Taariikh la yaab leh!

  Рет қаралды 39,667

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

Күн бұрын

Wareysi 2006 iyo Idaacaddii Horn-Afrik: Waa Wareysi laga qaaday Maxamed Qanyare Afrax oo ay Xamar ka cayrsadeen maxkamadihii Islaamiga ahaa. Waxaa wareysiga qaadaya Xasan Cadde oo Horn Afrik ka tirsanaa.

Пікірлер: 35
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 3 жыл бұрын
Maxamed qanyare siyaasi ruug cadaaye ayuu ahaa codkarna ah ilaahay ha u naxariisto
@mohayare8021
@mohayare8021 Жыл бұрын
Rabiyow Janadaada gali Masuul maxamed qanyare afrax Geesinimada iyo iqlaaska Oow kuyiri ilaah ayaan danbi hadaan galay uga toobad keenaa Qof intaas dhihi karto ma jirto oon geesi aheeyn. Rabiyoow janadaada geey Allah ya raxma maxad qanyare afrax Geesi sharf iyo cizi mudan ❤❤❤❤❤❤
@maryamomohamuud6412
@maryamomohamuud6412 Жыл бұрын
Adeerkey ilaahey ha u naxariisto😢 fariidnimda hal adeyg qofkiisa waa ahaaa.
@saidmirehersi7123
@saidmirehersi7123 3 жыл бұрын
Allaaya raximahu guusha badda somalia ayuu ka qayb qaatay Amxaarana maalin Isuma soo dhawaan. Cajiin!!!!!!!
@abdikhadarmahadale4708
@abdikhadarmahadale4708 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto khanyare
@ibrahimosman9445
@ibrahimosman9445 3 жыл бұрын
Alaha unaxariisto Maxamad Qanyare, Nin karmeed ayuu ahaay
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Nolishayda iyo waatahayga sheekooyinkayga xaqiiq ah aan wax ka iri iyo waxaan usoo joogey gabadha khatraaaay waaba yarahee inti yareyd.mashaaaaaalah
@xasan4609
@xasan4609 2 жыл бұрын
AUN Maxamed Qanyare afrax Geesi somaliyeed 🇸🇴🦁🥰
@dahirmohamedhashi9859
@dahirmohamedhashi9859 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto qanyare
@jerryjerry6468
@jerryjerry6468 Жыл бұрын
Woow i love this corz i was there in that time big time wallah xasuus iga dheh. Bby
@amiinisman5879
@amiinisman5879 2 жыл бұрын
Maxamed qanyare Allah ha unaxariisto
@sayidka6911
@sayidka6911 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@dayaxxidig2738
@dayaxxidig2738 4 ай бұрын
Alla waan dhageysanayay 2006, xauuus!
@zakariasali6106
@zakariasali6106 2 жыл бұрын
qarnyare alaha unaxariisto geesi hawiye
@mustafcbdi339
@mustafcbdi339 Жыл бұрын
Aun maxamed qanyari Afrax Awoowi❤️💯
@xuseenxiray5502
@xuseenxiray5502 Жыл бұрын
Allaha kuu naxariisto geesi maxamed qanyare waa dhacday wixii aad kabaqaysay habargidir iyo abgaal aana masuuliyada iska leh ilaa maanta waxa xamar ka socda ha ogaadaan maxaa yaalay ayaga ayaa hogaaminayay argagaxisada
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 3 жыл бұрын
Shaqsi axmaaro neceb ayuu ahaa wuuna ka diiday in uu dabadhilif u noqdo
@khadarjaamaccali6121
@khadarjaamaccali6121 2 жыл бұрын
Maalinti gadalka lagu qadaye isbahayga waan joogay goob joog ayan ka ahaa ciyaarti dhacy
@abdirahmanabduqadir783
@abdirahmanabduqadir783 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 5 ай бұрын
Kanu weriye ma aha waa kii ciyaalkiisa social ka Uk u dhiibay waana dabaal ee taa hala ogaado
@bachirmohamedbarud327
@bachirmohamedbarud327 5 ай бұрын
Kkkkk😅😅😅 rag horey iau barteen
@djamaally1051
@djamaally1051 3 жыл бұрын
Malinti ninkan laradceynayay waxaa lo arkay cadaw lakin hada la ogaaday inu ahaa halyey sababto ah waxow shegay wa sobaxeen amxaro wa sogashay kenya badi wa hungureysay waliba kudarso waxa saxiixay sharif o markas aha kuwi radceyay
@mohamudali3592
@mohamudali3592 2 жыл бұрын
Siyaasiyiinta xamar somali waa dadka ugu neceb shisheeyaha marka loo eego goboladda kale. Lkn ceebtoodu waa bal iyaga is ogalaysii marka hawiye dhibkaasaa haysta xita odayasha dhaqanka oo gobolalada kale somalidu kubadbaaday iyagu ma maqlaan. Fikir kusalaysan wixi dhacay 1991 ilaa hadda, oo guriceel ugu dambayso.
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Жыл бұрын
Wiilki muse suudi😁
@djamaally1051
@djamaally1051 3 жыл бұрын
Ceebtasa nalala rabay
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
LIKE
@idleProm
@idleProm 2 жыл бұрын
Dowladda kumeel gaarka mise fadaraalka
@yoolahsoftwereborama808
@yoolahsoftwereborama808 Жыл бұрын
Tuugada maantay xamar utalisa wa akuwa cuma finish iuo ina yalaxaw iyo ina qayane afrax
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 8 ай бұрын
sificn ucabad hoyada wase xamar ragi laha baa kataliyo😂
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
SHARE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
LIVE
@kidsgametv1994
@kidsgametv1994 4 ай бұрын
Barnaamijka dhacdooyinka so ma ahan ee xili dambe so geli jiray
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
SHORTS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
LEGETA
@CRijaal
@CRijaal 4 ай бұрын
Adeer ugamaadan celineyn wadaniyade dan gaar ah ayaad wadatey
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 6 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,9 МЛН
BBC SOMALI WAAR DEGDEG AH Breaking news
17:59
AWAALE MEDIA
Рет қаралды 3,8 М.
Qeybta 7 Afmeer iyo Sheekadi Horjooge Abayle Q/2.
45:34
AF MEER
Рет қаралды 345 М.
2005-tii, Qanyare iyo Cabdisalaam Hereri oo aan waxba iskula harin
7:21
Yuusuf Garaad, Cali Dheere iyo Xundubey, Maarso 2010.
18:25
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 25 М.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 6 МЛН