5000 dollars 💸 waa lacag badan balse waa kuwa iimaandaro haysata
@MohamedGuled-d8q6 күн бұрын
WAXAA HALKAN KA MAQAN KALAGOYNTA MASULIYADA ILDHIBAANADU DOWLADA U HAYAAN TAAS OO KA KOOSEYSO MASULIYADA AY QABIILKOODA U HAYAAN, TAAS OO CUURYAAMIN KU AH SHAQADII UU WADANKU U IDMADAY. WAXAY TANI KA MID TAHAY SHARCI CUMAANTA KA JIRTA WADANKA WAANA IN AY DOWLADU BEDESHO. Separation of powers is very essential, and it it’s the fundamental principle of government fiction that will protect the rights of citizens. This enables the people’s participation in government without interference with the government. Furthermore, separation of powers means the disengagement of tribal loyalty in the long run. Once again, many thanks for your objective news coverage, which keeps me informed daily.😊
@OmarGerweyne6 күн бұрын
Aad iyo aad bey ugu qaldan yihiin.
@hm1c5866 күн бұрын
Xaarantu laguma qaboobo 5kun$ in dalkaan mid jaahil ah Qaato waa nasiib daro
@adenosmanomar10196 күн бұрын
Waa qalad iyo huguriweeyno
@mohamedabdulle3585 күн бұрын
Markii hore ayey meel qaldan tageen xildhibaanimada aqoon ayey u baahanthy laaluushkiine waa uu dhamaady
@hodanahmed14566 күн бұрын
Xildhibaan ku shaqeeyo qabiil xal uma leh dodka masaakiinta soomaaliyeed. Dhibka naheysto waa dad lagu soo xuley xaraan qofka waa in lagu soo xulaa waxbarashadiisa iyo shaqsiyada iyo waxqabadka bulsha oo u qabtey. Shaqooyinka waxaa u dhalinyada soomaaliyeed oo tahriibka aado .
@SahalAbdullahi-s3n6 күн бұрын
5 kun ma deeqo xildhibaanada Waa baahi aan dhergin
@mustafaasalaam74886 күн бұрын
War waxaani ma runbaa???? Walahi somalia inaysan waligeed hagaagayn hadday run tahay😢
@Aisha23-d1e6 күн бұрын
Waad qaldantay òo afkaa kaqurmay
@BileBariise6 күн бұрын
Hada ma waxaad naga dhaa dhac siinee xildhibaanaa beeshiisa wax u qabta mase xildhibaan iyo agaasime ayaa isku mushaara
@xasanxede29856 күн бұрын
Wxaaa ka hadleyso waa xaq daro. Sidee nin xil iyo shaqo haayo xil iyo shaqo kale loogo daraa umadii oo dhan oo shaqo la aana iyo xil la aana ma cadaladaaa sidaaa