5 GANACSI OO FAA'IDO BADAN LAGA HELO

  Рет қаралды 94,471

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

5 жыл бұрын

Muuqaalkan waxayn uga jawaabaynaa walalaha haysta dhaqaale dhan 20 kun oo dollar, raba inay furtaan ganacsiyo balse aan fikrad ka haysan ganacsigii ay maalgashan lahaayeen.
📞 Talk to me for 45 mins 👉 calendly.com/consultzakariye/...
🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/Zakariye127
#Horumarsamee

Пікірлер: 293
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Soo dhowaada walalayaal wixii aan ka tagay halkan hoose kusoo qor inaguna biiri. Walalaha inay ila soo xidhiidhaan raba instagrams ka igala soo xidhidha instagram.com/zakariyecaawiye
@SharmarkeAOsman
@SharmarkeAOsman 5 жыл бұрын
Watsapp number kaaga, wlaal isoo dir adoo raaliya. Thanks....
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 5 жыл бұрын
4 Mise 5 kun dollar bal inoo fasir EE ganacsiga fudud lagu sameey karaayo Walal mahsanid inshallha
@halhaystv
@halhaystv 5 жыл бұрын
Xagee kaala.soo.xiriirna
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 5 жыл бұрын
Asc wll aad ban kusalaamaya wll magacaygu waa khadar waxan jeclahay inaan meherad yar oo ganacsi kafurto wadanka inkastonan Lacag badan heli Karin hadana waxan heli kara ilaa dhowr kun oo Dollar bal meherad yar oo kuhaboon taladeda isii
@oufeulclicks
@oufeulclicks 5 жыл бұрын
aad baad u mahadsn thy
@saidmo9261
@saidmo9261 5 жыл бұрын
untii aan KZbin daawanayey qofka kaliya ee aan wax badan ka faa'iday sxb cilmiga iyo caqliga ilahay ha kuu barakeeyo
@bishaarabdi8020
@bishaarabdi8020 5 жыл бұрын
Mahdsanid wll alle Haku barkeeya waa markii ugu Horeeysay oo Ku soo biira chanankaada Runtii waan ladhacay
@mohfarah5935
@mohfarah5935 5 жыл бұрын
Waad umahad santahy
@sumayishmahamud9639
@sumayishmahamud9639 3 жыл бұрын
Walal xagee kalasoxirira numberkaada
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli 3 жыл бұрын
Really haa alle ha barakeeyo
@nua.h2757
@nua.h2757 5 жыл бұрын
Waxa aan aadka ooga helay waa inaad dad kii gudaha joogay iyo kuwa qurbahaba wadankii jecleysiineso. Dal iyo qurbo joogba wadanka iney wax ka qabsan karaan i love it. Jazakallah kheyran
@Maankoriye
@Maankoriye 5 жыл бұрын
15 dislike is this People are sick? Respect bro from Germany u ar role Model. Big Love. ❤
@ramlayuusuf8211
@ramlayuusuf8211 2 жыл бұрын
Qarash mahesto lkn ganacsi waa rabaa
@herodajiye
@herodajiye 5 жыл бұрын
Anon dawan baan like saaray waayo waxaan ogaaa in adan bilash noo Soo hor fariisan doonin
@ubahahmed9897
@ubahahmed9897 4 жыл бұрын
Dhiri galintada wll waad ku mahadasan tahay
@abdihakiinfaysal
@abdihakiinfaysal 5 жыл бұрын
Aad qof Dadkisa hormar la jecel adaan ku arkay thanks anigu #kobciya ku bixin laha
@yahyeaadam5218
@yahyeaadam5218 5 жыл бұрын
Horumar la.aana nadhishay Somali hada nahay dalkeeni horumara kajira ee ubahan inan si fudud looga faidaysta
@sameermohamedsalvatoore7797
@sameermohamedsalvatoore7797 5 жыл бұрын
Sax waaye Wlhi
@nassweekly2161
@nassweekly2161 5 жыл бұрын
thank you brother for your advice
@abdisamadahmed5493
@abdisamadahmed5493 5 жыл бұрын
You are the best I will go for the gas stations thanks
@nimoaden2763
@nimoaden2763 2 жыл бұрын
Ilaahay cagligaaga ha kuu barakeeyo waxbadan ayaan kaa faaiday waan ku daawadaa inta badan halka aan rabo markaan soo gaadhadha talo ayaan ku soo waydiisan hore u soco wallaal mahadsanid
@kadrahussein2052
@kadrahussein2052 3 жыл бұрын
I like Your advice business🌄
@qaali1236
@qaali1236 3 жыл бұрын
Your mind is amazing 😉, really I love your inspiration❤️
@mahamudkahin9
@mahamudkahin9 2 жыл бұрын
Asc walaal waan ku salaamay
@biggstone3573
@biggstone3573 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll aad ban uga helay sida aad umada ugu faaidaynaysid ajar baad ka helaysaa Dadka qaarbaa qorshe ka dhigta inta aad u shegtid umada
@warzandahir5915
@warzandahir5915 5 жыл бұрын
Masha allaah wll thnks runtii waa taLooyin aan ubahnaa wana ganacsiyadaan aadka ugu fekero gulaayso wll
@nimofarah8193
@nimofarah8193 5 жыл бұрын
mashaa allaah wll alle haku barakeeyo👍👍👍👍👏👏👏👏
@abdisalam18dahir17
@abdisalam18dahir17 5 жыл бұрын
Masha Allah Walal thnks run ahaantii Waxad nasiisa talooyin aad uwanagsan
@sultanyasiin4345
@sultanyasiin4345 5 жыл бұрын
Mashaa allah Alle aqliga hakuu barakeeyo
@khadarex9237
@khadarex9237 4 жыл бұрын
Maacha aallah Jazakallah khayra wllo
@bulshaaawibulshaawi52
@bulshaaawibulshaawi52 5 жыл бұрын
jasaakalaah khayr teacher
@fartoonfq3657
@fartoonfq3657 5 жыл бұрын
masha alah tabaaraka alaah mahadsanid
@ldnh.6300
@ldnh.6300 5 жыл бұрын
Mashallah waa channel faaido badan leh 👍
@abdijaliilmohamed7309
@abdijaliilmohamed7309 5 жыл бұрын
masha allah pwe allaha ku barakeeyo dhalinyarada booswayn ugu jirtaa
@rahmaawil2096
@rahmaawil2096 5 жыл бұрын
Mahadsanidna wll
@abdikhadijo7498
@abdikhadijo7498 4 жыл бұрын
Asc cilmiga iyo caqaliga Allah ku barakeeyo manashallah walal
@abdiazizyusuf4587
@abdiazizyusuf4587 5 жыл бұрын
Machalllh waxan kugu hambal yeynaya homarkga iyo wanaga wllha lajeceshahay ilhay haka jazayiisiyo
@abdiazizIbrahim-kc3in
@abdiazizIbrahim-kc3in 5 жыл бұрын
Jazaka Allah wll Best Youtuper 2k19
@sakariyezuldaan6862
@sakariyezuldaan6862 5 жыл бұрын
Maashaa Allah akhii jazakalaah
@mohamadibrahim3248
@mohamadibrahim3248 5 жыл бұрын
Thanks bro zaki
@feisalsuleyman733
@feisalsuleyman733 4 жыл бұрын
Thanks Dia teacher
@abdirahmanbihar5567
@abdirahmanbihar5567 5 жыл бұрын
Masha Allah walal ilaahy haku barakeeyo
@xogmaalnews2144
@xogmaalnews2144 3 жыл бұрын
Masha allah ilahay ha kaa ajar siiyo
@abdallaabuubakar
@abdallaabuubakar 4 жыл бұрын
Shukran jazaa ka allah
@aaminacalibadiye8862
@aaminacalibadiye8862 5 жыл бұрын
Mahadsanid walaalkey.
@Jeheeye
@Jeheeye 5 жыл бұрын
msh allh fikiro wacan sxb Zkry
@abdinafiyusufomar2974
@abdinafiyusufomar2974 4 жыл бұрын
Masuul hawl fcn ayaad runtii heeysaa rabi haku xafido jzaka Allah
@suleimanmohamud6123
@suleimanmohamud6123 3 жыл бұрын
Masha,Allah walal kheyr allaha kaa siiyo latalintada wanagsn
@alisaladhussein2136
@alisaladhussein2136 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@khadarmuuse3843
@khadarmuuse3843 4 жыл бұрын
thanks
@Mullaaxo
@Mullaaxo 5 жыл бұрын
Maa shaa ALLAH jasa'ka laah wll
@kingak7472
@kingak7472 5 жыл бұрын
Maasha allah thanks walaal
@abdiazizalisaprie6111
@abdiazizalisaprie6111 5 жыл бұрын
M.a caqliga ilaahey haku siyadiyo wll
@maxamedcabdulahi2996
@maxamedcabdulahi2996 5 жыл бұрын
Waa fikrado dhaxal gal oo la maalgashan karo Mahadsanid walal
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 3 жыл бұрын
Mashaa allah jasaa kumu allahu qeyr jasaa
@gaaroodimedia9766
@gaaroodimedia9766 4 жыл бұрын
Maansha Allah ,Noolow sheekh
@mahyeofficial6206
@mahyeofficial6206 5 жыл бұрын
Sakariye waxba gacanta kuma hayo dhaqaalo ah lkn waxaan rabaa in aan ganacsi bilaabo maxaaad igula talin lahayd
@axmedbashiirmire2756
@axmedbashiirmire2756 4 жыл бұрын
Thanx zhb macan
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 5 жыл бұрын
Maasha Allah
@ummaxamada4872
@ummaxamada4872 5 жыл бұрын
Habo garkaaga sidi nebiga scs uu amray u sii daa wiil wanaagsan ayaad tahay oo daacada بارك الله فيك
@y.a1903
@y.a1903 5 жыл бұрын
Wxu shegayey oo dhan ma garkisad aragtay???yaab
@umalkhyrdahiromar2524
@umalkhyrdahiromar2524 3 жыл бұрын
Hno sakariye alle haku xiftiyoh hno meel lagaga soo xidhiidho noo sheeg oon cilmiga aad nagu cawiso hno
@abdinuurali1263
@abdinuurali1263 4 жыл бұрын
Sxp aadbd umahdsnthy taloyinkan Aad nasiiday waxyabo badn yaan ka faa'iiday aan is laha markii hore faa'iido malaha horumar wacn jazakallh.
@halimahassan657
@halimahassan657 5 жыл бұрын
ASC HABO MACANE JZK QAYRAN JZ BAARAKA ALLAAH SIDA AAD INOOGU FAA,iideysay.
@ahmedmohamud6496
@ahmedmohamud6496 5 жыл бұрын
Wll allaha ku barakeyo.
@maxamuudcumar2792
@maxamuudcumar2792 5 жыл бұрын
masha allah
@susanoo2217
@susanoo2217 2 жыл бұрын
Wadaan kale ka shaqee waa muhiim
@nafaabdi3546
@nafaabdi3546 4 жыл бұрын
South africa Ayaan Rabaa in aan ka so guuro insha Allah waxaana Raadinaayay maskax ganacsi mahadsanid walal 👍
@mohamedhaaji1989
@mohamedhaaji1989 3 жыл бұрын
Maka guurtay anaa meeshan nace
@geedi454
@geedi454 5 жыл бұрын
Mansha Allah Sxb Hawl Aad U Fiicanbaad Haysaa,Kuna Cusub Bulshadeena. Waankugu Hambalyaynayaa Sxb. Dad Badanoo Lacag Barkan Oo Meel Ay La Tagaan Garan La Ayaa kaa Faa'ideysan Insha Allaj.
@yousifyousif3522
@yousifyousif3522 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxp wlh adban Kalinta
@ugbaadosmaan752
@ugbaadosmaan752 3 жыл бұрын
wll anuu maantaan kugu soo biiray fikradahaada way icajabgaliyeen inaad isoo dhawaysana wan rajayn insha allah wixii su aal aan qabana waan ku waydiin doonaa
@mohammedogleh5195
@mohammedogleh5195 5 жыл бұрын
Thank u Abdirisaq run ahantii ma ihi ganacsade ama nin hanti haya uu ku bialbo gancsi lkn wxad iga cawisay my university ppt kaso layga rabay fikrad gancsi then my ppt wuxu noqdey ki u wcnaa thnks mar labaad👍
@ruunmaxud1871
@ruunmaxud1871 4 жыл бұрын
M.allh wll
@ruunmaxud1871
@ruunmaxud1871 4 жыл бұрын
Bussiness maad barata
@rahmomire2844
@rahmomire2844 5 жыл бұрын
Walaal zaki jazaka Allah kheyra waxaan kaa codsanayaa in aad naga caawiso ganacsi $1000 am $2000 lagu bilaawi karo. Mahahsanid walaal Alle haku sharfo howl fiican baad umada u heysaa guuleyso walaal.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Halkan ka daawo walal kzbin.info/www/bejne/l6qpmmSEjtmeh80
@alfajristationary4223
@alfajristationary4223 5 жыл бұрын
aad ayaad u mahadsantahay sxb zakariye abdilahi ali waa talo aad u qiimo badan
@marwochannel3
@marwochannel3 5 жыл бұрын
Allah KU dhowro walalo
@wiilkasanadka9070
@wiilkasanadka9070 5 жыл бұрын
Masha Allah Aadbaan Oga hela
@fardusacwabri9758
@fardusacwabri9758 5 жыл бұрын
Mashaa allaah hore usoco wllo
@abdiazizyusuf4587
@abdiazizyusuf4587 5 жыл бұрын
Wll marka hore wad mahadsantahay
@ifrahahmes3695
@ifrahahmes3695 5 жыл бұрын
Waad maahasanthy wll
@feinu
@feinu 5 жыл бұрын
Manshllah ustaad wan kutagersane
@maryambrahim82
@maryambrahim82 5 жыл бұрын
Masha Allah dadka comment maxay lacag haystaan. Ilaahay baan idin leh 10 $ iska sadaqaysta dad baahan baa buuxa aduunka
@2jaboisak761
@2jaboisak761 5 жыл бұрын
Sxb waxaan rabaa hadii aad taqaano ganacsigan ah kala gooshka oo intaad alibaba wax kasoo gado oo aad ku iibiso amazon Plz hadii aad wax kala socoto noo soo gudi mahadsanid !!!
@muumindude7269
@muumindude7269 3 жыл бұрын
Allh kusharfo wll shqa fcn ayd bulshada uhaysa
@maxamedaxmed612
@maxamedaxmed612 5 жыл бұрын
Asc walal noo soo duub kafateeriyada London si aan dalka uga sameyno kafeteriya casriya
@abdirashiid4503
@abdirashiid4503 5 жыл бұрын
warsxp ani jaamacaddaa business plan assignment ah soo sammee laygu dhahay seen usameeyaa pls
@youtubechannelfoodsomali6924
@youtubechannelfoodsomali6924 5 жыл бұрын
Asc walla setahy waxaan rabaay inaan ibiiyo dharaag dumarka ama caaruurta sii online aha adu mahad saan Walhi waxa badaan ayaan kaaa faa idaaay🙏🙏
@bulshaaawibulshaawi52
@bulshaaawibulshaawi52 5 жыл бұрын
maansha allaah
@rerkismanyojubaland3738
@rerkismanyojubaland3738 5 жыл бұрын
Waad mahad santahey
@mohamedyaasiin3105
@mohamedyaasiin3105 5 жыл бұрын
Sakiriye cabdilaaHi cali aad baad u mahad san thy
@ie3787
@ie3787 5 жыл бұрын
zakariye c/raxmaan wll barnaamijyadaada wey fiicanyihiin 100% lkn barnaamijyadaada soo koob wll
@roobleahmed5762
@roobleahmed5762 5 жыл бұрын
Asc mudane wan kusalamy.waxan donayaa wlle beer smart ah inaa samaysto tasoo ah hydroponic ama greenhousing and drip irrigation farming.waxan karabaa inaa talo iga siiso iyo aqon dheriyaba arintaas.midakle wlle xagen kahelokaraa ploythenes ama cover greenhousing ka.isoo jawab khaur allaha kusiyee mudane
@samarfarhan6307
@samarfarhan6307 5 жыл бұрын
Asc wll waxaan doonayaa inaad ii sheegtid talo aan kubilaabo ganacsi waxaan haystaa lacag dhan 3000$ waxaan jooga dalka ethiopia. thanks
@aliwarya3391
@aliwarya3391 5 жыл бұрын
Mashlh mhdsanid wll sakariye
@munaabdisamed3937
@munaabdisamed3937 5 жыл бұрын
Waaaaw mansh allh wlky
@danyalshah5232
@danyalshah5232 3 жыл бұрын
Samaritan Abdullahi Ali aadbaad umahadsan thy wlhi qorshahada adban ula dhacay jasakumulahu kheer
@nuriye555
@nuriye555 5 жыл бұрын
Walal zakarye waxaad noo raadisaa anaga dhalinta ganacsi lagu bilaabi karo $300-$500 oo macquul ah faa ido na leh dhalinta khaas ahaan thank u
@somalilandermushtaaqbintus650
@somalilandermushtaaqbintus650 5 жыл бұрын
wcs
@sahramaxamuud4030
@sahramaxamuud4030 3 жыл бұрын
asc sekeriya mamo waxan rbaa alaaba ha wantaymka ah sida kuwa jibiska lagu qaato sida kega iw
@habiibadubed7528
@habiibadubed7528 5 жыл бұрын
Allaah ha Ku barakeeyo adigoo kalana Hanoo badiyo.
@cabdirahmanbadal8497
@cabdirahmanbadal8497 5 жыл бұрын
Sidaa noogu soo Bandhig anagaa kala doorane ok pro Hore usoco
@abdiqanibooley8073
@abdiqanibooley8073 2 жыл бұрын
Wll mcn waxan rawe ina dalka turkiga imado oo An dhar kagato wll ma igu cawin karta ✅🙏
@nimoaden2763
@nimoaden2763 2 жыл бұрын
Maansha alla
@yaasiinfaqay8050
@yaasiinfaqay8050 2 жыл бұрын
Asc
@carafaadaleeli5144
@carafaadaleeli5144 5 жыл бұрын
Zxp 2000 ilaa 5000 ganacsi lagu furan karo nosoo gali pl wayo dadbadaN bay usahlantahay BAAlaga yabaa lkn aaN fikradi
@awaylecumar999
@awaylecumar999 2 жыл бұрын
Asc sxb
@user-xt7sz3kb2x
@user-xt7sz3kb2x 5 жыл бұрын
6000$ ganacsige ugu fiican ee lagu bilabi kara hargeisa ayan jooga mahadsabid
@abdirisakalihassan4661
@abdirisakalihassan4661 2 жыл бұрын
Anaa ku haayo business planning mudane soo dhowoow
@abdilahimohameddiinidrshar6351
@abdilahimohameddiinidrshar6351 5 жыл бұрын
1000 iyo 2000 qofkii haysta fursadaha ugu fiican noo sheeg
@monka9102
@monka9102 5 жыл бұрын
Sxphoraye puu udupaye channelka paar ada heli doona
@mohamedabu9004
@mohamedabu9004 5 жыл бұрын
Miiis Yaan yo I qudaar baad kufuran kartaa
@salmaansolo5595
@salmaansolo5595 5 жыл бұрын
Drug dealer noqo hhhhh
@mohamedzuhaipofficial3641
@mohamedzuhaipofficial3641 3 жыл бұрын
Asc wll magacaygu waa isra nagiib waxaan haystaa $150 waxaanan ahay hooyo jecel inay shaqaysato wax lacagana intaasaan haystaa maxad igula talin lahayd
@ugasohoosh1038
@ugasohoosh1038 4 жыл бұрын
Asc walal adigoo iga raliya maheli karaa meelan kala soo xiriiro si toosa please
@cabdicawilfarax1488
@cabdicawilfarax1488 5 жыл бұрын
asc sakariye wl guulayso
@cabdicawilfarax1488
@cabdicawilfarax1488 5 жыл бұрын
sakariye wl mashinki ukunta ma haysaa bashinkaas baan ubaah naaye
@abduladircumar561
@abduladircumar561 5 жыл бұрын
Waayo 20,000 waxba kama qaba karo waayo waxaa intaa aad sheegtay ka badan haamaha shidaalka iyo qurxinta
@faadumoduraancabdicasiis9900
@faadumoduraancabdicasiis9900 5 жыл бұрын
Wll marka kowad mhdsnd marka labad waxa ishegta waxn danaynaya ina shirkad dhar so sarto furo wadankeni dhexdisa marka siden ku bilabi kara maxase qarash iga gali kara
@jasrakay4594
@jasrakay4594 2 жыл бұрын
Walaal waxaan rabaay qalabka dukanka hilibka
@cismangurey5733
@cismangurey5733 5 жыл бұрын
Walaal mahadsanid waxaan jeclahay inaan furo electronic shop marka ma iisheegi kartaa shirkadaha qalabka tayada leh soo saara sidee u baran karaa si aan macmiil ugu noqdo oo wax uga soo gato tayo leh
@abdiwahidyarechanel6918
@abdiwahidyarechanel6918 5 жыл бұрын
hadii aa u bahantahy qalab tayo leh ahna Türkiye jabana fdln nala so xidhidhi wad mahdanthy
@ilovemyallahilovemyallah5738
@ilovemyallahilovemyallah5738 5 жыл бұрын
Anaa u bahan xagen kala soo xiriraa
@abdiwahidyarechanel6918
@abdiwahidyarechanel6918 5 жыл бұрын
@@ilovemyallahilovemyallah5738 +90538472292 whatsup aya igala so xidhidh kara ama Facebook facebook.com/samiir.warsame.79
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 5 жыл бұрын
Iska daa electronic wax jira ma ahan
5 GANACSI OO XIISO BADAN 2019 LA HIRGELIN KARO
14:41
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 49 М.
5 GANACSI OO 2 KUN DOOLAR LAGU BILAABI KARO
14:27
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 84 М.
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 19 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 58 МЛН
БИМ БАМ БУМ💥
00:14
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 4,5 МЛН
QAABKA AAN CAFETARIA U FURTAY GANACSIGAYGA U HOREEYAY IYO MENU AAN GADI JIRAY
12:55
5 GANACSI OO KUN DOOLAR KU BILAABI KARTID
15:29
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 196 М.
Warriors Podcast | Anass Aouragh
1:13:50
Ecom Warriors
Рет қаралды 78 М.
QAAB FUDUD OO CIDKASTA LACAG GURYAHA UGA SAMAYN KARTO
12:12
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 113 М.
أربعة مفاتيح مهمة في الاستقطاب | المدرب لؤي محمد
46:31
MASHIIN GANACSIYO BADAN ANFICI KARA
10:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 29 М.
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 19 МЛН