No video

11-Ka Qabiil ee Daga Galmudug Kuwa Mudnaanta lasiiyay iyo Beesha ugu Saamiga Badan

  Рет қаралды 59,728

Illintir

Illintir

Күн бұрын

11-ka Qabiil ee Daga Galmudug Kuwa Mudnaanta lasiiyay iyo Beesha ugu Saamiga Badan

Пікірлер: 227
@illintir
@illintir 5 жыл бұрын
Fadlan Adiga oo aan Aflagaadoon Fikirkaaga Saliimka ah halkaan noogu reeb Mahadsanid.
@dayibfaarax6104
@dayibfaarax6104 3 жыл бұрын
Qabyaaladayste lama amaanin
@saidapdi559
@saidapdi559 3 жыл бұрын
Waraa beesha duduble ma ahan habargidir waan kaxumahay inaa kudarto duduble wee udhikmaan wll qoodada wixiin waa batsasho ee joojiya warkan
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 2 жыл бұрын
Cabdicasiis markan waa waagaad qabiiliiste ahayd ee aad kala qaadaaaday habargidir oo aad siisay badnaan mareexaanna isku qabatay oo aad ka dhigtay beel yar balae maantay igaarkey aa tahay soomaali aa illinta ka tirtaa laguu qaban maayo
@aveboy7271
@aveboy7271 4 жыл бұрын
Galmudug Hawiye baa iskaale 👑
@maryama2547
@maryama2547 3 жыл бұрын
Saas weye
@mohamedcumar-hx5tk
@mohamedcumar-hx5tk Жыл бұрын
Habarta iska leh 🤯
@aveboy7271
@aveboy7271 Жыл бұрын
@@mohamedcumar-hx5tk sinjiyada ayeeyeda 🤣
@zahraalimohamed1166
@zahraalimohamed1166 7 ай бұрын
Waa kula tahay
@aishasiligle0980
@aishasiligle0980 4 жыл бұрын
Duduple nimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴😎
@maskiinkaalle5187
@maskiinkaalle5187 Жыл бұрын
1. SACAD 2. CAYR 3. SARUUR 4. SALEEMAAN 5. DU - DUBLE 6. WACEYSLE 7. MURUSADE 8. SURRE - DIR 9. MAREEXAAN 10. SHIIQAAL 11. OTHER CLANS
@RayanMoh-oc5gy
@RayanMoh-oc5gy 10 ай бұрын
Kuwaas galmudug me ka tirsanyhin
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh 6 ай бұрын
Majority hawiye
@1234bigboy
@1234bigboy 2 жыл бұрын
Surre 🦁💪💪
@mohamedcumar-hx5tk
@mohamedcumar-hx5tk Жыл бұрын
🥰
@nurdinabdi6882
@nurdinabdi6882 3 жыл бұрын
Viva murusade😍😍
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 2 жыл бұрын
❤️Wacayslanimo and sacad❤️labadayda gacan midig iyo bidix aloow dhowr🤲🤲🙏❤️
@nimcuushpea3777
@nimcuushpea3777 3 жыл бұрын
Waceyslo nimo hawiye meel ugu ma haro ku fnaa run ahaantiin we love hawiye
@philosoherofficial4697
@philosoherofficial4697 4 жыл бұрын
Galmudug waa state somalia kamid ah Ceyr maxamed
@yaxyecismaan8671
@yaxyecismaan8671 3 жыл бұрын
Beesha saleemaa we habar gidir
@nuurtomaxamed1891
@nuurtomaxamed1891 3 жыл бұрын
Wecesle cade ❤❤❤💋💋💋💋💋💋🌹
@iqrarahman6150
@iqrarahman6150 2 жыл бұрын
Sacadnimo😌
@sophialoura6389
@sophialoura6389 2 жыл бұрын
💖💖💖
@ubaxiitabpe2655
@ubaxiitabpe2655 3 жыл бұрын
Waceslenimo 🥰🥰
@namiup0274
@namiup0274 3 ай бұрын
اللهم امين يارب العالمين يا الله استودعتك الله الذي لا تضيع ودائعه
@sholaabdullahi2107
@sholaabdullahi2107 7 ай бұрын
Fikirkayga, inta qabiil la leeyahay nabadi masoo dhawa, xalka wuxuu ku jiraa Magaca qabiil in la ti-tiro, oo hada kadib in la isku aqoonsado mooyane aan sida hada loo isticmaalayo loo isticmaalin, sida diinteena wanaagsan sheegtay LITACAARAFUU. Laakin hada Qabiilku shahaado ayuu noqday.
@kawsarhussein4446
@kawsarhussein4446 2 жыл бұрын
Murusade ❤️👏🏽👏🏽Ⓜ️🥰
@atishh7332
@atishh7332 3 жыл бұрын
اللهم وحد كلمتهم اهل الصومال انت قادر على كل شي يارب العالمين🙏🙏💙💙
@anisaalem8598
@anisaalem8598 2 жыл бұрын
Masha Allah Eelahay habarakeeyo kulegiin Aaleha suxaana watacaalaa Malab ha iskaga Kirin dhigo Ruun tee wan jeclaadey Galmugug guuleyta Aale Hardin xafido waa dhul qurux badeen Guuleesta Ceed Quruxbadan Waaye Aniga daad kumalehi mana degno Waa jeclahay Hadana 11 Kaas qabiil Waadad keega SOMALIYA lover you all 🇸🇴👍❤️😍😍
@maryanrun1887
@maryanrun1887 3 жыл бұрын
Marexaan🇸🇴
@AbdinuurAhmedXaashi
@AbdinuurAhmedXaashi 6 ай бұрын
0.5💔
@abdullahiali6093
@abdullahiali6093 4 ай бұрын
​@AbdinuurAhmedXaashi ( mareexaan ) Waa madaxweyna ku xigeenka galmudug// kursiga labaad ee ugu Wayne galmudug // marka cuqdada iska saar walaal ( galmudug way inugu filantahay)
@xmanyt4983
@xmanyt4983 2 жыл бұрын
Galmudug state waa Galgaduud iyo Mudug oo la isu daray beesha Waceysle 🆎 ayaa ah beesha ugu badan ee degta Galgaduud dhulka ugu balaaran ee galgaduudna waxaa leh Waceysle cadde dhanka Xeebta oo dhan ayadaa leh oo cid kale xitaa lama degena dhanka mudug markaan aadno Waxbey ka dagtaa oo usoo horeydo Xarardheere waxa uu magaca Galmudug baxay 2006 laakin ma jirin maamul gobol. Waxaa jiray maamul hoosaad oo ay beelkasta lahayd tusaale beesha Waceysle waxay lahayd Gobolka Cowl iyo ismaamulka Mareeg State, beelkastaana sidaas oo kale ayey ahayd oo maamulo badan baa meesha ka jiray, ugu dambeyn 2016 dowladi Xasan Sheekh markii uu go'aansaday inuu dhiso Galmudug ayaa waxaa wada fariistey 11-ka beel ee wada degta Galgaduud iyo Mudug magacyo ayaa lasoo bandhigey oo loo bixiyo Maamul Goboleedka waxaana la isu raacay in loo bixiyo Galmudug maadaama uu ka turjumayo labada Gobol (Gal oo u taagan Galgaduud iyo Mudug marki la isu qabto noqoneysa “Gal-Mudug") waxaana Galmudug la aas aasay 14-August-2016 waxaana aas aasay Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud isagoo isu keenay gogolna dhexdhigay 11-ka beel ee dega Galmudug waana Maamul loo siman yahay cidna gooni uma laha oo qolo walba inteeda ayey la timid oo la isu darsaday oo cid walbaa dhulkeeday leedahay awood qeybsi marki la yiraahdo koley cid walba waa taqaanaa inta Xildhibaan iyo senator uu ku yeelanayo, jagooyinka kale sida Madaxweynaha iyo wixii la halmaalana waa wareegto oo cidba waqtigeedey sugee. marka waxey dan inoogu jirtaa inaan ka wada shaqeyno maamulkan oo aan ka fiirsano danta guud. Qofkii feker qaba Comment waa uu ii reebi karaa.
@axlamali6332
@axlamali6332 2 жыл бұрын
been bdna ninku galmudug hershbelle mku qalde ader heershbelle hku deqdo galmudug wa mudug cadado guricel io dhuso mreb intklena wlgu kby ader
@axlamali6332
@axlamali6332 2 жыл бұрын
xasan ma dhul hg bu asasasy hawiye lngbow nin sacad as asasasy
@farhaanabdiyuusuf2831
@farhaanabdiyuusuf2831 2 жыл бұрын
Halkaan waxaa iiga muuqdey aabahay mcn alaha kuu naxariisto aabe
@shugriyusuf2697
@shugriyusuf2697 11 ай бұрын
Aamin
@bazeera5520
@bazeera5520 3 ай бұрын
Illahay umada somaliyeed dhexdooda nabad ,iyo dariswanaag haka dhex abuuro Kuwi illahay cabsidiisu ku dheehnato oo xaq darisnimada iyo walaalnimadu ku weyn tahay haka dhigo. Qabiilku waa na dhibe illahay hanaga dhexsaar ,umadda somaliyeed illahay bogoda burcad ha isu mariyo.sharta illahow albaabkeeda nagaso xir.ameen
@aazbarotheahmed1864
@aazbarotheahmed1864 3 ай бұрын
Duduble 💚
@Tayba283
@Tayba283 4 жыл бұрын
Duduble❤❤
@walalgame9934
@walalgame9934 3 жыл бұрын
Duduble ❤❤💘❤
@y4ska37
@y4ska37 3 жыл бұрын
Boqortooyo ddl
@munasaidchannel5767
@munasaidchannel5767 2 жыл бұрын
Duduble dankeyga 💗
@sumayainamaxamuud5784
@sumayainamaxamuud5784 3 жыл бұрын
Duduble habargidir kulahaa warnaga xisho
@khadrobashiirhuseen9015
@khadrobashiirhuseen9015 3 жыл бұрын
Sacad 😍
@halimasacdia5156
@halimasacdia5156 3 жыл бұрын
Dudublenimo❣❣galmudug waxa leh Duduble xordage 💯💪tan kle Duduble habargidir mahan iska sax meshas😏
@wanaaga1156
@wanaaga1156 2 жыл бұрын
Duduble habar gidir la,aan masoconkaraan
@Futbow143
@Futbow143 2 жыл бұрын
@@wanaaga1156 🤣🤣🤣 Allah noma baahin hg alxm
@liibancabdi6225
@liibancabdi6225 2 жыл бұрын
Waa sax duduble mahan habar gidir
@liibancabdi6225
@liibancabdi6225 2 жыл бұрын
@@wanaaga1156 haa
@axlamali6332
@axlamali6332 2 жыл бұрын
mrka dhul lheyn waiska nucas hda hbrgidir u bhnen mxa dhulked u shegne
@abdiazizjamame679
@abdiazizjamame679 Жыл бұрын
Viva beesha surre ♥️
@sacdiyoabdi131
@sacdiyoabdi131 8 ай бұрын
Sure power ❤
@anwarproduction9880
@anwarproduction9880 3 жыл бұрын
Duduble goormoo habargidir noqday
@ahmedelmi337
@ahmedelmi337 3 жыл бұрын
Viva sacad
@abdulkadirfarah7755
@abdulkadirfarah7755 3 жыл бұрын
warkii oo kooban galmudug waxaa iskale irir somalie saaxiib
@yaxyecismaan8671
@yaxyecismaan8671 3 жыл бұрын
Beesha saleemaa we have gidir
@area51-e8f
@area51-e8f 5 ай бұрын
Jareerweene
@xamdicabdulahi2299
@xamdicabdulahi2299 3 жыл бұрын
Ilahayow qalbiga safi noga yel
@batuulosharaf7915
@batuulosharaf7915 2 жыл бұрын
Duduble 💋💋💋💋
@quruxsanabdi1432
@quruxsanabdi1432 4 жыл бұрын
Waceysle 🤍💚💙✍️😘
@bishuabdi
@bishuabdi Жыл бұрын
Mash Allah ❤❤❤🧡🧡💯
@liiboy0
@liiboy0 3 жыл бұрын
War ninyahow xildhibaanada Galmudug waa sida tan Marexaan 15 xildhiban Murusade 12 xidhiban Dir 8 xidhiban Duduble 7 xildhiban Waceysle 7 xildhiban Saruur 6 xildhiban Saleeban 6 xildhiban Sacad 5 xildhiban Cayr 4 xildhiban Sheeqaal 5 xildhiban 7 xildhinan oo ah kuwa laga tiro badan tahay
@siinkadheerofficiallchanne5349
@siinkadheerofficiallchanne5349 3 жыл бұрын
Sxp ceyr ba ka tagty
@liiboy0
@liiboy0 3 жыл бұрын
@@siinkadheerofficiallchanne5349 Haa sxb wan ilobay hada ku daray mahdsanid.
@qadarqadar2387
@qadarqadar2387 2 жыл бұрын
oo mareexaan managa xilibaan badanyihiin waa 👿👿👿
@shugriyusuf2697
@shugriyusuf2697 11 ай бұрын
​@@qadarqadar2387😂
@Naagishubta
@Naagishubta 2 ай бұрын
​@@qadarqadar2387sbbtoo ah caasimadda baan qaadanay😂
@SafiyoYusuf-tc6hc
@SafiyoYusuf-tc6hc 3 ай бұрын
Beesha hawiyu guuleysta
@atishh7332
@atishh7332 3 жыл бұрын
Ilaahay hanaga aqbaalo ducadeena Amazon haha🙏🙏🙏💙💙💙💙
@siyidcali8422
@siyidcali8422 3 жыл бұрын
Galmudug guul guul hawiye
@somfunny9076
@somfunny9076 5 жыл бұрын
Waxaan rajaynayaa in cadaaladu shaqayso insha Allaah Allaah qabiil qaran noqon waa Soomaaliya Qabiil uma Baahna
@mohamedbarre3423
@mohamedbarre3423 3 жыл бұрын
maanshaalaah gal mudug waa meel soomali iska dhaxaragtay
@zakariyesahal262
@zakariyesahal262 4 жыл бұрын
Hhhhh maxmed gorgaarte hawiyna maxd u ilaawdeen
@mustafecawaale1653
@mustafecawaale1653 9 ай бұрын
Galmudug waa carro Direed guud ahaan gaar ahaan Hawiye saw ma saxni
@oskamohaofficial8007
@oskamohaofficial8007 2 жыл бұрын
Loobage iyo galmudug
@aminahirsi8628
@aminahirsi8628 2 жыл бұрын
Marehaan💜💜💜
@shugriyusuf2697
@shugriyusuf2697 11 ай бұрын
🎉
@Xassantimoweyne
@Xassantimoweyne Ай бұрын
HABAR GIDIR IS NOT EASY
@BishaarAxmedcali-u2s
@BishaarAxmedcali-u2s Ай бұрын
❤❤
@Mariam-Hussein94
@Mariam-Hussein94 5 жыл бұрын
Duduble habar gidir ma ahay 4 hiraab ayuu ka mid yahay
@illintir
@illintir 5 жыл бұрын
Waa sax lakiin hada sidaa ayaa loo qaybiyay wax qaybsiga beelaha Galmudug Mahadsanid
@aishasiligle0980
@aishasiligle0980 4 жыл бұрын
Mohamuud hiraaaab wye Lkn h.g baa lagu tiriyaaa
@Mariam-Hussein94
@Mariam-Hussein94 4 жыл бұрын
@@illintir SaaS miyaa wanba yaabanaay
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 3 жыл бұрын
Waa hg baro habargidir magaca gidireey mid ay dhashay kuma jirto lkn way soo wada kosaday saas u baro so magaca hhg uu ka dhaxeyaa lkn inta badan 4kle ayaa qaday
@iqrayar9816
@iqrayar9816 Жыл бұрын
Shimey kabaxen 🤣🤣
@abdirahmanzayga7364
@abdirahmanzayga7364 Жыл бұрын
surre anaga maa mul goba leed inoo sameeya naclaaye😂
@SakariyeCabdi-e2f
@SakariyeCabdi-e2f 12 күн бұрын
Waceysle
@thestrongperson519
@thestrongperson519 4 жыл бұрын
😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤waxaan ka xumahay inaan somali ka dhasho.wabiilku waa qudhun waligeed somalidu ka bixi mayso badownimo
@keyfmohamed8345
@keyfmohamed8345 2 ай бұрын
