Allxdulillah Allah mahaasan walaahi suratul fatixa waan ku cafiimaaday waalina waan wada
@maleikoare71842 жыл бұрын
@Nayrus Ibrahim allmabarig
@xafsashiine35832 жыл бұрын
Masha allaah sheekh jasakallaah kheyr asc sheekh wan yara xanuunsadaa waxa jira wiil aan kala tagney o aan filayo inu sixir ila daba joogo wayo mar mar waxa jira o uu sawirkiisa iso direy xanuunsadey mar waxa jira u magaciisa iso direy o aan xanuunsadey sheekh nubarkaaga iso dir kheyr alle haku siiye talo quraan saar ah baan kaa raba
@AkADIR19742 жыл бұрын
Sheikha numberkiiisa waa kan shaashada saaran.
@xafsashiine35832 жыл бұрын
@@AkADIR1974 kan u watsppka ku is ticmalaan sheegaya wayo ma wici karo
@gashaanpro17052 жыл бұрын
Hadad iskaga shakisan tahay sixir waxad sameysaa ayadaha qur aanka ee ruqiyada iyo suratu albaqra ka dhagayso youtube ka oo erphone ku dhagayso markaa waad is dareemi hadii uu ku hayo dhagaysiga kugu ad kanaya
@anascabdiqani2 жыл бұрын
Maasha allaah has sheikh ilaahey ajaar bdn ha ku siiyo inta xanuunsan cafimaad taam ah aamiin yaa allaah
Asc sheq caydrus allah hakaawal mariyo i.a wanxanusana istal tage wax waligawaye sidii gaske liqabanaye gasna iyo waxwalbo waligi wye ruqyada ayan dageste wancafimade alx waniskuwada lkin sheqow wax idil jeclaa ina kuweydisto rabe sheqow side kulaxarira
@aaminasaalax77382 жыл бұрын
Ani wn xanuusan lkn wn ku fiicnahay inaan is cilaashiyo kama caajiso adkaarta iyo is cilaashintab lkn hada waxn rabaa talo hada wejiga igu daran xanuun baan ka dareem max sameeya sheekh Alle khayr ha ku siiye
Masha Allah tabarakallah Allah ha ku xafido sheikh caydaruus jazakallah khayr . Waxaan ku waydiinlahaa sheikh misk aswadka hadii aanan haynin ma ku badalankaraa sida catr oo kale ama ma iska dhaafikaraa ?
Waxn la igu sheega ila iyo duro mar waliba iso jawaab
@saadadaher5522 жыл бұрын
Mawaxa guqubaysan suliga misem elgale
@durzacadde1182 жыл бұрын
Insha allah wll
@lonelysoul10168 ай бұрын
Suuliga makula qubaysan kara biyahas?!
@UbaxAxmed-en8gt7 ай бұрын
Wllo biyahas suuliga kadaa
@indianamohamedsheikh79232 жыл бұрын
Taloyin ayaad ebar noga dhiktay nadaa qurun ka aad la wareekesad jooji milixa miskiga uf 🥵
@xafsashiine35832 жыл бұрын
Subxanallaah shaydaaanki o comnti Negtive soo qoray acuudu billaahi mina sheydaaami rajiim xasbunallaah wanimacal wakiil
@Wizard777-k2g2 жыл бұрын
Man sha allah jasakalaahu khayr sheekh
@muxaadharochannel17412 жыл бұрын
Ha caynin walal sheqo ,quraan lee shege
@indianamohamedsheikh79232 жыл бұрын
Walalayal walahi qoraalkan ma garanayo xilikaan soo quray hada ayan arkay sheikha alle dartii ayan u jeclahy mana jecli wax xun in aad irahdo Allaha na wada caafiyo sheikh carab ah Oo quraan I saaray waxuu u dhahay waad icanesaa marwalba Hadan la hadloba wn isbadalayaa sheikh caydaruus taloyinka markuu. Bixinayo wn dhibsadaa marna wan isbadalayaa ma aqaan wax aan sameyo alle ayan talo saartay