo Heesta "MAANTAY INOGU DARANTAHAY"

  Рет қаралды 17,264

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

⭐️Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/Axmed Saleeban Bide 1968
⭐️Laxanka
U/Maxamed Cige Ilbir AHN

Пікірлер: 13
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 4 ай бұрын
Waa Suugaantii macaaneyd ee abwaan axmed suleeymaan bidde
@alisalax5279
@alisalax5279 5 ай бұрын
15.5.2024 🇸🇴 Anba waan madoobahay carana waan la maqanahay mudanaheygiiyoow Waxan filiyaa iney sugaantaas ka turjumeysay xililgii gumeeystaha Afrikka (maantase somalia ??)
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 5 ай бұрын
Maanta is waydiin malaha
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv Ай бұрын
waxaan dhagaystay heeso badan oo ay isla qaadaan magool, maandeeq iyo hibo codad macaan
@husseinabdille
@husseinabdille 5 ай бұрын
Cod macana hablaha
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 5 ай бұрын
❤ macaan badanaa ❤
@hassanomer2863
@hassanomer2863 5 ай бұрын
Sxb waxaad kusoo celisaAa heestii waraabahan gurxamayoow ee cabdi nuur alaale
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 5 ай бұрын
Of.waa.magool...maandeeq.hibo.nuura
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 4 ай бұрын
Waa sawirka waa maandeeq iyo guduudo hibo iyo magool kuma jiraan
@ahmedhaji7341
@ahmedhaji7341 4 ай бұрын
Dhinac midig magool dhexde maandeeq bidix hibo waxa kamaqan wa gaduudo
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 4 ай бұрын
9
@adamfarah1952
@adamfarah1952 5 ай бұрын
Magool mandeeq iyo hibo nuuro
@doolismaciil5874
@doolismaciil5874 4 ай бұрын
magool maandeeq hibo nuura
Cumar Dhuule Cali 🔥Iyo Heesta "CISHQI CIDHIB DARAN" (XAAFUUN)
16:20
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 25 М.
Siciid Khaliifa Iyo Seynab Cabdillaahi 🔥Iyo Heesta "HAYNA KALA WALWAALIN"
9:22
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 19 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 919 М.
Nasiibkeen
7:58
Axmed Mooge - Topic
Рет қаралды 2 М.
Maxamed Yusuf Ahun & Sahra Axmed Ahun | Heesta Nabsi Waa Jiraa
9:13
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 6 М.
Hees "Maxaad La Ooyday" cododkii marxuumiinta Gacanlo iyo Magool
9:17
Ugaaso
10:10
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 38 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36