313 Jeer Akhri salaada cishaha Guur Gegdeg ah 3 maalmood Gudahood faraantiga Arooska isbadal Lahubo

  Рет қаралды 90,527

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 501
@bish3281
@bish3281 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم 313 مره سورة الواقعة 3 مره يا وهاب 45 مره
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
Shugran wllo
@nasraabdi4454
@nasraabdi4454 2 жыл бұрын
Mahadsanit walal
@AyaanIbraahim-od2fu
@AyaanIbraahim-od2fu Ай бұрын
mash alh mhdsanid wll
@uthmanabubakar6697
@uthmanabubakar6697 2 жыл бұрын
أللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم 313jeer سورة ألواقعة 3jeer يا وهاب 45jeer
@wacan4518
@wacan4518 2 жыл бұрын
Xiliyada ducada la aqbalo: Aadaanka iyo aqinka dhexdooda. Qofka sooman marku afuro Habeenka xiliga danbe ( salatu leyl) Saladaha gadashoda. Ilahay wuxu adomadiisa leeyahay I barya aan idin aajibe . Nagu soo biir walal aan kheyrka faafino
@foosali2854
@foosali2854 2 жыл бұрын
Maansha Allah walaal Jazaakallahu qayr
@dhuuxamaxamed
@dhuuxamaxamed 2 жыл бұрын
Maa shaa Allah wll mcn kheyr alla ku siyo wan soma malmahan dabecad ika sida in aan iska somo jclhy
@dhuuxamaxamed
@dhuuxamaxamed Жыл бұрын
Walal ado mhdsn ducadan iso qor 3 malin ka bdn xida aan ku duceyste shaikh hdlks ma fahmin xoga maqalka ika culus hana iku cayb aburda allah
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Shukran wllo
@dhuuxamaxamed
@dhuuxamaxamed Жыл бұрын
Walal macan ado mhdsn magaca la aqrinayo iso qor
@abdow4104
@abdow4104 2 жыл бұрын
Alloow waxaan kaa baryaynaa nabad iyo naxariis nabigeena Muxammad ah🤲❤ اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ🤲❤
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 2 жыл бұрын
Aamiin yaa allah
@mahamoodhoodan2281
@mahamoodhoodan2281 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@maryanali9976
@maryanali9976 2 жыл бұрын
Sallalahu caleyhi wasalam
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Scw
@FarxiyoXasan-mq7ut
@FarxiyoXasan-mq7ut 8 ай бұрын
Alaahyo nin wanag san ahlu diin ah naxriis badan deqsi ah isahal yaarabi ya alaah guur ba diyaar u ahey asxabe idinkana iso duceya in u ilaahey isahlo qofkan rabo😫
@Abdirahman-uu6iq
@Abdirahman-uu6iq 8 ай бұрын
Aamiin amiin Wll guur doon waa wada nahay alle ha isoo sahlo insha allah
@FarxiyoXasan-mq7ut
@FarxiyoXasan-mq7ut 8 ай бұрын
@@Abdirahman-uu6iq aamin🤲😫
@Baavi7
@Baavi7 2 жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد، اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد 💯❤🥰❣.
@kafinor4389
@kafinor4389 2 жыл бұрын
Suurad waaqica (3) Magaca allah (yaawahaab) 45 Mudo 3 maalin ayaad saas sameyneysa Mahadsanid
@ishwaqabdulahi2255
@ishwaqabdulahi2255 2 жыл бұрын
Waxa kabilawe saliga nabiga scw 313 jeer
@dhuuxamaxamed
@dhuuxamaxamed 2 жыл бұрын
Walal surada waqicah 3 mar miyan ku celcelin ila dhamadka mise ayad ban ka aqrin malmahan waan somaye ila khanista somaya ee wll ma aqrisan kara
@kafinor4389
@kafinor4389 2 жыл бұрын
@@dhuuxamaxamed ado sooman iyo wardi mansha allah galab walba xiliga afurkana iso ducey Ana insha allah
@dhuuxamaxamed
@dhuuxamaxamed 2 жыл бұрын
@@kafinor4389 haye wll mcn lkn surada waqica 3 mar miyan aqrin dhamadka dhan
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
@@dhuuxamaxamed haa 3 jeer akhri
@ayaanahmedxuuki1775
@ayaanahmedxuuki1775 Жыл бұрын
Illahow waxan ku weydisanayaa adoon adomadada ka mid ah baan jecladay ilahow jaceylkiisa igu arzaaaq jaceyl aan dhamaad laheyn yaa allh adigaa ku tala sartay
@HADA296-tt
@HADA296-tt Жыл бұрын
ILAAHA RAXMAANKA RAXIIMKA QUDUUSKA SALAAMKA AYAY MAHADOO DHANI U SUGNAAATAY❤❤
@falastiinf6027
@falastiinf6027 2 жыл бұрын
جزاك الله خير. شيخه حفظ الله) اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وبارك على محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@salmoamiin5764
@salmoamiin5764 2 жыл бұрын
Scw scw scw I.a allow qof walba oo muslim ah amuurihiisa usaqir aamiin yaa rabbi
@Qaali_qalbi
@Qaali_qalbi 8 ай бұрын
- اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ؛ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ؛ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ).
@hamdixsan
@hamdixsan Ай бұрын
Waan samwynaya illahow guur kheyr leh sii Insha allah rabbigeyga saaid ayaan ugu kalsoonahay jawabna wan soo celin doona insha allah
@YasminSaid-gk7wl
@YasminSaid-gk7wl 18 күн бұрын
Abyo ma bilowday
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Asc walalalhey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah Eid Mubaarak🥰🙏🙏🙏❤
@hodanahmed3884
@hodanahmed3884 2 жыл бұрын
Allxamdulilaah wasalatu wasalamu calaa rasuulilaah sheekh alle ha ku barakeeyo run ahaantii ani un bada iga hadashay ii so ducee sheekh ilaahay inuu iga aqbalo insha allah
@axmedcabdulahicadawe3196
@axmedcabdulahicadawe3196 2 жыл бұрын
Hodaneey ma isku dhagsaNAA
@dajiyamohmethaadan2223
@dajiyamohmethaadan2223 2 жыл бұрын
صَلى اللهُ عَليْهِ وَسَلمَصَلى اللهُ عَليْهِ وَسَلمَصَلى اللهُ عَليْهِ وَسَلمَصَلى اللهُ عَليْهِ وَسَلمَصَلى اللهُ عَليْهِ وَسَلمَصَلى اللهُ عَليْهِ وَسَلمَصَلى اللهُ عَليْهِ وَسَلمَصَلى اللهُ عَليْهِ وَسَلمَصَلى اللهُ عَليْهِ وَسَلمَصَلى اللهُ عَليْهِ وَسَلمَ♥️♥️♥️♥️♥️
@hafsacasaanyo2019
@hafsacasaanyo2019 Жыл бұрын
Asc sheikh waxan rapaa inuu illahay ifuro faraj kheir qaba iso ducee
@FatumaLadan-xn4ml
@FatumaLadan-xn4ml 11 ай бұрын
أللهم صل علي محمد وعلي آل محمد كما صليت علي إبراهيم وعلي آل إبراهيم إنك حميد مجيد
