1/2 Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya | Dr. Cali Ciise Cabdi

  Рет қаралды 25,280

DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA

DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA

Күн бұрын

Пікірлер: 68
@shirwajama2066
@shirwajama2066 5 ай бұрын
Imagine we have people like this in our country but they have little say in the future of this plighted nation of ours!
@fadumoali7300
@fadumoali7300 5 ай бұрын
Mansha allaah Dr Ali isse abdi
@MohamedAli-rs5sx
@MohamedAli-rs5sx 5 ай бұрын
Expert economist waa in Somalia ka faaidaysataa inta uu nool yahy Dr ali ciise abdi
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb 3 ай бұрын
Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan.
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 5 ай бұрын
Thanks for the interview.
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb 3 ай бұрын
Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan. Si dadka kale ay wax uga faa'iideystaan Fadlan lawadaag adiga oo mahadsanid.
@mohamedhashi5492
@mohamedhashi5492 5 ай бұрын
MASHA ALLAAH AQONYAHAN somaliyed Guul iyo GOBANIMO waarta
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb 3 ай бұрын
Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan. Si dadka kale ay wax uga faa'iideystaan Fadlan lawadaag adiga oo mahadsanid.
@mohamouda.dualle0277
@mohamouda.dualle0277 5 ай бұрын
Dr. Cali Ciise waa Khabiir dhaqaale, Eebe ha dhowro Dhaxal reeb mahadsanidin.
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb 3 ай бұрын
Aamiin Mahadsanid. Maxamuud Ducaale
@Glydh
@Glydh 5 ай бұрын
Somalia ma rabto aqoonyahan taas waxa ay rabto wax uuna rabin umada aduunka sidaa awgeed ilaahey Somalia haka saaro boobka iyo jahliga iyo horumar la aanta oo ka dhig dal ka faaiideysto kuwa aqoonta ehelka u ah yaa rabi
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb 3 ай бұрын
Aamiin. Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan.
@jamalportal73
@jamalportal73 5 ай бұрын
Dr Ali Ciise Abdi halaga Faaiidaysto.
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb 3 ай бұрын
Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan.
@Galoolfxtrading
@Galoolfxtrading 5 ай бұрын
Aad baad umahadsan thn ❤❤
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb 3 ай бұрын
Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan.
@saed_Jama_sanbaloolshe
@saed_Jama_sanbaloolshe 5 ай бұрын
Ninkani waa nin aad wax u bartey.! Lakinse, soomaali maryooley waxaa la harey dad aan waxba aqoon oo qabiil iyo nin jecleysi kuraasta dalka ku yimaada.! dunida aynu ku nool nahey - ninkan oo kale mudnaan gaar ah ayuu leeyahey.!!!
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb 3 ай бұрын
Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan. Si dadka kale ay wax uga faa'iideystaan Fadlan lawadaag adiga oo mahadsanid.
@Jamaabdullahijama
@Jamaabdullahijama 5 ай бұрын
HADDI ILLAAHAY SOOMAALI WAXHA FAHAMSIIYO , ALI ISSE ABDI WAA NINKA KELIYA EE SOOMAALI AH OO INTERNATIONAL MONETARY FUND IMF U SO SHAQEEYEY , KANA GAADHAY "SENIOR IMF REPRESENTATIVE "
@ismailhandulle1163
@ismailhandulle1163 5 ай бұрын
Waa qabiir wax badan ka yaqaano dhaqaalaha iyo hormarinta hay'adaha dowladda. In laga faa'iidaysto ayey ahayd laakiin siday wax u socdaan isaga oo kale fursad uma helaayo in dalkiisa xil looga dhiibo. 😢😢
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb 3 ай бұрын
Jamaal. Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 5 ай бұрын
Prof Cali Cise wuxuu Ahaa Gudoomiyaha Gudiga Dhaqaalaha ee Madaxa banaan ee Somaliyed 5 Somali ah iyo 4ajnabi ayey ahaayen
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb 3 ай бұрын
Waad ku mahadsan tahay Macluumaadka aad dadka la wadaagatay.
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 5 ай бұрын
Cali Ciise cabdi waa Aqoon yahan wax bartay ,laakiin waxa jirta maahmaah tidhaahda Caqliga fiican bay tacliintu kabtaa ,ee tacliin aan caqli fiican haysani waa biyo col dhaanshay, waxaan cali ku hambalyaynayaa inuu run ka sheegay dhibka haysta somalia inuu yahay dawladii askarta ahayd bay taladu ka leexatay , oo taladii leexatay ku sii waday midhihii ay dhashayna ilaa hadeer la guranayaa,
@abdisalanosman6884
@abdisalanosman6884 5 ай бұрын
Dhaxalreeb wad mahadsan tihin
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb 3 ай бұрын
Adigaa Mudan Cabdisalaan Cismaan
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 5 ай бұрын
Dalkiisa muxuu ugu shaqayn wayay
@mussejama311
@mussejama311 5 ай бұрын
Dal Madaxweynihiisa tuug yahay yaa ushaqayn kara!!
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 5 ай бұрын
USER WALAAL WUU U SOO SHAQEEYEY WUXUU MADAX KA AHAA HAYADA LACAGTA AFRICA LACAGTAAN LAGA SAAMAX SOMALIA QAYB WEYN BUU KA QAATEY DR CIISE CABDI WAA KASAA
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 5 ай бұрын
@@mohamadjamaboodle-qu1cn ok waa gartay masha allah ma garanayn Mahadsanid walal
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 ай бұрын
SAWKA U SHAQEEYEY EE U DHISEY BANKA IYO NIDAAMAKA DHAQAALAHA
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 5 ай бұрын
@@FaisalMohamud-x9p WALAAL ADAA MUDAN 👑
@malakaaay
@malakaaay 5 ай бұрын
wax la waraysanayo ayaanu khatyaan ka taaganahay 😢😢 wax qabad la aan . iyo hadal soconaya 😡🛑🛑‼️‼️⚠️
@noredinilyas7130
@noredinilyas7130 5 ай бұрын
Wan salaamaya drka iyo tabiyaha, lkn waxn jeclaan laha dr-ku inu sitoosa farta ugu fiiqo meelaha ay dhaqaaluhu kaliicen inay tahay waxyaabihi ay kutiirsanaayeen somalida dhaqaalahooga oo ahaa xoolaha iyo beeraha in ay meesha kabaxday oo aan marnaba laiswydiin.
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb 3 ай бұрын
Nuuradiin Ilyaas. Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan.
@FreemanV99
@FreemanV99 5 ай бұрын
Somaalia iyo South Sudan waxay ka siman yihiin dhinaca qabyaalada. Dinka iyo Nuer ayaa isku hirdinaaya xukunka meeshaas. Somaaliyana waa Hawiye iyo Darood. Qabaa'il kale labada dalba way ku noolyihiin, lkn, xukunka weli laguma arag. Why? Well, in the case of Somalia, my guess is as good as yours. As for South Sudan, i don't really know whether there are other tribes that can match the two rivals; in terms of numbers, territories and political influences.
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb 3 ай бұрын
Waad ku mahadsantahay Faaladaada.
@HIDOKAB
@HIDOKAB 5 ай бұрын
​​Daxalreeb please improve your mics next time
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb 3 ай бұрын
Waayahay. insha allah waan hagaajindoonnaa
@ahmedguule7157
@ahmedguule7157 5 ай бұрын
Hogaaminta iyo aqoontu waa kala duwan tahay laga yaabe Dr.Ali Isse inuu wax badan ka badali lahaa Maaliyadda Somalia laakin ma sheegi kair suu u maamuli karo wadan aan dowlad nimadda udiyaarsanen
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb 3 ай бұрын
Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan. Si dadka kale ay wax uga faa'iideystaan Fadlan lawadaag adiga oo mahadsanid.
@malakaaay
@malakaaay 5 ай бұрын
aad baan u necebahay sheekeeyinka naqc naacda ahee noocaan oo kale ah. af iyo hadal aan lahayn ficil 😢😢 ka bilow d gaankaaga SSC iyo puntland dhaqaale kobcinta
@againsttyranny2149
@againsttyranny2149 5 ай бұрын
Waxay u egtahay inaad diidantahay in cudurka Soomaaliya haysta la tilmaamo adigoo indha qabiil ku eegaya. Ninkani maamul dowladeed kama mid aha. Tala gelyo un buu ina siinayaa ee cuqdada iska saar.
@goojacade.s
@goojacade.s 5 ай бұрын
Somalia dad badanoo wax bartay way jiraan lkn waxaa kala badan bulshadii la badalilahaa ee wax loo qabanlahaa, iyo fikirka guracan ee dadka ku faafay ama qabiil ha ahaado ama jahilnimo kale ha ahaatee.
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb 3 ай бұрын
Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan.
@abdirahmanmohamedali2596
@abdirahmanmohamedali2596 5 ай бұрын
Waxan ka codsanayaa dhaxal reeb In ay no so fadhisiso qof ka mid ah hay ada caymiska qaranka somaliya qof ka mid ah sida bank aan aragnay dad faro badan oo ka so shaqeyay
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb 3 ай бұрын
Mahadsanid Cabdiraxmaan. waanrajayneynaa Insha allah
@mohameddullane4294
@mohameddullane4294 5 ай бұрын
P
@abobasement346
@abobasement346 5 ай бұрын
somalih waxaa halkah dhigay waa jahilkah iyo qabilka waxaan lah yabah kuwah dortah danih xasan moryan museh oromoh kuwah bay kah sugan horumar boqokinah shucubtah nocas xukuman waxay noqdan kuwoh ku dhamadah dagaloh gajoh cuduroh welinah ku tagerayah qabil nocas bad kah sugaysah dowlad iyo horumar kuwah cidamadih bariskodih kah ibsanayah iyo museh damer o ku dhameyay dagaloh cidan ku shegah u haystoh bal kah waran Axmed dhuxuleh o ah Argagixisoh iyo mid lah yirih wasirkah dintah bad tahay sidah robow wakih shalay Qarxinayay nocas bah somali u dowladah
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 5 ай бұрын
Haduu wax yaqaano maxaa siyaasada geliyey
@OmaliMedia-zv1bs
@OmaliMedia-zv1bs 5 ай бұрын
Dalka ma waxaad la rabtaa inay hagaan kuwa aan u qalmin marka ?
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 5 ай бұрын
@@OmaliMedia-zv1bs maya ee Inuu dadka wax baro oo aqoonta hormariyo
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 5 ай бұрын
​@@omarcoonka2578 meeqa qof Aya Jamacaddaha Dalka ka so baxda aanan wax aqonin
@CamuudAwed
@CamuudAwed 5 ай бұрын
Horta Anaku waa yaabanahay E Dalkan Soomalia lagu sheegaa Dal kasta Oo iminka dhasha ma la da' baa waxaanu maqalaa iyagoo saaqidiintu ku soo celceliyaan Soomaalia iyo South Sudan Soomalia Iyo Eritrea Soomalia iyo kosovo Soomalia iyo East timor Soomalia war wuxu mawaxaan xishoonayn baa maxaa cid kasta la maseeyey
@ya3746
@ya3746 5 ай бұрын
Saaqidad ku dhashay aragti garac leedahay Odeyga ka leexo Nacasyahow
@mataanciiideed4046
@mataanciiideed4046 5 ай бұрын
Ninkan dani bay ka doorteen nacalaa qabyaalad ku yaal
@HurreJunior
@HurreJunior 5 ай бұрын
Ninkan wuxuu tusaale u yahay in aqoon maaliyadeed iyo policies la sameeyo aanay xalka keeni karin. Ee dadka in shaqo laga qabto loo baahanyahay.
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb 3 ай бұрын
Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan. Si dadka kale ay wax uga faa'iideystaan Fadlan lawadaag adiga oo mahadsanid.
@makhtaladen9432
@makhtaladen9432 5 ай бұрын
Ssc khaatumo baa kuu baahan
@malakaaay
@malakaaay 5 ай бұрын
waxan oo kale markaan arkaan yaabaa walaahay war somali kala socotwy ee dhulkeena SSC ma hagaajisanaa oo wax ma ka fhiganaaa. ??😡😡 Odeyganow bal car hadaa karti leedahay deegaan kaaga SSC ee la ciiley dhaqaalihiisa mideeyooo ka yeel meel kobocsan
@aminkaisesaid9948
@aminkaisesaid9948 5 ай бұрын
Ninkani inay mamul noqono wa ninka fekrededa laha. Iminkana wu la shaqeya. Mida kale Ina Cabdi Xashi ba joga
@FOOTY277
@FOOTY277 5 ай бұрын
Cuqdada haysa magaceeda in uu soo hadal qado meeshii uu wax ka bartay way ku adagtahay
@mohamud12adam50
@mohamud12adam50 5 ай бұрын
Hahaahahah adigoo soomali KA cararay cuqdad darted. Xitaa noqoady orom lafti anagaa. Niknai waa soomali horay wuu ahaa haderna waa soomali qabiil a kaa laan dheraysan cuqdadu aday Ku diaysaa Kuna naar mudan ya. Lafti nagaaa. Orom ilaa orom.
@mohamedfarah1400
@mohamedfarah1400 5 ай бұрын
Waa Damiin Beenlow Ah Qofkii Caqlileh Waa Fahmayaa Hhhhhh 😂
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 13 МЛН
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 93 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 35 МЛН
Sooyaalka Fanka Banaadiriga
41:05
Astaan
Рет қаралды 12 М.
1/2 S/Gaas Indhaqarshe | Dagaalladii Soomaaliya iyo Itoobiya 1964 & 1977
28:46
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 28 М.
Ali Issa Abdi at #AfricaCDF
4:13
African Capacity Building Foundation ACBF
Рет қаралды 479
Karti iyo hufnaan | R/W Cabdirisaaq Xaaji Xuseen | Wareysi Jangeli
40:09
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 2 М.