2 Naftayda subax kasta ku iraahdo dilaaga aamusan

  Рет қаралды 55,192

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Күн бұрын

Пікірлер
@Hindisopro
@Hindisopro Жыл бұрын
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤Igu La Sali 💙 ❤❤ Like Saara🤲❤
@cilmiwadaag3522
@cilmiwadaag3522 Жыл бұрын
Wll lkn hal qodob kliya ka hadashay
@naciimaaxmed-iw3gt
@naciimaaxmed-iw3gt 8 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@MohamedahmedOmar-rf4xe
@MohamedahmedOmar-rf4xe Жыл бұрын
Masha Allah, to be honest to find someone who talks the same as u do is very rare in the somali media ...God bless u USTAAD
@abdirahmaanisko1921
@abdirahmaanisko1921 Жыл бұрын
🕴🕴👯‍♂️👩‍🦯🏃‍♂️😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@HoodoAdan-s4f
@HoodoAdan-s4f Жыл бұрын
Allaah is one☝️☝️
@sundaosmansundaosman9060
@sundaosmansundaosman9060 Жыл бұрын
Mashallah macalinkeyga ayuub Ahmed allaha ku xifdiyo waxa nasibleh qofkii halela erayada afkaga kasobaxayo xikmada nolasha❤❤🙏🙏
@asiaqueenmohamett2748
@asiaqueenmohamett2748 Жыл бұрын
In aan noloshayda badalo aan heerka aan joogo maanta mid kasareeya istaago aad baan ujeclhy sidokle waxn jeclhy in aan barto waxyaLo cuzub dhipatada ihaysataa ah in aanan wixii bilabayn ama aan waqtiba siinayn 😢illhy hay fudaydiyo hamiyadayda anih io intii riyoyin lehba❤😢
@queenmohamedmohamud4582
@queenmohamedmohamud4582 Жыл бұрын
Aamin yaa rabi 🤲
@MaxamedAli-ls9ce
@MaxamedAli-ls9ce Жыл бұрын
Maan tana ana ugu horeeya masha Allah ❤ thanks teacher ❤
@SaadaqDuraan7
@SaadaqDuraan7 Жыл бұрын
Markasta ha hilmaamin xasuusta iyo xuska Alle❤️❤️💕
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 Жыл бұрын
Thanks ustaad you are motivational.
@ahmednooradan7950
@ahmednooradan7950 Жыл бұрын
Jazakallah wll ayub hormuudka umada
@ZakiApdilahiHussein-eo9sh
@ZakiApdilahiHussein-eo9sh Жыл бұрын
صلوا على الحبيب المصطفى ﷺ ❤😊
@asadaraujo
@asadaraujo Жыл бұрын
AYUUB AHMED ❤ ONE KZbinR FOR EVER I SUPPORT WALLAHI ❤......
@dahirmire9758
@dahirmire9758 Жыл бұрын
Walal dadku inta ay baran lahaayeen in sidii caadigaa u noolaadaan oo habenkii seexdaan maalintina shaqetstaan waa layska dabawareegaa oo xanta la quuto laga dheeran ku mashquula neftiina oo kontaroolka u haya adinka yaan mobilka ku hagin iyo dadkuba alxm nimcada badan ee duunku marayo hala faaiido cilmiga diiniga iyo maadiga barta❤
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
Jecliyaa video yadaada 🥺💗💗💗 Allaah ku xafido maclin ayoub Ahmed
@Kostato-f9l
@Kostato-f9l Жыл бұрын
Allah is one
@suhurahmednur8656
@suhurahmednur8656 Жыл бұрын
Jasaklahu khayr illahy walidkaga ha unaxariisto❤❤wan ka faaiday
@ahmedmohames7926
@ahmedmohames7926 Жыл бұрын
‏اللهم صلي على محمد❤️
@Maxamadaawi2
@Maxamadaawi2 9 ай бұрын
Waxaad tahey qofka nolosheyda kuleh saameyn waayo waxaan ogaadey markaan daawad9 vedio gaaga aad soo dhigeyso markaan daawado meelo badan ayuu iga taaptaana waad mahadzantahey wll halkaas kasii wadna aad ayaad noo dhiiri galisaaneyna wll
@sadiyosharaf1318
@sadiyosharaf1318 Жыл бұрын
Ayuub walalkey jazaka Laah khayr
@safaabdilahi8514
@safaabdilahi8514 Жыл бұрын
Mansha allah brother allaha haku hafido ❤❤❤
@fadumoadan7834
@fadumoadan7834 Жыл бұрын
Maasha Allah Thank you
@Gaaani7
@Gaaani7 Жыл бұрын
Ustaad waa xisad kale .... allaha ku sharfo...❤😊
@jeestoofficial6050
@jeestoofficial6050 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad ❤
@aweysabdi8265
@aweysabdi8265 Жыл бұрын
Mahad sanid ustaad sxb kale uma baahni sxbka dhabta ah waa kan runta ku shega had iyo jeer ❤
@hoodohirsi8733
@hoodohirsi8733 Жыл бұрын
Allaha kusharfo wllky ayub axmad ❤
@HachimDjama-qi5gv
@HachimDjama-qi5gv Жыл бұрын
M.a walalkey ayub axmed allah haku xifdiyoo brother
@EngMustafeShow
@EngMustafeShow Жыл бұрын
WaaD Mahadsantay WlO Alle ha ku sharfo Aamiin
@UmulkheyrAbdiweli
@UmulkheyrAbdiweli Жыл бұрын
Macalinka nolosha ayuub ahmed ❤
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Жыл бұрын
Salaam Alaykuma first one And comment thanks my dear 🎉
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 Жыл бұрын
Really ✅️ waa xaqiiq ani cid iga daran ma jirto ayan umalen
@cabdimursal5566
@cabdimursal5566 Жыл бұрын
Alle haku sharfo ustaad dhiirigeyala ugu wanaagsanaa ee aan dhagaysto
@feysala.rahman8413
@feysala.rahman8413 Жыл бұрын
thanks ader waxa thay runti qof dhalanyarada dhiirgaliyo wanku wata my teacher 🤍🤍
@calibile7045
@calibile7045 Жыл бұрын
Wllkie ilaahey dartiis ku jeclahay Allah ku Xifdiyo 🥰😍😍❤😍😍❤❤
@Qamareeyshow
@Qamareeyshow Жыл бұрын
Thank you so much brother ayuub, cimrigaaga Allaah hakuu barakeeyo.Mashallaah Tabaarakallaah
@QeyrQabe
@QeyrQabe Жыл бұрын
Ayyub allaha hakubarakeeyo keep going biro
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 Жыл бұрын
Wll ayub alle haku dayo
@AshraFAHashi
@AshraFAHashi Жыл бұрын
Xaqiiqo. Alle ha kaa farxiyo
@ABDIWAHID__CIILTIRE.
@ABDIWAHID__CIILTIRE. Жыл бұрын
🗣Ayuub Mazul aad baan kaaga mahad celinaya qaab ka aad Noo Faham siineyso io Codkaada Nadiifka ah m.a ❤🧠
@FatushMahamed-w3q
@FatushMahamed-w3q Жыл бұрын
Thanks my.teacher alle hku xfdiyo❤😊
@cabdikaafisteylka4944
@cabdikaafisteylka4944 Жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad.
@sadiyosharaf1318
@sadiyosharaf1318 Жыл бұрын
Ayuubow Allaha noka daayo dhiirigalintada wax kastey ii tahay Subixi markan caajis lasoo toosi waayo channel kaaga Soo galaa Markiiba energetic noqonaa Cimrigaaga Allaha raajiyo macalin Ayuub
@MohammedSandhere
@MohammedSandhere Жыл бұрын
Mansh Allah pro🤝🤝
@NajmaomarNuju
@NajmaomarNuju Жыл бұрын
My fav person ❤❤
@yaxyeiid3637
@yaxyeiid3637 Жыл бұрын
Manshallh teacher ustad 5:32
@somaligirl1139
@somaligirl1139 Жыл бұрын
Mansha Allah Allah ku xifdiyo wll ayuub ❤
@Sahalhassan2030
@Sahalhassan2030 Жыл бұрын
First Alxmdulilah, this video is meant to be me🎉
@engalibashirofficial8133
@engalibashirofficial8133 Жыл бұрын
Go ahead bro
@sawturaxma5667
@sawturaxma5667 Жыл бұрын
M.a wll maalin walba vedioskada waan sugaa markaad vedio soodhigta sidan u farxo mamalenkartid Allha ku sharfo macalin ❤🙏
@kadramohamed2796
@kadramohamed2796 Жыл бұрын
Waad mahadsanthy ustaad ayuub lkn dhirigalinta waxad modaa inaad rag lahadlayso inta badan walow anagu aan wax ka qaadan karno lkn dhirigalin durmaka ubadana inaad kasoo hadasho ayaan jeclaan lahaa
@Kenadiid11
@Kenadiid11 Жыл бұрын
❤❤❤ Allah haku sharfo walalkee
@yaskayaska4920
@yaskayaska4920 Жыл бұрын
Wll ayuubow qof nollasha ka dhacay 😢😢😢ayn ahy blease tallo ayn krba xge kalsoxiriiraa wll 🙏🙏🙏🙏🙏
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d Жыл бұрын
Runtaa kugu jecelahy ❤ wlhi wax bdna wn kaa bartay mahad sanid dhiiri galiye ❤ Ayuub Axmed 🎉❤😊🥰😐😐💙💚💛💜💜💜💜
@kawsaryacab556
@kawsaryacab556 Жыл бұрын
Wale waa run taleefan baa iqaatay😮
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Ustaad waad mahad santahay
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Big legend always ayuub Ahmed best teacher's hard work 💯💯👍📤❤😊
@DAADA
@DAADA Жыл бұрын
Thansk techer🎉
@ridwaanjames
@ridwaanjames Жыл бұрын
Thanks 😊 my prother ❤
@nimaadenobsieh
@nimaadenobsieh Жыл бұрын
Noso badi hadalada dhirigalinta walal allaha ka jazisuuyo
@cabdalecarab1688
@cabdalecarab1688 Жыл бұрын
M.a wllkeyga 🫂🫀🧸😊
@clsamed5329
@clsamed5329 Жыл бұрын
Ayuub axmed manshalah zxp
@mahamudshasha6978
@mahamudshasha6978 Жыл бұрын
wa xaqiq wuxu sheegey hore usoco saxiib
@deeqoaboosy4900
@deeqoaboosy4900 Жыл бұрын
Thanks wll 🙏🙏
@GuleithHussein-cs7zq
@GuleithHussein-cs7zq Жыл бұрын
Keep going BR0 ❤
@mihiim7951
@mihiim7951 Жыл бұрын
*alle haku sharfo*
@horayusocodchannel44K
@horayusocodchannel44K Жыл бұрын
Sxp waxad kasoo hadashaa 1 : dhanka buugagta 2: dhiiragalinta 3: talooyinka 4: tijaaboyinka
@cabdilaahifaarax2725
@cabdilaahifaarax2725 Жыл бұрын
Scw scw
@aishaalihassan1491
@aishaalihassan1491 Жыл бұрын
Wll ayuub problem is heysto codsi wye Ila so xiriir Tala Raba Ina isiiso plz😰
@OmaraliJiic-wg2nt
@OmaraliJiic-wg2nt Жыл бұрын
Thanks teacher
@malyuunmanka5732
@malyuunmanka5732 Жыл бұрын
ala ninkan Shukri gelin badana m.a alaha ka ajal siiyo😢
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Жыл бұрын
Aad iyo aad dhiirageliyaha weyn guulayso War adinkuna macalinka soo booqda walaalayaal
@axmedmaxamuud9731
@axmedmaxamuud9731 Жыл бұрын
Allh is one
@Qoslaayefx
@Qoslaayefx Жыл бұрын
First ❤
@khadarkeywiilkariyada6934
@khadarkeywiilkariyada6934 Жыл бұрын
Wlhi zxb qosol igu dishay kulaha waziir hebel hdlkaga diigo ari waxbo ugama duwano 😂😂😂😂wlhi zxb ayubow waa ruunta kuwa qabyalada kudifacana kaso hdl
@Me123ob
@Me123ob Жыл бұрын
ᴀʏᴜʙ ᴀxᴍᴇᴅ ᴡᴀʟʟᴋᴀ ᴀʟʟᴀʜ ᴅᴀʀᴛɪɪsᴀ ᴀʏᴀᴀɴ ᴋᴜɢᴜ ᴛᴀɢᴇᴇʀᴀ🥰
@Kalid____
@Kalid____ Жыл бұрын
Brother ceebaheeni dhulka soo dhigtaye waxa nala haboon ee an imika samayno inad no sheegto miyayna ficnayn
@MOHAMEDBAREIBRAHIM-gl1hy
@MOHAMEDBAREIBRAHIM-gl1hy Жыл бұрын
Thanks legend
@maaslimmedia
@maaslimmedia Жыл бұрын
Wahsiaga Dhalinyaradeena Aadbay Ugu Badantay
@AbdiqafarBashi-v2x
@AbdiqafarBashi-v2x Жыл бұрын
Thnx phone 📱 hdaa wax yaar ka hoor goan ayan kagarayay runtime
@farax6361
@farax6361 Жыл бұрын
Wlhi been maaha telephone ku waxbadan ayuu inaga lumiyay kumana baraarugsanin inuu yahay cadowgeena koowaad telephone wuxuu noqday maamulaha nolosheena bal qiyaas hadii kaa ciladoobo ama kaa lumo intee in leeg ayaan warwarnaa wlhi malakoobikaro khasaaraha uu inoogaysto mid wakhti mid dhaqaale mid caafimad inaad ka qoqobanto bulshada ku xeeran alle haynga madoobeeyo isticmaalka moobilka isticmaalkiisa
@jamaadcabdi8618
@jamaadcabdi8618 Жыл бұрын
m.a❤
@almisnasser1025
@almisnasser1025 Жыл бұрын
Respect 🫡 bro
@AmranMohamud-hl5rm
@AmranMohamud-hl5rm Жыл бұрын
Ayub maalinkan chanalkaga bartay ayaan is bartay
@adanabdullahiabdi126
@adanabdullahiabdi126 Жыл бұрын
Ustad no so baday
@haniyusuf3779
@haniyusuf3779 Жыл бұрын
So wad❤❤❤❤❤❤❤
@ifraaxmahmuud815
@ifraaxmahmuud815 Жыл бұрын
Xap😅
@CabdixakiimMohamed-h8g
@CabdixakiimMohamed-h8g Жыл бұрын
Ayuubow ilatali nio plz reply 😢
@hanamaxamed540
@hanamaxamed540 Жыл бұрын
Sxb ayub waa runta waa gugu racsanahay but we are in Africa no job we have no support we are in a big prison😢😢
@ahmednooradan7950
@ahmednooradan7950 Жыл бұрын
Wll arladha ilahey wa iskumit riiqana rabiga kuhayo adna dadhaal iyo talasaarasha rabi la imaw
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Iney udhofan dhoobana isasaaran soona hadlaan meshey joogan oodaa qoyan intee katimid intee ujeedaa oodaaqoyan ujedaa kaimid
@Samia_Abdi
@Samia_Abdi Жыл бұрын
Abowe mhdnsd wlhi iska ka jeclhy inan ku dhagesto 😢
@UbahUbah-hp7nl
@UbahUbah-hp7nl Жыл бұрын
Thanks
@AbdijaliilAbdallaabdi-rm9vm
@AbdijaliilAbdallaabdi-rm9vm Жыл бұрын
USTAAD ANI WAABA KU FAHMI WAAYE WLLHI MEELIN IYO MEEL U JEEDAA LKN LGAA MA Maarmo keep going
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Жыл бұрын
Ma fahmin? Maxaa ka wadaa
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Жыл бұрын
Ma anaa maalinba maalin meel ujeeda macna sidaas miyaa ka wadaa?
@Sirdoon_________6
@Sirdoon_________6 Жыл бұрын
@@ayuubaxmedmedia😂😂
@Drs__InaApdu123-io4qf
@Drs__InaApdu123-io4qf Жыл бұрын
𝗮𝘆𝗼𝘂𝗯 𝗮𝗵𝗺𝗲𝘁😰💚💛
@muxiyadeen
@muxiyadeen Жыл бұрын
@Kalid____
@Kalid____ Жыл бұрын
Walakay Ayub halkeen kala soo xiriira?
@Maash-sp2jt
@Maash-sp2jt Жыл бұрын
❤❤
@ayuushahmedelmi8191
@ayuushahmedelmi8191 Жыл бұрын
Really
@AadanNuur-u4k
@AadanNuur-u4k Жыл бұрын
Macalinka dhiirigalinta waakysalaame
@RamzanBoy2030
@RamzanBoy2030 Жыл бұрын
Xaqiiq ✔️🙌😊
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 Жыл бұрын
Macalin dadka kuma mashquulo lkn talefonka said uis ticmalaa
@malyuunmanka5732
@malyuunmanka5732 Жыл бұрын
waba cdrka nhysa mnt
@yusramahamed3780
@yusramahamed3780 Жыл бұрын
Sax
@Sirdoon_________6
@Sirdoon_________6 Жыл бұрын
gulayso macalin
@khadarkeywiilkariyada6934
@khadarkeywiilkariyada6934 Жыл бұрын
Talephone waa ij dhibay 😢
Nafsi ahaan ayaad ugu dhiman qofka noocaana
13:38
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 55 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Qofna siduu rabo uma noqo dunidu
9:03
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 74 М.
Qof CADAWGIISA u nool markaa noqoto
8:53
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 47 М.
Quustu silic bay ku gelisaa adigu ha dooran
11:14
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 68 М.
7 Qasaaro qofka noloshiisa ka dhigta E04
25:25
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 37 М.
Adigoo wanaagsan sababta laguu xumeeyo - ADIGU ISU NOQO
27:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 61 М.
Maxaad Samayn Waqtiyada adag ee Nolosha | Fandhaal Podcast 55 |
18:42
Kuma Gaari Karaan
11:15
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 33 М.
30 XIKMADOOD OO KUSABSAN GUUSHA, NOLOSHA IYO DIINTA - YASIR MUKHTAR
5:25
5 GUMAYSI Qof sidii la rabo laga yeesho ha noqon
13:17
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 99 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН