TOOS: MAXKAMADDA RAFCAANKA GOBOLKA BANAADIR DACWADDA EEDEYSANE SAYID CALI MACALIM.

  Рет қаралды 119,512

Somali National Television

Somali National Television

Ай бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
Licensee: Phostine M Wafula
Registered Project Name: SSR
License Date: May 6th, 2020
Item License Code: C2E6PTUD4J
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 228
@mouminwarsama9292
@mouminwarsama9292 Ай бұрын
WAXAAN AHAY WIIL REEER JABUUUTI AH EE DILAA NINKAAAAS
@mohameddahir2743
@mohameddahir2743 Ай бұрын
Justice for all ,war adeer Cadaalad
@YaxyeAbtidoon-fg3nx
@YaxyeAbtidoon-fg3nx Ай бұрын
Yaku waydiyay waxad tahay kalay adiga dil
@mouminwarsama9292
@mouminwarsama9292 Ай бұрын
Xag darada ayaad uu hiiilisaa maha Nacas
@mouminwarsama9292
@mouminwarsama9292 Ай бұрын
Haday ahaan lahay walaaasha waxaad odhan lahaayd dilaaa waxaad tahay Cooooooooon Fugreee
@user-cz1vw7yl9l
@user-cz1vw7yl9l Ай бұрын
ilaahay wuxuu leeyahay Haddii aad wax xukumeysaan Caddaalad wax ku xukuma
@user-hh2cr8gy3p
@user-hh2cr8gy3p Ай бұрын
War ninkan Hala dilo hadey cadaalad jirto 😢luul abayo ilahy haku naxariisto amin
@samanjecel6079
@samanjecel6079 Ай бұрын
Adunkan waa laga taga qabri yar naa sugayo mata hada hadli kartid malin aan laa hadli karin imanesa Allah xaqa haa nagu suga☝️🇸🇴
@WaanBouhaa
@WaanBouhaa Ай бұрын
@keynaan0239
@keynaan0239 Ай бұрын
C iyo g waxaas dad muslimiim ah isticmaalayan ayagoo kutaabka quraanka ku dhaqmi karaan subxana allah
@abdullahadeed1648
@abdullahadeed1648 Ай бұрын
Qaabka ay ulabisanyihiin waa dhaqanki gaalada Qodabka J X C
@keynaan0239
@keynaan0239 Ай бұрын
@@abdullahadeed1648 haa subxana allah
@muuna8497
@muuna8497 Ай бұрын
Alle haku cadabo sad maskiinta ucadabtay Rabi haku cadabo inshaallh waxan Rajaynaya inay cadalad hesho luul😢😢😢
@abasabdulahi7439
@abasabdulahi7439 Ай бұрын
Walaal naxariista ilaahay ayaa ka ballaadhan cadhadiisa ee ilaahay xaqa ha waafajiyo, marxuumadiina allaha u naxariisto
@user-cy3hd1id8y
@user-cy3hd1id8y Ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam
@umusidara6451
@umusidara6451 Ай бұрын
Adeer alle ka cabso qof nafatiisa intaa difaacooso naar haku muteesan yaa rabi illow xaqa nagu dil waxa jiro adiga ku cilmi badan
@user-fs7cr5yg1y
@user-fs7cr5yg1y Ай бұрын
Xisaab aakhiray taalaa walhi
@KadirFarah
@KadirFarah Ай бұрын
Lors iuv. Il 😊
@abdikadirisse5706
@abdikadirisse5706 Ай бұрын
Howshaan waa dhantahee kan tiirka halageeyo
@user-oh9hw9il3p
@user-oh9hw9il3p Ай бұрын
Ninkan hadan laa dilin wadanga o dhan baa dhie ka dhici doona
@realityreality8301
@realityreality8301 Ай бұрын
I like the judge humor and behavior towards audiences!
