QAAB FUDUD OO CIDKASTA LACAG GURYAHA UGA SAMAYN KARTO

  Рет қаралды 113,493

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

5 жыл бұрын

📞 Talk to me for 45 mins 👉 calendly.com/consultzakariye/...
🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/Zakariye127
#Horumarsamee

Пікірлер: 556
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Walalaha raba inay ila soo xidhiidhaan meesha ugu muhiimsan waa Instagran aan idiinka soo jawaabi karo. fariimihina halkaa iigu so gudbiya inshallah. wixii suaal ahna qaynta comment waad iigu dhaafi kartaan. instagram.com/zakariyecaawiye
@SharmarkeAOsman
@SharmarkeAOsman 5 жыл бұрын
Walaal, aniga kulasoo xidhiidhi lahaa, instagram iyo facebookna ma isticmaalo, WATS app number kaaga ma ii sheegi kartaa?
@NJ-cu6wl
@NJ-cu6wl 5 жыл бұрын
Mashaala wala alaha hakubarakiyo
@shukrijama5829
@shukrijama5829 5 жыл бұрын
Zakariye Abdullahi Ali asc
@iqraabdisalam5961
@iqraabdisalam5961 5 жыл бұрын
Zakariye Abdullahi Ali Anaa shaqo ubaahan
@umuahmad5861
@umuahmad5861 5 жыл бұрын
Masha allah barakallah Allaha ku xafido hada ayaan arkay videogaga su. Wanku saaray like sidookle waanka helay fikirkaaga barakallahu fiik
@moh2232
@moh2232 5 жыл бұрын
nio ninkan wlhi wa Rijaal 👋🏼 markaan arkay vedio gii fikrada ganacziga ayaan ku qancay ka dip kanaalka ku zo biiraY 💯💯💯💯
@anabjimaale564
@anabjimaale564 5 жыл бұрын
Mashallah u are Amazing and very gorgeous walal,a-lot of people will benefit your videos including me and Allah make Easy for u what u doing is great keep going👍 inshallah
@hamzedugsie4086
@hamzedugsie4086 5 жыл бұрын
Waar ninkan waa rijaal wllhi dadku waa xaasidiin waxan kuu sheegi maayaan Hore u soco Brother
@naasiryare02
@naasiryare02 5 жыл бұрын
Excellent advice really I like it maasha Allah
@ZA-oi9eu
@ZA-oi9eu 4 жыл бұрын
Dadka waxa uuu khayr badan qofka dadka kale anfaca . Maasha Allah walal. Jazaka Allahu khayran wajazaa.
@cookingwithnoora9422
@cookingwithnoora9422 4 жыл бұрын
Mashallah bro I like what you do.not everyone is open minded like you.keep it up
@najuuaraale
@najuuaraale 5 жыл бұрын
Mansha Allah wll dhiri galintaada aadbay ii anfacday inkasto Aniga yurub aan ku noolahay waana jeclaan laha arimaha yurub iyo ganacsi in aad nala wadaagto
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Inshallah walal muuqaal ayaan dhowaan qorshayn doonaa aan kaga jawaabi ganacsiyada wadaman la samayn karo.
@dahirhassan7508
@dahirhassan7508 5 жыл бұрын
Adoo yurub joogo ayaad lawadaagi kartaa qaraabada
@najuuaraale
@najuuaraale 5 жыл бұрын
Thx wll inbadan
@yuusufxamud7866
@yuusufxamud7866 5 жыл бұрын
Noo soo daa waan sugaynaa wll
@barkhadlemohomed4051
@barkhadlemohomed4051 5 жыл бұрын
Quruxy waan ku salmy
@hanahajifaroole2593
@hanahajifaroole2593 5 жыл бұрын
Masha'alaaah Qof daacad ayaa tahay Jazakalaah kheer
@himilochannal1547
@himilochannal1547 5 жыл бұрын
Lacag lacag lacag waa maxay lacag? Waar Nabigu (SCW) dadka muu barin sida lacag loo sameeyo waayo isaguba wuxuu dhintay isagoo aan aduun haysan lkn wuxuu baray sida janno loo shaqeysto Aduunyadana kasbi xaal ah loo shaqeysto sxb maanta dadku sida Lacag loo sameeyo way yaqaanaan lkn Aakhiro way himaameen gaar ahaaan Salaadihii way dayaceen😙
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Dhaqaalaha iyo Lacagtu ba diinta ayay kamid yihiin ee yaanay diintu kugu qaloocan hadaad waxyar quraanka alle ka baray ama aad tafsiir garanaysid waxaad ogaan Lahayd Nabi Yusuf inuu Wasiir Maaliyadeed ahaa, Nabj Maxamed SCW inuu Ganacsi safar u bixi jiray, in Allah swt inu Quraanka inoogu sheegay Ganacsiga xalaal ga dhigay Ribbada Xaraan ka dhigay. Intaa wixii ka badan hadaadan ku qancina fadlan badu waa wayntahay ee hore u mushaax kanaalkan waydaaro. Mahadsanid
@jaama1343
@jaama1343 5 жыл бұрын
+Zakariye Abdullahi Ali runtaa wye bowe
@ahmednadiif3901
@ahmednadiif3901 5 жыл бұрын
cabdicasiis zxp diintu maha sidaad mooday ee u fiirso quraanka iyo xadiiska nebiga scw dadka islaamka ahi inay tijaar noqdaan cid diidaysaa ma jirto
@xornimodhaqaale
@xornimodhaqaale 5 жыл бұрын
Jaahil batahaye orod hashaqaysane meel fariso
@hawaahmed2578
@hawaahmed2578 5 жыл бұрын
11
@wadanichanal5318
@wadanichanal5318 5 жыл бұрын
Walaahi ustaad zakariye million subscriber uqalaantaa walaahi mudane mahadsanid.
@2jaboisak761
@2jaboisak761 5 жыл бұрын
Dadku waa xaasidiin badanaa kuuma sheegaayaan waxaan oo kale
@yanito2545
@yanito2545 5 жыл бұрын
Salman Isak 🤣🤣🤣
@yusufsaidfarah7270
@yusufsaidfarah7270 5 жыл бұрын
Aad iyo Aad
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 4 ай бұрын
Waa run Walhi
@huseenabdulle5898
@huseenabdulle5898 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad allaha noo kaa xifdiyo
@Smooth-Relaxation27
@Smooth-Relaxation27 2 жыл бұрын
ManshaAllah i like your video you really motivated us tnxs alot
@ayaanmohamud6032
@ayaanmohamud6032 5 жыл бұрын
Masha allah wll allaha ku xifdiyo wlhy wan jeclahay qofka dadka caawiya wax faa.ido lehna soo kordhiya hore usoco ganasigana waan jeclahay inaa malin uun noqdo qof ganacsata
@mukhtarahmed7055
@mukhtarahmed7055 3 жыл бұрын
Masha'Allah جزاك الله خيرا
@somalilandermushtaaqbintus650
@somalilandermushtaaqbintus650 5 жыл бұрын
wcs masha allah wll wajasaaka laahu khyrn
@queenvlogsandfilms7132
@queenvlogsandfilms7132 4 жыл бұрын
Nice zakariye Abdullahi Ali keep going pro
@sadiamohamudibrahim3944
@sadiamohamudibrahim3944 5 жыл бұрын
masha allah mahadsanid wll sakariye
@Rashidfx
@Rashidfx 5 жыл бұрын
Masha allh Allaha kuxifdiyo bro
@riyaaqshow1192
@riyaaqshow1192 5 жыл бұрын
Dadoow Aqiro iyo aduunyaba aan ushaqeysano hatuu illahay idmaayo aaqirana waad u aayeysaaa aduunkana waad kudhorsananeysaaaa wlllo
@Gaari_GacanLe
@Gaari_GacanLe 5 жыл бұрын
Waa sidaa baayo mcn *cooking*
@jokaradan2067
@jokaradan2067 5 жыл бұрын
Msha allah wllo khyr bad helysa
@baylood.germany
@baylood.germany 5 жыл бұрын
Mahadsanid zhp sakariye
@abdirahmandonkal437
@abdirahmandonkal437 3 жыл бұрын
Masha Allah waa information loo baahna Allah ajar ha kaa siiyo
@hudaabdulahi8229
@hudaabdulahi8229 5 жыл бұрын
Mashaa Allah! waa beelo fikrahadaada
@ahmedadam9072
@ahmedadam9072 5 жыл бұрын
Mash allah Waa maas kax laga faa ideso karo walaal ad iyo aad baad ugu mahad santahay wayo somalidah qaar kood waxii faa idoo waye qariiyan Well done may allah bless you for sharing the business with your brothers and sisters
@Nasiib724
@Nasiib724 5 жыл бұрын
Jazakalaah wlo
@youngash6411
@youngash6411 5 жыл бұрын
Barak allah feek
@gurifarxad4634
@gurifarxad4634 5 жыл бұрын
Thanks bro masha Allah
@Xaajidigaalemedia
@Xaajidigaalemedia 5 жыл бұрын
Maasha Allah zxp fikrad fiican waaye
@user-xy7hu5wn3i
@user-xy7hu5wn3i 3 жыл бұрын
mahadsanid wall
@abdirashiid4503
@abdirashiid4503 5 жыл бұрын
Maanshaa.allaah guulaysta wallo
@aliwarya3391
@aliwarya3391 5 жыл бұрын
Mashlh mahadsanid wll sakariye
@rugsanofficialchannel9369
@rugsanofficialchannel9369 4 жыл бұрын
Mansha Alaah , keep it going brother
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 5 жыл бұрын
mnsha allah. brother allah haku dhowro kuwii kaa faideystana allah hanaga dhigo
@MokhTar_abdi
@MokhTar_abdi 5 жыл бұрын
Mnzha allh zakariye abdullahi Ali
@ladiifabintb7903
@ladiifabintb7903 5 жыл бұрын
Maasha Allah tabarakallah
@maxshabeelle
@maxshabeelle 5 жыл бұрын
Mahadsanid walaal sidaad noola wadaagayso aragtiyaha ganacsi.
@shaadiyosharaf5443
@shaadiyosharaf5443 3 жыл бұрын
Maasha Allah wll qali fikradahaaga aad u wanaagsan wan kaaga mahd celinayaa jazaakalaah
@fdgh5284
@fdgh5284 4 жыл бұрын
Thank you 😍♥️🌷
@Hijabnaturalsom
@Hijabnaturalsom 5 жыл бұрын
Masha Allaah wad ku Mahad santahay wll hore usoco
@mahamedgeedi7850
@mahamedgeedi7850 5 жыл бұрын
Thank you bro
@mohamudhassanmadowe8919
@mohamudhassanmadowe8919 3 жыл бұрын
Shukran bro soo gudbintaada.
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 4 жыл бұрын
Machallah wlo qali wlhi wa nin fikir fcn umada ku so kordhinaya pro keep going
@mahadmasuulmasuul3194
@mahadmasuulmasuul3194 4 жыл бұрын
Mash'Allah aqliga Allah kuu barakeyo sxb
@Kafariso
@Kafariso 4 жыл бұрын
Masha allah ustaad aad baad u mahadsan tahay
@fadxiahmedabdi1949
@fadxiahmedabdi1949 5 жыл бұрын
Mnsha Allah wall dhiiri galiye ayaad tahay illaahay haku xafido
@salmacali4279
@salmacali4279 3 жыл бұрын
Waad mahadsanthy wllo Masha Allah waxbadan ayaan kaa faaidey
@zihamiizhmoha2602
@zihamiizhmoha2602 5 жыл бұрын
Masha allah mahadsanid
@nimofarah8193
@nimofarah8193 5 жыл бұрын
mashaa allaah wllkay aad iyo aad baad umahadsantay jisaakallaahu khayran
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
nimo farah wa iyaaki walal adaa mudan
@nabiihaabdulaahi1626
@nabiihaabdulaahi1626 4 жыл бұрын
Mansha alaah sakariye
@guledabdi318
@guledabdi318 5 жыл бұрын
good post mahdasanid wll jasakalah
@umomushtaaq2205
@umomushtaaq2205 Жыл бұрын
Maansha Allhh wll mhdsnid
@fadumoabshir1097
@fadumoabshir1097 5 жыл бұрын
masha alah waadku mahadsantahey dhirigalin tada waxan jooga uk. wadanki waan rabey wax sisax wax igu sheego oo ganacsiga war igasiiya fursadaha
@annaahmed2564
@annaahmed2564 5 жыл бұрын
Masha alaah bracka fick good advice brother jzklq.
@somaliprankstars2192
@somaliprankstars2192 4 жыл бұрын
Group ahaan in loo shaqeeyo aa beelo ah dad aa is aamintaan aad hormar isla sameesan..... but if we are somali we don't trust each other.......!!!
@idiljamac5425
@idiljamac5425 4 жыл бұрын
Mshaaa alh jzkalahu khyr huuno
@hanadhanad7455
@hanadhanad7455 5 жыл бұрын
Masha Allah wall sakariye adbad ugu mahadsanatahay taladaada aad marwalaba noso jeedinyso wall sakariye waxan jeclaanlaha inad noo bilawdo casharo kusaabsan dhiirigalinta nafta
@mohaxarbi2020
@mohaxarbi2020 2 жыл бұрын
M.a wll alle haku xfdiyo
@nimcoalidolal6096
@nimcoalidolal6096 5 жыл бұрын
M.a alleh haku xafido pro
@hodanismail3918
@hodanismail3918 5 жыл бұрын
Thanks
@mohamedkhader5365
@mohamedkhader5365 4 жыл бұрын
Sakariye wad mahdsantahy wllo taladaada iyo fikirkaaga wanaagsan
@mohamedmohamoud4886
@mohamedmohamoud4886 5 жыл бұрын
Masahad wll sakariye
@dr.kadarabas9066
@dr.kadarabas9066 5 жыл бұрын
good motivation
@zuuzuumahad3118
@zuuzuumahad3118 4 жыл бұрын
Ilaahay haku xifdiyo wax badan baad igu biirisay
@yacqubadow6439
@yacqubadow6439 4 жыл бұрын
Thanks wll wlx nin rag ah ayd tahy mshlx waan kugu fana bro
@bulshaaawibulshaawi52
@bulshaaawibulshaawi52 5 жыл бұрын
jasaakalaah khayr
@dreamboy6785
@dreamboy6785 5 жыл бұрын
Masha allah wlal markaste fikirkaga saliimka ah waan soo dhawaynaynaa.
@cabdiraxmaanaxmedcilmi6003
@cabdiraxmaanaxmedcilmi6003 5 жыл бұрын
Mashaa allaah guulayso wllo
@faatiyasoomaliland8291
@faatiyasoomaliland8291 3 жыл бұрын
masha allaa masha allaa khayr hel insha allaa
@aminaabdullehassan2600
@aminaabdullehassan2600 4 жыл бұрын
Mnsha allh wll alle hakubarakeeyo wlhy talooyin wanagsandhiican nasiisau inaan dhaqan galiyo udhaqaaqayaa insha allh
@khayrwadeyoutub9461
@khayrwadeyoutub9461 5 жыл бұрын
shukran jazaakllah ustaad
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Wa iyaak Sh Xabiib
@hawohasan5903
@hawohasan5903 5 жыл бұрын
Mnsha allh illhy haku sa idsho fikirkga qurxon wn ka faidysn doona fikradada qurxon
@maxamedxaanshidhalin6392
@maxamedxaanshidhalin6392 2 жыл бұрын
Masha allh pro
@fowziamukhtarmaxamed9837
@fowziamukhtarmaxamed9837 4 жыл бұрын
Maansha allah wall waxaa tahay qof aad u dhiirigalinaya dadkiisa sidey horumar ugaadhan cawa ayaan dawaday channel kaaga wax badana waa ka faaiiday jazakalah khayr
@XmdaiIbrihm
@XmdaiIbrihm 2 жыл бұрын
maansha alaah habo
@najaxdheeman3284
@najaxdheeman3284 4 жыл бұрын
Thanks pro
@umcasuus894
@umcasuus894 2 жыл бұрын
waxaan la yaabananahay wiilkaan wax faaiido leh noo soo deyaa 100 waa gaarsiin weyny milyanis uu istaahila gacmaha ka shaqeya allah idin xafidee allah kaa ajarsiiyo wax faaiido leh noo soo deysaa
@abdalqadrbnahmd
@abdalqadrbnahmd 5 жыл бұрын
maa sha allaah caqlilowga qarniga
@samojecelabdi2067
@samojecelabdi2067 5 жыл бұрын
Masha allah Zakaria Thanks walal waan jeclahay taladada wanagsan oo wax ku oolka ah walal please balnoogaso waran sherarka dhulkii wax lagu darsadoh iyo fursadaha ugu wanagsan jzkumullah khayran.
@Anteeno
@Anteeno 5 жыл бұрын
M. A sxb mahadsanid
@ruqiyoese9522
@ruqiyoese9522 4 жыл бұрын
Maan sha allaah tabaaraka allaah tabaaraka
@hodancilmi3185
@hodancilmi3185 5 жыл бұрын
Masha allah
@abdirahmanabukarfahiye6818
@abdirahmanabukarfahiye6818 5 жыл бұрын
Thnk u wllo
@apwaniprawi9105
@apwaniprawi9105 2 жыл бұрын
Wll mahadsanid
@abdiazizyusuf4587
@abdiazizyusuf4587 5 жыл бұрын
Xikmad badan bu ilahay kusiyay machalllh well allah haku xafido
@deeqoriish
@deeqoriish 5 жыл бұрын
Masha alah walal
@nuurcmc6682
@nuurcmc6682 4 жыл бұрын
Keep going bra
@hamikaabechannel7483
@hamikaabechannel7483 4 жыл бұрын
Asc mnsha allh
@TALEEX1919
@TALEEX1919 4 жыл бұрын
Mahdsanid sxb side kla so xidhidhkara
@omarabdisamad2129
@omarabdisamad2129 5 жыл бұрын
Wll yurub kasoo hafal fursadaha ugu fudud oo qofku lacag kasamaynkaro insha.allaaah
@kafiyaabdirahman8652
@kafiyaabdirahman8652 4 жыл бұрын
Mnshallh wllo alaaya cisak zakariye jazakallh anaa raba wll inad ila taliso wann ku dhaqaqayaa inshllh abaalbn ku haynaa marwalba😍
@crasaqsaid6973
@crasaqsaid6973 5 жыл бұрын
masha allah
@nimcocabdisamad1659
@nimcocabdisamad1659 5 жыл бұрын
Mnsha alaaaaah mahadsanid in badan wll
@abdunaasirsomali8591
@abdunaasirsomali8591 5 жыл бұрын
Ok
@hawaahmed9932
@hawaahmed9932 4 жыл бұрын
Asc maansha allaah
@aweisabdikarimshire2732
@aweisabdikarimshire2732 5 жыл бұрын
Jazaa Kallah Walal
@amingoad9216
@amingoad9216 5 жыл бұрын
Walaal aad noogu Qaaliya. Wallahi fursado badan oo aannu ogayn iyo kuwa aannaan ka war qabinba wad na xasuusisaa ama noo sheegta, Ayaamahan dambe Xaggaa iyo Ganacsiga la ii hayaa. War dhalingarooy Zakariye halaga faa’iidaysto wallahi talooyinkan lacag la’aan laguma helo waana lakala qarsadaaye. Isagana ilahay haka abaal mariyo.
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 3 жыл бұрын
Mashaa allah jasaa kumu allahu qeyr jasaa bro waa fikir qaali ah bro ee maskaxdaada ama caqligaaga allaha kuu barakeeyo waxaan hubaa inaadan xasad aheyn maxaa yeelay xasad ka masheego waxa uwanaagsan qofka walaalkiis ah ee insha Allah guul ayaan kuu rajeynayaa maanta laga bilaabo asxaabta ayaan kamid noqon doonaa haduu alla idmo thanks alot
@abdirizaaqyoung9586
@abdirizaaqyoung9586 5 жыл бұрын
mnsha allah
@hodanismail3918
@hodanismail3918 5 жыл бұрын
ASC walal thanks adban uga helaa rayigaga
@jokersingh3789
@jokersingh3789 5 жыл бұрын
Asc wllky zakariye waxan kabaxay dugsi sare sanadkan 2019 wxn jeclahay in aan bilaabo ganacsi sidee ayaan ubilaabi karaa ama habka ugu fudud aniga oo jamacadeyda dhiganaaya mahdsanid
KOBCI DHAQAALAHAAGA 3 QAAB U MAAREE [Ogaysiis]
11:38
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 24 М.
QAABKA LOO FURTO CAFETERI ViP AH | QALABKA IYO WARBIXIN DHAMAYSTIRAN |
13:16
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 60 М.
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
NIMCAAN HILAAC FT DAYAX DALNUURSHE SHOWGI QARNIGA OFFICIAL VEDIO 2024
12:27
Karaama Production
Рет қаралды 1,2 М.
Zakada Guryaha & Shirkadaha || Sh Xassaan
21:55
Daarul Xadiith
Рет қаралды 11 М.
QAABKA AAN CAFETARIA U FURTAY GANACSIGAYGA U HOREEYAY IYO MENU AAN GADI JIRAY
12:55
SIRTA GANACSIGA IYO  TALOOYIN AAN IDINLA WADAGAYO
24:00
mama soomaali
Рет қаралды 15 М.
MASHIIN GANACSIYO BADAN ANFICI KARA
10:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 29 М.
5 Fursadood Ganacsi Oo Dalka Ka Banaan.
12:48
Warsame Bade
Рет қаралды 86 М.
4 QAAB AAD KUN DOOLAR U MAALGASHAN KARTO
11:47
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 110 М.
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН