5 QALAB OO WERSHAD SAAMBUUS KU BILAABI KARTID - Samosa Business

  Рет қаралды 18,690

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Пікірлер: 161
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 8 ай бұрын
Fadlan Like & Subscribe Ganacsatada iyo qofka raba balan Ganacsi lifaaqan hoose ka qabso Insha’Allah zakariye.com/balan/
@bashirkarinle6474
@bashirkarinle6474 8 ай бұрын
Ugaas number ka aad WhatsApp ku isticmaasho isoo sheeg adoo raali ah
@YasiinDheere
@YasiinDheere 7 ай бұрын
Magaca mishiinka so mad qorin
@Crahin
@Crahin 3 ай бұрын
Zakariye wll wn ku salamay taladaada wllnimo wll wad ku mahad santahay Wll meel aan bilaabi rabay ayan talo ka waydiin laha wll ma heli kra watsappkaga wll
@barlinaden8850
@barlinaden8850 8 ай бұрын
Zakariyoow alaha ku barakeeyo Wallaahi waxaad ka shaqaysay in umadda soomaaliyeed ay shaqaysato oo gaajo ka baxdo maashaa Allah.
@mohamedwarsame8967
@mohamedwarsame8967 5 ай бұрын
Asc. Inadeer. Ale haku xafido sidaa dadka udhiiri galineyso. Xataa. Anoo kunool mareykanka. Ayaad. Idhiiri galisey walaah. Mahad saninid. If iyo. Aakhiraba. Guuleyso. Maansha alaah
@MohamedAhmed-ii7pi
@MohamedAhmed-ii7pi Ай бұрын
aad iyo aad gaad u mahadsantahay
@MandekDuale
@MandekDuale 8 ай бұрын
Mahadsanid jakaa'akalah bil kheyr
@LovelyBird-xk6en
@LovelyBird-xk6en 7 ай бұрын
Ustad zaki waad Mahadsantahay bro tahnks more
@SofiaRooble
@SofiaRooble 5 ай бұрын
Maashaa allaah ilaahey hakudarajeeyo Jazaakillaah
@bashiirsalaad7709
@bashiirsalaad7709 8 ай бұрын
Machine ka sanbuuska sifiican nuugu soo sharax mudane sido kale All machines kaas meeqo ayey noqon karaan qofkii raba in uu fikradaan ku dhaqaaqo Mahadsanid in badan
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 8 ай бұрын
MaashaAllaah Tabaarakallaah Allaah Yahfidaka, Shukran Jazaakallaahu kheyran, 1 dollar
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 8 ай бұрын
Wa iyaak akhi
@xawowadaadofficial2014
@xawowadaadofficial2014 8 ай бұрын
Asc magacaygu waa xaawo wadaad dagan oslo Norway waxaan ahay maamo kaganacssta sambuuska iyo cuntoooyinka lafalgala sambuuska. Qalabaakas waan ubaahnahay iyo talooyin bi.idnilaah
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 5 ай бұрын
Mahasanid sakariyee habo❤❤👍
@ahmedyareyes7310
@ahmedyareyes7310 8 ай бұрын
mahadsanid wll wa fikrad fiican ee qiimeynta free ka dhig
@HannnaLiban
@HannnaLiban 4 ай бұрын
Asc walal fadlan. Lambarkaga raba
@Caashacuud-tr3ow
@Caashacuud-tr3ow 6 ай бұрын
Waaa meeqa qiimeheedu
@AhmedBaari-st7qe
@AhmedBaari-st7qe 8 ай бұрын
Haamaha waa weyn ee kedka biyaha waraabka oo biyaha roobka lagu keydin karo iyo qimahado noso diyaari Wll zakariye
@zakkamuzawi2321
@zakkamuzawi2321 8 ай бұрын
Same sxbow waan rabaa waxaana joogaa baydhabo sideen ku helaa iyo meel aan kaala soo xariiro
@hawosheik3670
@hawosheik3670 8 ай бұрын
Maashaa Allaah
@ibrahimhirsi7264
@ibrahimhirsi7264 8 ай бұрын
Aad baad u mahadsantahay.
@Naturalanimals114
@Naturalanimals114 8 ай бұрын
Qiimaha machines isoo sheeg ustaad
@ayanhashi2132
@ayanhashi2132 4 ай бұрын
$1.25 Toronto Canada,hadaan 2kun sameeyo waa $2500 bishii $75000 taajirad baan mudo yar ku noqon. Meelaha qaarkeed canada 2 dollars lagu gadaa,thanks waa fikrad fiican.
@mohamedisaq9484
@mohamedisaq9484 8 ай бұрын
Zakariyow alabtan waan ubaahanahay
@lafooletv9506
@lafooletv9506 8 ай бұрын
Wan raba ana
@Selfsweet
@Selfsweet 8 ай бұрын
Muqdisho xaafadaha $0.1 Magaalada $0.25 intaas waye sxp.❤
@ahmedibrahim2650
@ahmedibrahim2650 5 ай бұрын
Wan ubahanahy sxp
@mowliid
@mowliid 8 ай бұрын
Zakariyow xagee kala Soo xiriira
@hadalyarhowlbadan
@hadalyarhowlbadan 8 ай бұрын
Geella warshadiisa caanaha iyo wax walbo laga samaykaro kaso hadal insha Allah
@mahamedabdikarim-v8o
@mahamedabdikarim-v8o Ай бұрын
10 birr ka ugu jaban ka kalena 50birr
@MustafeYussuf-d2b
@MustafeYussuf-d2b Ай бұрын
Qiimaha iyo meesha laga helo
@qadhib5stars558
@qadhib5stars558 8 ай бұрын
Asc walaal zakariya waxaan rawaa inaad iisheekto warshad sabuun iyo shaanbo barnaamijka kusoo dar
@kooshinderi731
@kooshinderi731 8 ай бұрын
Zakariya wan kusalaamay
@maryanjama3577
@maryanjama3577 8 ай бұрын
Please wax badan baan raadinayey meshinkaan
@KurbinShax
@KurbinShax 8 ай бұрын
Zakariye waa mahadsantahay waxaan rajeeynaa in aad iisoo jawaabi doonto waxaan arke dad dhahaayo facebook profile aa lacag laga sameeyaa hadii ey xaqiiq tahay noso gubbi arinkaas waan aamini waayay ee marunbaa🙏
@abdisookaxay
@abdisookaxay 7 ай бұрын
Sanbuuska ugu jaban ee melaha ccadiga lagu iibiyo 5 xabo waa 25 santi ama shiling
@user-be5nc8yj4o
@user-be5nc8yj4o 4 ай бұрын
Asc wallo halke Kala soo xidhidha
@mahad9361
@mahad9361 13 күн бұрын
Sxp sakiyaw waxad kahadasha qabyalad washayka 1aad somali haysato manta 😢😢😢
@faaraxyuusuf0099
@faaraxyuusuf0099 6 ай бұрын
Saaa maxaaa nooga sheegin qori kismeed baaa iga filan
@hooyomediaralexingmusic
@hooyomediaralexingmusic 8 ай бұрын
Sxb qalab mishino Ayan ubahnaa lahaa
@Isackabdullahi-m6n
@Isackabdullahi-m6n Ай бұрын
Me kismayo .1
@KareenaKapoor-vr9ff
@KareenaKapoor-vr9ff 3 ай бұрын
Laydhka maqaayadda📈😂
@mohamudbullemohammed3932
@mohamudbullemohammed3932 8 ай бұрын
Waxaan ku noolahay muqdisho, Sanbuuska waxaa la iibiya inta u dhaxeysa 0.25 , 0.50 , 0.75 hadba heerka ama Standerd ka Meherada
@yusuffarah9413
@yusuffarah9413 8 ай бұрын
Mashiin lagu sameeyo Buskutka ka kooban kan Burke hasha, sameeyo ugu dambeyn duba, Alibaba ayaan ku arkay, akhbaar iga soo sii
@afraadprint
@afraadprint 8 ай бұрын
Asc wll wll zakariye Aniga Waxan Mamul ka Ahay Hotel Waxeynu ii bina $0.5 waana ubahna Qalabyadani
@LuulLuula-wb3qm
@LuulLuula-wb3qm 8 ай бұрын
wansaray
@abshirbarreuser-vw1bm1sz3m
@abshirbarreuser-vw1bm1sz3m 8 ай бұрын
Shp alabtaa total ahaan meqa isleedahay weyeh
@ahmedmursal9893
@ahmedmursal9893 8 ай бұрын
Asc.sakariye mashruucan ila hirgali wll Saanbuuska qiimaha jigjiga 25bir ilaa 10bir
@gaashaan5
@gaashaan5 8 ай бұрын
Ganacsiga beeraha iyo caanaha kee ayaa faaiido badan?