A deer waxada katagatay misn qeyabasiga eey waxa kuleyihin besha abagal oo misan weyan kule galamudug wariye ma ahan inaa hagarato waxan idin leyahay abagalow kuso dhacasada misaniyadina abagal ee isaka daya hal jufada aad ku donaneyasan udula sida murusade fadalan
@ArwaaxMaxamuud-ir7dp
@ArwaaxMaxamuud-ir7dp 5 ай бұрын
Duduble ❤❤❤❤❤❤
@queenabdullahi5504
@queenabdullahi5504 3 жыл бұрын
Galmudug hg baa iska leh ku nax ama ku farax😏
@xmanyt4983
@xmanyt4983 2 жыл бұрын
Ahahah adiga sii🤣🤣🤣
@Dajiya77
@Dajiya77 2 жыл бұрын
Mudug lee leedihiin hdi wax lalahanaayo Galgaduuud waceeysle baadaga 💪😛
@Maxamuudcali12
@Maxamuudcali12 2 жыл бұрын
@@Dajiya77 😳🤣🤣🤣🤣
@axlamali6332
@axlamali6332 2 жыл бұрын
​@@Dajiya77 galmudug hg leh ku nax ama ku frx😆😁wceylha ka hdleyso mxu yhy
@HealthyToday24
@HealthyToday24 3 ай бұрын
​@@Dajiya77 Caqliga sameer kaga xaaray
@marwoyusuf906
@marwoyusuf906 4 жыл бұрын
Waxaanoo beela maxaa liiskuugu daray Hadee halahaas heshiin karaan somali heshiinlaheed laf maaliisku dhigaa runtii waa lugooyo lasii ogyahay
@cabdiladiifmpape1967
@cabdiladiifmpape1967 3 жыл бұрын
Galmudug hg Iska leh inta kale wixi HG kasoo haro haqeebsadaan
@cabdirisaaq8266
@cabdirisaaq8266 Жыл бұрын
𖣘 Տᗩᖇᑌᑌᖇ ☠︎︎❤️🩸
@maxamuudcabdiraxman4924
@maxamuudcabdiraxman4924 Жыл бұрын
Jidle weekend bro
@moohamoalim4973
@moohamoalim4973 Жыл бұрын
Waxaa ka tagtay beel wey oo aan mudneen kaga tago waana beesha wada laan
@kaltunmaxamed4597
@kaltunmaxamed4597 Жыл бұрын
Waa beesha habargidir
@naciimasaid7437
@naciimasaid7437 Жыл бұрын
Aamiin🙏🙏
@adiljakatooreahmed3396
@adiljakatooreahmed3396 4 жыл бұрын
Waaba xaaraan hadeey habar gidir 5 isku qeybisey, cajiib, socon meyso
@miskicali8360
@miskicali8360 3 жыл бұрын
Oo yaa leh galmudug ayaga dagan hg adeer
@xamdicabdulahi2299
@xamdicabdulahi2299 3 жыл бұрын
🤣🤣
@dheemanlulahajji9072
@dheemanlulahajji9072 3 жыл бұрын
Galmudug Hg keliya ayaa iska leh cida soo raacdana waa waceysle iyo Murusade cidkale waxba kuma lahan waxaa ku soo riixay waa Mj oo munaafaqa somali ah
@ayaandiini8968
@ayaandiini8968 3 жыл бұрын
@@dheemanlulahajji9072 duduble madaxda inteh uku tagtay😂😂😂
@bileahmed8675
@bileahmed8675 3 жыл бұрын
@@ayaandiini8968 Hg hadaad maqasho wuu ku jiraa dudduble szp waa wiil io adeerki
@macalincabdiraxman169
@macalincabdiraxman169 Жыл бұрын
Sharciga islaamka marks la'isku dhaqo ayaa hormar lagaaraa
@kingf.h.d7066
@kingf.h.d7066 3 жыл бұрын
Saleeban ino leeyhay shkii ku majiro
@abdullahtrezzo752
@abdullahtrezzo752 4 жыл бұрын
Baahiyaha barnamijka " su'aal baan ku weydinaya duduble goormoo Habar Gidir noqdey ?
@hasaanmohamedali2540
@hasaanmohamedali2540 3 жыл бұрын
Zxp wa aderkiisa
@farhaanabdiyuusuf2831
@farhaanabdiyuusuf2831 2 жыл бұрын
War beenta dadka kalatag waxaa ugu badan hadan run lasheego 1hg 2 mareexaan 3 surre
@amiiramohamed2737
@amiiramohamed2737 3 жыл бұрын
Beesha direed
@mohamedosman7583
@mohamedosman7583 3 жыл бұрын
Amiira gob gobidhashay
@nourqoorgaab4954
@nourqoorgaab4954 3 жыл бұрын
War dir lahayne ma maskaxdaa idiin taagan sure maad kala qaad qaadan ood 11 ka dhigtaaan
@qadarqadar2387
@qadarqadar2387 2 жыл бұрын
@@nourqoorgaab4954 suree iyi qubays baa umaleenaa labada ooguwaaween oodago oodir kamid ah
@abdisalanmuhumed8421
@abdisalanmuhumed8421 3 жыл бұрын
Habarta aad ushege surre kala qaad sida cayr iyo saleban ayagana fiqi muxumed iyo qubeys
@miskicali8360
@miskicali8360 3 жыл бұрын
Sxb dadna magacoda ayaga kor u qatay , sure xata lama yaqan dir unba la idin dhahaa, rerkasna mid walba ayaga magacoda ka horeyo
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 3 жыл бұрын
Tun sagaaro lama kala jari karo😂😂😂😂
@axmedxasanmaxamed5702
@axmedxasanmaxamed5702 3 жыл бұрын
waa runtaa
@nourqoorgaab4954
@nourqoorgaab4954 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk waxaa soo dhan ayagaa kuraas ku doonayeee surahiii mudug ubadnaaa laga khalisye
@nourqoorgaab4954
@nourqoorgaab4954 3 жыл бұрын
Lkn waxaa soo dhan ayagaa isugu wacan
@qadarbile7040
@qadarbile7040 4 ай бұрын
Sacad boqor tooyo
@ahmedmohamoudahmedgass8172
@ahmedmohamoudahmedgass8172 Жыл бұрын
Wa qabiil siidaa lonoolaado angaaraneeyniin majerten siide unool yiihiin habargidir dhaaxdoodaa anwaxbaa qaabsaankaariin daadkaa liito somalida kaale
@Alihassan-jh7cp
@Alihassan-jh7cp 3 жыл бұрын
C,caziis fadlan somalidu was walaalo kaliya kadaa qabiilada ugu cad cad iyo wixii lamida Nina ninkama sareeyo mahad sanid cali Xasan lowya cado
@AbyanBintuIbrahim-ft5dp
@AbyanBintuIbrahim-ft5dp 8 ай бұрын
Besha waceysle Mxe madaxwene ama xil radinyan wanba henaye Dalxureye So waceysle 😅
@user-qp1dk6id4s
@user-qp1dk6id4s Жыл бұрын
Viva mareexaan
@BelieveTheCreator
@BelieveTheCreator 4 жыл бұрын
WAAD KUGAFTAY SAX 3DA BEELOOD O UGU WAYN GALMUDUG WAA 1.HABAR GIDIR 2. MAREEXAN 3. .5 HHHHH
@y4ska37
@y4ska37 3 жыл бұрын
Mareexaan siilka galmudug baa tihiin
@AhmedAli-mx2sc
@AhmedAli-mx2sc 2 жыл бұрын
@@y4ska37 ishaa katuurtay
@qadarqadar2387
@qadarqadar2387 2 жыл бұрын
@@y4ska37 adi meekuwaseen ciil aa uqabto badanaa
@qadarqadar2387
@qadarqadar2387 2 жыл бұрын
@@AhmedAli-mx2sc .meekuwaseen maxeetahay ciilka aa uqabto
@naafacboi2753
@naafacboi2753 2 жыл бұрын
@@y4ska37 zhrfey in lagu waso ma rabta
@seynabmaxamad3967
@seynabmaxamad3967 Жыл бұрын
Mhdsnd sxb lkn awood qeebsigu maaha wuxuu hawiye jideyay Hana la yaabin hadii uu hawiye Ku sad badsado maxaa yeelay isagaa degaan ahaan ku helay
@zahraalimohamed1166
@zahraalimohamed1166 7 ай бұрын
Cabdicasisow ma habargidir baa noo lafalafeynee galmudug waxaa dagto 7qabiil habargidir hadaa kala qaadan marexanba waa lafo badan qabiilada kalana waa saaso kale
@mohamedcumar-hx5tk
@mohamedcumar-hx5tk Жыл бұрын
😊
@daadaaamiin4463
@daadaaamiin4463 3 жыл бұрын
Intee ukala wadaa habargir iyo duduble
@y4ska37
@y4ska37 3 жыл бұрын
Duduble waa boqortooyo banaan dage hg wllken
@IbrahimKhalif-vr3uv
@IbrahimKhalif-vr3uv 4 ай бұрын
Magaalada dhuuso mareeb waxaa ila leh cayr been Baad ka sheegeysaan kaalinta labaad waxaa iska leh beesha mareexaan caqli gal ma aha inaad firiq firiq isu sheegtaan dhulkaaanta lama dagin ee waxaan soon Karin yaan laysula imaanin
@abdulkadirfarah-cj5el
@abdulkadirfarah-cj5el Ай бұрын
Kkkkk kkkkk kkkkkkk kkkkkkk
@alcadaala1653
@alcadaala1653 2 жыл бұрын
waa runtaa waxaad ka hadashay si cadaalad ah
@maryamomuxumed9402
@maryamomuxumed9402 3 жыл бұрын
Warhooy dudube habar gidir ma aha
@bulaale1384
@bulaale1384 Жыл бұрын
Hg noo kle qaadqaadee qaba isha klena magacooda sheege
@Mohamed_Amiin100
@Mohamed_Amiin100 7 ай бұрын
Xagee ku ilowday beesha wadalaan gorgaate
@lakibaasto9603
@lakibaasto9603 Жыл бұрын
Saan makutahay nin wanaga kashaqyo xoolo
@hassanmohamedsalad2832
@hassanmohamedsalad2832 3 жыл бұрын
shuubadii ku dhashay u sheeg waxad soo qoratay shuubaaa ku dhashee
@laalimohamud7311
@laalimohamud7311 11 ай бұрын
Surre nimo
@hadonmaxma2067
@hadonmaxma2067 2 жыл бұрын
Asc aboowe sheikhal way ciri sanas max way wale walaisa baran dona wadan jojinin walalhen hawiye waxay wadan
@warsameali5133
@warsameali5133 2 жыл бұрын
Duduble ma aha habargidir. Shuqulna iskuma laha.magaceena way biliqo qeestaan analog nool
@isiri.2835
@isiri.2835 2 жыл бұрын
Habar Gidir Habar habaaran. Waa hal Qabiil
@AdamAdam-eh4ls
@AdamAdam-eh4ls 3 жыл бұрын
Viva salemaan
@SSS78781
@SSS78781 5 ай бұрын
SHEEQAAL GOORMEE HAWIYE NOQOTAY ????😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Haleeleelin
@Haleeleelin 29 күн бұрын
wayba tahaye ma aanay noqon
@kawsarhussein4446
@kawsarhussein4446 2 жыл бұрын
Hg so hal qabiil mahan
@mahamudcalidiiriye3151
@mahamudcalidiiriye3151 2 жыл бұрын
galmudugta laguu sheegaayo waa ree xaaji salebaan
@xasanadanyuusuf4150
@xasanadanyuusuf4150 5 жыл бұрын
Saxiib adigo mahad san meesha samigeeda waxa ubad naan laha cida deegaan ahaan ugabadan
@illintir
@illintir 5 жыл бұрын
Waa ku Mahadsan tahay fikirkaaga
@MaankaAhmed123
@MaankaAhmed123 7 ай бұрын
Mursadenimo
@kawsarhussein4446
@kawsarhussein4446 2 жыл бұрын
Hoyada iyo tii kudhashay Murusade madaxwwyne kuxigen uma tartamaayaan we madaxwwyne ku tartarmayna! Madaxwwyne cid walba u tartami karto xaq mahan iney hal cid qabto! Hg Waa hal beel hg ka belo badan hanagu dhigin sxb
@ahmednasiir1096
@ahmednasiir1096 2 жыл бұрын
Gari kuma jirto
DEG DEG: Dil ka dhashay dhulkii dowladda oo lagu dagaalay iyo maxkamadda ciidamada.
41:01
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 12 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 15 МЛН
DEG DEG ISAAQ OO TAAGEEREY GALMUDUG IYO SABABTA KA DANBEY SEY OGOO…
9:11
HAl-ABUUR CAWIL Bile
Рет қаралды 39 М.
Taariikh la yaab leh!
17:39
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 37 М.
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 12 МЛН