10ka Passport ee ugu awooda badan caalamka 2021

  Рет қаралды 15,325

TOBANLAYDA

TOBANLAYDA

3 жыл бұрын

10Ka Passport ee ugu awooda badan caalamka 2021
Socdaalku ama safarku waa qayb kamaid ah nolosha banii aadamka oo soo jireen ah banii aadamka ayaa u socdaala ama safaro u gala dunida dacaladeeda sababo duwan awgeed sababaha ugu waawayn ee keena inuu banii aadamku marwalba galo safaro dunida dacaladeeda waxaa ka mid ah nanad raadis,nolol fiican raadis,shaqo raadis,ganacsi,dal xiis iyo lakulanka qaraabada iyo qof uu jecelyahay
Qaenigan 21aad waxaa jira wax yaabo muhiim ah oo lamaga maar maan ah oo fududeeya socdaalka iyo safarad banii aadamka sida dalkugalka (passportka) VISA ha iyo ogolaansho hadaba daawadaha sharafta leh muqaalkan waxan kugu soo bandhigayna passportka oo ah mid kamid ah waxyaabaha lagama maar maanka ah dunida manta malka la eego dhanka safarada iyo isku socodka caalamka ee la socod wacan 10ka passport ee ugu awooda badan caalamka 2021 sidoo kale waxaan mesha ka maqnayn awood passporada wadamada geeska Africa ay
Somaalidu dagaanka ku leedahay sida Kenya,Djibouti,Ethiopia iyo waliba dalka Somalia ee la socod wacan
Fadalan SUBSCRIBE saar CHANNELKA
↪ / @tobanlayda
www.freepik.com/photos/man
photo created by wayhomestudio www.freepik.com

Пікірлер: 5
@yashudiinakhali8632
@yashudiinakhali8632 3 жыл бұрын
Asc my brother without Visa makula karaan
@mohammedadem8452
@mohammedadem8452 2 жыл бұрын
passporka somali haduba abud leyahy mid ka hose ya miya jiro
@nawalppeppe9782
@nawalppeppe9782 2 жыл бұрын
Hhhhh anaba dhihi rape😅🤣
@mohamedyare4052
@mohamedyare4052 2 жыл бұрын
Move on pro
@user-vk6ug3cl9g
@user-vk6ug3cl9g 11 ай бұрын
Hungry 😂😂😂😂😂😂😂
Sheekooyinkii ugu layaabka badnaa Iyo Ugaaska Angola
20:29
Hereri Media
Рет қаралды 126 М.
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 374 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Wax Ka Ogow Sharciyada Iyo Qaabka Loo Helo Wadanka SWITZERLAND-
14:19
SOMALIDA DADKA UGU LACAGTA BADAN 2021\richest people in somalia
9:11
ABDIRISAQ ABDI
Рет қаралды 57 М.
Maxaa Somalida loogu sheegay Ireland
17:58
Hereri Media
Рет қаралды 93 М.
QOXOOTIGA INGIRIISKA SHARCI LA'AANTA AH OO RWANDA LOO TARXIILI DOONO
10:36
Imisa dal ayaa lagu aadi karaa baasboorka Soomaaliland
9:26
shaaciyeone show
Рет қаралды 35 М.
If You Get LOCKED In The Back Of a Tesla Cybertruck
0:19
Nelly Electra
Рет қаралды 4,6 МЛН
Всегда проверяйте зеркала
0:19
Up Your Brains
Рет қаралды 19 МЛН
@nastya_adaeva_ #рек #automobile #авто #авария #машина #топ #ремонт
0:29
Бросился на помощь жене
0:20
YPS
Рет қаралды 1,8 МЛН