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 8 ай бұрын
BEER wax lamida malahan xoolahaa kusoo xiga
@IhsanIbrahim-g3k
@IhsanIbrahim-g3k Ай бұрын
Alabta qimahedu imisu tagan yahay
@Dunianalka_2020
@Dunianalka_2020 8 ай бұрын
Macalin uma malaynayo inuu jiro qof sidaada oo kale nala dadaalaya balse afkaarahaagu waxay u badanyihiin qof waxoga lacag ah jeebka ku sita oo wuxu bilaabo garan la lkn anaka waxan kaga fadhinaa inaad noo soo fasaxdo fikrado aad diirada ku eegaysid qof dhalinyaro ah oo aan 1$ jeebkiisa ku sidan
@asadsomalisomali4672
@asadsomalisomali4672 8 ай бұрын
Fariidi
@abuabdishakur3147
@abuabdishakur3147 8 ай бұрын
Waxan Kenya 50shs
@aminajama6852
@aminajama6852 3 ай бұрын
@MaxamudMuxamed
@MaxamudMuxamed 8 ай бұрын
Sxb inbadan ayaan rabay in aan kulasoxariiro ell WhatsApp ayaan rabay waadnah la ahay
@AbdirizackAmin-i1z
@AbdirizackAmin-i1z 8 ай бұрын
Potatoes biller machine kas meeqa weya
@MustafeYussuf-d2b
@MustafeYussuf-d2b Ай бұрын
O.15 ama kun iyo badh somaliland
@xaajixassan3030
@xaajixassan3030 8 ай бұрын
Switzerland 🇨🇭 4$ halka xabo
@chamofuny4714
@chamofuny4714 8 ай бұрын
12 sent weye burco
@mohmedclahi7184
@mohmedclahi7184 8 ай бұрын
0.1 sent
@ckaafikhaliif4137
@ckaafikhaliif4137 8 ай бұрын
0.25, meelaha qaarna 0.3 Garowe
@DalsanYare-el8pw
@DalsanYare-el8pw 8 ай бұрын
Garowe 0.3 ilaa 0.4 maqxiyaha
@nasriincawil6877
@nasriincawil6877 3 ай бұрын
0.25 las'anod baan jooga
@faadumomohameth1127
@faadumomohameth1127 8 ай бұрын
Haduu hilib leeyahay .4 hadiikalana .2
@SacdiyaYuusuf-l7k
@SacdiyaYuusuf-l7k 3 ай бұрын
Ascshan iyo labaatan santi
@SHUCAYB_CLIPS
@SHUCAYB_CLIPS 8 ай бұрын
Ethiopia 10 birr oo ah 00:10 cent dollar
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 8 ай бұрын
Asc hal dolar iyo bar Swedan.
@SuhaibAbdirahman-w5n
@SuhaibAbdirahman-w5n 7 ай бұрын
O.5 cent wll
@HodanCaiydiid
@HodanCaiydiid 5 ай бұрын
2000
@sayidahmedsharif3402
@sayidahmedsharif3402 8 ай бұрын
Jisakalah Akh
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 8 ай бұрын
Wa iyaak akhi
@NasteexoAhmed-z6y
@NasteexoAhmed-z6y 13 күн бұрын
25 sati
@nimahousseinmeraneh3428
@nimahousseinmeraneh3428 8 ай бұрын
Djibouti 20fd 🇩🇯
@lafooletv9506
@lafooletv9506 8 ай бұрын
Meqa laga daa qiimaha
@NimoMogeh
@NimoMogeh 4 ай бұрын
Walaal hargeysa jogaa saanbuuska hotelada waaweyn sida hotelada ambassador iyo ali jirde , maansoor 1saanbuus 1 dollor kuwa caadiga ahna .50 dollor thanks
@hodancabdi3958
@hodancabdi3958 8 ай бұрын
Wcs wll qiimu wa imisa
@DailyHadithAndDuas
@DailyHadithAndDuas 4 ай бұрын
Waa 25senti bosaso
@AbdiTardaa
@AbdiTardaa 4 ай бұрын
25riyaal ama bir mahadsanid wll
@maxamedcabdi2232
@maxamedcabdi2232 8 ай бұрын
.25 baa laga siiyaa
@xaajixasandigir273
@xaajixasandigir273 2 ай бұрын
Waxaan joogaa jabuuti 050 centi
@abdirahmanmukhtarchanel5084
@abdirahmanmukhtarchanel5084 8 ай бұрын
Ustaad Mahadsanid Boorama Xafadaha Waxa La Siiyaa 0.6 Cent Meelaha Qaarna 0.12 Cent cafeteria yaasha Qaar 0.18 Cent Qaarna 0.24 Cent Hotelada Waa weyna iLaa 0.5 Cent ayaa Laga yaabaa in Lagaa Siiyo
@HassanAli-zj8um
@HassanAli-zj8um 8 ай бұрын
Waxaa lasiiÿa 1000 ush
@cabdiraxmanibrahim8814
@cabdiraxmanibrahim8814 8 ай бұрын
1cent
@Ayoubaliarreh
@Ayoubaliarreh 8 ай бұрын
Djibouti 20fjd
@tigerlivegamer7080
@tigerlivegamer7080 8 ай бұрын
.2 bala siiya
@booska9705
@booska9705 8 ай бұрын
0.25$ Buuhoodle
@mohamudyusuf5073
@mohamudyusuf5073 8 ай бұрын
Mogadishu: Maqaaxidaha waawey: 1 dolar halki sanbus. Maqaaxidaha dhexe: 0.5 Maqaaxidaha yar yarka: 0.25 Miisaska : 3 ku sh.somalia
@hodanabdi3981
@hodanabdi3981 8 ай бұрын
Zakariya jazaakalaah sida aad ugu dadaaleyso uguna dhiiri galineyso we❤ you barather👍👍👍👍👍
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 8 ай бұрын
0.25 xamar kuwa jidadka 0.15
@hadalyarhowlbadan
@hadalyarhowlbadan 8 ай бұрын
$2 Minnesota
@budeeyamacalin4213
@budeeyamacalin4213 8 ай бұрын
Asc $2 baansiiyaa
@AADANMAXMUUDDARAJO
@AADANMAXMUUDDARAJO 8 ай бұрын
0.10 borama
@ablamohamed2834
@ablamohamed2834 8 ай бұрын
Aniga waxa laga siiya 0.3
@Ugbaad_Araweelo
@Ugbaad_Araweelo 8 ай бұрын
Maba garanayo Canada 🇨🇦 wuxu ka joogo because maba ka iibsado xalaasha ayaaba iska yar
@hurreliibaanchannel8832
@hurreliibaanchannel8832 8 ай бұрын
0.12 (0.25) Hargaysa
@Cabdala-z2d
@Cabdala-z2d 5 ай бұрын
.25 muqdisho
@abd7517
@abd7517 8 ай бұрын
Maqaayadaha yar yar 20-30 ksh maqaayadaha waa weyn 50. Ksh
@mustafibraahimkuusow1376
@mustafibraahimkuusow1376 8 ай бұрын
0.25
@abuomarhassan4035
@abuomarhassan4035 8 ай бұрын
1000 Kunshilin
@mahirabdiwali4997
@mahirabdiwali4997 8 ай бұрын
1euro
@مراكزدارالهدايةلتحفيظالقرءان
@مراكزدارالهدايةلتحفيظالقرءان 8 ай бұрын
20
@AbdiHassan-c1g
@AbdiHassan-c1g 8 ай бұрын
Dirdhabaa
@CABDIFATAAXMAXAMEDLIIBAA-nw6jz
@CABDIFATAAXMAXAMEDLIIBAA-nw6jz 8 ай бұрын
.15 ayaa laga siiyaa malaha
@SaynabCisman-qo5bs
@SaynabCisman-qo5bs 8 ай бұрын
500 shilin
@aliidlemoh3440
@aliidlemoh3440 8 ай бұрын
Norway 2 Dollar cml ama 20 Nok
@SuhaibAbdirahman-w5n
@SuhaibAbdirahman-w5n 7 ай бұрын
0.5 cent wll hargeisa ayaa joogaa wll .
QAABKA AAN CAFETARIA U FURTAY GANACSIGAYGA U HOREEYAY IYO MENU AAN GADI JIRAY
12:55
WERSHADA ROODHI KU BILOW 4 MASHIIN 🥖🍞
9:56
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 56 М.
Their Boat Engine Fell Off
0:13
Newsflare
Рет қаралды 15 МЛН
УНО Реверс в Амонг Ас : игра на выбывание
0:19
Фани Хани
Рет қаралды 1,3 МЛН
BACDA BIYAHA DHAAMKA BALIYADA LAGU QABTO WARBIXIN
8:31
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 26 М.
RAMADAN - GANACSI GURIGAAGA KU DHEX SAMAYN KARTID!
10:37
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 82 М.
GANACSI QIIMO JABAN LAGU BILAABI KARO TUSAALE DAAWO
9:28
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 25 М.
FURSAD KA BANAAN WADANKA - OPEN THIS BUSINESS
9:02
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 23 М.
Jimcaale Deals aragtaa, Fursad cusub aragtaa || Safari Villages.
18:40
500 DOOLAR KALIYA KU BILOW FIKRADAHAN GANACSI - 500 Dollar Business ideas
10:43
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 28 М.
Customer Care S3 Episode 31A
20:00
TRUST FILMS
Рет қаралды 29 М.
5 MASHIIN OO KU SHAQAYSAN KARTID XUL AH
11:16
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 37 М.