@yahyahassananshur3705
@yahyahassananshur3705 8 ай бұрын
الحمدلله الحمدلله الحمدلله الحمدلله الحمدلله الحمدلله الحمدلله الحمدلله الحمدلله الحمدلله الحمدلله الحمدلله الحمدلله الحمدلله الحمدلله الحمدلله الحمدلله الحمدلله
@habibomohammed5504
@habibomohammed5504 2 жыл бұрын
Wlhi waan aqrina guur aad iyo aad ayaa ugu baahanahay
@muniich1944
@muniich1944 Жыл бұрын
Maheshay wll
@muniiramohmed8681
@muniiramohmed8681 6 ай бұрын
Meheshay guurkii wllo
@luulhassan5255
@luulhassan5255 2 жыл бұрын
Wan tijaabiyay ducuyin badan wankuguleystay الحمد لله
@Queen-Alii
@Queen-Alii Жыл бұрын
Abyooo
@sahraahmed6884
@sahraahmed6884 9 ай бұрын
Walalo igu caawi ducoyinke akhrisatay
@amiiracabdi9313
@amiiracabdi9313 2 ай бұрын
Alleh khayr haku siye ducoyinka isoo sheeg wllo
@Anzal-pe3vh
@Anzal-pe3vh 2 жыл бұрын
RAbiyow mustaqbalka san rabo ii yeeel rabiyow mustaqbalka ii hagaji 🤲😥😥😥 rabiyow cimri dher iyo cafimad isi an ku gAro hadafkyga 🤲🤲🤲🥰🥰😥alhuma ma amiin
@amranyuusuf9014
@amranyuusuf9014 2 жыл бұрын
Amiin
@Anzal-pe3vh
@Anzal-pe3vh 2 жыл бұрын
Amin wall
@RihaanAbdi-z1f
@RihaanAbdi-z1f Жыл бұрын
Amiin 🤲
@somalia641
@somalia641 Жыл бұрын
Amiin dhamaatayn
@sophiebaazi
@sophiebaazi Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين rabigey waku kalsonahy. A
@hibomustafe8555
@hibomustafe8555 2 жыл бұрын
Ilahy ada mahada leh alxmdlilh scw scw scw scw scw scw 🤲🤲🤲🤲🤲☝️☝️☝️❤💯
@deeqaxaajisaleban7816
@deeqaxaajisaleban7816 8 ай бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد وآله وصحبه أجمعين ❤
@asma3oo
@asma3oo Жыл бұрын
Ilaahay hay Rumeeyo Muradkayga oo aan macsi laheen Adiguna Waad mahadsan tahay sheikh
@ismamuxudiin-ew7zy
@ismamuxudiin-ew7zy Жыл бұрын
Masha alaaah jisagalaahu shekh apaah Haku xafidoo aamin yaraabi
@asmamuhammedasmamuhammed5053
@asmamuhammedasmamuhammed5053 14 күн бұрын
Alloow i Aqbal wan samaayn inasha Allah🤲
@yusramaxamad-st3oe
@yusramaxamad-st3oe Жыл бұрын
Ilhayow adoonkagan jeclahaday xalalna wankurabaye allow arimahayaga nbd iyo khyr nogudhamess yaa xayu yaa qayuuum
@farhiyo9765
@farhiyo9765 2 жыл бұрын
Scw scw scw i.a allow qof walbo o Muslim ah muradakoda u sahal dhamaanten allahum amiin yarabi🤲🤲🤲🤲
@RuunRuuxiLajeceley
@RuunRuuxiLajeceley 7 ай бұрын
Salahu caleyhi wasalam ❤❤❤ ilhayow guur xalaal.iisahal yarabi adonkada ahay oo dafiic ah😢😢❤❤❤❤❤❤
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Mashaa Allah shukran sheekh🙏👍
@historynerd7549
@historynerd7549 2 жыл бұрын
Jazaka Allahu kheyran sheikhana
@wanaagabadso903
@wanaagabadso903 2 жыл бұрын
Salalaahu Calayhi wasallam❤️💚🌿✨🍃🌴🍒❤️
@abunooh4796
@abunooh4796 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه رب هب لي من الصالحين
@nnnnn1123
@nnnnn1123 2 жыл бұрын
Shekh saliga 313jer qeyb qeyb ma u aqrin karaa Jazakallah kheyr
@FardowsoAhmed-y5l
@FardowsoAhmed-y5l 3 ай бұрын
