XASAN IYO FARTUN MAXAKA DHEXEEYEY XAQIQDA WATAN SAARA O QAC WEYN KA YERTAY?GABAR HOYADED MEG UQDATAY

  Рет қаралды 2,307

nafisa family  chanel

nafisa family chanel

Күн бұрын

##like #subscribe #shaer #nafisa #family #channel

Пікірлер: 19
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Күн бұрын
Waaku fiicantahay sida eey u qoslaan ayaamba nacay ayada iyo midala leeyahay Roro
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Күн бұрын
Alah umu Nefiso ma aragtay sida ina rag u bahdileen cunugtii miskiinta aheeyd ee Xubi
@AyaanCumar-dx8pk
@AyaanCumar-dx8pk 22 сағат бұрын
Walahi waan ku dacaysan jiiray mid hooyo fiican allah wuu ii aqbakay Axl alaha ha soo hadeeyo 😊
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 21 сағат бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Aamiin Aamiin Allhuma Aamiin
@Xalimo421
@Xalimo421 21 сағат бұрын
Wiil Hooyadiis dhimatey😅Sodoh kasta ma xumee Waxa la rabey iney iska tiraahdo Sodoh xun lama joogayo xaafadeeda ha iga joogto😅War ameey Caruurteda xaasaskoda tuuraan mustaqbalka.Meel fog kama fekerin.
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Күн бұрын
Waa kaxumahay inaan hadalkaan dhoho laakiin ma moodaan in reer woqooyigu caasi waalideeyn u badanyihiin .
@GamalFarah
@GamalFarah 18 сағат бұрын
Wllo waa runtaa reer waqoyi waa caasi walidiin waa dad wada qalafsan anaa ka dhashay
@Ramla22
@Ramla22 17 сағат бұрын
Very sad
@halimo420
@halimo420 Күн бұрын
Waa doqon
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Күн бұрын
Allah aniga xataa xasan iyo Fartuun duvet waa isla jeclaay laakiin waxaa lagayaabaa in Fartuun aabeheed isyiri maadaaba gabar ayada kaliy kaqabto inoow isyiri nin aadkula xisaabtami karto on gabadhaada kaaga dhelin kudarso midakale xasan waa aabe oo hada kahor ayuu gabadh furay.
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 Күн бұрын
Ha xbbti warunta
@AminaHajiAden
@AminaHajiAden 23 сағат бұрын
Naa ma joog soomaliland buu joogaa​@@nafisafamilychanel8080
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Күн бұрын
Ina adeerkeed ayaa gole habargidir oo dadh udhantahay lagusiiyey maalintii igudanbeysey Fartuun wexeey iiga hortimid meel jid ah markaasan waxaan ku iri eedo waxaad tahay public vigor keena ee isilaali .
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 Күн бұрын
Masha allh wad latalisay alha na ilaaliyo dhamanteen abaayo
@AminaHajiAden
@AminaHajiAden 23 сағат бұрын
Naa ma joog ha ku danbaabina
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 22 сағат бұрын
Ya ku yiri wu jogay fudeydka iska da abaayo
@AminaHajiAden
@AminaHajiAden 21 сағат бұрын
Rali ahaw. Nafisa ayaan u sheegayiy oo.tidhi arooska ayuu iman l lahaa hadaan waxa jirin . Marknaden qoraalka ayaa kugu khaldamayi sorry
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Күн бұрын
Xasan waakayaryahay
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 14 сағат бұрын
Kama yaro hilib ba qadhe un
CABDI FITAAX  XALAD ADAG BUU KU JIIRAA SABABATA UU ISU DILI RABAY😭😭😭
19:42
لماذا لا اخلق واقعي الذي أريده؟
31:31
طارق هاشم
Рет қаралды 2,9 М.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 3,6 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 660 М.
dalaq dam update biriq ayaa roon
9:48
Laangaab ciile
Рет қаралды 3,7 М.
ADEEGEENA BILAHA$100💸
16:17
UMU ZAHRA
Рет қаралды 14 М.
Waakan cawa
1:27:02
joof iyo jowharad
Рет қаралды 33 М.
XUKUNKII MAXKAMADA KINYA RIYAAN BAJAAJ FAHIMA QUJE WAREYSIGI MARIYA KADIB
21:49
nafisa family chanel
Рет қаралды 1,5 М.