@alicadaawedaarmacalin2464
@alicadaawedaarmacalin2464 Ай бұрын
الله هو العادل🤲
@umu-maalika
@umu-maalika Ай бұрын
Asc dhamantiin umuda soomaliyeed inta jecel cadalada isoo buuqda umu maalika channel plz❤
@SuldaanQarni
@SuldaanQarni Ай бұрын
Wnku soo buuqday
@ENGMOHAMEDMOSFET
@ENGMOHAMEDMOSFET Ай бұрын
Allah Halaga baqo
@samanjecel6079
@samanjecel6079 Ай бұрын
Daalka iyo dadka somali waa iney cadalad helan 33 sano dulmi iyo si dil socdey Allah kaa baqa☝️🇸🇴
@user-oh9hw9il3p
@user-oh9hw9il3p Ай бұрын
Beenlaw badad TAHy wan lagu dili doba inshaaaaalh
@BashirTVRadio
@BashirTVRadio Ай бұрын
Waxaan qabaan in dil toogasho laku xukumo ninkaan iyo qareen kiis xabsi 10 sano loo taxaabo. Haddii ninkaaan la toogan waayo waxay fududeen doonta in nafaf baddan si fudud lagu dilo. Allah ayaan idinka magan galnay shartiina! 😢
@maysaainaahmed8083
@maysaainaahmed8083 Ай бұрын
Qof walpo in uu is difaaco Qareen u dooda inu helo waa caadi u ama dambiga ha galo ama yuu gelin marka ninkan wax xarig ah ma lahan waa un qareen bariiskiiza dhacsanaya
@dekhassan7444
@dekhassan7444 Ай бұрын
Qareenka shaqadiisa leee qabsanooyaa, nimaan shaqeesan shaax macabo !
@OmarWaberi
@OmarWaberi Ай бұрын
Jabuti aad iyan ula socona arintaan cadaladad ayan u rabna luul abdikarim
@user-pj2ht1sf8t
@user-pj2ht1sf8t Ай бұрын
War waa mahdsantihn soo duceeya
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 Ай бұрын
Masha allah 5 somali ba cadalad u rabto luul❤
@user-jm9bd5dm8f
@user-jm9bd5dm8f Ай бұрын
Wallahi waaxan rajaynaya inay luul cadalad hesho ano reer djabuutiya ima dhaafo vidio lagaga hadlayo kiiskan allah uu naxaristo wallasheen luul ninkana tiirka halageeyo haday cadalad jirto waayo meel aay somali jogto cadalad ma jirto qabyalad moye
@user-jm9bd5dm8f
@user-jm9bd5dm8f Ай бұрын
Wallkay inchallh luul cabdicasis cadalad way heli donta allah uu naxaristo
@diriyemahamud8143
@diriyemahamud8143 Ай бұрын
Ninkan gabadha in udilla ayuu rabay sabab marku dabka kacay oy gabdha gubaneysay muxu ubadbadin wayay albabka 🚪 ayuu kuxiray wuna katagay mxy natusi tasi
@idiladan5514
@idiladan5514 Ай бұрын
Xalane allaha kabaQ gabadhahaaga hausoojedin nabsi iyo inAGUBO
@hii8763
@hii8763 Ай бұрын
Allahu akbar
@user-vo9wb2wq1y
@user-vo9wb2wq1y Ай бұрын
Inkaar hakudhacdo haladilo
@abdirahman8506
@abdirahman8506 Ай бұрын
Nin. Kan tirka halageyo dacad hadey jirto
@shaxaarilyrics
@shaxaarilyrics Ай бұрын
Shaxaari lyrics
@IbrahimSalat-ps4ko
@IbrahimSalat-ps4ko Ай бұрын
Shida haki
@maxamuudcabdi6495
@maxamuudcabdi6495 Ай бұрын
Dila inkaar haku dhacdee
@MaxamedcalimaxamuudMaxamedcali
@MaxamedcalimaxamuudMaxamedcali Ай бұрын
Hadilo
@IbrahimSalat-ps4ko
@IbrahimSalat-ps4ko Ай бұрын
Sijui
@user-fv9eg5rz5c
@user-fv9eg5rz5c Ай бұрын
Yaa huuu
@shugridhayib8924
@shugridhayib8924 Ай бұрын
Allaa kariim
@seynababdi5804
@seynababdi5804 Ай бұрын
Abuukate cuqubo ilaahay hakugu rido lacagtad qaadatey sun ilaahay hakagA dhigo
@dahaboodaxow
@dahaboodaxow Ай бұрын
Mahan cadal kama.jirto e allha u naxaristo gabratasa 😢😢😢😢
@NasroMaxamed-ty9jk
@NasroMaxamed-ty9jk Ай бұрын
Go'aanka waa dil in sha allah😢
@Aaminashariif7
@Aaminashariif7 Ай бұрын
Yaarabi arintaan sida xaqa ah waa fuji wixii dhax mare asaga iyo xaas kiisa cidaan adiga ahayn ma oga yarabe luu iyo wiilkaan cadaalad ubaahan yihiin yarabi adigaa caadil ah kiskaan xaqa waafiji 😢😢😢amiin yarabi 🤲🥺🤲
@piritisaabnan7376
@piritisaabnan7376 Ай бұрын
Ilaahi xaqa kama qarsano allha qabto ninkaan umada tusaale xun buu u yahay
@hanihappy6475
@hanihappy6475 Ай бұрын
Sheekadii aan filimada ku dawan jir ay oo run ah ayuu wataa abuu katahaan lacag fcn la siyay😂
@AmranHassan-ro8oo
@AmranHassan-ro8oo Ай бұрын
luul abaheed ninka agfadhiya sayid Cali wllki u egyahy waxa ficneyd 2 family mid ba dhinac
@MaxaboShaafi
@MaxaboShaafi Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-gp5ky7sk5r
@user-gp5ky7sk5r Ай бұрын
Kan hadii la daayo wadanka saa ko joogi leheed aa la rawaa
@asmafod1435
@asmafod1435 Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢 Cadaalada Allah Hayaaaaaa
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 Ай бұрын
Naftu macaanaa. Subxaanahu Subxaanahu
@MukhtarWarsame
@MukhtarWarsame Ай бұрын
Waa dilaa arxan daran sayid cali e dil toogasho ah ha lagu qaado
@sacadiyaahmed-5991
@sacadiyaahmed-5991 Ай бұрын
Maxow u cararay hadusan dhiib geysan ?
@abdirahmanahmed8154
@abdirahmanahmed8154 Ай бұрын
Somalia doladeda wa qabiil wlh nunkan hadu ahan laha qabiilada masakinta waqti hore aya tiirka lagen laha lkn gacan ku dhiglahan waxu ogyahay in qabiilkisa kadan beyan gabadha o dilayne ma aha qabilada xoga iyo xaqdarada somalia ku hesto lkn cadalad aaqro aya sugayo gacan ku dhiglahab racfan wa hal bil wana la sodhafay racfanka waba kadhacay fiir marka meshan sharci qabiil aya jiro somaliyane waliged san ayey ku jire
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 Ай бұрын
Hadalkas hada loma tagno luul anako hawiye ah ba cadalad u rabno waliba in ninkan la dilo hadalka xun joji
@husseinmohaned8291
@husseinmohaned8291 Ай бұрын
Shekadii filimaanta ayaa mesha kasocdaa runtii
@abdullahkarshe8394
@abdullahkarshe8394 Ай бұрын
Haladilo
@OmarWaberi
@OmarWaberi Ай бұрын
Cadalad ayey rabta luul from🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 jabuti
@XamseahmedMaxamed
@XamseahmedMaxamed Ай бұрын
Aaar dila hooyadii wasaha
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr Ай бұрын
😢àmiin
@user-nb5nc2gi5e
@user-nb5nc2gi5e Ай бұрын
ilahay cadaalad hasiyo qof walba 😢
@user-ce5uu7kw8m
@user-ce5uu7kw8m Ай бұрын
واذا حكمتم بين الناس ان تحكمو بالعدل...... Tani waa aduunyo ilaah halaga cabsado
@bishaaroAhmed-fh2dv
@bishaaroAhmed-fh2dv Ай бұрын
Xaqiiqada ilaahay baa inaga og lkn wxn jeclahay inay mar xuumad luul cadaalad hesho 😭😭😭😭😭
@Somnationalist
@Somnationalist Ай бұрын
Ninkan xaaladiisa xagee ku dambeeyn doontaa tolow! Walaahi waa yaabaahay.
@SaynabAxmed-je1zi
@SaynabAxmed-je1zi Ай бұрын
Ninkaan aragiisa ayaaba nacay
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 Ай бұрын
aakhiro kuma sugayso miyaa dilaa markaad difacayso arooy aaway aakhiradaadii
@user-pj2ht1sf8t
@user-pj2ht1sf8t Ай бұрын
War waxaan waan kayaabay tolow mxuu cabay duq intaan dhan hadalkiisa sdan yahay
@axmedmuxidiinhilowle4341
@axmedmuxidiinhilowle4341 Ай бұрын
War hada hala dilo please
@mohameddahir2743
@mohameddahir2743 Ай бұрын
Waryaada ninkan Toogta waxaas ka baxoo Racfaan Racfaan dil badheedh ah ayuuba xiiskiisii u gaystee
@mustafabdikariim494
@mustafabdikariim494 Ай бұрын
Meesha ayada ah meesha ayada ah
@abuukaryare1215
@abuukaryare1215 Ай бұрын
Alle xaqa hadin tuso
@abdikadirsandhere5464
@abdikadirsandhere5464 Ай бұрын
Gacan ku dhiiglahan arxanka daran horay ayuu u cadeeyay inuu gubaya marxuumafa ma bq ahan in wakhti lagu dhameeyo waa in lq dilaaa hadii wadanka dhan ayqq Caro Allah ku dhaceeyso.
@afgoyebalaadjanaay133
@afgoyebalaadjanaay133 Ай бұрын
Haduu isagii waxdilay oo si arxandaro ah ugubay uu dhibane yahay marxuumadii aduunka ladhaafiyay maxay noqonaysaa.inaalilaahi wanaaahay raajucuun.wardadku inuu ilahay maqlayo uu ujeedo ma ogo miyaa.
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 Ай бұрын
Maxaadkuwarwareejineysaan Denbile?
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 Ай бұрын
Ninkaaan waaa gacan ku dhiiigle Tiirka Hala geeeyo
@Suuban632
@Suuban632 Ай бұрын
Kan hadii la Dili waayo cid uunbaa Dili doonta 😢
@user-bo6uu5pb7s
@user-bo6uu5pb7s Ай бұрын
Allaha ka baqee nin labo naf Goyay in intaas Muda ah kiis laka daba cararo xaq maha alla kabaq ee Mariya ninkaan xukunka alleh allow oo dil ha.laku xakumo
@husseinahmed8108
@husseinahmed8108 Ай бұрын
Cadaalad rabi xagiisa ayee taala waana midii saxda aheyd aduunka intaan joogno sida doontiin isku xukuma isku ciqaaba sababto ah waxa nagula kari waayay 114quranka kariimka dalka aan kumaamulno cadaalad iyo garnaqna aan quraanka kadhex qaadano alle ha ina wada bad baadiyo
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr Ай бұрын
Waxa kaloon maant somali ka haynaa (suldaan ) qabiileed oo dhintay. ayay xabaasha dusheeda makarafoon ku dhahayan /tiir waynbaa naga baxa (waan ka xunahay) markaa xaqii ku yimid uu allaah keenay (miyay) ka xunyihii. iisoo jawaaba?
@aadirie4
@aadirie4 Ай бұрын
Dabkii isoo gaaray markaan xaaskeeyga gubaayey cidinna imasoo fiirin ku yeh who cares qof dhan buu nolasha ku gubay duliga xun
@jamaomar1261
@jamaomar1261 Ай бұрын
Cadaaladda maxkanade hore waysaxned
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr Ай бұрын
Tani maxakamad maahin ee waa riwaayad ay somalidu caado u ah qaadiyaasna tii illaahaybay ilooben ituu allaah xaaraamtimeeyay yay isticmaalayaan?
@Qooyskena
@Qooyskena Ай бұрын
Asaa wax dilay asaa dhiban walahi aaqiro war aa jiran
@Kingmohan123.
@Kingmohan123. Ай бұрын
Ilahy wuxu leyhy hadii aad wax xukumaysan cadalad wax ku xukmiya bl fiiriya labada dhinacba wiilka sow lagama yabo inusan ula kac u dilin gabadha😊
@user-zc6vo1ji2k
@user-zc6vo1ji2k Ай бұрын
Illahow abaha cadalad siii
@Sabry365
@Sabry365 Ай бұрын
8:30 ixtraam daro ayuu ku dhaqmayaa wiilkas dhalan yarada ah marka laga soo tago mansabka iyo waxa uu yahay ba
@MohammedabdiGas-sb7bz
@MohammedabdiGas-sb7bz Ай бұрын
Xamar jacelkeda fara badana
@user-yy5jm7be5k
@user-yy5jm7be5k Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮
@xikmadkororso3201
@xikmadkororso3201 Ай бұрын
Waxoo rabay in uu wajiga ka bedelo iyo kork waxoo islahaa dabka wax ma dilo ninna gadaashaa yoo ku raaxeesan
@hibookay7269
@hibookay7269 Ай бұрын
What is going on this guy? He gets crazy.kkkkkkkkkkkk
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv Ай бұрын
Allah waxaan kaga barayay hadii aad gacantaada ku gubtay in Allah ka jaro tiirka lagu geeyo kolayba way cadahay mar hadii aad qirtay inaad aqalka gubtay marxuumadana waad gubtay bay ka dhigan tahay , qofkii dhiiga gabadhaa qariya ilaahay calaamo degdeg ah ha ka muuqiyo 😢 walahi bilaai in aanad midna isku qabiil ahayn ee dulmi Allah ma jecela
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 Ай бұрын
ALEESALAAHU BI AXKAMIL XAAKAMIIN ASAGAA XUKUMAAYO EE DHEGTA U HAYA KANI WAA XALENE OO BEEN BOODE AH OO KU BADSANAYO REERKA DILAAGA XOOLLO XAARAAN AMABA HORE UGU QAATAY LAAKIIN WEEY CADDAHAY INUUW DILAA YAHAY SIID CALI HADDA AYUUW CADDEEYEY DILLAAGA UUW YIRI DABKA WAA JIRAA WAXUUNA KA BILAAWDAY COLAAD NOO DHAXEESAY ANIGA IYO XAASKEEGA ANIGA MA GUBI INTAA AAYBA KU CADDAHAY OO AFKIISA UUW KA SHEEGAY DILLAAGA
@originalabdi33
@originalabdi33 Ай бұрын
War no jixinjiix😡 Dila ninka he’s a monster evil, control freak😡
@abdiyare2025
@abdiyare2025 Ай бұрын
Marka horeba islaan kaweyn ayuu guursadey daanyeerkan marka halaiskadaayo wuuqaldamey majirtoo
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd Ай бұрын
Until proven guilty
@dahranali8868
@dahranali8868 Ай бұрын
Masibo kugu dhacdey illah ayan kaga barye duli
@user-fv9eg5rz5c
@user-fv9eg5rz5c Ай бұрын
Dad alle aan ka baqayna
@hassanteetano5736
@hassanteetano5736 Ай бұрын
Dhawaaqa ka dhax hira codka
@hii8763
@hii8763 Ай бұрын
Waa loosoo lanisay wuuna cayilay
@user-wr8bo4dz4g
@user-wr8bo4dz4g Ай бұрын
Ninkan Hala Togto
@jelleibrahim2996
@jelleibrahim2996 Ай бұрын
Kan wali manool yahay really he don't deserve being here at the moment while orphans and victims are still crying.
@IbrahimSalat-ps4ko
@IbrahimSalat-ps4ko Ай бұрын
Kweda.huko
@amranismail205
@amranismail205 Ай бұрын
Haladilo Eeyga xaaskiisa xamilaa dabka ku shiday
@salmacali7333
@salmacali7333 Ай бұрын
Hala dilo
@Abdiaziiz-pt4pt
@Abdiaziiz-pt4pt Ай бұрын
Edeysane maaha waa dilaa wayo xukun aya ku dhacay Racfaan iyo waxasi waa nafta ii dherey
@sacdiyosacdiyo5178
@sacdiyosacdiyo5178 Ай бұрын
Dadkoo dhan ayaa is laynaya
@MohanedIbrahim-yo1bx
@MohanedIbrahim-yo1bx Ай бұрын
Warkan cadaaladiisa waa dil toogasha ah 😮😮😮😮
@ahmedhajimohamud875
@ahmedhajimohamud875 Ай бұрын
Ninkan hadalkiisa markii loo fiirsado ku talgal ayuu u gubay gabadha waa hadii aan qabiil lagu difaaceynin
@user-ro4wm4hv9y
@user-ro4wm4hv9y Ай бұрын
في صومال ماشي عداله بين شعب اعتقد هدا قاتل بيخرج وبيدخل بين شعب و يرتكب جريمه تاني لانو شخص لو قتل حدا مرة بيسويها مره ثانيه 😢 اللهم العداله لاختنا لول عبدالعزيز 😢
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 Ай бұрын
Maxkamad ku sheegi caalamiga ee israel ay south africa saartay ayaa igu soo dhacday
@user-dk5pz3ui9h
@user-dk5pz3ui9h Ай бұрын
Ilaahow xalana latotaa mar uun
@munasagal2496
@munasagal2496 Ай бұрын
Dila looma naxariisto😂
He tried to save his parking spot, instant karma
00:28
Zach King
Рет қаралды 23 МЛН
New Gadgets! Bycycle 4.0 🚲 #shorts
00:14
BongBee Family
Рет қаралды 16 МЛН
СНЕЖКИ ЛЕТОМ?? #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
SHORT FILM QISA DHAB AH | NIN XUN PART 6
28:08
FAM TV
Рет қаралды 527 М.
TOOS: MAXKAMADDA RAFCAANKA GOBOLKA BANAADIR DACWADDA EEDEYSANE SAYID CALI MACALIM.
1:04:02
Somali National Television
Рет қаралды 204 М.
6 Marqaati oo arin la yaab leh ka hor sheegay Maxkamada Gobalka Banadir
1:31:18
Maxkamadda Ciidamada & Guddoomiye ku xigeenkii Hodan ee Argagixisanimada lagu eedeeyay
12:25
IMTIXAAN ADUUN PART 17
29:17
Family Sagal Channel
Рет қаралды 30 М.