الحمدالله😊😊🎉
@hibaqyusufhibaqyusuf3337
@hibaqyusufhibaqyusuf3337 2 жыл бұрын
Alleh wax ka baryaa qufka jclhy inu isiiyo🥺🤲🤲
@Fartuun-w2f
@Fartuun-w2f Жыл бұрын
Salallaahu caleyhim wasalam Salallaahu caleyhim wasalam Salallaahu caleyhim wasalam Salallaahu caleyhim wasalam Salallaahu caleyhim wasalam Salallaahu caleyhim wasalam Salallaahu caleyhim wasalam Salallaahu caleyhim wasalam 😊
@gntlmn4
@gntlmn4 2 жыл бұрын
Machaalah sheikh allah yi barik Aminnn inchaalah allah ha noo caqbaloh aminn ya rabiii
@Farxiyo-g3j
@Farxiyo-g3j 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw Allo ino sahal Guur xalaal Ah o wnksan aan isku Duceey No i.a 🤲🤲❤❤
@I.F.J
@I.F.J 2 жыл бұрын
Sheekh arrin ayaa ihaysta , waxaa igu dhacay dhib illahey iiqadaray , ayna tahay mid aan hore isoo marin qof ay soo marteyna aysan jirrin hadii ay jirtana waa Lama arkaan , run ahaantii illahay ayaa ugu mahadinayaa alxmdullilah , hada muhiimadu maha inan dhibkas aan sheegi karin in an ka hadlayo ,ee run ahaantii qadartaa Rabbi waxay igu noqotay mid aan xataa waali u dhawaadey ama nooc walida kamida aan gaarey , Muddo 4bilood ku dhaw ayaan Qol ku xirnaa arintaana la murugsana isla markiina xagga rabbi ayaan unoqday , waxan mudadas la kulmayna halkan kama sheegi karo dhamaan , heer aan ku dhawado in aan naftayda jarro xataa , alxmadullah lkn illah waa iga badbaadiyay , kama wada hadlli karo , dhibkasna xataa mid aad qiyaasi karto ma Aha , lkn arinkayga ayaa ah tallo hadda dhibkii markii iyo murugtii badneyd oohintii iyo Qadartii rabi , in shaydaan isoo dhex raaaco oo uu maskaxdeyda ku furro tashuuush aan sahlaneyn , sida in uu waxyaalo aan banaaneyn xataa ku fikirkoda igusoo riddo salaad aan ka tukan kari waayo aan ka cibadeysan karri waayo walhi waa soomahay been maku sheegayi heer waxa uu igaarsiiyay in aaan iska shakiyo , xataa inaan muslim ahay uu iiga shaki siiyo wax aaan ooohin ahayn aa qabtana maleh , siiba marka aan tukanayo ama aan ducaysanayo ayuu iigu badanyay , markaa sheeekh iimaankeygii iyo islam nimadeydi ayaa shaki layga geliyay , sababtuna waa Qaderta Alle oo ah mid Aan waligey kuriyoon xataa qof ay ku dhacdeyna aan waligey arag, Run ahaantii aad ayey qalbigeyga u gilgishay dhibtas muddo 4 billod ku dhaw ayan illahey dhimasho ka baryayey ! ^ mantana waxa iheysata in tashuush igu furanayy maxaa sameya sheeekh illaheyba kugu dhaarshe wax uun iga sii diinteydii ayaa u cabsnayaa hada waxkale oo aan u cabsanaya majiran, waa tukadaa waa cibadeystaa ,markaas ayunbu shaydaan ii imanayaa, diinta , illahey nafteyda Shaki iyo kolba meel ayuu iga soo wareegayaa asagoo iga fa,ideysanaya Dhibkaas !! Xataa marka qaar wuxuu idhahaa erayo hadan soo qoro gaf ku noqonaya illahey diinteydana iga fogaynaya , marka sheekh shakiyada maley qabanayaa Aakhiro ama shakiyada waaweyn salaada ma igaga burayaan ?????????????
@kaltummohammet7517
@kaltummohammet7517 2 жыл бұрын
alle dhibka ha ka qaado wll si deg deg shaydaankana markasta uu ku shaki galiyo iska naar illahayna u sii dhawoow markasto aad aragtid in shaydanku ku shaki galinayo waxa xasuusata in cadowgi illahay yahay o doonayo in waxa jirin kugu akhriyo dagaal adag la gal shaydaanka marna uuna ka faidaysan istiqfaarta iyo saliga nabigana badso oo afka ha kaqaadin wll hubaal wad isbadali doonta qiyamulalkana kac alle amuurahaga o dhan o khyra ha ku sahlo
@mohamednur2163
@mohamednur2163 2 жыл бұрын
Sidaan u fhamay qof imane leh ayaa tahay qalbiga awood kuma lihid lakin hadii ilahay wax ku qoray aad raali ku aheen markaas waa qatar
@nastexomohamed8597
@nastexomohamed8597 2 жыл бұрын
images.app.goo.gl/L3vTQypKtxo76nhU6
@nastexomohamed8597
@nastexomohamed8597 2 жыл бұрын
Wll ayadaa akhriso is bedel ayaad dareemaysaa insha allah iyo saliga nabiga scw scw scw
@nimcoahmed641
@nimcoahmed641 2 жыл бұрын
Alle haku caafiyo wll xaad adaa dhaqtar cilmi nafisa dhinac klna quraanka aqriso ducyso quraanbkana shido oo dalaco si shaydaanku uga cararo meehsa aameecad yar oo quraan kga baxo samyso habeen iyo maalin ha baqtiiin macaa hadad seexanyso ha kuu shidnaado
@idilmohamoud892
@idilmohamoud892 2 жыл бұрын
Shiikh Alle hakubarakeeyo aakhro iyo aduuba
@fadumoadan3733
@fadumoadan3733 Жыл бұрын
Illahayo adiga mahad adiga leh illahayow waxwalba irumee amin illahayo Nabi mohamed salalahu calayhi wasalam janada nagu kulansii❤❤❤
@ugaasbashiir323
@ugaasbashiir323 Жыл бұрын
Sheekh qax wanaagsabaad shwwhtaa balse hal lalmo baad wahkti badan aharaxaysaa sidaasina waa dhib fadlan hadalka sookoob
@sahroguure-kh1xz
@sahroguure-kh1xz 7 ай бұрын
Masha Allah wlhi wn xanuunsanaa mudo badan lkn sabab waxaa u lahaa cafimadgeyga shiiq badbaado allha Ku xafido shiiq
@idilmohamoud892
@idilmohamoud892 2 жыл бұрын
Salaallahu caleyhi wasalam salaallahu caleyhi wasalam salaallahu caleyhi wasalam salaallahu caleyhi wasalam salaallahu caleyhi wasalam salaallahu caleyhi wasalam salaallahu caleyhi wasalam salaallahu caleyhi wasalam salaallahu caleyhi wasalam salaallahu caleyhi wasalam salaallahu caleyhi wasalam salaallahu caleyhi wasalam salaallahu caleyhi wasalam salaallahu caleyhi wasalam salaallahu caleyhi wasalam salaallahu caleyhi wasalam salaallahu caleyhi wasalam salaallahu caleyhi wasalam salaallahu caleyhi wasalam salaallahu caleyhi wasalam salaallahu caleyhi wasalam salaallahu
@hawaaahmed1663
@hawaaahmed1663 9 ай бұрын
اللهم صلِّ وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد
@Fatima-cj1ut
@Fatima-cj1ut 2 жыл бұрын
Shukran sheekh badbaado waan samayn doonaa intaas insha Allah 1:اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم 313jeer 2:Suuratu IDAA WAQACA 3 jeer 3: Magaca YAAWAHAAB 45jeer Illahaw waxan rabo Adaa oge igu sii👐❤
@caluushanuurcayni4190
@caluushanuurcayni4190 2 жыл бұрын
Abyo isbadal miyaa aragtay
@queenhalima3234
@queenhalima3234 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@rajadeydawaaguul9687
@rajadeydawaaguul9687 2 жыл бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@bish3281
@bish3281 2 жыл бұрын
اللهم صلي على محمد وعلى أل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى أل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى أل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى أل إبراهيم إنك حميد مجيد
@aishaarale8983
@aishaarale8983 Жыл бұрын
Qeer alla haku siiyo shiiqow
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
Aabahay baa iidardaarmay suuratul waaqica iyi surato tabaarag waan kaxumahay waa qaica wali maxiftin illahayow unaxariiso asaguna habeen kasta waa akhrinjiray
@NasteexoAadan-xt6wx
@NasteexoAadan-xt6wx Ай бұрын
Wll ii soo duceeya in allaah guur xalaal ah ii sahlo
@caaishaxuseen8814
@caaishaxuseen8814 2 жыл бұрын
Shiek ilahay baba ika so dire subxanallah
@mahamuudaxmed79
@mahamuudaxmed79 10 ай бұрын
Walalo miyad heshay guurka😢
@qunesfakhy9403
@qunesfakhy9403 2 жыл бұрын
MashaAllah sheekh hooyada ilmaheeda ma u aqrinkartaa?
@IlyasMoussadabar-rt2bk
@IlyasMoussadabar-rt2bk Жыл бұрын
Allah Akbar mashaallah 💚💚💚
@NimcoMuxudiin-gs4hr
@NimcoMuxudiin-gs4hr Жыл бұрын
illahey baari waa🥺❤️Salallaahu caleyhi wasallam🥰
@fadumaahmed6212
@fadumaahmed6212 Жыл бұрын
Iso duceya walalyaal guurkii baa iga cusladey 😥
@faadumomohamud4695
@faadumomohamud4695 9 ай бұрын
kula mid ayan ahy wll ale hayno wada saqiro
@MaxamedCalicabdiqaadir
@MaxamedCalicabdiqaadir 5 ай бұрын
Allhuma sali wasalim calaaseyidinaamuxamad❤
@Xuseen-sr9zg
@Xuseen-sr9zg Жыл бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد ❤❤❤
@RAXMOCALIRaxmocalijimale-ir1sm
@RAXMOCALIRaxmocalijimale-ir1sm Жыл бұрын
Ilahow gurkega ifuudude
@rumanali3343
@rumanali3343 Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasallam. Yaa rabi iga farxi o wax khayr qabana isiiii aaamiin yaaa rabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻😢
@asmacabdi1708
@asmacabdi1708 2 жыл бұрын
Sheekha wakhtigan ad qabanayso ka daa wakhti walb allah iska
@wadanitailor955
@wadanitailor955 2 жыл бұрын
ماشاء الله جزاك الله خيرا
@NasteexoAadan-xt6wx
@NasteexoAadan-xt6wx Ай бұрын
Illaheyow guur xalaal ah ii sahal adigaa wax walbo awooda
@AdenMohamed-k3y
@AdenMohamed-k3y 3 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@qaaliali8383
@qaaliali8383 2 жыл бұрын
Please walaalayaalow isoo duceeya cariiri baan ku jiraa iga awood badiyay ducada iigu hiiliya in ilaahay iga saaro
@suweydahassan3873
@suweydahassan3873 2 жыл бұрын
Ilahay haka saaro abaayo ciriiriga
@muxamedsaadakhnuur6577
@muxamedsaadakhnuur6577 2 жыл бұрын
دعاء الهم و الحزن و الكرب Kitaabka .Xisnul Muslimka.
@umuilhan9948
@umuilhan9948 Жыл бұрын
Raxmaanku haka baxsho
@cabdi-qeyrtube122
@cabdi-qeyrtube122 2 жыл бұрын
Asc, walal Albaab walbo kaa xiran Allah haku furo, murug walbo aad dareemaysana, farxad aan dhamaan Allah hakugu bedelo hadad subscribe iisaarto, waxa laga yaaba adiga inay kula fududahay, balse aniga qiimey ii leedahay..!!!! Pin 📌 sheikh
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
Aamin
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
Kusaray
@farxiyofilsan3521
@farxiyofilsan3521 6 ай бұрын
Sallalahu callayhi wasalam 📿 🥹 ♥️
@hafsaaamin5749
@hafsaaamin5749 2 ай бұрын
Alaahuma sali Cala muxmed❤
@laylaadan
@laylaadan Жыл бұрын
Inshlh ya allah ❤❤❤❤❤❤
@ifraxguure4539
@ifraxguure4539 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم أجمعين
@ruweydomohamed767
@ruweydomohamed767 Жыл бұрын
M.a allah haku sharfo shiikh ❤️❤️❤️🙏💯
@nafisomacalin6285
@nafisomacalin6285 2 жыл бұрын
Masha Allah sheikh shukran
@cabiir9011
@cabiir9011 4 ай бұрын
Ilahow noo sahal aniga qof wanagsan oo mustaqbal rabo waanba waaye qofka barto xumaan lee iwaydinaa ana mustaqbal iyo caruur an raba iyo reer wanagsan ilahey ugu dhowado plz iso duceya😢
@faysalelmi2091
@faysalelmi2091 3 ай бұрын
Mashalaah waa helay ilahay baa ku imtixamaya inshalaah walashay
@FaadumoNuur-hs8ph
@FaadumoNuur-hs8ph 5 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@wanaagguudbiiye7770
@wanaagguudbiiye7770 2 жыл бұрын
masha allh sh badbaado alle haku badbaadsho jasakalah
@fadumoelmi7590
@fadumoelmi7590 2 жыл бұрын
Suuratul waaqica hadii aanan aqoon maxaan samaynayaa
@CoowkeCali
@CoowkeCali 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@SaredoAbdiSaredo
@SaredoAbdiSaredo 5 ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalim
@YahyeXinbil-rp7ry
@YahyeXinbil-rp7ry Жыл бұрын
Alle waa igarsinaya insha allh
@cabdilahijamac5430
@cabdilahijamac5430 Жыл бұрын
Insha Allah Ilaahay waa fududaynayaa guurka
@zahramuuse8634
@zahramuuse8634 Жыл бұрын
Mash allah allhuma Sali wa Baraka cala mohamed
@shukriabdi9629
@shukriabdi9629 2 жыл бұрын
أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@sodamustaf2860
@sodamustaf2860 2 жыл бұрын
Sheekh jazakahu qeer❤️❤️❤️❤️
@xamdicali9049
@xamdicali9049 2 жыл бұрын
Masha Allah sheekh waad mahadsanthy aniga muddo badan wan nebcahy guurka lkn hada bilaaba i.n 🥰
@shacniofficial3729
@shacniofficial3729 2 жыл бұрын
Kula mida ahy❤️ guur xalal ah Allah nagu arzaqo Insha'Allah
@HasaanAbdi-tv8ri
@HasaanAbdi-tv8ri Жыл бұрын
Allahyow kubarakeyo
@aishagedisheikh8568
@aishagedisheikh8568 2 жыл бұрын
أللهم صلي وسلم على نبينا وحبيبنا ونبينا محمد
@hothana.salaan7078
@hothana.salaan7078 Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam
@DahiraAhmedHassan
@DahiraAhmedHassan 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@yahyahassananshur3705
@yahyahassananshur3705 8 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@aayishaabdow3856
@aayishaabdow3856 2 жыл бұрын
Jizakalahi qer sheqow
@IfrahAlly-o1y
@IfrahAlly-o1y Жыл бұрын
Mashaalh mashaalh sheik barakallh
@FordosaCabdi
@FordosaCabdi 2 ай бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد
@sadiasiman5132
@sadiasiman5132 2 жыл бұрын
scw scw scw🥰🥰wll murada leyhy isoo duceyo alle inu isoo dadjiyo rabi 🤲🤲
@princedollar9112
@princedollar9112 Жыл бұрын
Inshallah Alllah wana gadhsiin
@InaMacalincraxiin-wd4nc
@InaMacalincraxiin-wd4nc Жыл бұрын
ilahey wuu igaar siinaya 🥰
@farhiyoibrahim7533
@farhiyoibrahim7533 2 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركات شيخنا
@ءامنهاحمد
@ءامنهاحمد 9 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم
DUCADA GUURKA AMA LAGU GUURSADO
6:27
Baabu Cilmi
Рет қаралды 23 М.
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
7calaamo oo guurka lagaaga xidh xidhay sixrtu tacddiil
22:34
Habib Abdirahman
Рет қаралды 96 М.
41jeer kutufo suuradaan
7:50
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 50 М.
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН