2 wiil ay dhashay aya dagaalay mid aya la wayay indhaheda ilin kama imanayso hada dhaqatirta u shega

  Рет қаралды 6,898

Illintir

Illintir

Күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 40
@simancadeysalado6835
@simancadeysalado6835 19 күн бұрын
Hooyo allaha siiyo farxad dhow iyo cafimad dhow o eyna filaneynin 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 aamiin aamiin yaa rabi
@hawakiin6929
@hawakiin6929 18 күн бұрын
Allah u sahlo mumada waa xanun Allah caafiyo iyadana
@hawobashir838
@hawobashir838 19 күн бұрын
Yaa raxman adigaa wax walbe awoodee hoyo mcn wiilkeda meel ayn filayn oo dhaw oo kayr qabta illhayoow kasoo sahal yaa rabi
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 16 күн бұрын
Allah ha ku caafiiyo hana ku gargaaro Aamiin
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 16 күн бұрын
Allah ha ku sahlo waliidkaga hooyo macaan
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 17 күн бұрын
Amiin
@LailaAhmed-vm8ur
@LailaAhmed-vm8ur 18 күн бұрын
subxanallaah allow usahal hooyo mcn wilkeeda aamin aamin yaa rabbi
@somalihanolato741
@somalihanolato741 18 күн бұрын
Hooyo biyo badan cab indhaha waxa qalajiya biyo la,aan
@aminoaden6671
@aminoaden6671 18 күн бұрын
Allah ha u sahlo asago nabad qabo
@BarimoDiriye
@BarimoDiriye 16 күн бұрын
ilahayow ku sahal hooyo muslimo wilkeda
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 19 күн бұрын
Ilaahay ha u soo dhaweeyo
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 18 күн бұрын
Alaha u sahlo hooyadaan wiilkeeda allahuma aamiin ilaahey haka farxiyo
@abdulwahabhussien1862
@abdulwahabhussien1862 18 күн бұрын
Allahow hooyo macan wiilkeeda oo badqabo usahal qalbigeedana Allow deji Amiin
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 19 күн бұрын
Allah usoosahalo Hooyadaas wiilkeedii Aamiin Aamiin
@sadam1318
@sadam1318 18 күн бұрын
adigaa iska ceyrisay wiilkaaga allaha kuu sahlo
@siciidgeedi8141
@siciidgeedi8141 18 күн бұрын
Hooyo allaah haakusahlo
@hawaadam3447
@hawaadam3447 19 күн бұрын
Good job!
@مزونالشمري-ص6غ
@مزونالشمري-ص6غ 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@illintir
@illintir 19 күн бұрын
Fadlan share dhaha walaalayaal
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 18 күн бұрын
Illaahow u gargaar hooyadaan somaaliyeed wiilasheeda u so dhawee amiiin amiiin yaarabi
@bilkheyrmohamed6304
@bilkheyrmohamed6304 18 күн бұрын
Illahy hakusohlo😢😢 hooyo
@foozia426
@foozia426 19 күн бұрын
Ax ilahay hakuu soo fududeeyo wiilkaaga insha allaah ❤
@mamamadiina2207
@mamamadiina2207 19 күн бұрын
Alaah ha fududeeyo😢😢😢😢😢
@AmranXasanadan
@AmranXasanadan 18 күн бұрын
1993 ayaa weenay wiilgena ilhy hano sahlo wllkey mcn 😭😭😭😭😭
@fatmahassan2718
@fatmahassan2718 19 күн бұрын
Ilaahey hausahlo
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 18 күн бұрын
Allaah kurbada hakaa faydo hooyo😭
@amranapdilaahi4228
@amranapdilaahi4228 13 күн бұрын
Mafamayo😢 afkeda
@ashawooo
@ashawooo 18 күн бұрын
illahayo hooyo macan kurbada ha ka qada illahaya ha ku soo ifatimaya rabiya kurabda ha ka fedo hooyo iyo Abaabo Abdiaz illahaya kheer ha idan siya wanaga uu hesa umada Somaliya
@kfashion3478
@kfashion3478 18 күн бұрын
ASC eedo waxan rabaa nabarkaga
@safielmi4115
@safielmi4115 19 күн бұрын
Ilaahay waxan ka baryayaa in hooyadaa uu ka farxiyo
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 18 күн бұрын
Maskiin wiilka waxaa laga yaabaa inuu ciil dareemay maadama maamada nin kale qabay inuu cuqdad qaaday baa laga yaabaa maamaduna ay kan kale ka xigsatay. Ilaahay hakuu soo sahlo kolay adaa dhalaye rabi hakaa farxiyo maamo
@ahmedabdimohamed886
@ahmedabdimohamed886 19 күн бұрын
Hoooooyo Allah hakusahlo wilkaga calamadihii akhirsamanka Aya lajiga Walid ilmihii radinayo Ubadkiina Walid dankalegeeyn culryswaaye Sorry
@saynabkulmiye8031
@saynabkulmiye8031 16 күн бұрын
Haaa and 😢😢😢😢
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 17 күн бұрын
Please walidiinta yeesan u kala eexan caruurta ee dhaleyn xaaladkasta
@ibrahimcabdullahi3339
@ibrahimcabdullahi3339 19 күн бұрын
😢😢😢
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 18 күн бұрын
biyo badan 1993 mahe waa 1998 waa 26 sano wllky ayaa dhashay wana 26 sano kaa danbaysay
@maryamruunmaxamud4514
@maryamruunmaxamud4514 18 күн бұрын
Haa wa sax wa 1998
@nuurtodiriye
@nuurtodiriye 16 күн бұрын
Ilhy haku sahlo hoyo muslimo sheq sany waa hoyadey macnto hostedan kuso koray gawadheda nadifo abdullhi marodi aa mafta no dhexysaa ilahow walalky so sahl whssp ila fcbook ku shergareye
@fatumaali1463
@fatumaali1463 18 күн бұрын
Biyo badantii 😂😂😂😂 1997 sooma ahayn cabdicaziiz??
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 18 күн бұрын
Nafaad halabsaarideeda dadaalada heesihiisa habeena kaseexanwayday markuu hagarkuubaneeyo hortaada waxaayimaada sidaad uguheelanayde harraad iyo waakalkiiye hillaacbaxayaw dhagayso siday talo kaagahoostay calooshu intaykuhaysay hiyigu kubaxnaaninaayay horaadka itaankusiiyay intaad huwanayd taftayda intaanhubin kuuxanbaaray hawraaraha kugu amaanay hungaa ixasuusinaysa
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 19 МЛН
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 61 МЛН
DAKANO JACAYL PART 1 ( true story )
25:42
Asad Family Channel
Рет қаралды 613 М.
XANUN! NAAG ISO XADA ISO KORSATAY WANA DIDAY IN ISHEGTO FAMILKEYGA
22:29
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26