FURSAD KA BANAAN WADANKA - OPEN THIS BUSINESS

  Рет қаралды 20,422

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

2 ай бұрын

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya badeecadaha Cheese ta iyo Yogurt oo dalka dibadiisa laga keeno qaabkii dalkeena looga hirgelin lahaa 2 Kiilo Cheese 50 Doolar waa ka badantahay dalka gudihiisa qaabkan u bilow mashruucan.
In this video I share how start a cheese making business which has big opportunity in the Somali market.
Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool

Пікірлер: 176
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Ай бұрын
Fadlan Like & Subscribe ❤
@amalismail7772
@amalismail7772 Ай бұрын
Cheese waxa ka dhahaa farmaajo
@ATOA-rh2hv
@ATOA-rh2hv Ай бұрын
200GM only
@mohakiim6718
@mohakiim6718 Ай бұрын
Nio zakariyow dhib baan kugu qabaa bro plane kasta aan qorsheeyo waxaan arka adoo public ka dhigaaya
@xamdimaxamuud-lr3kt
@xamdimaxamuud-lr3kt Ай бұрын
Masha Allah walal daacad ah oo jecel dadkiisa in ay faqriga tuuraan Mahad sanid walal 🙏
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 Ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️
@apdigaas6887
@apdigaas6887 Ай бұрын
Ku saliiya Nabiiga Scw Scw ❤
@sameerayousef8047
@sameerayousef8047 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@Abusaliim30
@Abusaliim30 Ай бұрын
Wallah sxb nin duceysan baa tahay.. Howsha halkaa ka sii wad.. Guuleyso.. بارك الله فيك
@habibabintiali6428
@habibabintiali6428 Ай бұрын
بارك الله فيك وجزاك الله خيرا
@adamosman4185
@adamosman4185 Ай бұрын
Masha allaah ❤️ kheyr allaah kusiiyo walaal
@mohameddahir2137
@mohameddahir2137 Ай бұрын
Jazaakallah kher Allah hakuhifdiyo.
@abdifatahibrahim201
@abdifatahibrahim201 13 күн бұрын
Masha allh waa fikir fiican
@malabeeyy6568
@malabeeyy6568 Ай бұрын
Masha Allah well done 👍 ❤
@amaldaud8014
@amaldaud8014 Ай бұрын
Ajar iyo xasanaad allaaha kaa siiyo wallaalkey
@mohammedsbreadchannel5783
@mohammedsbreadchannel5783 Ай бұрын
Masha Allah Allah yabaarak machine kaas halkee laga helayaa
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674 Ай бұрын
Masha Allah
@gobeygariumumouad3786
@gobeygariumumouad3786 Ай бұрын
Mashaa Allah TabarakAllah fikir fican waye wanku faraxsanahay From Djibouti ❤❤❤❤
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Ай бұрын
Maa shaallah wlalkay
@lulmohamed181
@lulmohamed181 Ай бұрын
Maasha Allah
@mohamadmakaraan237
@mohamadmakaraan237 Ай бұрын
Wa talo fiican sxb dacada
@user-bn7yl7ce3m
@user-bn7yl7ce3m Ай бұрын
Masha allha Thanks br .magacisu waa Farmjo
@cabdulahinuur3416
@cabdulahinuur3416 Ай бұрын
Allha ku barakeeyo
@user-hd8wt8sx3b
@user-hd8wt8sx3b Ай бұрын
Zakariye abdulahi cali
@user-uw5do8ch7p
@user-uw5do8ch7p Ай бұрын
Mashlh❤
@farmaajosomaaliyq5454
@farmaajosomaaliyq5454 Ай бұрын
Wll waan ku taageeraa hore usoco🎉❤❤
@Rabiile34abdimohamed-ym5mq
@Rabiile34abdimohamed-ym5mq Ай бұрын
Legend
@ashheart9761
@ashheart9761 Ай бұрын
Illaahoow walaal noo kaa xafid
@mahadabukarahmad9047
@mahadabukarahmad9047 Ай бұрын
Thanks bro fursadahaas waan ka warheynay lkn dalkiibaa iska barakeysan illaahey amni hana siiyo.
@hawosheik3670
@hawosheik3670 Ай бұрын
😢maashaa Allaah
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Ай бұрын
Walaale xagee kaala soo xiriiraa
@waheliye44
@waheliye44 Ай бұрын
Keep going bro from cardiff
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Ай бұрын
Thank you walal
@Abdisamad24
@Abdisamad24 Ай бұрын
Farmsajo 1:44
@moha-deeq
@moha-deeq Ай бұрын
Waxaan jeclahay inaan iska daawado village yada ama badiyaha waxaan arkay kuwo reer tuuloyin ah iran oo cana saas uga samaynaaya caanaha lo'da waan fahmi waayay wuxuu yahay lkn manta bartay thanks masuul 🎉❤
@user-is4pj7ly7q
@user-is4pj7ly7q Ай бұрын
Masha allaah
@garadgarad5938
@garadgarad5938 Ай бұрын
Good Sami zakaria wan ku wadaa
@user-md9nd7jc2p
@user-md9nd7jc2p Ай бұрын
Google certificate for next episode please. Give somali youths hope INSHALLAH
@abdinasserj2022
@abdinasserj2022 Ай бұрын
JasakAllah
@deqaabdi9740
@deqaabdi9740 Ай бұрын
Gemar ama hemar
@cabdinuurmaxamuud1005
@cabdinuurmaxamuud1005 Ай бұрын
Subag weeye
@xamsemahdi3861
@xamsemahdi3861 Ай бұрын
Nioe saaxiib course noo diyaar ka hadalaay ganacsiga dhalinyaro wakhtigan joogta bahi badan ayaa loo qabaa dadka kugu xidhan kuma filan video yar oo aad soo duubto wax aan rabanaa wax wax ka badan saaxiib
@RNN1234
@RNN1234 Ай бұрын
Farmaajo Ayaa Lagu yiraahdaa Ustaad.
@fredy8321
@fredy8321 Ай бұрын
Zakariya waad mahadsantahay! Laakii Saxid! aduuka waxaa ugusareeya cheesa state of Wiscanso. 1 bound of Cheese is made of 10 gallon . makulatahay 30 litter of milk worth $4. Cheese is made shelf expired milk.
@fuadshirwa9199
@fuadshirwa9199 Ай бұрын
Waa wax aad u fudud in la sameeyo cheese very easy waaye Laakin dadku ma yaqaanaan😢
@user-vq2ck6ct7h
@user-vq2ck6ct7h Ай бұрын
Boowe waa kuu baahna runtii fikirad inaad IGA caawisid xagee kaala soo xiriirà
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Ай бұрын
Asc sakariyee chees afsomali magac magac male ❤❤❤👍
@degelkhayr
@degelkhayr Ай бұрын
Usheeg reer somalia inay baran barada, jiirka iyo xaarka laga nadiifiyo dalka markaas bay wax soosaarayaane
@user-bj1dv5po1o
@user-bj1dv5po1o Ай бұрын
Cheese 🧀 ka Waxaa la dhahaa afsoomaali burcad
@masalanimohamed
@masalanimohamed Ай бұрын
Jiis waa Farmaajo
@hawosheik3670
@hawosheik3670 Ай бұрын
Waa farmaajo
@xasnaxasan3024
@xasnaxasan3024 Ай бұрын
Wiil daacada oo fiican oo muslim ah oo dhiirigalin iyo waxqabad laga faaiidayo baadtahay khayr hel
@aliabdisalan139
@aliabdisalan139 Ай бұрын
USTAAD WAAD KUMAHADSANTAHAY FIKRADA GANACSI EE AAD NAGU SOO KORDHISAY MUDANE MAHADSANID
@osmansaid1782
@osmansaid1782 Ай бұрын
Cheese =burcad industries wadanka Waxaa looga hirgalin wayey Sadex sababood awgood Security, cheap electricity no.3 enough water.
@Abdullahiprodcast
@Abdullahiprodcast Ай бұрын
Warshad caanaha boore soo sanee masul
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Ай бұрын
Nooloow Zakariye walaal wanaagsan 100%
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Ай бұрын
Mashkuur walal ❤
@caaishacuud819
@caaishacuud819 Ай бұрын
M.a thanks sakariye ,jiis ama farmaajo u aqaan Sakariye wll cuud owner waaye macaamiishaada kamida numbers iga baxay isodir please
@saidabdulkadirali7805
@saidabdulkadirali7805 Ай бұрын
Burcad
@sameerayousef8047
@sameerayousef8047 Ай бұрын
Butter waa subag Yogurt waa garoor la farisiyey Laban waa garoor Cheese waa caano biyaha laga sarey milix ama cusbana lagu daro si loga dilo bakteriyada
@asadm9522
@asadm9522 Ай бұрын
Productka la dhaho rennet oo caanaha badalayso oo farmaajo ka dhigayso inay naqoto waye mid ' plant based' . Inta badan doofar iyo hilib ona halal aheen ba laga sameeya.
@user-oh2kl2xr7b
@user-oh2kl2xr7b Ай бұрын
Maleyga xata tuna kasamenkran
@cabdullahixuseen713
@cabdullahixuseen713 Ай бұрын
Waad mahad Santana zakariya waxaa loo baahanyahay mashiin aaskariim
@mohaliban6432
@mohaliban6432 Ай бұрын
Cheese Farmajo
@xafsaxaaliofficial2085
@xafsaxaaliofficial2085 Ай бұрын
Anigu gurigaygaan kusamaystaa 3 ama5 liter oo caana fresh ah ayaan Soo iibsadaa sidhibyar
@xasnaxasan3024
@xasnaxasan3024 Ай бұрын
Noo sheeg saad usamaysato khayr hele
@xafsaxaaliofficial2085
@xafsaxaaliofficial2085 Ай бұрын
@@xasnaxasan3024 walshay xasna sharaf alahakubarakeeyo walaashay waxad samaysaa hadan halkan kaaga sheego mafahmaysid ee KZbin ka kuqor sida loo sameeyo cheeska wukusobixi mcnto حياك الله
@xafsaxaaliofficial2085
@xafsaxaaliofficial2085 Ай бұрын
Xasna sharaf alahakubarakeeyo walaashay waxad samaysaa hadan halkan kaaga sheego mafahmaysid ee KZbin ka kuqor sida loo sameeyo cheeska wukusobixi mcnto حياك الله
@xasnaxasan3024
@xasnaxasan3024 Ай бұрын
@@xafsaxaaliofficial2085 Aad iyo aad baad umahadsantahay walal qaali. haye Insha'Allaah ilaahay hakubarakeeyo.
@axmadusom
@axmadusom Ай бұрын
Labeen
@FaayBeeso-rm2mp
@FaayBeeso-rm2mp Ай бұрын
Farmaajo ladhaha somali ahaan
@omararale7962
@omararale7962 Ай бұрын
@khalidarab3303
@khalidarab3303 Ай бұрын
Burcad cheese Yogurt ciir
@Patriotmedia95
@Patriotmedia95 Ай бұрын
Cheese =Burcad youghart = Ciir
@au2262
@au2262 Ай бұрын
@ahmed1444 Yes, yogurt wa Gadhood ama ciir gadhood ah
@amalhassan8576
@amalhassan8576 Ай бұрын
Batter = subag Youghart= Garor fadhida Cheese =Burcad
@hoodohassan5294
@hoodohassan5294 Ай бұрын
Burcad ayaa la yidhaa
@ugaaszaki
@ugaaszaki Ай бұрын
Dalkena alaha xasiliyo
@sahalamunamuna4625
@sahalamunamuna4625 Ай бұрын
Warunta waan kayabay qaaliga
@HassanKaaliif
@HassanKaaliif Ай бұрын
(Cheese)waxaa weyee (Burcaad) ama suwaaga garorta lagaruxo 🤟🤟❤
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 Ай бұрын
Burcad ayaa la yidhaa chees ka
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 Ай бұрын
Maya farmaajo ayaaa ladhahaa cheese ka 😂😂
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 Ай бұрын
@@nabadoonka6649 farmaajo ma madaxweynihii hore
@hoodoismacil465
@hoodoismacil465 Ай бұрын
First
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Ай бұрын
🏆
@c-series777
@c-series777 Ай бұрын
Zakiyow sxb yogurt muqisho ayan ku arkey oo laguna sameeyaa [Malab] aya la dhahaa😮
@Aleel_channel
@Aleel_channel Ай бұрын
Burcad ayaa la dhahaa
@InnocentOrcas-lp8tg
@InnocentOrcas-lp8tg Ай бұрын
Waa mashruuc lacag ka bdn 20 kun dollar . baahan
@zahrasiciid5481
@zahrasiciid5481 Ай бұрын
Burcad baa ladhahaa wll
@amalismail7772
@amalismail7772 Ай бұрын
Zakariyow maxaan ku fakiray in badan inaan cheese soo saaro, oo aan. Sacaha dhaqdo, imika beer ayaan sameeyay
@abdifitahyusuf214
@abdifitahyusuf214 Ай бұрын
Farmaajo😊
@aziaaliahmed3390
@aziaaliahmed3390 Ай бұрын
cheese waa: waa burcad
@iqraelmi597
@iqraelmi597 Ай бұрын
yogurt xamar dalka lagu sameyaaa 2bo shirkadood aya sameya
@Xuubey-
@Xuubey- 19 күн бұрын
Cheese=Farmaajo
@galaydhproduction8765
@galaydhproduction8765 Ай бұрын
Yogurka sidee loo. Hirgelin karaa. Mahadsanid
@musseabdulle2250
@musseabdulle2250 Ай бұрын
Cheese = burcad Yougort = caano fadhi
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Farmaajo xitaa waa la dhaha walal..
@abdirahmanabdirisaqmursal6604
@abdirahmanabdirisaqmursal6604 Ай бұрын
Yoghurt amaa caano garoor ladhahaa sxb oo burcad na cheese ladhahaa.mahadsanid
@aarboy2305
@aarboy2305 Ай бұрын
cheeze waa farmaajo
@user-hb6er5sd2p
@user-hb6er5sd2p Ай бұрын
waxa layirahda farmaajo,inkasto ay kelmed luuqada talyaani ah tahay,lkn farmaajo ayaan u naqaan
@hamd9203
@hamd9203 Ай бұрын
Chicken/ Digaaga asagana dalka dibadiisa ba laga keena badana
@user-oh2kl2xr7b
@user-oh2kl2xr7b Ай бұрын
Somali jiiska horta macunan mayaqanin mana iibsankaran
@ayaanhirsisalad4318
@ayaanhirsisalad4318 Ай бұрын
Wallal zaki meqa ayaa ku baxee mashiinadan intaa barrysay?
@sadioboolbire9372
@sadioboolbire9372 Ай бұрын
Wow arin ficn wxan heli karaa 12 boos oo xeeb ku taalo lkin sorry dhaqalahaa aan ku maal gashan lahaa maheli karo xamar kiilada jeeska ah 12 melaha cadia ah supermarketkane waana kasii qalisan yhy madma ey kla duwm yhin
@abdulleabtidoon8496
@abdulleabtidoon8496 Ай бұрын
Asc wll in an kula so xariiro ayan raba Inte kala so xariira
@Aidarus-Abdullahi
@Aidarus-Abdullahi Ай бұрын
Cheese Somali waxaa lagu dhahaa Burcad
@ugbadosman2204
@ugbadosman2204 Ай бұрын
Ala maxaan jeclahay dalkayga inaan waxbadan ama waxsoosaar badan kusoo kordhiyo lkn tii lacag ahayd baa iciishay inzhalah one day wax waan kusoo kordhin dalkayga
@cabdiqanideeq7266
@cabdiqanideeq7266 Ай бұрын
Bucad ama faar
@nevermissbro5628
@nevermissbro5628 Ай бұрын
Sxb qof aan lacag heysan mashruuc ma u heesa
@amiirhared6093
@amiirhared6093 Ай бұрын
Cheese afsoomaali waxaa lagu dhahaa burcad
@user-tp5gn2ht1l
@user-tp5gn2ht1l Ай бұрын
Farmaajo waye mhn afsomali waa eBay aan so deynsanay waa Af Talaani halkaas baa laga keenay erykaas 🇮🇹
@abdikadirmuse4313
@abdikadirmuse4313 Ай бұрын
Cheese waa burcad
@ahmedyusuf2054
@ahmedyusuf2054 Ай бұрын
Cheese waa labeen caanood
@hindiya11m
@hindiya11m Ай бұрын
Asc Waxa ladhaha Farmajo
@jaamacjoof962
@jaamacjoof962 Ай бұрын
Farmaajo
@sarahabdi1174
@sarahabdi1174 Ай бұрын
Waxaad ka hadashaa wadanka maal gashiga qurbaha ma heysid
@user-ff8kg7yv5r
@user-ff8kg7yv5r Ай бұрын
Farmaajada ayaa l adhahaa
SOOLARKA IYO QIIMAHA LASIIYO TURKIGA - Invest in Solar Power
10:08
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 58 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 87 М.
Increíble final 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 112 МЛН
Универ. 13 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:07:11
Комедии 2023
Рет қаралды 6 МЛН
Qaabka loo furto Cafeteria ViP ah - How to open a coffee shop business
10:50
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 24 М.
GANACSI LACAGO YAR KU BILOW - STREET FOOD BUSINESS
9:07
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 26 М.
Aqoonyahanka ka Ganacsada Cawska xoolaha ay cunaan.
4:35
Bile TV
Рет қаралды 28 М.
5 MASHIIN OO KU SHAQAYSAN KARTID XUL AH
11:16
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 30 М.
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 49 М.
Ninka Soomaligaa ee ugu Geela badan Tanzania 🇹🇿
18:12
Qays Qeyser
Рет қаралды 524 М.
Learn Arabic in 30 Minutes - ALL the Basics You Need
27:10
Learn Arabic with ArabicPod101.com
Рет қаралды 3,7 МЛН
WERSHADA ROODHI KU BILOW 4 MASHIIN 🥖🍞
9:56
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 46 М.
Increíble final 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 112 МЛН