30-DAQIIQO IYO SU'AALO KULUL:-Sayid Cali iyo Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka..

  Рет қаралды 31,356

Somali cable

Somali cable

Ай бұрын

30-DAQIIQO IYO SU'AALO KULUL:-Sayid Cali iyo Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka,Haddaba maxey aheed doodii dhexmartay?

Пікірлер: 53
@munomohamedabdi8445
@munomohamedabdi8445 Ай бұрын
Walahi waa musiibo familj ganii ku habsatay nin kaan waxo katqalusii raaway gawdha iyo caruruta hoyo urlex iyo lex carurur cayar miya 8 naaf goyhi raway subxanlah wa bahal ninkani naclit haku dhcdo
@maxamedxaaji6622
@maxamedxaaji6622 Ай бұрын
Haye😮
@Aza_7
@Aza_7 29 күн бұрын
Alaabya kuguabay kulahaa banaan cad maxuu ugu gubi wayay
@user-kz5rf7eo7p
@user-kz5rf7eo7p Ай бұрын
Anaga hadal badan m doneyno xaqa wu cadyahay asagana afkisa ayu ku cadeyay inu guruga ugubay wa in la dilaaa haday cadalad ay jirto hadi qabyalad ay jirtana wa midkale
@user-kz5rf7eo7p
@user-kz5rf7eo7p Ай бұрын
Shabaab ha utagaan cida dhalay ayaga xaqa sinayaa
@user-op4nb9dq7l
@user-op4nb9dq7l Ай бұрын
Doqonkan wuxuu kuleeyahay qolka hadaan timaamo waan kudambaabi Dambiga u dhiman uu kabaqayo waa maxay naf binu aadam ah qof dilay doqon fawqal doqon
@MaxamedCarab-ey1mb
@MaxamedCarab-ey1mb Ай бұрын
1:38
@user-on4vp8yn7w
@user-on4vp8yn7w Ай бұрын
Ar Somalida yaa dhahay wa Islam 100% allow cadaalad keen.
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 27 күн бұрын
Waa Muslimin lkn ma ahan Mu'minin. waxaa usii dheer munaaqifnimo.
@maxamedxaaji6622
@maxamedxaaji6622 Ай бұрын
12:35
@CafafYaxye
@CafafYaxye Ай бұрын
Waa film Hindi iska Cadi ah
@ahmedyasin5530
@ahmedyasin5530 Ай бұрын
Ninka waa Khansiir mise Doofaar iyaa Illaahi yaqaana qurunkanadaafiyaa
@MohamedMohamed-zm8dv
@MohamedMohamed-zm8dv 27 күн бұрын
Nin xanagsan intu baxo gas madonto kani wuxu isku darsadey nacasnimo iyo xasadnimo xasadnimo dhaaftey alla ninku muxu ahaa naxariis daranaa !
@idilabdi9456
@idilabdi9456 Ай бұрын
Ilaahaa imaqlaa kulahaa
@SaalaxcaliNuur-zt7pg
@SaalaxcaliNuur-zt7pg Ай бұрын
Markoo gubaayo mafuray horti malaweeydiyoo cadalada awday❤❤❤❤
@AnimaSaida
@AnimaSaida 27 күн бұрын
Seconds gudahiisa qof beniadam90% makuban garo wa beeen cad taas intaasbaba markhati kugufilan adaaba istoogtay willooow
@khadradahir2263
@khadradahir2263 25 күн бұрын
Waxaa laga yaabaa in ay lacag ku aruursatey ama dahab o ay damacdey in ay kala soo baxdo saasne dabkii ugu dhegey, asagane Marku qayladeda Maqlay uu ku orday uu caawin rabay kadibne xaqii ku yimid luul
@yasiinmuxumad6739
@yasiinmuxumad6739 Ай бұрын
dhoolacadayntaaan aakhiro majireehee
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 Ай бұрын
Sheekadaan dheeraatay waa maxee ninka qoorta maa laga gooyo from jowhar wiil abgaal
@KaahoMaxamed
@KaahoMaxamed Ай бұрын
Kaalaay adi qoorta gagooy yaad mooda ninka familayy dameera😂😂 barasho wanagsan saleemanka Marka Adag 💪💪💪
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 Ай бұрын
@@KaahoMaxamed dable ceydiid meel ku sheeg😂😂😂 dameerkaan iyo taliye qoslaaye mindida abgaal 🗡 ayaa dulsaaran yaa samee karo wiil abgaal meel aan rabay roob ma igu da.ay anoo ku necbaay ayaa dad masaakiin dileysaa tiirkaa ku yaqaan 😎😎😎😎😎 dameer hg daroodkaba kabaha ayuu ku aasi jiray wiil abgaal haduu ku dilo maxaa dhib ah waa caadi 😂😂😂😂😂
@maxamedowismaciil4489
@maxamedowismaciil4489 Ай бұрын
​ilahay Agtisa qabiil mayalo wllhi ee qabiil yuna ku qadin danbile hadad u hiliso miyadan Ogayn inad Alle hortisa tagayso
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 Ай бұрын
@@maxamedowismaciil4489 dadkaan inee muslim yihiin xataa lama hubo waayo dad gacan ku dhiigle u hiilinaayo iyo dad dhul dowlad kabax laga kari la.yahay waa dad ku mideeysan dhac dil dad lagubo hadana isma qabtaan waa isku caqli waa cawaan
@SamalehMed
@SamalehMed 26 күн бұрын
Mida kale hooyo gurigeeda dab ka kacay caruurina u joogto meshaa dabku ka kacay maba keenayso qol gubaanayo alaab kasoo qaado ee waxa u horeeya ay ku fikirto waa siday ilmaheeda u bad baadin leheed
@DadirHasan-qw7zo
@DadirHasan-qw7zo Ай бұрын
Runta hadii la isku sheego sharici lawada ogsoonyahay inoomayaalo ama diid ama ogolaaw 4.5 ayaa la isku xukumaa dalkaan janaraal sheego hal malin ayaa lagu xukumay dadkalena lamaba xukumo oo waqti dheer ayeeba kuqaadataa in laxukumo ilahow dadkan cadaalad mayaqaanan ee qof cadaalad yaqaano madax ugadhig wixii dambi galo ilaahaa og
@user-ls6ov5fh1h
@user-ls6ov5fh1h Ай бұрын
Sheegow iyo sheekadaaan isma laha maxkamad melateri iyo maxkamada madaniga isku shaqa maaaha
@user-ls6ov5fh1h
@user-ls6ov5fh1h Ай бұрын
Su.aaasha ah ina ka bilow qolka jiifka ayeey aheed waa qalad maxaa yeelaya qofka markuu xanaaqsanyahaya meeshuuu doono ayuuu ka bilaabayaa dhibka shuruud maaha inuu qolka jiifka kabilaab9
@SamalehMed
@SamalehMed 26 күн бұрын
Dee sow isaga leh xaaskaygu xataa xafada cidna kamay aqoon
@Mdahiye
@Mdahiye Ай бұрын
Ninkan Wacadeynihaya gibidha In U Asaga Gubay
@khadradahir2263
@khadradahir2263 25 күн бұрын
Ninkan ha la xiro wuxuu sababy qof dhimashadiis
@SamalehMed
@SamalehMed 26 күн бұрын
Xaqa soo celiyeey
@husniproductions9363
@husniproductions9363 Ай бұрын
Xanagada waas
@MohamedMohamed-zm8dv
@MohamedMohamed-zm8dv 27 күн бұрын
Kan nacasnimada dadka oo dhan buu kudartey !
@hawaali5209
@hawaali5209 Ай бұрын
Bal u firso iyada itiri alabatada gubo ayu leyahay hadana iyada dabka gashay bu leyahay sabata ay dab ololayo o ay iyadu tiri gubo ugasha maxay tahay bal wuxu nogu shekaynayo ega
@idilabdi9456
@idilabdi9456 Ай бұрын
Adiga calaamad in aad xaaskaga gubtay ah miyaa kugudhaganayd ciilkiisa ayaa ihaya kan
@SamalehMed
@SamalehMed 26 күн бұрын
Ma alaabuu doonaya inuu mise guri alaabtiisa hadduu rabo inuu gubo muu banaanka ku gubto
@DekowHusseinAden-ld4ft
@DekowHusseinAden-ld4ft Ай бұрын
Midkaaa waa qoom kala
@idilabdi9456
@idilabdi9456 Ай бұрын
Joodarigii iyo sariirtii magubteen horta
@user-lb9ed7qm5k
@user-lb9ed7qm5k 23 күн бұрын
Waa been waxaa😮😮
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 Ай бұрын
Maxakamadani cadalada ma garanayiso sayid ali wa ina la dila
@SamalehMed
@SamalehMed 26 күн бұрын
Lugaheeday ku taagnayd kulahaa alaaaa been badaanaa axadku
@AbuukarOmar-gi5lk
@AbuukarOmar-gi5lk Ай бұрын
Cadaalad meshan kma soosocoto ninkn inu gubay asoo qirsan ilaheyaase cadalad kasugeynaa
@Suliemanabdirahman-nb6cj
@Suliemanabdirahman-nb6cj Ай бұрын
😂 kulahaa ilahay ayaan ka magan galay in aan xaaskayga gacan u qaado. (معاذ الله)" Hhhhhh nafteedi oo dhan ayuu halaagay oo waliba aduunka ku cadaabaye gacan u qaadka uu sheeganaya maxay tahay adiguba caqlaad leedehee
@leylaahmed5716
@leylaahmed5716 Ай бұрын
Qorqode 😭😭😭😡😡😡🤮🤮🤮
@JamaSeed-ds5nc
@JamaSeed-ds5nc Ай бұрын
Waxani Kaa Socon Mayso
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 Ай бұрын
Wa libaa ilii adayigisa subaxanallah ku lahaa cadabaki ilahayii kugu riid
@muhuboalidahir7288
@muhuboalidahir7288 28 күн бұрын
Ddvgghy
@maryamaruun1768
@maryamaruun1768 Ай бұрын
Alla been badanaa ilmaha xata fahmaayo inuu ben shegaayo
@user-cs3vq7yo9s
@user-cs3vq7yo9s 29 күн бұрын
Doqon doqon dhaley intu gubey ayu hada la doodaya
@sahanki_adunka
@sahanki_adunka Ай бұрын
Hadalkisa wu is burinaya marka dila waye ninkan
@sahanki_adunka
@sahanki_adunka Ай бұрын
Ninkan wa inu gabadha raca inu si nolado wax faido malahan
When someone reclines their seat ✈️
00:21
Adam W
Рет қаралды 25 МЛН
Кәріс өшін алды...| Synyptas 3 | 10 серия
24:51
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН
Dilaayeyaashii Dharka ku wareejin jiray xaafadaha Muqdisho & Gungaarka Maanta.
28:12
Somali National Television
Рет қаралды 133 М.
TOOS: MAXKAMADDA RAFCAANKA GOBOLKA BANAADIR DACWADDA EEDEYSANE SAYID CALI MACALIM.
15:10
Somali National Television
Рет қаралды 119 М.
Garmaqalka Racfaanka Dil ka dhacay Xerada Dab-damiska - Maxkamadda Sare ee Ciidamada QS.
23:25
Жди меня | Выпуск от 14.06.2024 (12+)
46:36
Жди Меня
Рет қаралды 299 М.
TALISYO CUSUB AMAR ALLE LAAKIIN 14 June 2024
16:14
SHANTA TV
Рет қаралды 9 М.